LUUQADDA IYO WAX -AQRINTA WAA MASUULIYAD NAGA WADA DHEXAYSA WARGELIN KU JEEDA WAALIDIINTA ISKOOL BILAABIDA

Størrelse: px
Starte visningen fra side:

Download "LUUQADDA IYO WAX -AQRINTA WAA MASUULIYAD NAGA WADA DHEXAYSA WARGELIN KU JEEDA WAALIDIINTA ISKOOL BILAABIDA"

Transkript

1 LUUQADDA IYO WAX -AQRINTA WAA MASUULIYAD NAGA WADA DHEXAYSA WARGELIN KU JEEDA WAALIDIINTA ISKOOL BILAABIDA

2 LUUQADA IYO HORUMARKA WAX AQRINTU WAA WAX AAN KALA HARIN

3 LUUQADDA IYO WAX -AQRINTA WAA MASUULIYAD NAGA WADA DHEXAYSA 3 Ma ogtahay in Si fiican afka ugu hadlidu ay aasaas fiican u tahay, in cunugaagu wax barto. Cunuga ku fiican luuqadda waxaa usahlan ka qayb qaadashada cayaarta iyo xalinta isqabashada. Ku hadlidda afka iyo horumarka wax aqrintu waa wax uu xiriir dhow iyo toosanba ka dhexeeyo. Wax kasta oo la qoraahi waxay gacan ka gaysanaayaan wax aqrinta ama is xoojiyaan labadooduba. Cunugaaga waa la tijaabinaaya af aqoontiisa biloowga iskoolka, si markaas wax baristiisa loogu jaan gooyo qaabka uu wax ku baran karo. Ujeedada inla gaaro la rabo ayaa ah, in cunugaagu wax aqrin karo ama fahmi karo far qoran, ahna mid ku cabiran da da uu iskoolka ka joogo, dhamaadka fasalka 2aad.

4 4 LUUQADDA IYO WAX -AQRINTA WAA MASUULIYAD NAGA WADA DHEXAYSA Kaalintaada adiga ka waalid ahaan Iskoolka ayaa laga raabaa, inay cunugaaga baraan wax aqrinta iyo wax qorista, laakiin ka waalid ahaan waxaa masuuliyadi kaa saaran tahay, inaad cunugaaga ku dhiiri geliso barashada afka iyo horumarkiisa wax aqrineed. Baalasha soo socda waxaad ka dheehan doontaa, sidii aad cunugaaga ugu dhiiri gelin lahayd barashada wax aqrinta iyo qorista. Wax su aala ma qabtaa ama maka walwalsan tahay cunugaaga luqadiisa ama horumarkiisa wax aqrineed. Waxaad marwalba talo iyo dariiq tusidba ka heli kartaa macalimiinta ama barbaarisooyinka.

5 LUUQADDA IYO WAX -AQRINTA WAA MASUULIYAD NAGA WADA DHEXAYSA 5 La sheekayso cunugaaga Luqadda cunugaaga waxay ku horumartaa adiga iyo cunugaaga oo wada sheekaysta. Wada sheekaysi fiican oo idin dhexmaraahi wuxuu balaariyaa ama badiyaa tirada ereyada cunugu yaqaan. Markii cunugaagu rabo inoow barto wax aqrin iyo fahmo nuxurka qoraalka, markaas tiro badnaanta ereyada uu yaqaan waa muhiin oo waxbay utaraayaan. Kala sheekayso cunugaaga wixii aad maanta soo aragteen. Su aalo waydii, dhegayso cunugaaga, una sii kuur gal. Ka jawaab su aalaha cunugaagu ku weeydiiyo. Uga sheekee waxa aad aqrinaysid, filinka ka daawanaysid amaba aad ku mashquulsan tahay. La cayaar, la hees jiib iyo jaanba. Ku day cunugaaga bal inoow kaaga sheekeeyo waxa uu masawiray. Kula sheekayso cunugaaga afka adiga markaas kuu sahlan eed ku fiican tahay.

6 6 LUUQADDA IYO WAX -AQRINTA WAA MASUULIYAD NAGA WADA DHEXAYSA Muuji inaad wax la qorayso Danaynta uu cunugaagu danaynaayo xarfaha waa mid macno wayn uyeelan doonta, waa dambe markuu bilaabo barashada wax qorista iyo wax aqrinta. Sida oo doono cunugaaga wax ha u qoree, wax saxa ama wax iska daba jeed jeedaba, waa muhiim inaad si kashka iyo laabta ugala qayb qaadato. Cunugaagu wuxuu cagta saaray dhabihii oow ku gaari lahaa waaya aragnimo uu uyeesho xarfaha iyo oraahaha, iyo wixii loo isticmaali karo. U suurta geli cunugaaga inuu wax masawiro, waxna qoro. Adiga iyo cunugaaga warqad, boostokaar ama sheeko gaaban isla qora. Isla qora warqada adeega iyo mid uu wax ku jimanaayo (codsanaayo). Ku kaalmee cunugaaga sidii uu fariimo ama hadal gaaban ugu dhex qori lahaa wixii uu masawiray. Kombiyuutarka wax ku qora. Tus cunugaaga markaad adiga laftirkaaga wax qorayso. Usheeg cunugaaga in xarafku leeyahay magac (fx M) iyo dhawaaqba(mmm).

7 LUUQADDA IYO WAX -AQRINTA WAA MASUULIYAD NAGA WADA DHEXAYSA 7 Cunugaaga wax u aqri Ilmaha badankood waa jecel yihiin in kor wax loogu aqriyo. Waaya aragnimo fiican oo cunugaagu uyeesho buugaagta, waxay siinaysaa rabitaanka ah, inoow barto wax aqrinta. Marka aad kor wax ugu aqrinayso cunugaaga, aadna ka wada hadashiin nuxurka waxa aad u aqrinayso, markaas waxaad ka qayb qaadanaysaa badinta ereyada luuqada ee uu yaqaan. Cunugu wuxuu baranaayaa ereyo badan iyo inuu ogaal uyeesho luuqadda qoran. Tanina waa aasaas muhiim u ah sidii uu gadaal dambe u baran lahaa wax aqrinta. Ku dadaal in goobta wax ku wada aqrinaysiin ay degan tahay. Isla fiirfiiriya buuga, markaad aqrinaysiin. Usheeg buuga ciwaankiisa iyo masawiradaba, intaadan buuga guda gelin. Uga sheekee nuxurka buuga, markaad aqrinaysid (lacala maxaa hadda dhacaaya?). U sharax erayga uusan cunugu aqoon. Su aalo kasoo jeedi nuxurka buuga, kana jawaab cunugaaga su aalihiisa. Buuga aad dooranayso aqrintiisu, waa inuu ahaada mid cunugu danaynaayo. Dooro buug aad adiguba taqaan iyo kuwa cusubba. Waxba ma dhibaayo xataa hadii aad hal buug ku celceliso. Wax badan u aqri.

8 8 LUUQADDA IYO WAX -AQRINTA WAA MASUULIYAD NAGA WADA DHEXAYSA U ogoloow cunugaaga inoow wax kuu aqriyo Cunugaagu wuxuu bilaabay barashada wax aqrinta. Markastana wuxuu sii yeelanaayaa waayo aragnimada wax qorista, Tusaale markii uu aqoonsado eray meel ku qoran ama kaartoon. Cunugaagu wuxuu aqoonsanaayaa erayga biloowgiisa. Tartiib tartiib wuxuu isku dayaayaa inuu eray cusub barto, isagoo higaadinaaya biloowga inta dhimanna qiyaas ku kaamilaaya. Barashada wax aqrintu waxay qaadanee waqti iyo iskalifid. Isku day inaad uhesho waqti iyo jawi aad cunugaaga wax kula aqriso maalin kasta. Buuga isla dul mara, kalana sheekayso masawirada, ka hor inta inta uusan cunugaagu bilaabin wax aqrinta. U suurta geli inoow kor kuugu aqriyo, adna ka dhegaysato. Hadii cunugaaga aqrinta eray ku adkaado udhamaystir adigu. Haka kala goyn, hadii uu qalad aqriyo, kaliya hadii uu sameeyo qalad wixii fahamkiisa ku dheelaaya, sax markaas. Ka wada hadla nuxurka qoraalka. Dooro buugaagta ku cabiran cunugaaga heerkiisa. Cunugaaga waa inuu aqrin karo erayada badakood kaligiis.

9 LUUQADDA IYO WAX -AQRINTA WAA MASUULIYAD NAGA WADA DHEXAYSA 9 Weli xasuusnoow Cunugaaga ku hadalka luuqada iyo awoodiisa wax aqrinta waxay muhiim utahay sida iskaga filaan lahaa xagga maadooyinka iskoolka iyo noloshiisa mustaqbalka. Xasuusnoow in amaanta iyo dhiirigelintuba ay tiirar muhiima uyihiin rabitaanak cunugaagu rabo wax aqrinta. Wada shaqayn fiican oo ka dhexaysa iskoolka iyo waalidka waxay macno wayn uleedahay cunugaaga horumarka uu ka samaynaayo xaga luuqada iyo wax aqrinta.

10 10 LUUQADDA IYO WAX -AQRINTA WAA MASUULIYAD NAGA WADA DHEXAYSA Wargelin Cunugaaga wuxuu cayaar luuqadeed iyo kobcin wax aqrineedba ka heli karaa bogga internet-ka hoos ku qoran: Waxaad kalood wax kugu dhiirigeliya inaad wax u aqriso cunugaa-ga ka heli kartaa: Adiga laftirkaaga ma kugu adag tahay wax aqrintu, waxaad kaalmo ka heli kartaa:

11 LUUQADDA IYO WAX -AQRINTA WAA MASUULIYAD NAGA WADA DHEXAYSA 11 Denne pjece er oversat til engelsk, polsk, somali, arabisk, tyrkisk, vietnamesisk, kurdisk, dari og pashto. Oversættelserne findes på følgende hjemmeside: This leaflet has been translated into English. The translation can be found on the following: Ta broszura jest przetlumaczona na jezyk polski. Przetlumaczony tekst znajduje sie na stronie internetowej: Qoraalkan waxaa lagu turjumay af soomaali. Turjumidda waxaad ka heli kartaa boggaan: ı انګريزي پولنډي سومالي عربي ترکې کوردي اوويټنامي دري پښتو معلوماتې کتابچه په مختلفوژبو دغه : شی په لاندې ويبپاڼه کې ومومۍ کولای تاسويي. شوی ده ژباړل

12 Waxaa soo saaray: Pædagogisk Afdeling Børn og Unge Aarhus Kommune Waxaa la soo saaray: Juni 2011 soo saaridii 2aad - daabacadda1aad Xuquuqda daabacaada: Pædagogisk Afdeling Børn og Unge Aarhus Kommune Qaabka daabacaada: Qaybta war isgaarsiinta Børn og Unge Aarhus Kommune Soo rogidda: Aarhus Kommunes Kopicenter

casharada lasoo siiyo

casharada lasoo siiyo Sidaan oo kale ayaad cunugaaga uga kaalmayn kartaa casharada lasoo siiyo Talooyin fiican markii aad rabto, inaad cunugaaga ka kaalmayso casharada la soo siiyo»aniga xilka isaarani waa inaan cunuga siiyo

Læs mere

SPROG OG LÆSNING ET FÆLLES ANSVAR INFORMATION TIL FORÆLDRE - INDSKOLINGEN

SPROG OG LÆSNING ET FÆLLES ANSVAR INFORMATION TIL FORÆLDRE - INDSKOLINGEN SPROG OG LÆSNING ET FÆLLES ANSVAR INFORMATION TIL FORÆLDRE - INDSKOLINGEN SPROG- OG LÆSEUDVIKLING GÅR HÅND I HÅND SPROG OG LÆSNING - ET FÆLLES ANSVAR 3 Ved du, at et godt talesprog er fundamentet for,

Læs mere

Symptomer på kræft Kræftens Bekæmpelse. Astaamaha Kansarka. Somali

Symptomer på kræft Kræftens Bekæmpelse. Astaamaha Kansarka. Somali Symptomer på kræft Kræftens Bekæmpelse Astaamaha Kansarka Somali Waa muhiim in kansarka la ogaado goor hore. Marba marka ka horraysa ee la ogaado ayey ka badan tahay fursadda si fiican loogu dawayn karo

Læs mere

AFKU WAA HADYAD CARBINTA AFKA EE GURIGA

AFKU WAA HADYAD CARBINTA AFKA EE GURIGA AFKU WAA HADYAD CARBINTA AFKA EE GURIGA Waa kaataloog fikradeed iyo waxyaabo loogu talogalay waalidka dhalay carruur laba luqoodlayaal ah oo taga goobaha dharaartii CARBINTA AFKA EE GURIGA WAA KAATALOOG

Læs mere

NIDAAMKA CAAFIMAADKA EE DHEENISHKA Det danske sundhedsvæsen

NIDAAMKA CAAFIMAADKA EE DHEENISHKA Det danske sundhedsvæsen NIDAAMKA CAAFIMAADKA EE DHEENISHKA Det danske sundhedsvæsen Somali Det danske sundhedsvæsen Denne pjece fortæller kort om det danske sundhedsvæsen, og om de forskellige steder, man kan blive undersøgt

Læs mere

U Isticmaalka Dawada Sida Saxda AH. Nin dhallinyaro ah 02:33 Waxan u socdaa dhakhtarka si laygaga talaalo cudurka beerka.

U Isticmaalka Dawada Sida Saxda AH. Nin dhallinyaro ah 02:33 Waxan u socdaa dhakhtarka si laygaga talaalo cudurka beerka. MEDICIN MED FORNUFT Dialogliste - Somali Intro U Isticmaalka Dawada Sida Saxda AH Familie i skov Vox pop med personer foran Apotek Speak 02:17 Markii horeba ama ilaa wakhtigii horeba waxad ka bini aadam

Læs mere

Horumarinta Luqadda - Waa masuuliyad la wadaago. Wargelin ku wajahan waaliddinta leh carruurta da doodu u dhaxaysa 0 iyo 3 sano

Horumarinta Luqadda - Waa masuuliyad la wadaago. Wargelin ku wajahan waaliddinta leh carruurta da doodu u dhaxaysa 0 iyo 3 sano Horumarinta Luqadda - Waa masuuliyad la wadaago Wargelin ku wajahan waaliddinta leh carruurta da doodu u dhaxaysa 0 iyo 3 sano Luqadda ugu horaysa ee cunugga waxay ku horumaraysaa fool ka fool Horumarinta

Læs mere

Alle fotos er modelfotos.

Alle fotos er modelfotos. KANSARKA SANBABADA Kolofon Lungekræft Udgiver: URL: Redaktion: Kræftens Bekæmpelse, Strandboulevarden 49, 2100 København Ø Sundhedsstyrelsen, Islands Brygge 67, 2300 København S cancer.dk og sst.dk Antropolog,

Læs mere

KANSARKA MINDHICIRKA MALAWADKA

KANSARKA MINDHICIRKA MALAWADKA KANSARKA MINDHICIRKA MALAWADKA Kolofon Kræft i tyk- og endetarmen Udgiver: URL: Redaktion: Kræftens Bekæmpelse, Strandboulevarden 49, 2100 København Ø Sundhedsstyrelsen, Islands Brygge 67, 2300 København

Læs mere

UNDERSØGELSER AF DET UFØDTE BARN SOMALISK. Baadhitaanada cunugga aan dhalan

UNDERSØGELSER AF DET UFØDTE BARN SOMALISK. Baadhitaanada cunugga aan dhalan UNDERSØGELSER AF DET UFØDTE BARN SOMALISK Baadhitaanada cunugga aan dhalan Information Allerede nu kan du få information om undersøgelser af dit ufødte barn for visse medfødte sygdomme og handicap. Ja?

Læs mere

KANSARKA QANJIDHKA KAADI MAREENKA RAGA

KANSARKA QANJIDHKA KAADI MAREENKA RAGA KANSARKA QANJIDHKA KAADI MAREENKA RAGA Kolofon Prostatakræft Udgiver: URL: Redaktion: Kræftens Bekæmpelse, Strandboulevarden 49, 2100 København Ø Sundhedsstyrelsen, Islands Brygge 67, 2300 København S

Læs mere

Alle fotos er modelfotos.

Alle fotos er modelfotos. KANSARKA NAASAHA Kolofon Brystkræft Udgiver: URL: Redaktion: Kræftens Bekæmpelse, Strandboulevarden 49, 2100 København Ø Sundhedsstyrelsen, Islands Brygge 67, 2300 København S cancer.dk og sst.dk Antropolog,

Læs mere

Sundhed og Sygdom Dialogliste Somalisk

Sundhed og Sygdom Dialogliste Somalisk Sundhed og Sygdom Dialogliste Somalisk Hordhac Cinwaan:Caafimaad iyo Cudur (2.02) Eremitageløbet i Dyrehaven Liv omkring søerne Gadeliv Dhakhtarka Hadal (2.10) Maanta waxaan diiradda saarayaa caafimaadka.

Læs mere

Qoyska, jinsiga iyo xuquuqaha ka jira Denmark

Qoyska, jinsiga iyo xuquuqaha ka jira Denmark Qoyska, jinsiga iyo xuquuqaha ka jira Denmark Hordhac Qoyska, jinsiga iyo xuquuqaha ka jira Denmark Waxaa soo saaray Ligestillingsafdelingen (Qaybta Isu-dhignaanta) Denmark dhexdeeda dumarka iyo raggu

Læs mere

UBAD CAAFIMAAD QABA oo dal shisheeye deggen. Somalisk

UBAD CAAFIMAAD QABA oo dal shisheeye deggen. Somalisk UBAD CAAFIMAAD QABA oo dal shisheeye deggen Somalisk UBAD CAAFIMAAD QABA oo dal shisheeye deggen SUNDE BØRN i et nyt land 2. udgave, 1. oplag 2005 Sundhedsstyrelsen 2005 ISBN: 87-7676-020-0 Udgivet af

Læs mere

S f i n x F i l m / T V G o d a g D a n m a r k K u n f o r K v i n d e r D i a l o g l i s t e

S f i n x F i l m / T V G o d a g D a n m a r k K u n f o r K v i n d e r D i a l o g l i s t e KUN FOR KVINDER OM FRUGTBARHED OG PRÆVENTION Dialogliste - Somali Introduktion og historisk rids 02:05 Kaliya loogu talo galay Dumarka 02:11 Kuna saabsan bacrimin iyo iska difaacid Speak 02:19 Laga soo

Læs mere

Warbixinta Bukaanka DAAWEYNTA KANSARKA. Patientinformation MEDICINSK KRÆFTBEHANDLING. Dansk/Somali

Warbixinta Bukaanka DAAWEYNTA KANSARKA. Patientinformation MEDICINSK KRÆFTBEHANDLING. Dansk/Somali Warbixinta Bukaanka DAAWEYNTA KANSARKA Patientinformation MEDICINSK KRÆFTBEHANDLING Dansk/Somali Warbixinta Bukaanka DAAWEYNTA KANSARKA Patientinformation MEDICINSK KRÆFTBEHANDLING Dansk/Somali 3 MEDICINSK

Læs mere

fordi du kan fordi der er brug for dig fordi du får en bedre fremtid Dit barns uddannelse er afgørende for dit barns fremtid.

fordi du kan fordi der er brug for dig fordi du får en bedre fremtid Dit barns uddannelse er afgørende for dit barns fremtid. Hvorfor uddanne sig? fordi du kan fordi der er brug for dig fordi du får en bedre fremtid Dit barns uddannelse er afgørende for dit barns fremtid. Canugaaga tacliintiisu waa asaaska mustaqbalkiisa. Unge-

Læs mere

DUGSIGA JORDAL. Warbixin loogu talogalay waalidiinta

DUGSIGA JORDAL. Warbixin loogu talogalay waalidiinta DUGSIGA JORDAL Warbixin loogu talogalay waalidiinta 1 Gundhigga waxbarashada ee dugsiga Waxa aan aaminsan nahay in ay Dadka oo dhami ay wax baran karaan, horumarna samayn karaan Waxa aanu abuuri khibrado

Læs mere

iyo I dhageyao Aniga!

iyo I dhageyao Aniga! 0 5 Sanno Ila adal Aniga iyo I dhageyao Aniga! 12 Dhibcood ee Taageerida Carruurteena ee Waxbarashada Sida loo Hadlo Buug-yaraha Waaladiinta Somalische Ausgabe Calaameynta Milkiilaha, daabacaha iyo qeybiyaha:

Læs mere

SPROGLIG UDVIKLING - ET FÆLLES ANSVAR

SPROGLIG UDVIKLING - ET FÆLLES ANSVAR SPROGLIG UDVIKLING - ET FÆLLES ANSVAR INFORMATION TIL FORÆLDRE MED BØRN MELLEM 0 OG 3 ÅR Århus Kommune Børn og Unge BARNETS TIDLIGE SPROG UDVIKLER SIG ANSIGT TIL ANSIGT SPROGLIG UDVIKLING - ET FÆLLES ANSVAR

Læs mere

Diyaarinta cuntada qaadada ee ugu horaysa. Den første skemad. Somalisk. Kamuunka Egedal

Diyaarinta cuntada qaadada ee ugu horaysa. Den første skemad. Somalisk. Kamuunka Egedal Diyaarinta cuntada qaadada ee ugu horaysa Den første skemad Somalisk Kamuunka Egedal Diyaarinta cuntada qaadada ee ugu horaysa Marka loo diyaarinayo ilmaha midhaha iyo khudrada karsan waxaa haboon: In

Læs mere

Talo-bixinta bilaashka ah ee hay adda Dansk Flygtningehjælp SOMALI

Talo-bixinta bilaashka ah ee hay adda Dansk Flygtningehjælp SOMALI Talo-bixinta bilaashka ah ee hay adda Dansk Flygtningehjælp SOMALI Maxaa lagaa caawin karaa? Dansk Flygtningehjælp waxay talo bixin madaxbanaan oo lacag la aan ah kaa siinaysaa arimaha ay ka mid yihiin:

Læs mere

FORÆLDRETILFREDSHED 2011 Svarprocent: 46,7%

FORÆLDRETILFREDSHED 2011 Svarprocent: 46,7% Skanderborgvej Antal besvarelser: 156 FORÆLDRETILFREDSHED 2011 Svarprocent: 46,7% VIGTIG INFORMATION 01 Kære leder, Hermed får I de kommentarer, som jeres forældre har skrevet i forbindelse med forældretilfredshedsundersøgelsen.

Læs mere

UNDERSØGELSER AF DET UFØDTE BARN SOMALISK. Baadhitaanada cunugga aan dhalan

UNDERSØGELSER AF DET UFØDTE BARN SOMALISK. Baadhitaanada cunugga aan dhalan UNDERSØGELSER AF DET UFØDTE BARN SOMALISK Baadhitaanada cunugga aan dhalan Allerede nu kan du få information om undersøgelser af dit ufødte barn for visse medfødte sygdomme og handicap. Hvis du gerne vil

Læs mere

buug-yare warbixineed ku saabsan hab magangelyeedka deenishka da yarta aan la wehelin ee magangelyo doonka ah

buug-yare warbixineed ku saabsan hab magangelyeedka deenishka da yarta aan la wehelin ee magangelyo doonka ah jidkaaga [ magac:................................... ] buug-yare warbixineed ku saabsan hab magangelyeedka deenishka da yarta aan la wehelin ee magangelyo doonka ah DANISH REFUGEE COUNCIL GIVE REFUGEES

Læs mere

KU CUSUB WADDANKA. Talooyin wanaagsan oo ku saabsan caafimaadka dhalaanka

KU CUSUB WADDANKA. Talooyin wanaagsan oo ku saabsan caafimaadka dhalaanka 2015 Talooyin wanaagsan oo ku saabsan caafimaadka dhalaanka Talooyin wanaagsan oo ku saabsan caafimaadka dhalaanka Marka qofku uu ku cusub yahay waddan oo uu haysto ilmo yar yar, wuxuu la kulmayaa waxyaabo

Læs mere

Aalborg Øst. Iskaashi iyo wadanoolaansho. Ann-Dorte Christensen Sune Qvotrup Jensen

Aalborg Øst. Iskaashi iyo wadanoolaansho. Ann-Dorte Christensen Sune Qvotrup Jensen Aalborg Øst Iskaashi iyo wadanoolaansho Ann-Dorte Christensen Sune Qvotrup Jensen Si kastaba ha ahaatee waxaa jira farqi u dhexeeya Aalborg Øst iyo Aalborg Øst ( ) Nabad gelyo aad u wanaagsan ayaa ka jirta

Læs mere

Aarhus-aftalen. Skolernes tillids- og arbejdsmiljørepræsentanter samt forældre og forvaltning tog hul på dialog

Aarhus-aftalen. Skolernes tillids- og arbejdsmiljørepræsentanter samt forældre og forvaltning tog hul på dialog nr. 18 oktober 2013 BU nyt Skoleudveksling: Fremmede lærere i klassen Vidensbrønd: Giver læring og leg edoc på vej: Til skoler, dagtilbud og FU-området profilen: Der skal være både dynamit og dynamik side

Læs mere

Nidaamka daryeelka caafimaadka ee Deenishka. Det danske sundhedsvæsen

Nidaamka daryeelka caafimaadka ee Deenishka. Det danske sundhedsvæsen Nidaamka daryeelka caafimaadka ee Deenishka Det danske sundhedsvæsen 2016 Det danske sundhedsvæsen Denne pjece fortæller kort om det danske sundhedsvæsen, og om de forskellige steder, man kan blive undersøgt

Læs mere

SPROGVURDERING OG SPROGSCREENING AF 3-ÅRIGE BØRN

SPROGVURDERING OG SPROGSCREENING AF 3-ÅRIGE BØRN SPROGVURDERING OG SPROGSCREENING AF 3-ÅRIGE BØRN Århus Kommune Børn og Unge LINKS Denne pjece er oversat til somali, arabisk, tyrkisk, vietnamesisk, kurdisk, dari og pashto. Oversættelserne findes på følgende

Læs mere

S f i n x F i l m / T V G o d a g D a n m a r k S u n d h e d og S y g d o m D i a l o g l i s t e

S f i n x F i l m / T V G o d a g D a n m a r k S u n d h e d og S y g d o m D i a l o g l i s t e Liiska wadahadalka Caafimaad iyo Cudur Hordhac Cinwaan:Caafimaad iyo Cudur (2.02) Eremitageløbet i Dyrehaven Liv omkring søerne Gadeliv Dhakhtarka Hadal (2.10) Maanta waxaan diiradda saarayaa caafimaadka.

Læs mere

XAQIIQOOYIN IYO TALOOYIN KU SAABSAN. cabidda iyo joojinta sigaarka

XAQIIQOOYIN IYO TALOOYIN KU SAABSAN. cabidda iyo joojinta sigaarka S O A M A L I S O M A L I S K XAQIIQOOYIN IYO TALOOYIN KU SAABSAN cabidda iyo joojinta sigaarka Q I I Q K H ATA R A H Marka aad hal mar jiiddo sigaarkaaga ama beebkaaga, waxaad isla markaas qiiqa la nuugaysaa

Læs mere

Qofka adigoo kale ah oo denbi-fal loo geystay

Qofka adigoo kale ah oo denbi-fal loo geystay Qofka adigoo kale ah oo denbi-fal loo geystay 1 QOFKA ADIGOO KALE AH OO DENBI-FAL LOO GEYSTAY Hey adda Ammuuraha Dhibbaneyaasha [Brottsoffermyndigheten], 2015 Masawir-gacmeed: Maria Wall Soo-saare: Plakat

Læs mere

DET ER DIT VALG. en guide til demokratisk deltagelse i Danmark RÅDET FOR ETNISKE MINORITETER

DET ER DIT VALG. en guide til demokratisk deltagelse i Danmark RÅDET FOR ETNISKE MINORITETER DET ER DIT VALG en guide til demokratisk deltagelse i Danmark RÅDET FOR ETNISKE MINORITETER 1 2 3 4 5 6 6 7 8 9 9 10 10 11 12 12 13 14-23 24 INDHOLD Det er dit valg Hvem kan stemme? Kommunal - og regionalvalg

Læs mere

Waxbarasho -Mustaqbalka caruurtaada

Waxbarasho -Mustaqbalka caruurtaada Waxbarasho -Mustaqbalka caruurtaada Waxbarasho Mustaqbalka caruurtaada Copyright: Wasaarada Waxbarashada, 2014 Wadashaqaynta wasaarada shaqaalaha Qoraa: Schultz Design: Falk iyo musen Sawiro: Jakob Dall:

Læs mere

Du kan få indflydelse på dit barns skole

Du kan få indflydelse på dit barns skole Du kan få indflydelse på dit barns skole SKOLEBESTYRELSESVALG 2014 1 2 Indhold Dansk 4 Engelsk 7 Tyrkisk 11 Somali 15 Polsk 19 Arabisk 26 Urdu 28 3 Forældre gør en forskel Skolebestyrelserne i København

Læs mere

CAADAYSIYO CAAFIMAADQABA

CAADAYSIYO CAAFIMAADQABA Somali CAADAYSIYO CAAFIMAADQABA Uurka ka hor, xilliga uurka iyo uurka ka dib Diyaar ma u tahay uur caafimaadqaba? Dhe eraad ka akhri Š UURKA KA HOR Uur caafimad qaba waxad ku diyarin kartaa in aad cunto

Læs mere

Dhalinyarada soo socota. Warbixin ku saabsan waxbarashada oo loogu talagalay dhallinyarada iyo waalidkood

Dhalinyarada soo socota. Warbixin ku saabsan waxbarashada oo loogu talagalay dhallinyarada iyo waalidkood Dhalinyarada soo socota Warbixin ku saabsan waxbarashada oo loogu talagalay dhallinyarada iyo waalidkood Daabicista 5aad, cadadka 1aad, 2007 Xuquuqda buuggan waxaa iska leh: Wasaaradda waxbarashada, 2007

Læs mere

KVINFOs mentornetværk. Ku soo darmo

KVINFOs mentornetværk. Ku soo darmo KVINFOs mentornetværk Ku soo darmo Maxaad kaaliye mentor u noqotay? "Markii aan sharikadayda billaabay waxaan ogaaday in wax waliba ay isku-xidhka ku xidhan yihiin, si uu qofku isugu fillaado. Hawlahayga

Læs mere

Invitation. Din mening er vigtig for os. Kære beboer i Gellerupparken og Toveshøj

Invitation. Din mening er vigtig for os. Kære beboer i Gellerupparken og Toveshøj Invitation Din mening er vigtig for os Kære beboer i Gellerupparken og Toveshøj Brabrand Boligforening laver mange sociale indsatser i Gellerup og Toveshøj. Du kender måske Foreningernes Hus, beboerbladet

Læs mere

Du kan få indflydelse på dit barns skole 1

Du kan få indflydelse på dit barns skole 1 Du kan få indflydelse på dit barns skole 1 INDHOLD Dansk side 3 Engelsk side 7 Tyrkisk side 11 Somali side 15 Urdu side 23 Arabisk side 27 3 FORÆLDRE GØR EN FORSKEL Skolebestyrelserne har stor indflydelse.

Læs mere

H.C. ANDERSEN. Sheekaxariir 2005 SOMALI

H.C. ANDERSEN. Sheekaxariir 2005 SOMALI H.C. ANDERSEN Sheekaxariir 2005 SOMALI H.C. ANDERSEN Sheekaxariir 2005 RUGKUTUBEEDKA BOQORTOOYADA Buugga Sheekaxariir ee H.C. Andersen oo loogu talagalay qoysaska soo doolay waxaa soo saaray Rugkutubeedka

Læs mere

Sproglig praksis i og omkring modersmålsundervisning

Sproglig praksis i og omkring modersmålsundervisning Bring ideas to life VIA University College Sproglig praksis i og omkring modersmålsundervisning En lingvistisk etnografisk undersøgelse Line Møller Daugaard VIA University College Sprog på kryds og tværs

Læs mere

Warbixin loogu talagalay waalidka

Warbixin loogu talagalay waalidka Warbixin loogu talagalay waalidka oo khusaysa waxbarashooyinka xirfadda Dhenmark mustaqbal wanaagsan Waxbarashada xirfaddu waa doorasho fiican Dhammaan waalidku waxay jacal yihiin, in ubadkoodu shaqo fiican

Læs mere

En guide til demokratisk deltagelse i Danmark!

En guide til demokratisk deltagelse i Danmark! "!!! R Å D E T F O R E T N I S K E M I N O R I T E T E R " DET ER ALLES VALG En guide til demokratisk deltagelse i Danmark!! The election is for everyone Waa doorashadii dadka oo idil Bu herkesin seçimidir

Læs mere

Februar TEKST TIL BILLEDE

Februar TEKST TIL BILLEDE Beboerblad for Ellekonebakken, Guldstjernevej og Firkløvervej Februar 2015 TEKST TIL BILLEDE Morgensol over Ellekonebakken Side 2 HER PÅ BAKKEN februar 2015 Leder Så kom vi ind i 2015 og håber alle fik

Læs mere

Fagligt skole-hjemsamarbejde på flere sprog. Inspiration til lærere og flersprogede familier

Fagligt skole-hjemsamarbejde på flere sprog. Inspiration til lærere og flersprogede familier Fagligt skole-hjemsamarbejde på flere sprog Inspiration til lærere og flersprogede familier INDHOLDSFORTEGNELSE INTRODUKTION HVORFOR DENNE VEJLEDNING... 2 1. SKOLE-HJEMSAMARBEJDE PÅ FLERE SPROG... 4 SAMARBEJDE

Læs mere

Fra boligområde til bydel

Fra boligområde til bydel Fra boligområde til bydel Helhedsplan for Gellerupparken og Toveshøj Århus Kommune Brabrand Boligforening Fra boligområde til bydel Helhedsplan for Gellerupparken og Toveshøj Århus Kommune og Brabrand

Læs mere

At være en del af fællesskabet Leg og Sprog

At være en del af fællesskabet Leg og Sprog Selvværd Trivsel At være en del af fællesskabet Leg og Sprog Succes på et område effekt på andre Barnet skal på banen pauser! Hver gang en dialog, leg, samspil lykkes vokser barnet Fra bollebagning til

Læs mere

SBCI BiblioteksCenter for Integration

SBCI BiblioteksCenter for Integration SBCI BiblioteksCenter for Integration Biblioteksbetjening af asylansøgere - Randers 25. april 2016 BiblioteksCenter for Integration Rolle og serviceydelser Biblioteksloven Kommende aktiviteter Indkøb af

Læs mere

Nu går vi i gang med vejene

Nu går vi i gang med vejene Nu går vi i gang md vn Hadda ayaannu bilaabaynaa idadka Road work st to bgin Nu går vi i gang md vn Til ma går vi i gang md at lav ny v i Gllrupparkn. Vi startr på sv i dn nordlig dl. Vproktt vil var d

Læs mere

Elevressourceregnskab. Hvem er vores elever?

Elevressourceregnskab. Hvem er vores elever? Elevressourceregnskab Hvem er vores elever? Historie Tidligere talte vi om hvem vores elever var nu er gisninger blevet til fakta Det kendskab har vi kortlagt de sidste 5 år Til gavn for skolen den enkelte

Læs mere

MATERIALER MÅLRETTET ETNISKE MINORITETER I DANMARK

MATERIALER MÅLRETTET ETNISKE MINORITETER I DANMARK MATERIALER MÅLRETTET ETNISKE MINORITETER I DANMARK MATERIALER Det danske sundhedsvæsen Pjecen er udarbejdet på følgende sprog: bosnisk-kroatisk-serbisk/dansk somalisk/dansk tyrkisk/dansk urdu/dansk arabisk/dansk

Læs mere

Beboerblad for. Ellekonebakken, Guldstjernevej og Firkløvervej April FORÅRET ER PÅ VEJ

Beboerblad for. Ellekonebakken, Guldstjernevej og Firkløvervej April FORÅRET ER PÅ VEJ Beboerblad for Ellekonebakken, Guldstjernevej og Firkløvervej April 2015 FORÅRET ER PÅ VEJ Side 2 HER PÅ BAKKEN februar 2015 Vedrørende jobannoncer i bladet: Vi har modtaget indlæg til bladet om privat

Læs mere

Spørgsmål/svar (anonymiseret) Questions/answers (anonymised)

Spørgsmål/svar (anonymiseret) Questions/answers (anonymised) /svar (anonymiseret) s/answers (anonymised) received answered Answer 1 30/11/15 [ ] I am sending this mail on behalf of [ ], a [ ] company of the information technology sector. We have received a notification

Læs mere

Dansk periodicafortegnelse

Dansk periodicafortegnelse Dansk periodicafortegnelse Udarbejdet af Det kgl. Bibliotek Pligtafleveringsafdelingen 3RVWERNV. EHQKDYQ.7OI (PDLOLVVQ#NEGN 8JHIRUWHJQHOVHQU VHSWHPEHU 41 Afghansk musik for voksne i Statsbiblioteket/Indvandrerbiblioteket.

Læs mere

Beboerblad for. Ellekonebakken, Guldstjernevej og Firkløvervej Juni. Der hygges, inden pigerne skal spille fodbold. Alle ønskes en god sommer

Beboerblad for. Ellekonebakken, Guldstjernevej og Firkløvervej Juni. Der hygges, inden pigerne skal spille fodbold. Alle ønskes en god sommer Beboerblad for Ellekonebakken, Guldstjernevej og Firkløvervej Juni 2015 Der hygges, inden pigerne skal spille fodbold. Alle ønskes en god sommer Side 2 HER PÅ BAKKEN juni 2015 HER PÅ BAKKEN udgives af

Læs mere

Forældrepjece om sprogtilegnelse i Elsted Dagtilbud

Forældrepjece om sprogtilegnelse i Elsted Dagtilbud FORÆLDREPJECE SPROG Indhold Forældrepjece om sprogtilegnelse i Elsted Dagtilbud 3 Gode råd 3 Sprogforståelse 5 Når der er knas med sproget 5 Sprogvurdering 6 Sprogarbejdet i Elsted Dagtilbud 7 Sprogvejleder

Læs mere

litteracitet hos nyankomne elever

litteracitet hos nyankomne elever Hele vejen rundt om elevens sprog og ressourcer afdækning af nyankomne og øvrige tosprogede elevers kompetencer til brug i undervisningen Afdækning af litteracitet TRIN 2 Afdækning af litteracitet hos

Læs mere

یہ آپ کا الیکشن ہے udru:

یہ آپ کا الیکشن ہے udru: RÅDET FOR ETNISKE MINORITETER En guide til demokratisk deltagelse i Danmark. Bosnian: Izbor je vaš. Danish: Det er dit valg. ای ن ان تخاب شما ا ست. Farsi: English: It is your election. Somali: Waa doorashadaadii.

Læs mere

Bilag 1 vedrørende modersmålsundervisning

Bilag 1 vedrørende modersmålsundervisning Bilag 1 vedrørende modersmålsundervisning Indholdsfortegnelse: Tabel vedr. modersmålsundervisning i Silkeborg Kommune i årene 1999 2002... side 2 Tabel vedr. tosprogede elever fordelt på de største sproggrupper

Læs mere

Husorden. Husorden for Mjølnerparken يجب غلق اكياس النفايات جيدا قبل رميها بالمكان المخصص لها عدم رمي بقايا الطعام من النوافذ النها تجذب الفئران.

Husorden. Husorden for Mjølnerparken يجب غلق اكياس النفايات جيدا قبل رميها بالمكان المخصص لها عدم رمي بقايا الطعام من النوافذ النها تجذب الفئران. Husorden Mjølnerparken, januar 2014 Husorden for Mjølnerparken SHARCIYADA GURYAHAY EE MJØLNERPARKEN قواعد و قوانين المنزل في ميولنباركن Denne husorden angiver retningslinjer for, hvordan vi som beboere

Læs mere

یہ آپ کا الیکشن ہے udru:

یہ آپ کا الیکشن ہے udru: RÅDET FOR ETNE MNORTETER En guide til demokratisk deltagelse i Danmark. Bosnian: zbor je vaš. Danish: Det er dit valg. ای ن ان تخاب شما ا ست. Farsi: English: t is your election. omali: Waa doorashadaadii.

Læs mere

AT HJÆLPE FORÆLDRE TIL AT HJÆLPE DERES BØRN RESULTATER FRA ET LODTRÆKNINGSFORSØG FORMÅLET MED UNDERSØGELSEN RAMMERNE FOR PROJEKTET

AT HJÆLPE FORÆLDRE TIL AT HJÆLPE DERES BØRN RESULTATER FRA ET LODTRÆKNINGSFORSØG FORMÅLET MED UNDERSØGELSEN RAMMERNE FOR PROJEKTET AT HJÆLPE FORÆLDRE TIL AT HJÆLPE DERES BØRN RESULTATER FRA ET LODTRÆKNINGSFORSØG SYDDANSK UNIVERSITETS BØRNESPROGSKONFERENCE D. 20. JANUAR 201 SIMON CALMAR ANDERSEN PROFESSOR, FORMÅLET MED UNDERSØGELSEN

Læs mere

Vores mange brugere på musskema.dk er rigtig gode til at komme med kvalificerede ønsker og behov.

Vores mange brugere på musskema.dk er rigtig gode til at komme med kvalificerede ønsker og behov. På dansk/in Danish: Aarhus d. 10. januar 2013/ the 10 th of January 2013 Kære alle Chefer i MUS-regi! Vores mange brugere på musskema.dk er rigtig gode til at komme med kvalificerede ønsker og behov. Og

Læs mere

DEMOKRATISPEJDERNE FV15. Om at gøre demokrati ultranærværende for borgere i områder med lav valgdeltagelse.

DEMOKRATISPEJDERNE FV15. Om at gøre demokrati ultranærværende for borgere i områder med lav valgdeltagelse. DEMOKRATISPEJDERNE FV15 Om at gøre demokrati ultranærværende for borgere i områder med lav valgdeltagelse Evalueringsrapport 3 juli 2015 Københavns Kommune, Kultur- og Fritidsforvaltningen INDHOLD Forord

Læs mere

Senest opdateret: 21. november 2016 SPØRGSMÅL OG SVAR. Vedr. offentligt udbud af rammeaftale

Senest opdateret: 21. november 2016 SPØRGSMÅL OG SVAR. Vedr. offentligt udbud af rammeaftale Senest opdateret: 21. november 2016 SPØRGSMÅL OG SVAR Vedr. offentligt udbud af rammeaftale på levering af en-da/da-en oversættelsesarbejde til Aarhus Universitet Aarhus Universitet Indkøbskontoret Fuglesangs

Læs mere

Trolling Master Bornholm 2016 Nyhedsbrev nr. 8

Trolling Master Bornholm 2016 Nyhedsbrev nr. 8 Trolling Master Bornholm 2016 Nyhedsbrev nr. 8 English version further down Der bliver landet fisk men ikke mange Her er det Johnny Nielsen, Søløven, fra Tejn, som i denne uge fangede 13,0 kg nord for

Læs mere

Trolling Master Bornholm 2016 Nyhedsbrev nr. 3

Trolling Master Bornholm 2016 Nyhedsbrev nr. 3 Trolling Master Bornholm 2016 Nyhedsbrev nr. 3 English version further down Den første dag i Bornholmerlaks konkurrencen Formanden for Bornholms Trollingklub, Anders Schou Jensen (og meddomer i TMB) fik

Læs mere

ER DER FUGT OG SKIMMELSVAMP I DIN LEJEBOLIG? INFORMATION TIL DIG, DER BOR I PRIVAT UDLEJNINGSBYGGERI

ER DER FUGT OG SKIMMELSVAMP I DIN LEJEBOLIG? INFORMATION TIL DIG, DER BOR I PRIVAT UDLEJNINGSBYGGERI ER DER FUGT OG SKIMMELSVAMP I DIN LEJEBOLIG? INFORMATION TIL DIG, DER BOR I PRIVAT UDLEJNINGSBYGGERI FUGT OG SKIMMELSVAMP UD AF DIN BOLIG DET ER VIGTIGT, AT DU LEVER I EN SUND BOLIG Der må ikke være fugt

Læs mere

Er der fugt og skimmelsvamp i din lejebolig? Information til dig, der bor i. privat udlejningsbyggeri

Er der fugt og skimmelsvamp i din lejebolig? Information til dig, der bor i. privat udlejningsbyggeri Er der fugt og skimmelsvamp i din lejebolig? Information til dig, der bor i privat udlejningsbyggeri Fugt og skimmelsvamp ud af din bolig Det er vigtigt, at du lever i en sund bolig Der må ikke være fugt

Læs mere

Dansk standard DS/EN ISO udgave Campingtelte. Camping tents

Dansk standard DS/EN ISO udgave Campingtelte. Camping tents Dansk standard DS/EN ISO 5912 2. udgave 2011-11-22 Campingtelte Camping tents DS/EN ISO 5912 København DS projekt: M245636 ICS: 97.200.30 Første del af denne publikations betegnelse er: DS/EN ISO, hvilket

Læs mere

Hæfte til forberedelse af: Kaj læser bog af Mats Letén dialogisk oplæsning leg og læsning for de mindste

Hæfte til forberedelse af: Kaj læser bog af Mats Letén dialogisk oplæsning leg og læsning for de mindste Hæfte til forberedelse af: Kaj læser bog af Mats Letén dialogisk oplæsning leg og læsning for de mindste Dialogisk oplæsning Dette hæfte indeholder konkrete forslag til, hvordan man kan forberede dialogisk

Læs mere

Er der Fugt og skimmelsvamp i din lejebolig? Information til dig, der bor i en

Er der Fugt og skimmelsvamp i din lejebolig? Information til dig, der bor i en Er der Fugt og skimmelsvamp i din lejebolig? Information til dig, der bor i en Almen bolig Fugt og skimmelsvamp ud af din bolig Det er vigtigt, at du lever i en sund bolig Der må ikke være fugt og skimmelsvamp

Læs mere

Bibelen er en gammel bog... 149 Blomstre som en rosengård... 74 Bogen om Jesus... 148

Bibelen er en gammel bog... 149 Blomstre som en rosengård... 74 Bogen om Jesus... 148 Alfabetisk register A Adventskransen nu vi tænder................................ 65 All night, all day.......................................... 226 Alle, både høj og lav......................................

Læs mere

Kosmetik Metoder til prøvning af solbeskyttelse In vivo-bestemmelse af UVA-beskyttelse

Kosmetik Metoder til prøvning af solbeskyttelse In vivo-bestemmelse af UVA-beskyttelse Dansk standard DS/EN ISO 24442 1. udgave 2012-02-01 Kosmetik Metoder til prøvning af solbeskyttelse In vivo-bestemmelse af UVA-beskyttelse Cosmetics Sun protection test methods In vivo determination of

Læs mere

Trolling Master Bornholm 2016 Nyhedsbrev nr. 3

Trolling Master Bornholm 2016 Nyhedsbrev nr. 3 Trolling Master Bornholm 2016 Nyhedsbrev nr. 3 English version further down Fremragende vejr og laks hele vejen rundt om øen Weekendens fremragende vejr (se selv de bare arme) lokkede mange bornholmske

Læs mere

FLEMMING CHR. HANSEN. Hymner SAMPLE. for orgel. Copyright 2010 FORLAGET MIXTUR FMX

FLEMMING CHR. HANSEN. Hymner SAMPLE. for orgel. Copyright 2010 FORLAGET MIXTUR FMX FLEMMING CHR. HANSEN Hymer for orgel Copyright 2010 FORLAGET MIXTR FMX 01003 Forord "Værket 'Hymer' er kompoeret i sommere 1993 til de sidste idvielseskocert på det degag yopstillede Ramusorgel i Klosterkirke

Læs mere

1:8. Metropolen. Fantasifulde ord om Ørestad Nord

1:8. Metropolen. Fantasifulde ord om Ørestad Nord F Ø N M 1:8 Sc L N J H C'? Cc H? B C H H H c H H c H H c H H x c H H cc- c H H H O C c C c C c C c C c c F C c C C cc c - F Ø N KU 2:8 Sc L T T H F L K B B E H c H E E H M é O G M L H U K S E E V B G B!

Læs mere

Lille krokodille og det flyvende tæppe

Lille krokodille og det flyvende tæppe Hæfte til forberedelse af: Lille krokodille og det flyvende tæppe af Birde Poulsen dialogisk oplæsning leg og læsning for de mindste Dialogisk oplæsning 1 Dette hæfte indeholder konkrete forslag til, hvordan

Læs mere

Elektriske apparater forbundet til vandforsyningen Undgåelse af tilbagesugning og fejl på slangesæt

Elektriske apparater forbundet til vandforsyningen Undgåelse af tilbagesugning og fejl på slangesæt Dansk standard Rettelsesblad DS/EN 61770/Corr. Mar. 2011 1. udgave 2011-04-06 COPYRIGHT Danish Standards. NOT FOR COMMERCIAL USE OR REPRODUCTION. DS/EN 61770/Corr. Mar. 2011:2011 Elektriske apparater forbundet

Læs mere

AFKLARING AF ARBEJDSEVNE PROJEKT

AFKLARING AF ARBEJDSEVNE PROJEKT AFKLARING AF ARBEJDSEVNE PROJEKT R Projektet er et samarbejde mellem Jobcenter København og Plan & Handling. FOTO TEAM BADE VALBY VANDKULTURHUS. FORMÅL Projektet har som udgangspunkt til formål at motivere

Læs mere

Senest opdateret: 30. november 2016 SPØRGSMÅL OG SVAR. Vedr. offentligt udbud af rammeaftale

Senest opdateret: 30. november 2016 SPØRGSMÅL OG SVAR. Vedr. offentligt udbud af rammeaftale Senest opdateret: 30. november 2016 SPØRGSMÅL OG SVAR Vedr. offentligt udbud af rammeaftale på levering af en-da/da-en oversættelsesarbejde til Aarhus Universitet Aarhus Universitet Indkøbskontoret Fuglesangs

Læs mere

SmartDock for Xperia ion Brugervejledning

SmartDock for Xperia ion Brugervejledning SmartDock for Xperia ion Brugervejledning Indholdsfortegnelse Indledning...3 Oversigt over SmartDock...3 Opladning med SmartDock...3 Kom godt i gang...5 LiveWare -administration...5 Opgradering af LiveWare

Læs mere

Velkommen! Officiel åbning af BiblioteksCenter for Integrations nye lokaler den 7. november 2007

Velkommen! Officiel åbning af BiblioteksCenter for Integrations nye lokaler den 7. november 2007 Velkommen! Officiel åbning af BiblioteksCenter for Integrations nye lokaler den 7. november 2007 Dagens program 10.10 12.10 Workshop Viden og Web (Kanonkælderen) Workshop Fremtidens Materialer (Mødelokale

Læs mere

Aktivitetsnoter (hjemmebesøg ved 6 og 12

Aktivitetsnoter (hjemmebesøg ved 6 og 12 Aktivitetsnoter (hjemmebesøg ved 6 og 12 måneder) Disse aktivitetsnoter indgår som en del af konceptet bag Bogstart. Aktivitetsnoterne skal udfyldes efter udlevering af hver bogpakke. Aktivitetsnoterne

Læs mere

MATERIALER MÅLRETTET ETNISKE MINORITETER I DANMARK

MATERIALER MÅLRETTET ETNISKE MINORITETER I DANMARK MATERIALER MÅLRETTET ETNISKE MINORITETER I DANMARK MATERIALER Det danske sundhedsvæsen Pjecen er udarbejdet på følgende sprog: bosnisk-kroatisk-serbisk/dansk somalisk/dansk tyrkisk/dansk urdu/dansk arabisk/dansk

Læs mere

VARIO D1. Samlet pris kr. XXXX,-

VARIO D1. Samlet pris kr. XXXX,- Forside INDHOLD! NYHED! 1 sæt vario d1 6 modul monteret med 6 stk. fotoprint, format 70 x 100 cm. 3 stk. halogenspot, 200W 2 stk. brochureholder VARIO D1 5 sk. Vario d2 rammer, format 70 x 100 cm. Monteret

Læs mere

Centrale strømforsyningssystemer

Centrale strømforsyningssystemer Dansk Standard DS/EN 50171 1. udgave 2001-08-29 Centrale strømforsyningssystemer Central power supply systems DS/EN 50171 København DS projekt: 30769 ICS: 29.200 Deskriptorer: belysning til nødudgang,elektriske

Læs mere

Kort & Matrikelstyrelsen 12. september årgang SØKORTRETTELSER 36 CHART CORRECTIONS. Kort & Matrikelstyrelsen ISSN

Kort & Matrikelstyrelsen 12. september årgang SØKORTRETTELSER 36 CHART CORRECTIONS. Kort & Matrikelstyrelsen ISSN Kort & Matrikelstyrelsen 12. september 2003 15. årgang SØKORTRETTELSER 36 CHART CORRECTIONS Rettelse nr. / Correction No 237-242 Kort & Matrikelstyrelsen ISSN 0905-1481 Kort / Chart Rettelse nr. / Correction

Læs mere

Teknisk tegning Flowdiagrammer til procesanlæg Generelle regler

Teknisk tegning Flowdiagrammer til procesanlæg Generelle regler Dansk Standard DS/EN ISO 10628 1. udgave Godkendelsesblad Godkendt:2001-04-06 Teknisk tegning Flowdiagrammer til procesanlæg Generelle regler Flow diagrams for process plants General rules DANSK STANDARD

Læs mere

SOCIALT ARBEJDE I TEORI OG KONTEKST

SOCIALT ARBEJDE I TEORI OG KONTEKST SOCIALT ARBEJDE I TEORI OG KONTEKST En grundbog SOCIALT ARBEJDE I TEORI OG KONTEKST er oversat fra engelsk efter Social Work Theories in Context Creating Frameworks for Practice af Joachim Wrang Palgrave

Læs mere

Blomsten er rød (af Harry Chapin, oversat af Niels Hausgaard)

Blomsten er rød (af Harry Chapin, oversat af Niels Hausgaard) Blomsten er rød (af Harry Chapin, oversat af Niels Hausgaard) På den allerførste skoledag fik de farver og papir. Den lille dreng farved arket fuldt. Han ku bare ik la vær. Og lærerinden sagde: Hvad er

Læs mere

Gågade på vej i 1974-kvarteret

Gågade på vej i 1974-kvarteret Gågade på vej i 1974-kvarteret Berit Guldmann Andersen Gågaderne blev almindelige i begyndelsen af 1970 erne, og i 1974 havde de fleste købstæder af en vis størrelse mindst en gågade. Det er baggrunden

Læs mere

Tekniske specifikationer for centrifugalpumper Klasse III

Tekniske specifikationer for centrifugalpumper Klasse III Dansk standard Tillæg DS/EN ISO 9908/A1 1. udgave 2011-06-08 Tekniske specifikationer for centrifugalpumper Klasse III Technical specifications for centrifugal pumps Class III Amendment 1 DS/EN ISO 9908/A1

Læs mere

Trolling Master Bornholm 2013

Trolling Master Bornholm 2013 Trolling Master Bornholm 2013 (English version further down) Tilmeldingen åbner om to uger Mandag den 3. december kl. 8.00 åbner tilmeldingen til Trolling Master Bornholm 2013. Vi har flere tilmeldinger

Læs mere

P Œ.. ʲ,.. ŠÊ²,.. ŠÊ² ±μ,.. Œ ² Ìμ, Š.. ŒÊÌ. Š Œ ˆ ˆ ˆŠ Š ˆ ƒ ƒ Œ ˆ Ÿ Š ˆ -2Œ

P Œ.. ʲ,.. ŠÊ²,.. ŠÊ² ±μ,.. Œ ² Ìμ, Š.. ŒÊÌ. Š Œ ˆ ˆ ˆŠ Š ˆ ƒ ƒ Œ ˆ Ÿ Š ˆ -2Œ P13-2008-179 Œ.. ʲ,.. ŠÊ²,.. ŠÊ² ±μ,.. Œ ² Ìμ, Š.. ŒÊÌ ˆ ˆ Š Š Œ ˆ ˆ ˆŠ Š ˆ ƒ ƒ Œ ˆ Ÿ Š ˆ -2Œ ʲ Œ... P13-2008-179 ² É ²μ Éμ±μ ± É Ê μ μ μ Ê ³ É ² μ ÒÌ Ï ±μ ± μ μ μ ³ ² É ²Ö ±Éμ ˆ -2Œ ÉμÖÐ ³Ö μ Éμ É μ

Læs mere

Intelligente transportsystemer Automatisk køretøjs- og udstyrsidentifikation

Intelligente transportsystemer Automatisk køretøjs- og udstyrsidentifikation Dansk standard Rettelsesblad DS/EN ISO 17263/AC 1. udgave 2014-01-15 Intelligente transportsystemer Automatisk køretøjs- og udstyrsidentifikation Systemparametre Intelligent transport systems Automatic

Læs mere