DUGSIGA JORDAL. Warbixin loogu talogalay waalidiinta

Størrelse: px
Starte visningen fra side:

Download "DUGSIGA JORDAL. Warbixin loogu talogalay waalidiinta"

Transkript

1 DUGSIGA JORDAL Warbixin loogu talogalay waalidiinta 1

2 Gundhigga waxbarashada ee dugsiga Waxa aan aaminsan nahay in ay Dadka oo dhami ay wax baran karaan, horumarna samayn karaan Waxa aanu abuuri khibrado ardaydu kari karto, si loo arko oo loo xoogiyo garashada ay ku fiicanyihiin. Dadku way ka helaan in hawl adag loo diro Dadku waa masuul jecel in uu qayb ka ahaado bulsho wacan Dugsiga Jordal waxa uu rabnaa in ardaydu Ka qayb qaataan in fasalka iyo dugsiguba uu noqdo goob waxbarasho fiican In ay masuuliyad qaadaan oo ay ka mid noqon cidda wax dhibta In ay aanay ka soo habsaamin xiisada, yimaadaana iyaga oo diyaar ah Si fiican uga shaqeeyaan maadooyinka, xiliga la balamayna ka soo shaqeeyaan casharka In ay soo qaataan wixii qalab dugsiga lagu isticmaali lahaa, iyo in ay ilaaliyaan nidaamka Dugsiga Jordal waxa uu rabaa in ay waalindiintu la socdaan oo muujiyaan danaha wanaagsan ee dugsiga iyo hanashada ardayda Ka qayb qaataan in uu aydaygu yimaadaan iyagoo diyaar ah. Ka qaybgalalaan shirarka waalindiinta iyo shirarka horumarinta ardayda Kala xidhiidhaan dugsiga wixii aan u kala cadayn ama suàalo ka qabto Macalimiinta dugsiga Jordal waa In ay ufududeeyan ardayda sidii ay fasalku u noqon lahaa goob wax barasho wacan In ay ku dedaalaan in xidhhih fiican ardayda la yeeshaan In ay ardayda shuruudo ku xidhaaan, shakhsi ahaan iyo koox ahaanba In ay himilooyin gaar ah u sammeeyaan xiisadaha iyo gaadhsiinta ardayda In ay siiyaan barid kala duwan iyo mid ku haboon In ay ardayda lasiiyo warcelin wacan oo waxtar leh In ay gebogebeyaan xiisada, eeg in himiladii la gaadhay, u faafaahi xiisada dambe wax la qabanayo Hadaad ka warheysid waxbarashada ilmahaaga, waxbarashadiisu way wanaagsanaan! ARAGTIDA DUGSIGA: QOFKA OO DHAN AAYU ARAGNAA 2

3 Wada shaqaynta dugsiga iyo guriga Wada shaqayta wanaagsan ee u dhexaysa dugsiga iyo guriga waxay u fiican tahay ardayga waxbarashadiisa. Waalidku waa u muhiim waxbarashada ubadkiisa, caruurtada hadaad caawisid oo taakulaysid waxbarashadoodu way u wanaagsanaan. Shirarka waalidiinta Shirarka waalidiinta waxa isku barta waalidiinta iyo macalimiinta. Dugsigu waxa uu siyaa waxbixin dugsiga ku saabsan, aqoon is weydaarsi iyo sidii loo dhisi lahaa wada shaqayn wanaagsan oo udhexeysa dugsiga iyo guriga. Dugsiga Jordal ahaan waxa aanu jecelnay in waalidiintu kasoo qayb galaan shirarka waalidiinta. Hadii turjumaan loo baahanyahay dugsigaa ayaa caawin kara. Wadahadalka horumarinta Wadahadalka horumarinta waxa uu dugsigu qabtaa laba jeer sannadkii. Waxa ka soo qayb gala waalidka, ardayga iyo macalimiinta. Waalidiinta wakhti fiican ka hor ayaa la soo ogaysiin shirka. Wadahadalku waxay kaa caawin xog is weydaarsi iyo sidii horumar loo samayn lahaa. Ardayga waxay ka caawin kartaa in uu isbedel sameeyo ama uu helo caawimaad dheeraad ah. Waxa kasoo baxa wadahadalka waxa uu noqon waxay ardayga, waalidka iyo macalinku isku raacaan. Waa muhiim in waalidku kasoo qayb kalo wadahadalka horumrinta. Casharka Waxa muhiim ah in dhamaan ardaydu ay leeyihiim nidaam ay racaan marka casharka lag shaqaynayo. Waxa aanu ardayda ku bogaadinaynaa in ay hal saac ku isticmaalaan casharka maalin kasta inta u dhexaysa isniin ila khamiis, laakiin la kordhiyo saacdaha marka imtixaanada la leeyahay. Way fiican tahay in ay waalindiintu xasuusiyaan caruurta in ay casharka ka shaqeeyaan. Ilmahaaga waxaad ku caawin kartaa in qaamuus guriga uso dhigtid. Hadii ardaydu rabaan in casharka laga caawiyo, waxa dugsiga Jordal ka jira caawimo casharada isniin ila khamiis saacada 14:00-16:00. Cilmi baadhis ayaa lagu ogaaday in hawsha ugu muhiimsan ay tahay in waalidku la socdo kana war hayo waxbarashada iyo casharka caruurtooda. 3

4 Manhajka maadoonjinka Maado kastaa oo dugsiga hoose ah waxay leedahay manhaj. Maado kasta waxa loo qaybiyey qaybo muhiim oo ay ku jiraan kartida iyo xirfada asaasiga ah. Dugsiga Jordal waxa laga qiyaasqataa xirfadaha maado kasta markuu fasalka 10.aad ardaydu dhameeyso. Dugsigu waxa uu udeegsadaa xirfadahaa qorshaynta iskuul sannaddeedka fasalada iyo 10aad. Warbixinta qorshayta sannaddeedka dugsuga waxaa ka helaysaan bogga Fronter-ka Warbixin loogu talo galay dhamaan dugsiga Jordal. Xirfadaha asaasiga ah: Akhrin Xisaabin isu muujiyaan in qoraal Xirfadaha afka Xirfadaha digital Imtaxaanada qaranka Fasalka 8.aad Iyo 9.aad ayaa imtixaandanada qaranka gela. Ardayda fasalka 8.aad waxay gelaan akhriska, ingiirisiga iyo xisaabta. Ardayda fasalka 9.aad waxay gelayaan akhriska iyo xisaabta. Macalimiinta ayaa saxaya imtixaanka. Natiijaduna waxay wax ka tilmaami ardayga maadooyinka laga rabo in uu ku dadaalo. Sababtaa awgeed eyey tahay in laga hadlo imtixaanada qaranka marka waalindka lala shirayo. Xeeladaha baridda Qayb kale oo muhiim waa tababarka xeeladaha bariddaka. Xeelado Barashada ayaa ka caawin karta ardayda baridda iyo xasuusta u kobcin lahayeen. Dugsiga Jordal ardayda waxa ay bartaan sida loo isticmaalaan xeelado kala duwan ee baridda, oo loogu talo galay in ay u fududeyaan waxbarshada sida BISON-liiska ama akhriska taariikhda. Erey/weedh sharaxaad Tusaale Xidhhiid diyagaram Shaxda Maap maskaxeed 4

5 Maadooyika waxa ay ardaydu wax ka baranayaan Noorweji Af-noorwejiga ardaydu waa in ay awoodi karaan in ay qori karanaa qoraalo kala duwan, qabtaan badhig afka akhris ah, in ay kala soo bixi karaan wixii macluumad ee qoolada kala duwan ay ka akhristaan. Weydii caruurta maanta maxaad dugsiga kusoo baratay? Xisaabta Xisaabta waxaa jira waxyaabo badan oo ardaydu bartaan oo tabobar ku sammeyaan. Marka heerarka kala duwan ee tababarka, ardaydu waa inay awoodaan inay: isku dhufashada kor ka yaqaanaan hindisaan xal iyo qiyaasid ka hor inta aanay goáan gaadhin arkaan xidhiidhka u dhexeeya jajabka, jajab-tobanlaha iyo boqolleyda cabbiraadda la taaban karo ee lagu jaangooyey dhererka iyo wareega, mugga, xawaaraha wadada iyo waqti ka shaqynta aljabarada iyo sida loo xallinaayo ee kala duwan ka shaqaynta u dhexeeya qalabka maalmeedka sida g, km iyo m, m iyo cm, dm2 cm2 iyo litir (dm3) iyo cm3 bandhiga xogta shaxda iyo diyagaraamka, iyo xisaabinta lambarada celceliska, dhexdhexaadka iyo nooca shaxda ah soo bandhigaya tibaaxo shaqo sida garaafyo iyo miisaska Ingiriisi Ingiriisiga ardaydu waxay baranayaan ereyo iyo hadalka, naxwaha,qoritaanka, sida jumlada loo dhiso iyo ku dhawaaqa. Ardaydu waa inay awooda: Diyaargaray badhig afka akhris ah Ka qayb kalid wada hadal Akhrisid iyo qorid qoraalo kal duwan Mawduucyada ardaydu baranayaan waa taariikh, juquraafi, bulshada iyo dhaqanka wadamada af-ingiriisi lagaga hadlo. Waxa aanu ardayda ku dhiiri gelinaa in ay buug afingiriisi ah akhriyaa lixdii bilood. Buugaagta af-ingiriisiga waxaa laga amaanaysan karaa maktabada dugsiga. Ardayda dugsiga dhexe dhigataa waxay fursad u heli karaan in ay maadooyinka dugsiga sare qaadan karaan Haday ardaydu khibrada ku filan u leeyihiin maadooyinkooda, waxay la socon karaan maadooyinka dugsiga sare madooyinka dhowr. Hadaad rabto faafaahin dheerad ah, la xidhiidh la taliyaha dugsiga. 5

6 Qiimeyn Ardaygu waa in uu yaqaan hadafyada waxbarasho iyo waxa xooga la saarayo marka la qiimaynayo khibradooda. Sidaas waxa loo sameeyaa si ay ardaydu u helaan hawlaha qiimaynta iyo imtixaanada. Karakteerka Aasaaska karakteer dejinta dugsiyada dhexe waa qiimayn ardayga khibradiisa laga qiyaas qaadanayo iyadoo loo eegayo manhajka maado kasta. Dhibcaha karateerka waa 1 ilaa 6. Halka uu 1 u hooseyo 6 na u sarayso. Dhibcaha karakteeku waxa uu xambaarsanyahay: Karakteerka 1aad - ardaygu maadadaa aad buu hooseysaa. Karakteerka 2aad - ardaygu maadadaa wuu ku hooseysaa. Karakteerka 3aad ardaygu madaadaas ku caadi. Karakteerka 4aaad ardaygu maadadaa wuu ku fiicantahay. Karakteerka 5aad ardaygu maadadaa aad buu ugu fiicanyahay. Karakteerka 6aad ardaygu maadada si heer sare ah buu u yaqaan Qiimaynta barbarsocodka ah Qiimaynta barbarsocota waxbarashada waa qiimayn kasta oo la xidhiidha warbixinta ardayda laga siiyo wax yaabaha ay qabtaan inta fasalka lagu jiro, karateerada ay ka helaan imtaxaanada iyo labada xili ee la siiyo karakteerka guud. Qiimayn ay adeydu iska dhiibaan waxaa way la socotaa qiimaynta barbarsocodka ah. Qiimaynta kama dambaysta ah Qiimaynta kama dambaysta ah waa karakteerka uu ardaygu ku helayo shahaadadiisa. Qiimayntaa kama dambaysata ahi waa warbixin cadeenaya derejada ardaygu kaga sugan yahay waxbarshada maadooyinka. Karakteerka nidaam iyo anshaxa Karakteerka nidaamka iyo anshaxa wanaagga laba jeer ayaa lasiiyaa sannadkii sida karakteerada kale. Karakteerada nidaam iyo anshaxa waxa ardayda la siiyaa karakteerada la yidhhahdo; Wanaag, fiican iyo laga fiican. Wanaag ayaa ugu wanaagsan laga fiican ugu liita. Nidaam Karakteerka nidaamka marka ay maclimiintu dejinayaan waxa ay eegaan in uu ardaygu ilaaliyo sharciga dugsiga, in uu soo qaato bugaagtiisa iyo qalabadiisa kale. In aanu ardaygu cashakiisa ka soo shaqeeyo iyo in aanu ardaygu soo habsaamin. Anshaxa Marka la dejinayo karakteerka anshaxa ardayda waxa ay macalimiinyu qiimaynayaan sida ardaygu ula dhaqmo ardayda kale, macalinka iyo shaqaalaha dugsiga. Waa in aanu ardaygu maagin ama caayin ardayda kale, waa in aanu si xun ugu jawaabin ama ka dhego adaygin macalinkiisa iyo hab dhaqanka xiliga lagu jiro biririfta. Maqnaanshaha aan dugsiga lala socodsiin iyo jaritaanku waa sharci jebin iyo anshax xumo. 6

7 Qorshaha waxbarashada ardayga u gaar ah (IOP individuell opplæringsplan) Ardayda u baahan qorshe waxbarsho oo u gaar ah waxa la siiyaa qorshe iyo waxbarasho gaar ah. Qorsheha waxaa ku qoran ujeeddooyinka iyo tababarka, sida loo maamuli iyo abaabulan doono. Qorshaha waxbarashada shaqsiga lagu horumarinayo waxa soo diyaarinya dugsiga iyadoo ku saleysan qiimeynta khubarada ee adeegyada cilmi nafsiga iyo go'aanada ku saabsan waxbarashada gaarka ah ee. Jawiga waxbarshada Dhamaan ardayda oo dhan waxay xaq u leeyihiin in ay jawi wanaagsan oo loo wada dhan yahay wax ku bartaan. Jawi wanaansan ee wax barashada waxa aynu uga jeednaa xaaladaha guud ee dugsigu u saameyn waxbarashada ardayda, caafimaadka iyo ladnaantooda. Si ay taasi u hirgasho waa in dhamaan laga qaybqato. Ardayda, waalidiinta iyo dhamaan shaqaalaha dugsiga waxa dhammaan muhiim u ah horumarinta jawi waxbarasho iyo ammanka oo loo dhan yahay. Xoogsheegasho Jawiga waxbarashada wanaagsan waxay qayb weyn ka qaadataa ka hortaga xoogsheegashada. Waalidna ma hubo in caruurtiisa loo xoogsheegto ama ay caruurtoodu ardayda kale u xoogsheegto. Xoogsheegashadu waa dhibaatayn, cay, maag ama gacanqaad la xidhiidha awood aan sinayn, oo dhacdo ahaan soo noqnoqota. Xoogsheegashadu waxy noqon kartaa Hadal- sida dacaayada. Dugsiga lasoo Bulshada- in dadka la soo dhex gelin. xidhiidh Wixiisa waxa uu leeyahay oo wax loo geysto. hadaad Maskaxiyan in loo hanjebo ama lagu amro fal aanu raali ka ahayn. maqasho cid Jidh ahaan- in la gacanqaad lagu sameeyo loo Digital ahaan- in websaytyada laga caayo maqal iyo muuqaal ahaan Caruurta ayaa arka oo la socda waxa dugsiga ka dhacaya. Waxa dhici karta in ay ardayda aan waxba samayn ay arkaan oo guryahooda u wargeliyaan. Waxa dhici karta inta kii dhibanaa sheegin in ay caruurtaadu sheegto. Markaa waalintiintu waa in masuuliyad iska saaran caruurta kale. Hadaad maqasho arday dhibaataysan waa in aad dugsiga la soo xidhiidhaa. Dugsiguna wuu ka hawl geli si xal loo helo. 7

8 Kala xidhiidh Magaca Jagada Tillifoon: E-mayl Halvor Holm Maamule Joachim Hirsch Ku xigeen Trine Gustafson Utviklingsleder Sigrun Skrøvset Kormeere dugsiga Elin Rogndokken Sosiallærer Hanne Ellertsen Mamulaha xafiiska Therese Thrane Xafiiska Yassine Erofali Xafiiska Qaybta caafimaadka dugsiga Jordal: Magaca: Jagada Tilifoon: Treffetid: Ellen Engfeldt og Julie Frøystad Kalkaaliso Isniin, salaasa, arbaca, jimce. s Fisitarabawt Arbaca s Psykolog-ga dugsiga Khamiista s Ilmahaaga adigaa u ah baraha ugu horeeya iyo ka ugu muhiimad mudan

casharada lasoo siiyo

casharada lasoo siiyo Sidaan oo kale ayaad cunugaaga uga kaalmayn kartaa casharada lasoo siiyo Talooyin fiican markii aad rabto, inaad cunugaaga ka kaalmayso casharada la soo siiyo»aniga xilka isaarani waa inaan cunuga siiyo

Læs mere

LUUQADDA IYO WAX -AQRINTA WAA MASUULIYAD NAGA WADA DHEXAYSA WARGELIN KU JEEDA WAALIDIINTA ISKOOL BILAABIDA

LUUQADDA IYO WAX -AQRINTA WAA MASUULIYAD NAGA WADA DHEXAYSA WARGELIN KU JEEDA WAALIDIINTA ISKOOL BILAABIDA LUUQADDA IYO WAX -AQRINTA WAA MASUULIYAD NAGA WADA DHEXAYSA WARGELIN KU JEEDA WAALIDIINTA ISKOOL BILAABIDA LUUQADA IYO HORUMARKA WAX AQRINTU WAA WAX AAN KALA HARIN LUUQADDA IYO WAX -AQRINTA WAA MASUULIYAD

Læs mere

Symptomer på kræft Kræftens Bekæmpelse. Astaamaha Kansarka. Somali

Symptomer på kræft Kræftens Bekæmpelse. Astaamaha Kansarka. Somali Symptomer på kræft Kræftens Bekæmpelse Astaamaha Kansarka Somali Waa muhiim in kansarka la ogaado goor hore. Marba marka ka horraysa ee la ogaado ayey ka badan tahay fursadda si fiican loogu dawayn karo

Læs mere

Alle fotos er modelfotos.

Alle fotos er modelfotos. KANSARKA SANBABADA Kolofon Lungekræft Udgiver: URL: Redaktion: Kræftens Bekæmpelse, Strandboulevarden 49, 2100 København Ø Sundhedsstyrelsen, Islands Brygge 67, 2300 København S cancer.dk og sst.dk Antropolog,

Læs mere

Qoyska, jinsiga iyo xuquuqaha ka jira Denmark

Qoyska, jinsiga iyo xuquuqaha ka jira Denmark Qoyska, jinsiga iyo xuquuqaha ka jira Denmark Hordhac Qoyska, jinsiga iyo xuquuqaha ka jira Denmark Waxaa soo saaray Ligestillingsafdelingen (Qaybta Isu-dhignaanta) Denmark dhexdeeda dumarka iyo raggu

Læs mere

NIDAAMKA CAAFIMAADKA EE DHEENISHKA Det danske sundhedsvæsen

NIDAAMKA CAAFIMAADKA EE DHEENISHKA Det danske sundhedsvæsen NIDAAMKA CAAFIMAADKA EE DHEENISHKA Det danske sundhedsvæsen Somali Det danske sundhedsvæsen Denne pjece fortæller kort om det danske sundhedsvæsen, og om de forskellige steder, man kan blive undersøgt

Læs mere

KANSARKA MINDHICIRKA MALAWADKA

KANSARKA MINDHICIRKA MALAWADKA KANSARKA MINDHICIRKA MALAWADKA Kolofon Kræft i tyk- og endetarmen Udgiver: URL: Redaktion: Kræftens Bekæmpelse, Strandboulevarden 49, 2100 København Ø Sundhedsstyrelsen, Islands Brygge 67, 2300 København

Læs mere

AFKU WAA HADYAD CARBINTA AFKA EE GURIGA

AFKU WAA HADYAD CARBINTA AFKA EE GURIGA AFKU WAA HADYAD CARBINTA AFKA EE GURIGA Waa kaataloog fikradeed iyo waxyaabo loogu talogalay waalidka dhalay carruur laba luqoodlayaal ah oo taga goobaha dharaartii CARBINTA AFKA EE GURIGA WAA KAATALOOG

Læs mere

KANSARKA QANJIDHKA KAADI MAREENKA RAGA

KANSARKA QANJIDHKA KAADI MAREENKA RAGA KANSARKA QANJIDHKA KAADI MAREENKA RAGA Kolofon Prostatakræft Udgiver: URL: Redaktion: Kræftens Bekæmpelse, Strandboulevarden 49, 2100 København Ø Sundhedsstyrelsen, Islands Brygge 67, 2300 København S

Læs mere

Sundhed og Sygdom Dialogliste Somalisk

Sundhed og Sygdom Dialogliste Somalisk Sundhed og Sygdom Dialogliste Somalisk Hordhac Cinwaan:Caafimaad iyo Cudur (2.02) Eremitageløbet i Dyrehaven Liv omkring søerne Gadeliv Dhakhtarka Hadal (2.10) Maanta waxaan diiradda saarayaa caafimaadka.

Læs mere

Alle fotos er modelfotos.

Alle fotos er modelfotos. KANSARKA NAASAHA Kolofon Brystkræft Udgiver: URL: Redaktion: Kræftens Bekæmpelse, Strandboulevarden 49, 2100 København Ø Sundhedsstyrelsen, Islands Brygge 67, 2300 København S cancer.dk og sst.dk Antropolog,

Læs mere

UNDERSØGELSER AF DET UFØDTE BARN SOMALISK. Baadhitaanada cunugga aan dhalan

UNDERSØGELSER AF DET UFØDTE BARN SOMALISK. Baadhitaanada cunugga aan dhalan UNDERSØGELSER AF DET UFØDTE BARN SOMALISK Baadhitaanada cunugga aan dhalan Information Allerede nu kan du få information om undersøgelser af dit ufødte barn for visse medfødte sygdomme og handicap. Ja?

Læs mere

U Isticmaalka Dawada Sida Saxda AH. Nin dhallinyaro ah 02:33 Waxan u socdaa dhakhtarka si laygaga talaalo cudurka beerka.

U Isticmaalka Dawada Sida Saxda AH. Nin dhallinyaro ah 02:33 Waxan u socdaa dhakhtarka si laygaga talaalo cudurka beerka. MEDICIN MED FORNUFT Dialogliste - Somali Intro U Isticmaalka Dawada Sida Saxda AH Familie i skov Vox pop med personer foran Apotek Speak 02:17 Markii horeba ama ilaa wakhtigii horeba waxad ka bini aadam

Læs mere

S f i n x F i l m / T V G o d a g D a n m a r k K u n f o r K v i n d e r D i a l o g l i s t e

S f i n x F i l m / T V G o d a g D a n m a r k K u n f o r K v i n d e r D i a l o g l i s t e KUN FOR KVINDER OM FRUGTBARHED OG PRÆVENTION Dialogliste - Somali Introduktion og historisk rids 02:05 Kaliya loogu talo galay Dumarka 02:11 Kuna saabsan bacrimin iyo iska difaacid Speak 02:19 Laga soo

Læs mere

UBAD CAAFIMAAD QABA oo dal shisheeye deggen. Somalisk

UBAD CAAFIMAAD QABA oo dal shisheeye deggen. Somalisk UBAD CAAFIMAAD QABA oo dal shisheeye deggen Somalisk UBAD CAAFIMAAD QABA oo dal shisheeye deggen SUNDE BØRN i et nyt land 2. udgave, 1. oplag 2005 Sundhedsstyrelsen 2005 ISBN: 87-7676-020-0 Udgivet af

Læs mere

Warbixinta Bukaanka DAAWEYNTA KANSARKA. Patientinformation MEDICINSK KRÆFTBEHANDLING. Dansk/Somali

Warbixinta Bukaanka DAAWEYNTA KANSARKA. Patientinformation MEDICINSK KRÆFTBEHANDLING. Dansk/Somali Warbixinta Bukaanka DAAWEYNTA KANSARKA Patientinformation MEDICINSK KRÆFTBEHANDLING Dansk/Somali Warbixinta Bukaanka DAAWEYNTA KANSARKA Patientinformation MEDICINSK KRÆFTBEHANDLING Dansk/Somali 3 MEDICINSK

Læs mere

Dhalinyarada soo socota. Warbixin ku saabsan waxbarashada oo loogu talagalay dhallinyarada iyo waalidkood

Dhalinyarada soo socota. Warbixin ku saabsan waxbarashada oo loogu talagalay dhallinyarada iyo waalidkood Dhalinyarada soo socota Warbixin ku saabsan waxbarashada oo loogu talagalay dhallinyarada iyo waalidkood Daabicista 5aad, cadadka 1aad, 2007 Xuquuqda buuggan waxaa iska leh: Wasaaradda waxbarashada, 2007

Læs mere

fordi du kan fordi der er brug for dig fordi du får en bedre fremtid Dit barns uddannelse er afgørende for dit barns fremtid.

fordi du kan fordi der er brug for dig fordi du får en bedre fremtid Dit barns uddannelse er afgørende for dit barns fremtid. Hvorfor uddanne sig? fordi du kan fordi der er brug for dig fordi du får en bedre fremtid Dit barns uddannelse er afgørende for dit barns fremtid. Canugaaga tacliintiisu waa asaaska mustaqbalkiisa. Unge-

Læs mere

Nidaamka daryeelka caafimaadka ee Deenishka. Det danske sundhedsvæsen

Nidaamka daryeelka caafimaadka ee Deenishka. Det danske sundhedsvæsen Nidaamka daryeelka caafimaadka ee Deenishka Det danske sundhedsvæsen 2016 Det danske sundhedsvæsen Denne pjece fortæller kort om det danske sundhedsvæsen, og om de forskellige steder, man kan blive undersøgt

Læs mere

Horumarinta Luqadda - Waa masuuliyad la wadaago. Wargelin ku wajahan waaliddinta leh carruurta da doodu u dhaxaysa 0 iyo 3 sano

Horumarinta Luqadda - Waa masuuliyad la wadaago. Wargelin ku wajahan waaliddinta leh carruurta da doodu u dhaxaysa 0 iyo 3 sano Horumarinta Luqadda - Waa masuuliyad la wadaago Wargelin ku wajahan waaliddinta leh carruurta da doodu u dhaxaysa 0 iyo 3 sano Luqadda ugu horaysa ee cunugga waxay ku horumaraysaa fool ka fool Horumarinta

Læs mere

UNDERSØGELSER AF DET UFØDTE BARN SOMALISK. Baadhitaanada cunugga aan dhalan

UNDERSØGELSER AF DET UFØDTE BARN SOMALISK. Baadhitaanada cunugga aan dhalan UNDERSØGELSER AF DET UFØDTE BARN SOMALISK Baadhitaanada cunugga aan dhalan Allerede nu kan du få information om undersøgelser af dit ufødte barn for visse medfødte sygdomme og handicap. Hvis du gerne vil

Læs mere

Talo-bixinta bilaashka ah ee hay adda Dansk Flygtningehjælp SOMALI

Talo-bixinta bilaashka ah ee hay adda Dansk Flygtningehjælp SOMALI Talo-bixinta bilaashka ah ee hay adda Dansk Flygtningehjælp SOMALI Maxaa lagaa caawin karaa? Dansk Flygtningehjælp waxay talo bixin madaxbanaan oo lacag la aan ah kaa siinaysaa arimaha ay ka mid yihiin:

Læs mere

iyo I dhageyao Aniga!

iyo I dhageyao Aniga! 0 5 Sanno Ila adal Aniga iyo I dhageyao Aniga! 12 Dhibcood ee Taageerida Carruurteena ee Waxbarashada Sida loo Hadlo Buug-yaraha Waaladiinta Somalische Ausgabe Calaameynta Milkiilaha, daabacaha iyo qeybiyaha:

Læs mere

FORÆLDRETILFREDSHED 2011 Svarprocent: 46,7%

FORÆLDRETILFREDSHED 2011 Svarprocent: 46,7% Skanderborgvej Antal besvarelser: 156 FORÆLDRETILFREDSHED 2011 Svarprocent: 46,7% VIGTIG INFORMATION 01 Kære leder, Hermed får I de kommentarer, som jeres forældre har skrevet i forbindelse med forældretilfredshedsundersøgelsen.

Læs mere

Waxbarasho -Mustaqbalka caruurtaada

Waxbarasho -Mustaqbalka caruurtaada Waxbarasho -Mustaqbalka caruurtaada Waxbarasho Mustaqbalka caruurtaada Copyright: Wasaarada Waxbarashada, 2014 Wadashaqaynta wasaarada shaqaalaha Qoraa: Schultz Design: Falk iyo musen Sawiro: Jakob Dall:

Læs mere

Du kan få indflydelse på dit barns skole

Du kan få indflydelse på dit barns skole Du kan få indflydelse på dit barns skole SKOLEBESTYRELSESVALG 2014 1 2 Indhold Dansk 4 Engelsk 7 Tyrkisk 11 Somali 15 Polsk 19 Arabisk 26 Urdu 28 3 Forældre gør en forskel Skolebestyrelserne i København

Læs mere

Aalborg Øst. Iskaashi iyo wadanoolaansho. Ann-Dorte Christensen Sune Qvotrup Jensen

Aalborg Øst. Iskaashi iyo wadanoolaansho. Ann-Dorte Christensen Sune Qvotrup Jensen Aalborg Øst Iskaashi iyo wadanoolaansho Ann-Dorte Christensen Sune Qvotrup Jensen Si kastaba ha ahaatee waxaa jira farqi u dhexeeya Aalborg Øst iyo Aalborg Øst ( ) Nabad gelyo aad u wanaagsan ayaa ka jirta

Læs mere

KU CUSUB WADDANKA. Talooyin wanaagsan oo ku saabsan caafimaadka dhalaanka

KU CUSUB WADDANKA. Talooyin wanaagsan oo ku saabsan caafimaadka dhalaanka 2015 Talooyin wanaagsan oo ku saabsan caafimaadka dhalaanka Talooyin wanaagsan oo ku saabsan caafimaadka dhalaanka Marka qofku uu ku cusub yahay waddan oo uu haysto ilmo yar yar, wuxuu la kulmayaa waxyaabo

Læs mere

KVINFOs mentornetværk. Ku soo darmo

KVINFOs mentornetværk. Ku soo darmo KVINFOs mentornetværk Ku soo darmo Maxaad kaaliye mentor u noqotay? "Markii aan sharikadayda billaabay waxaan ogaaday in wax waliba ay isku-xidhka ku xidhan yihiin, si uu qofku isugu fillaado. Hawlahayga

Læs mere

Diyaarinta cuntada qaadada ee ugu horaysa. Den første skemad. Somalisk. Kamuunka Egedal

Diyaarinta cuntada qaadada ee ugu horaysa. Den første skemad. Somalisk. Kamuunka Egedal Diyaarinta cuntada qaadada ee ugu horaysa Den første skemad Somalisk Kamuunka Egedal Diyaarinta cuntada qaadada ee ugu horaysa Marka loo diyaarinayo ilmaha midhaha iyo khudrada karsan waxaa haboon: In

Læs mere

Invitation. Din mening er vigtig for os. Kære beboer i Gellerupparken og Toveshøj

Invitation. Din mening er vigtig for os. Kære beboer i Gellerupparken og Toveshøj Invitation Din mening er vigtig for os Kære beboer i Gellerupparken og Toveshøj Brabrand Boligforening laver mange sociale indsatser i Gellerup og Toveshøj. Du kender måske Foreningernes Hus, beboerbladet

Læs mere

Qofka adigoo kale ah oo denbi-fal loo geystay

Qofka adigoo kale ah oo denbi-fal loo geystay Qofka adigoo kale ah oo denbi-fal loo geystay 1 QOFKA ADIGOO KALE AH OO DENBI-FAL LOO GEYSTAY Hey adda Ammuuraha Dhibbaneyaasha [Brottsoffermyndigheten], 2015 Masawir-gacmeed: Maria Wall Soo-saare: Plakat

Læs mere

buug-yare warbixineed ku saabsan hab magangelyeedka deenishka da yarta aan la wehelin ee magangelyo doonka ah

buug-yare warbixineed ku saabsan hab magangelyeedka deenishka da yarta aan la wehelin ee magangelyo doonka ah jidkaaga [ magac:................................... ] buug-yare warbixineed ku saabsan hab magangelyeedka deenishka da yarta aan la wehelin ee magangelyo doonka ah DANISH REFUGEE COUNCIL GIVE REFUGEES

Læs mere

S f i n x F i l m / T V G o d a g D a n m a r k S u n d h e d og S y g d o m D i a l o g l i s t e

S f i n x F i l m / T V G o d a g D a n m a r k S u n d h e d og S y g d o m D i a l o g l i s t e Liiska wadahadalka Caafimaad iyo Cudur Hordhac Cinwaan:Caafimaad iyo Cudur (2.02) Eremitageløbet i Dyrehaven Liv omkring søerne Gadeliv Dhakhtarka Hadal (2.10) Maanta waxaan diiradda saarayaa caafimaadka.

Læs mere

XAQIIQOOYIN IYO TALOOYIN KU SAABSAN. cabidda iyo joojinta sigaarka

XAQIIQOOYIN IYO TALOOYIN KU SAABSAN. cabidda iyo joojinta sigaarka S O A M A L I S O M A L I S K XAQIIQOOYIN IYO TALOOYIN KU SAABSAN cabidda iyo joojinta sigaarka Q I I Q K H ATA R A H Marka aad hal mar jiiddo sigaarkaaga ama beebkaaga, waxaad isla markaas qiiqa la nuugaysaa

Læs mere

Warbixin loogu talagalay waalidka

Warbixin loogu talagalay waalidka Warbixin loogu talagalay waalidka oo khusaysa waxbarashooyinka xirfadda Dhenmark mustaqbal wanaagsan Waxbarashada xirfaddu waa doorasho fiican Dhammaan waalidku waxay jacal yihiin, in ubadkoodu shaqo fiican

Læs mere

Du kan få indflydelse på dit barns skole 1

Du kan få indflydelse på dit barns skole 1 Du kan få indflydelse på dit barns skole 1 INDHOLD Dansk side 3 Engelsk side 7 Tyrkisk side 11 Somali side 15 Urdu side 23 Arabisk side 27 3 FORÆLDRE GØR EN FORSKEL Skolebestyrelserne har stor indflydelse.

Læs mere

Aarhus-aftalen. Skolernes tillids- og arbejdsmiljørepræsentanter samt forældre og forvaltning tog hul på dialog

Aarhus-aftalen. Skolernes tillids- og arbejdsmiljørepræsentanter samt forældre og forvaltning tog hul på dialog nr. 18 oktober 2013 BU nyt Skoleudveksling: Fremmede lærere i klassen Vidensbrønd: Giver læring og leg edoc på vej: Til skoler, dagtilbud og FU-området profilen: Der skal være både dynamit og dynamik side

Læs mere

DET ER DIT VALG. en guide til demokratisk deltagelse i Danmark RÅDET FOR ETNISKE MINORITETER

DET ER DIT VALG. en guide til demokratisk deltagelse i Danmark RÅDET FOR ETNISKE MINORITETER DET ER DIT VALG en guide til demokratisk deltagelse i Danmark RÅDET FOR ETNISKE MINORITETER 1 2 3 4 5 6 6 7 8 9 9 10 10 11 12 12 13 14-23 24 INDHOLD Det er dit valg Hvem kan stemme? Kommunal - og regionalvalg

Læs mere

CAADAYSIYO CAAFIMAADQABA

CAADAYSIYO CAAFIMAADQABA Somali CAADAYSIYO CAAFIMAADQABA Uurka ka hor, xilliga uurka iyo uurka ka dib Diyaar ma u tahay uur caafimaadqaba? Dhe eraad ka akhri Š UURKA KA HOR Uur caafimad qaba waxad ku diyarin kartaa in aad cunto

Læs mere

Fra boligområde til bydel

Fra boligområde til bydel Fra boligområde til bydel Helhedsplan for Gellerupparken og Toveshøj Århus Kommune Brabrand Boligforening Fra boligområde til bydel Helhedsplan for Gellerupparken og Toveshøj Århus Kommune og Brabrand

Læs mere

H.C. ANDERSEN. Sheekaxariir 2005 SOMALI

H.C. ANDERSEN. Sheekaxariir 2005 SOMALI H.C. ANDERSEN Sheekaxariir 2005 SOMALI H.C. ANDERSEN Sheekaxariir 2005 RUGKUTUBEEDKA BOQORTOOYADA Buugga Sheekaxariir ee H.C. Andersen oo loogu talagalay qoysaska soo doolay waxaa soo saaray Rugkutubeedka

Læs mere

Nu går vi i gang med vejene

Nu går vi i gang med vejene Nu går vi i gang md vn Hadda ayaannu bilaabaynaa idadka Road work st to bgin Nu går vi i gang md vn Til ma går vi i gang md at lav ny v i Gllrupparkn. Vi startr på sv i dn nordlig dl. Vproktt vil var d

Læs mere

Husorden. Husorden for Mjølnerparken يجب غلق اكياس النفايات جيدا قبل رميها بالمكان المخصص لها عدم رمي بقايا الطعام من النوافذ النها تجذب الفئران.

Husorden. Husorden for Mjølnerparken يجب غلق اكياس النفايات جيدا قبل رميها بالمكان المخصص لها عدم رمي بقايا الطعام من النوافذ النها تجذب الفئران. Husorden Mjølnerparken, januar 2014 Husorden for Mjølnerparken SHARCIYADA GURYAHAY EE MJØLNERPARKEN قواعد و قوانين المنزل في ميولنباركن Denne husorden angiver retningslinjer for, hvordan vi som beboere

Læs mere

En guide til demokratisk deltagelse i Danmark!

En guide til demokratisk deltagelse i Danmark! "!!! R Å D E T F O R E T N I S K E M I N O R I T E T E R " DET ER ALLES VALG En guide til demokratisk deltagelse i Danmark!! The election is for everyone Waa doorashadii dadka oo idil Bu herkesin seçimidir

Læs mere

Februar TEKST TIL BILLEDE

Februar TEKST TIL BILLEDE Beboerblad for Ellekonebakken, Guldstjernevej og Firkløvervej Februar 2015 TEKST TIL BILLEDE Morgensol over Ellekonebakken Side 2 HER PÅ BAKKEN februar 2015 Leder Så kom vi ind i 2015 og håber alle fik

Læs mere

Fællesskab i Vangkvarteret

Fællesskab i Vangkvarteret Infobrev til alle beboerne i Vangkvarteret August 2016 If you need help to translate this newsletter, please contact the social team in fælleshuset. Almış olduğunuz Info mektubunu tercüme edilmesini istiyorsanız,

Læs mere

24 cm = dm 131 cm = dm. 42 cm = dm 87 cm = dm. 178 cm = dm 147 cm = dm. 137 cm = dm 191 cm = dm. 159 cm = dm 100 cm = dm. 60 cm = dm 63 cm = dm

24 cm = dm 131 cm = dm. 42 cm = dm 87 cm = dm. 178 cm = dm 147 cm = dm. 137 cm = dm 191 cm = dm. 159 cm = dm 100 cm = dm. 60 cm = dm 63 cm = dm Navn: Klasse: 24 cm = dm 131 cm = dm 42 cm = dm 87 cm = dm 178 cm = dm 147 cm = dm 137 cm = dm 191 cm = dm 159 cm = dm 100 cm = dm 60 cm = dm 63 cm = dm 46 cm = dm 62 cm = dm 72 cm = dm 199 cm = dm 172

Læs mere

SPROG OG LÆSNING ET FÆLLES ANSVAR INFORMATION TIL FORÆLDRE - INDSKOLINGEN

SPROG OG LÆSNING ET FÆLLES ANSVAR INFORMATION TIL FORÆLDRE - INDSKOLINGEN SPROG OG LÆSNING ET FÆLLES ANSVAR INFORMATION TIL FORÆLDRE - INDSKOLINGEN SPROG- OG LÆSEUDVIKLING GÅR HÅND I HÅND SPROG OG LÆSNING - ET FÆLLES ANSVAR 3 Ved du, at et godt talesprog er fundamentet for,

Læs mere

SPROGLIG UDVIKLING - ET FÆLLES ANSVAR

SPROGLIG UDVIKLING - ET FÆLLES ANSVAR SPROGLIG UDVIKLING - ET FÆLLES ANSVAR INFORMATION TIL FORÆLDRE MED BØRN MELLEM 0 OG 3 ÅR Århus Kommune Børn og Unge BARNETS TIDLIGE SPROG UDVIKLER SIG ANSIGT TIL ANSIGT SPROGLIG UDVIKLING - ET FÆLLES ANSVAR

Læs mere

Fællesskab i Vangkvarteret

Fællesskab i Vangkvarteret Infobrev til alle beboerne i Vangkvarteret December 2016 If you need help to translate this newsletter, please contact the social team in fælleshuset. Almış olduğunuz Info mektubunu tercüme edilmesini

Læs mere

Beboerblad for. Ellekonebakken, Guldstjernevej og Firkløvervej April FORÅRET ER PÅ VEJ

Beboerblad for. Ellekonebakken, Guldstjernevej og Firkløvervej April FORÅRET ER PÅ VEJ Beboerblad for Ellekonebakken, Guldstjernevej og Firkløvervej April 2015 FORÅRET ER PÅ VEJ Side 2 HER PÅ BAKKEN februar 2015 Vedrørende jobannoncer i bladet: Vi har modtaget indlæg til bladet om privat

Læs mere

Fagligt skole-hjemsamarbejde på flere sprog. Inspiration til lærere og flersprogede familier

Fagligt skole-hjemsamarbejde på flere sprog. Inspiration til lærere og flersprogede familier Fagligt skole-hjemsamarbejde på flere sprog Inspiration til lærere og flersprogede familier INDHOLDSFORTEGNELSE INTRODUKTION HVORFOR DENNE VEJLEDNING... 2 1. SKOLE-HJEMSAMARBEJDE PÅ FLERE SPROG... 4 SAMARBEJDE

Læs mere

DEMOKRATISPEJDERNE FV15. Om at gøre demokrati ultranærværende for borgere i områder med lav valgdeltagelse.

DEMOKRATISPEJDERNE FV15. Om at gøre demokrati ultranærværende for borgere i områder med lav valgdeltagelse. DEMOKRATISPEJDERNE FV15 Om at gøre demokrati ultranærværende for borgere i områder med lav valgdeltagelse Evalueringsrapport 3 juli 2015 Københavns Kommune, Kultur- og Fritidsforvaltningen INDHOLD Forord

Læs mere

Beboerblad for. Ellekonebakken, Guldstjernevej og Firkløvervej Juni. Der hygges, inden pigerne skal spille fodbold. Alle ønskes en god sommer

Beboerblad for. Ellekonebakken, Guldstjernevej og Firkløvervej Juni. Der hygges, inden pigerne skal spille fodbold. Alle ønskes en god sommer Beboerblad for Ellekonebakken, Guldstjernevej og Firkløvervej Juni 2015 Der hygges, inden pigerne skal spille fodbold. Alle ønskes en god sommer Side 2 HER PÅ BAKKEN juni 2015 HER PÅ BAKKEN udgives af

Læs mere

3B s beboerblad. Hyggekroge i Danalund 12-13. Sundt venskab i Herlev. Foderværter i Egedalsvænge

3B s beboerblad. Hyggekroge i Danalund 12-13. Sundt venskab i Herlev. Foderværter i Egedalsvænge 3B s beboerblad 3B s beboerblad - til alle, der bor i Boligforeningen 3B - nr. 3 - juli 2009 3B s beboerblad til alle, der bor i Boligforeningen 3B nr. 8 november 2011 Hyggekroge i Danalund 12-13 Sundt

Læs mere

SPROGVURDERING OG SPROGSCREENING AF 3-ÅRIGE BØRN

SPROGVURDERING OG SPROGSCREENING AF 3-ÅRIGE BØRN SPROGVURDERING OG SPROGSCREENING AF 3-ÅRIGE BØRN Århus Kommune Børn og Unge LINKS Denne pjece er oversat til somali, arabisk, tyrkisk, vietnamesisk, kurdisk, dari og pashto. Oversættelserne findes på følgende

Læs mere

یہ آپ کا الیکشن ہے udru:

یہ آپ کا الیکشن ہے udru: RÅDET FOR ETNISKE MINORITETER En guide til demokratisk deltagelse i Danmark. Bosnian: Izbor je vaš. Danish: Det er dit valg. ای ن ان تخاب شما ا ست. Farsi: English: It is your election. Somali: Waa doorashadaadii.

Læs mere

یہ آپ کا الیکشن ہے udru:

یہ آپ کا الیکشن ہے udru: RÅDET FOR ETNE MNORTETER En guide til demokratisk deltagelse i Danmark. Bosnian: zbor je vaš. Danish: Det er dit valg. ای ن ان تخاب شما ا ست. Farsi: English: t is your election. omali: Waa doorashadaadii.

Læs mere

Fællesskab i Vangkvarteret

Fællesskab i Vangkvarteret Infobrev til alle beboerne i Vangkvarteret Nr. 9 31. august 2015 Kom talstærkt! Vi indkalder beboerne i Vangkvarteret til formøde i forbindelse med mødet den 12. september angående multibanen (se invitation

Læs mere

ENHEDSLISTEN AALBORG VÆLG FÆLLESSKAB. Kista Bianco Kjær

ENHEDSLISTEN AALBORG VÆLG FÆLLESSKAB. Kista Bianco Kjær ENHEDSLISTEN AALBORG VÆLG FÆLLESSKAB Kista Bianco Kjær VÆLG FÆLLESSKAB Enhedslisten vil sikre alle borgere lige muligheder for have et godt og udviklende liv. Beslutningerne i kommunen skal træffes af

Læs mere

Dedikeret til Gentofte og Jægersborg Kirkers Børne- og Pigekor. Phillip Faber. Halfdan-suite. For børnekor (2 lige stemmer) med klaverakkompagnement

Dedikeret til Gentofte og Jægersborg Kirkers Børne- og Pigekor. Phillip Faber. Halfdan-suite. For børnekor (2 lige stemmer) med klaverakkompagnement edikeret til entofte Jægersborg Kirkers Børne Pigekor Philli aber Halfdansuite or børnekor (2 lige stemmer) med klaverakkoagnement til tekster af Halfdan Rasmussen Teksten er benyttet med tilladelse af

Læs mere

B # n # # # #

B # n # # # # 1 3Somm i Tyrol Teor 1 Teor aritoe q 0 3 0 3 Л 0 som - m - sol ved "De hvi - de hest" ag al - e - ro - s-es som - m - sol ved "De hvi - de hest" ag al - e - ro - s-es ass som - m - sol ved "De hvi - de

Læs mere

Hvad er drivhuseffekt? Global opvarmning: Status for vores viden. Rekonstruerede temperaturer. Drivhuseffekten. WG1 AR4 hovedbudskaber

Hvad er drivhuseffekt? Global opvarmning: Status for vores viden. Rekonstruerede temperaturer. Drivhuseffekten. WG1 AR4 hovedbudskaber Global opvarmig: Saus for vors vid WG1 AR4 hovdbudskabr D global opvarmig r u ydlig; 13 af d 14 varms år sid isrummåligr bgyd mid i 1800-all, r forkomm id for d ss 14 år. Ol Bøssig Chriss Damarks Klimacr

Læs mere

Får du D-vitamin nok? For dig der har mørk hud eller går tildækket

Får du D-vitamin nok? For dig der har mørk hud eller går tildækket ن Fødevarestyrelsen Får du D-vitamin nok? For dig der har mørk hud eller går tildækket Are you getting enough vitamin D? ک ا آپکو ن کا وڻامن ڈی مل ر ا Da li dobivate dovoljno vitamina D? eterince D vitamini

Læs mere

Gribskov kommune Tisvilde By, Tibirke

Gribskov kommune Tisvilde By, Tibirke Birkevænget 1 10 cx 2036 2 Birkevænget 2 10 cp 2836 2 Birkevænget 3 10 cz 2010 2 Birkevænget 5 10 cy 2085 2 Birkevænget 6 10 cr 2953 4 Samlet 10 cs 2940 ejendom Birkevænget 7 10 cn 2045 2 Birkevænget 9

Læs mere

#$%$!&$#$!$ # ) * ##! % " ## ##%$ $!(!$*-!!.%!

#$%$!&$#$!$ # ) * ##! %  ## ##%$ $!(!$*-!!.%! !" #$%$!&$#$!$ # #%'!(" ) * ##! % " ## ##%$ $!( +,$*(#,"%$!$*-!!.%!.&.% /0 1 233+++0 0 0 0 0 0 0 0 0 0 0 0 0 0 0 0 0 0 0 0 333$*,*#40 0 0 0 0 30 0 0 0 0 3330 0 0 0 0 0 0 0 0 33 33 3$"# $0 0 0 0 0 0 0 0

Læs mere

Facebook.com/TTDM2015. VELKOMMEN Entré: 75 kr. Egne mad- og drikkevarer må ikke medbringes. Lørdag d. 5/9 kl. 11.00 DMDyrskuepladsen i Thisted

Facebook.com/TTDM2015. VELKOMMEN Entré: 75 kr. Egne mad- og drikkevarer må ikke medbringes. Lørdag d. 5/9 kl. 11.00 DMDyrskuepladsen i Thisted Facbc/TTD215 VKON é: 75 a- ia å i bi øa 5/9 l 11 DDypla i Thi TRAKTORTRÆK 215 U b U b l l i Bl U b Bli Bli l U bu b U b l i Bl l l bu i Bli Bl l U b U b l il Bl Bli U U b U b l U b b l i Bl l l i i Bl

Læs mere

Plan for skriftlige prøver maj-juni 2015

Plan for skriftlige prøver maj-juni 2015 Plan for skriftlige prøver maj-juni 2015 Mød 10 min. før prøven begynder, pc-brugere dog ca. 30 min. før. Pladsoversigter og læs pc-instruks og generel instruks følger! Version 180515 Dato Hold og elevtal

Læs mere

Kompendie Komplekse tal

Kompendie Komplekse tal Kompedie Komplekse tal Prebe Holm 08-06-003 "!#!%$'&($)+*-,. cos(s + t) )0/ si(s + t) Trigoometri er måske ikke så relevat, år ma såda umiddelbart sakker om komplekse tal. Me faktisk avedes de trigoometriske

Læs mere

PARTI LISTE. NKK rep. sign: Dommer sign: Prøvens ref.nr Dato Parti nr: Kvalifisering Semi finale Finale 51-13021 31/08-2013 001. Vefsn Jff.

PARTI LISTE. NKK rep. sign: Dommer sign: Prøvens ref.nr Dato Parti nr: Kvalifisering Semi finale Finale 51-13021 31/08-2013 001. Vefsn Jff. 51-021 31/08-20 001 Nr Kl. Rase Hundens navn/regnr Eier/fører Premie CK / ÆP 1 UK1 ES Giddes Il Tempo Gigante / SE29000/20 Jønsson, Margrethe / Jønsson, Margrethe 2 UK1 ES Bomstein Plis / NO459/ Myrvang,

Læs mere

TAL OM - '" EKSEMPEL EKSEMPEL. a c. - x =.2 -f.)(

TAL OM - ' EKSEMPEL EKSEMPEL. a c. - x =.2 -f.)( Al gebra og ligning er 7..0-1 Ligninger '? k 'Z "-0'1 Zo '8 x.:: 3-4)("'~g 3~X"'3,.il ''

Læs mere

Startliste Løb 1-4 Stævne navn: Syddanmarks Talentmesterskab Stævne by: Haderslev Arrangør: Haderslev Svømmeklub & Region Syd Løb 1, 400m Medley

Startliste Løb 1-4 Stævne navn: Syddanmarks Talentmesterskab Stævne by: Haderslev Arrangør: Haderslev Svømmeklub & Region Syd Løb 1, 400m Medley Startliste Løb 1-4 Stævne navn: Syddanmarks Talentmesterskab Stævne by: Haderslev Arrangør: Haderslev Svømmeklub & Region Syd Løb 1, 400m Medley Herrer 1 8 Larsen Simon Vingolf 1998 ESBJERG 9807AA 25 m

Læs mere

FLEMMING CHR. HANSEN. Hymner SAMPLE. for orgel. Copyright 2010 FORLAGET MIXTUR FMX

FLEMMING CHR. HANSEN. Hymner SAMPLE. for orgel. Copyright 2010 FORLAGET MIXTUR FMX FLEMMING CHR. HANSEN Hymer for orgel Copyright 2010 FORLAGET MIXTR FMX 01003 Forord "Værket 'Hymer' er kompoeret i sommere 1993 til de sidste idvielseskocert på det degag yopstillede Ramusorgel i Klosterkirke

Læs mere

Arm- og frontjustering for markisen

Arm- og frontjustering for markisen Arm- og frontjustering for markisen 1. Kør markisen ud som billede 1. Se om armene rammer dugen eller om fronten af markisen er i vater. 2. Hvis armene rammer dugen eller fronten ikke er i vater kræver

Læs mere

mal og gæt padder og krybdyr - fra skoven

mal og gæt padder og krybdyr - fra skoven t o te wwwtupotedk m og gæt pdde og kybdy - f skove Amideigt fibe Bjegsmde Bjegsmde Butsudet fø Hugom Lie vdsmde Lie vdsmde Løvfø Skubtudse Sog Spidssudet fø Spigfø Stovdsmde Stovdsmde Ståom Må ku kopiees

Læs mere

Samlet partsfortegnelse for Karsemosen Landvindingslag Opstillet i adresseorden

Samlet partsfortegnelse for Karsemosen Landvindingslag Opstillet i adresseorden Samlet partsfortegnelse for Karsemosen Landvindingslag Opstillet i adresseorden Udarbejdet 21. august 2013. Revideret 31. jan. 2018. Revideret 8. februar. Revideret 31. januar 2018 af Stine Holm, Halsnæs

Læs mere

Sange til min Mor. Teksthæfte. Indhold

Sange til min Mor. Teksthæfte. Indhold Sange til min Mor Teksthæfte Indhold 1. Lys nu min engel 2. 3. Skyld 4. Dine øjne 5. Det går over 6. Tarvelig tango 7. Giv mig et råd 8. Angst SANGE TIL MIN MOR - FRANS BAK 1 1 - Lys nu min engel Du havde

Læs mere

Måling - Fase 1 Omskrivning mellem måleenheder

Måling - Fase 1 Omskrivning mellem måleenheder Navn: Klasse: Måling - Fase Omskrivning mellem måleenheder Vurdering fra til 5 (hvor 5 er højst) Læringsmål Selv Lærer Beviser og forslag til forbedring. Jeg kan anvende f.eks. Excel og formelsamlingen

Læs mere

Matematil projekt Bærbar

Matematil projekt Bærbar Maemaik Kursusopgave Bærbar -6-26 Maemail projek Bærbar Opgave A. For a finde ligningen for planen så skal jeg bruge e punk på planen, og normalvekoren for planen. Punke på planen, kan jeg finde fordi

Læs mere

fhair 52.0"; ( ^ ^ as Z < ^ -» H S M 3

fhair 52.0; ( ^ ^ as Z < ^ -» H S M 3 fair 52.0"; (515 974 ^ ^ as ^ -» S M 3 > D Z (D Z Q LU LU > LU W CC LO CO > CD LJJ > LJJ O LL .. O ^ CO ^ ^ ui,"" 2.2 C d. ii "^ S Q ~ 2 & 2 ^ S i; 2 C O T3 Q _, - - ^ Z W O 1- ' O CM OOCMOOO'-'O'^'N

Læs mere

S y. M a r i b o. d K ø g e. ø s t l o l l a. N æ s t v e. H o l b e r g. H o l b æ k. å b. å b n e

S y. M a r i b o. d K ø g e. ø s t l o l l a. N æ s t v e. H o l b e r g. H o l b æ k. å b. å b n e v/tu F Ku k G v v D u X c M F x E m k v K S y M S K M P O h A k T v K M F x P G K k S. Jc M 8 10 6½ 9½ 6 10½ 12½ 16 6½ 5½ 7 10½4½ 113 1 Sy zm kkv 9½ 8½ 10 10 13 5 7 8 6½ 77½ 2 Rmu yk. Sj. 6½ 6½ 12½ 13

Læs mere

-------------------------------------------------------------------------------- PÅTEGNING

-------------------------------------------------------------------------------- PÅTEGNING ================================================================================ PÅTEGNING ================================================================================ DOKUMENT SOM PÅTEGNES: Dokument

Læs mere

Metafortællinger som kvalitetsvurdering af pædagogiske miljøer

Metafortællinger som kvalitetsvurdering af pædagogiske miljøer Metafortællinger som kvalitetsvurdering af pædagogiske miljøer Resultater fra læringslaboratoriet i Odense Vibeke Schrøder "#$%&$%'$()*%+,-$%'.012#2 Indholdsfortegnelse " #$%$%& ' ()&*+&)(),? @4=*(4'*("$'+5*(8A-*7,#74%7+0,%)'""%)-,+"*%

Læs mere

17 B 17 A 19 B 1 9 C A. Antal boliger: 37 Bolig størrelse: m2. 12 J 7000aa 31 J F 3 31 N 31 M. Tiltag:

17 B 17 A 19 B 1 9 C A. Antal boliger: 37 Bolig størrelse: m2. 12 J 7000aa 31 J F 3 31 N 31 M. Tiltag: 000p bb cg u F C D L z C ay ac bt 0af ae bi Nav: Tøreha resse: Søgae tal bolig: olig størrelse: - m 0ao s 0am bq 0p Nav: øgeha resse: Tøre -J tal bolig: 0 olig størrelse: m bl bx H y G br 000ak 0l bk bv

Læs mere

FORD B-MAX BMAX_V3_2013.75_Cvr_Main.indd 1-3 17/05/2013 12:58

FORD B-MAX BMAX_V3_2013.75_Cvr_Main.indd 1-3 17/05/2013 12:58 FORD B-MAX 1 2 3 4 5 6 7 8 9 10 11 12 13 14 12,999,976 km 9,136,765 km 1,276,765 km 499,892 km 245,066 km 112,907 km 36,765 km 24,159 km 7899 km 2408 km 76 km 15 17 19 20 4 14 1 13 1 3 15 6 8 12 7 5

Læs mere

Konsignationslager & ordreproces

Konsignationslager & ordreproces Microsoft Dynamics AX Fall Konsignationslager & ordreproces 16. 1 Generelle fordele ved at bruge AX Kongsignationslager: - Lagerprocessen er ens for lagermedarbejdere - Kontrol og opfølgning er ensrettet

Læs mere

A15001U SR A15 2,6 0,7 0,0 S ,8 A16001U SR A16 2,1 1,7 0,0 S ,6

A15001U SR A15 2,6 0,7 0,0 S ,8 A16001U SR A16 2,1 1,7 0,0 S ,6 Udløb Type Bassin Deloplande A A(red) A(fra) Qa Qt+i Opland Overløb Vandm. BOD Total N Total P A10001U SR A6A, A11, A10 47,5 12,2 0,0 S2 67.151 672 134 33,6 A1001U SR A1, A8, A1C 47,2 8,0 0,0 SOP1 44.255

Læs mere

GIV EN GED Julegavekatalog blev en kæmpe succes Side 2-3. N U M M E r 0 2 f e b r u a r 2 0 0 7

GIV EN GED Julegavekatalog blev en kæmpe succes Side 2-3. N U M M E r 0 2 f e b r u a r 2 0 0 7 GIV EN GED Ju b æ ucc S 2-3 N U M M E 0 2 f b u 2 0 0 7 : UE S 2007 yu U L L A T Ø R N Æ S ( V ) A Af Af hj f 63 c f h-. D 25. U h/ uø f uhb Af, å u å u Af u, f h f u, bjy å j f. D fæ, Af hå. D uy å u,

Læs mere

DET MÅ KUNNE GØRES BEDRE DESIGN EKSAMEN C

DET MÅ KUNNE GØRES BEDRE DESIGN EKSAMEN C DET MÅ KUNNE GØRES BEDRE DESIGN EKSAMEN C FORSIDE 1 IDÉ 1 EMBALLAGE TIL TYGGEGUMMI PROBLEM IDÉ 2 EMBALLAGE TIL PISTACHENØDDER Brugt tyggegummi sviner i gadebiledet og skader naturen, fordi folk bare spytter

Læs mere

j 0 1 -x dx = -log( 1-b) - k~1 -k-.

j 0 1 -x dx = -log( 1-b) - k~1 -k-. KBENHAVNS UNIVERSI'I'E'I' Naturvideskabelig embedseksame sommere 1975. MA'I'EMATIK 1 2 Skriftlig p~ve. Alle hjrelpemidlcr ka medbl~iges. Opgve r. 1 1 Lad b E [,1 [. Vis, st for =,1,2, grelder (b x+1 ~1

Læs mere

Sproglig praksis i og omkring modersmålsundervisning

Sproglig praksis i og omkring modersmålsundervisning Bring ideas to life VIA University College Sproglig praksis i og omkring modersmålsundervisning En lingvistisk etnografisk undersøgelse Line Møller Daugaard VIA University College Sprog på kryds og tværs

Læs mere

denmusikalskelegeplads.dk Sange fra børnehaven Duettens legeplads September 2014

denmusikalskelegeplads.dk Sange fra børnehaven Duettens legeplads September 2014 denmusikalskelegeplads.dk Sange fra børnehaven uettens legeplads Swing q=130 Omkvæd # # et var den hvi en hvide hest fra "uettens" legeplads de hest min bed œ j œ œ œ œ œ œ j œ œ œ œ j œ œ ste ven det

Læs mere

ORDLISTE. Herunder ses ordlisten oversat til: Engelsk Arabisk Somali Tigrinya. Behaviour the way one acts or reacts, actions

ORDLISTE. Herunder ses ordlisten oversat til: Engelsk Arabisk Somali Tigrinya. Behaviour the way one acts or reacts, actions ORDLISTE Beskrivelserne af ordenes betydning i denne liste er målrettet brug i MindSpring-forløb. Således findes også andre definitioner og betydninger af ordene, som er fravalgt i beskrivelserne i denne

Læs mere

Aflæses på regnearket: Hvis Isabella køber en is med 2 kugler bliver der trukket 18,00 kr. på rabatkortet.

Aflæses på regnearket: Hvis Isabella køber en is med 2 kugler bliver der trukket 18,00 kr. på rabatkortet. Løsningsforslag udarbejdet i Mathcad - regnearkene er downloadet på www.matsup.dk og arbejdet videre med i excel. Efter endt arbejde er de copy-pastet over i Mathcad. Vaflen i 3.8 er lavet i GeoGebra og

Læs mere

PE m³/år % m³/år PE m³/år

PE m³/år % m³/år PE m³/år Kloakerede områder til renseanlæg : Flovlev Flovlev FL_1N Flovlev 0,3 0,27 Spv 4 197 0 0 100 197 4 394 FL1 Flovlev 0,2 0,36 Spv 4 197 0 0 100 197 4 394 FL1A Flovlev 0,2 0,22 Spv 0 0 2 66 100 66 2 131 FL1B

Læs mere

Rundt om bordet Tegning

Rundt om bordet Tegning Rundt om bordet - Forfra Fra siden Fra oven Forfra Fra siden Fra oven 58 Quiz runden - A4 A Spørgsmål : Begrund. - Spørgsmål : Hvor høj er flagstangen? - Målepinden er m. 50 m 0 m Spørgsmål : Er alle kvadrater

Læs mere

MSLT: Undersøgelse af søvnlatens

MSLT: Undersøgelse af søvnlatens MSLT: Udesøgelse af laes Du skal have foeage e Mulipel Søv Laes Tes - MSLT. Søvlaes e de id, de gå, fa du ha lag hovede på pude fo a, il du. SÅDAN FOREGÅR UNDERSØGELSEN Udesøgelse age e hel dag. Med 2

Læs mere

Politimesteren i K<*ge, Haslev m.v.,

Politimesteren i K<*ge, Haslev m.v., 22.Oktober 47. ph/ es. Vedr. den tyske Begravelsesplads i Haslev. Hoslagt fremsender jeg et Porslag til Regulering, Indhegning og Beplantning af den tyske Begravelsesplads, saaledes som foreslaaet ved

Læs mere