Diyaarinta cuntada qaadada ee ugu horaysa. Den første skemad. Somalisk. Kamuunka Egedal

Relaterede dokumenter
casharada lasoo siiyo

Symptomer på kræft Kræftens Bekæmpelse. Astaamaha Kansarka. Somali

KANSARKA MINDHICIRKA MALAWADKA

Alle fotos er modelfotos.

UBAD CAAFIMAAD QABA oo dal shisheeye deggen. Somalisk

NIDAAMKA CAAFIMAADKA EE DHEENISHKA Det danske sundhedsvæsen

KANSARKA QANJIDHKA KAADI MAREENKA RAGA

S f i n x F i l m / T V G o d a g D a n m a r k K u n f o r K v i n d e r D i a l o g l i s t e

U Isticmaalka Dawada Sida Saxda AH. Nin dhallinyaro ah 02:33 Waxan u socdaa dhakhtarka si laygaga talaalo cudurka beerka.

KU CUSUB WADDANKA. Talooyin wanaagsan oo ku saabsan caafimaadka dhalaanka

LUUQADDA IYO WAX -AQRINTA WAA MASUULIYAD NAGA WADA DHEXAYSA WARGELIN KU JEEDA WAALIDIINTA ISKOOL BILAABIDA

UNDERSØGELSER AF DET UFØDTE BARN SOMALISK. Baadhitaanada cunugga aan dhalan

Alle fotos er modelfotos.

Sundhed og Sygdom Dialogliste Somalisk

AFKU WAA HADYAD CARBINTA AFKA EE GURIGA

Qoyska, jinsiga iyo xuquuqaha ka jira Denmark

Warbixinta Bukaanka DAAWEYNTA KANSARKA. Patientinformation MEDICINSK KRÆFTBEHANDLING. Dansk/Somali

Horumarinta Luqadda - Waa masuuliyad la wadaago. Wargelin ku wajahan waaliddinta leh carruurta da doodu u dhaxaysa 0 iyo 3 sano

FORÆLDRETILFREDSHED 2011 Svarprocent: 46,7%

fordi du kan fordi der er brug for dig fordi du får en bedre fremtid Dit barns uddannelse er afgørende for dit barns fremtid.

DUGSIGA JORDAL. Warbixin loogu talogalay waalidiinta

Nidaamka daryeelka caafimaadka ee Deenishka. Det danske sundhedsvæsen

iyo I dhageyao Aniga!

CAADAYSIYO CAAFIMAADQABA

UNDERSØGELSER AF DET UFØDTE BARN SOMALISK. Baadhitaanada cunugga aan dhalan

S f i n x F i l m / T V G o d a g D a n m a r k S u n d h e d og S y g d o m D i a l o g l i s t e

Waxbarasho -Mustaqbalka caruurtaada

Talo-bixinta bilaashka ah ee hay adda Dansk Flygtningehjælp SOMALI

Du kan få indflydelse på dit barns skole

XAQIIQOOYIN IYO TALOOYIN KU SAABSAN. cabidda iyo joojinta sigaarka

Aalborg Øst. Iskaashi iyo wadanoolaansho. Ann-Dorte Christensen Sune Qvotrup Jensen

Dhalinyarada soo socota. Warbixin ku saabsan waxbarashada oo loogu talagalay dhallinyarada iyo waalidkood

buug-yare warbixineed ku saabsan hab magangelyeedka deenishka da yarta aan la wehelin ee magangelyo doonka ah

Qofka adigoo kale ah oo denbi-fal loo geystay

Aarhus-aftalen. Skolernes tillids- og arbejdsmiljørepræsentanter samt forældre og forvaltning tog hul på dialog

DET ER DIT VALG. en guide til demokratisk deltagelse i Danmark RÅDET FOR ETNISKE MINORITETER

Du kan få indflydelse på dit barns skole 1

Invitation. Din mening er vigtig for os. Kære beboer i Gellerupparken og Toveshøj

KVINFOs mentornetværk. Ku soo darmo

H.C. ANDERSEN. Sheekaxariir 2005 SOMALI

Februar TEKST TIL BILLEDE

SPROG OG LÆSNING ET FÆLLES ANSVAR INFORMATION TIL FORÆLDRE - INDSKOLINGEN

Fra boligområde til bydel

SPROGLIG UDVIKLING - ET FÆLLES ANSVAR

Beboerblad for. Ellekonebakken, Guldstjernevej og Firkløvervej April FORÅRET ER PÅ VEJ

Warbixin loogu talagalay waalidka

En guide til demokratisk deltagelse i Danmark!

SPROGVURDERING OG SPROGSCREENING AF 3-ÅRIGE BØRN

DEMOKRATISPEJDERNE FV15. Om at gøre demokrati ultranærværende for borgere i områder med lav valgdeltagelse.

Nu går vi i gang med vejene

Husorden. Husorden for Mjølnerparken يجب غلق اكياس النفايات جيدا قبل رميها بالمكان المخصص لها عدم رمي بقايا الطعام من النوافذ النها تجذب الفئران.

Beboerblad for. Ellekonebakken, Guldstjernevej og Firkløvervej Juni. Der hygges, inden pigerne skal spille fodbold. Alle ønskes en god sommer

B # n # # # #

Fællesskab i Vangkvarteret

Den første skemad Dansk

Fællesskab i Vangkvarteret

Gribskov kommune Tisvilde By, Tibirke

یہ آپ کا الیکشن ہے udru:

یہ آپ کا الیکشن ہے udru:

DOKUMENT: Dato/løbenummer: TINGLYSNINGSDATO:

FLEMMING CHR. HANSEN. Hymner SAMPLE. for orgel. Copyright 2010 FORLAGET MIXTUR FMX

Vej Nr. Matr.nr. Areal m² Heraf vej Parter Arresødalvej

Udvidelse af forsøgsanlæg ved Carinalund

^huiml', (Zui. åk' Jni. m ^

Dedikeret til Gentofte og Jægersborg Kirkers Børne- og Pigekor. Phillip Faber. Halfdan-suite. For børnekor (2 lige stemmer) med klaverakkompagnement

Fagligt skole-hjemsamarbejde på flere sprog. Inspiration til lærere og flersprogede familier

Korsløkken. din fremtid. Kom til informationsmøder og åbent hus om dit boligområde. Se bagsiden.

Ka-familien: Ka Sportka Ka-serien 20 Specifikationer 28 Ford og miljøet 30 Farver 38 Serviceydelser Vælg dit perspektiv

Samlet partsfortegnelse for Karsemosen Landvindingslag Opstillet i adresseorden

mal og gæt padder og krybdyr - fra skoven

Spil golf i Esbjerg Golfklub

Men Mette er bosat her lige omkring i et nybygget hus med dejlige ting. Og to børnebørn har de glædet os med!

fhair 52.0"; ( ^ ^ as Z < ^ -» H S M 3

Guds Søn har gjort mig fri. f. bœ

ENHEDSLISTEN AALBORG VÆLG FÆLLESSKAB. Kista Bianco Kjær

HF 72O S.METER FORSTERKER

PE m³/år % m³/år PE m³/år

BIBEL SAFARI. Safari MELLEMSPIL D C G D. INTRO Jah! D G Hm A Safari Woho hooo D G Hm A

17 B 17 A 19 B 1 9 C A. Antal boliger: 37 Bolig størrelse: m2. 12 J 7000aa 31 J F 3 31 N 31 M. Tiltag:

STR70021 Starter, 12v, 1.0kW, 9t

Madservice på dit plejecenter

Den grådige flodhest

TOFTEGÅRDSSKOLEN OG DENS ADMINISTRATION 1970

Sproglig praksis i og omkring modersmålsundervisning

Gladsaxe Kommune REVIDERET BILAG 4, KUNDELISTE TIL PROJEKTFORSLAG FOR FJERN- VARMEFORSYNING AF OMRÅDER I BAGSVÆRD

Her er din borgerrådgiver Januar 2016

Undersøgelse af brugertilfredshed hos modtagere af hjemmepleje i Egedal Kommune

AF u,att AF631. 'gtatt AF 632

j 0 1 -x dx = -log( 1-b) - k~1 -k-.

denmusikalskelegeplads.dk Sange fra børnehaven Duettens legeplads September 2014

Konti. lndtægter. Kontingenter. Kontingenter i alt. $vrige indtægter Supportartikler. lndtægter i alt. Udgifter. Drift. SPecifikationer L43.

,~- V, ( A 83 ) LOKALPLAN ET OMRÅDE TIL CENTERFORMÅL NR 51

#$%$!&$#$!$ # ) * ##! % " ## ##%$ $!(!$*-!!.%!

Politimesteren i K<*ge, Haslev m.v.,

Hvem synger? Post 1 19/09/10. "Kom i gang igen arbejd arbejd."

Byggegrund med direkte adgang til naturskønne omgivelser

LÆS MERE PÅ

BYT TIL NYT FORMÅL MATERIALER OPDELING AF ELEVER

Kompendie Komplekse tal

23. DECEMBER JULEUNDERHOLDNING

Transkript:

Diyaarinta cuntada qaadada ee ugu horaysa Den første skemad Somalisk Kamuunka Egedal

Diyaarinta cuntada qaadada ee ugu horaysa Marka loo diyaarinayo ilmaha midhaha iyo khudrada karsan waxaa haboon: In la doorto khudrada cusub In la jarjaro midhaha oo la nadiifiyo In la jarjaro khudrada oo la nadiifiyo Ka dib in laga rido digsi ay ku jaraan biyo baylaya Waa lagu kariyaa biyo yar Waa in digsiga si fiican loo daboolaa Waa in loo kariyaa midhaha iyo khudrada si fudud Waa in lagu daraa sokor yar Waa inaad u isticmaasha cunto samaynta biyaha qasabada, kuwooda qabow Cusbaynta cuntada Sida caadiga aha, cuntada caruurta laguma daro cusbo. Shardi ma aha in ilmaha gooni loogu kariyo khudrada. Ilmaha waa la siin karaa khudrada qoyska loo kariyay, hadii biyaha lagu kariyaya lagu daray cusbo yar. Ku darida dufanka sannadada ugu horeeya Cuntada ilmaha sannadada ugu horeeya waxaa lagu daraa: 1 qaado oo subag ah boorashka guriga lagu sameeyo iyo khudrada la shiiday

Qaadada cuntada ugu horaysa Boorashka caadiga ah ee galayda ½ dl oo burka galayda, qiyaastii 30 g 1½ dl oo biyo qabow ah 1 qaado oo subag ah ½ dl oo caanaha naaska ama kuwa caruurta ee budada ah. 1 qaado oo khudaarad shiidan ah sida tufaax ama beerye 1. Ku rid burka galayda digsi yar, oo ku qas biyo 2. Digsiga yar kari inta aad qasayso, oo waxaad ku karisaa dab gaaban 2-3 daqiiqo Qas ilaa uu ka noqdo boorash. 3. Ka dami dabka, oo ku dar subaga iyo caanaha 4. Ku qas khudrada shiidan. 5. Sii cuntada ilmah, marka ay qabowda, iyadoo diiramaad ah. Waa fikrad aad u wanaagsan in boorashka lagu daro khudrad shiidan, si ay dhdhan u siiso.

Qaadada cuntada ugu horaysa wali way soctoaa Boorashka bariiska ½ dl burka bariiska, qiyaastii 30 g 1½ dl biyo qabow ah 1 qaado oo dufan ah ½ dl caanaha naaska ama kuwa caruurta ee budada ah. Intaa waxaa dheer. 1 qaado beerye shidan iyo 1 qaado moos shiidan 1. Ku rid burka bariiska digsi yar, oo ku qas biyo 2. Digsiga yar kari inta aad qasayso, oo waxaad ku karisaa dab gaaban 2-3 daqiiqo. Qas inta uu ka noqonayo boorash. 3. Ka dami dabka, oo ku dar dufanka iyo caanaha 4. Ku qas khudrada shiidan 5. Sii ilmaha boorashka, marka ay qabowdo, iyadoo diiramaad ah Hadaad rabto inaad samayso boorash adag, waa inaad istimaasho bur badan oo bariis ah. Habkan kor laguugu soo sharxay, oo habka loo smaeeyo sidoo kale boorashka laga sameeyo burka qamidada madow Burka qamidada madow ayaad ku badeli kartaa meesha burka bariiska. Boorashka masagada 1 dl masaga ah, qiyaastii 40 g 2 dl oo biyo ah. 1 qaado oo subag ah ½ dl caanaha naaska ama kuwa caruurta ee budada ah. 1-2 qaado oo khudaaar shiidan ah. 1. Ku rid masagada digsi yar, oo ku qas biyo. 2. Saar digsiga dabka, adigoo qasaya Kari digsiga 2-3 daqiiqo. Qas ilaa uu ka noqdo boorash 3. Ka dami dabka, oo ku dar subaga iyo caanaha 4. Ku dar khudrada shiidan Hadii Haduu boorashku adkaado uu boorashka, noqdo mid waxaa adag, lagu waxaa dari lagu karaa dari dhowr karaa qaado dhowr oo qaado caanaha oo caanaha caruurta caruurta ah. ah.

Khudrada shiidan Beeyaha shiidan ee karsan 1 beeyar macaan ah, qiyaastii 120 g 1 dl biyo baylaya 1. Fiiq beeyaha, ka bixi midhaha oo si yaryar u jarjar. 2. Ku rid beeyaha aad jarjartay digsi yar, oo ku kor dar biyaha baylaya. 3. Dabool digsiga, oo ku kari dab gaaban 5-10 daqiiqo. Ka taxdar in aanu guban. 4. Beeyaha shiidan waa diyaar, marka aad fargeeto ku burburin karto. 5. Beeya shiidan kuligiis waxaa lagu samayn karaa, in la jajabiyo beeyah oo lagu shiido makiinada khudaarta. Tufaaxa shiidan ama khookha siidan waxaa loo samayn kara, sida horay loo soo sheegay oo kale. Waxaana haboona in la isticmaalo tufaax ama khookh bisil oo macaan. Khudrad shiidan oo fareesh ah Qaado beeya shiidan ah waxaa si dhakhsa ah loogu samayn karaa, in beeyaha la fiiqo, oo hilibka khudaarta qaado lagu guro. Ka dib hilibka khudaarta ee la soo guray, ayaa waxaa toos loogu darayaa boorashka. Kudrada kale ee la midka ah, waxaa ka mid ah tufaaxa bisil, mooska iyo afokaadhaha. Midhaha fareeshka ah ee bisil, waxaa lagu diyaarin karaa fargeeto, ka dibna waxaa waxaa lagu jajabin karaa qaado, iyadoo la isticmaalay shabaqa wax lagu miiro. Istarooberiga shiidan ee karsan 100 g oo istrooberi la qaboojiyay Qiyaastii ½ dl oo biyo qabow Qiyaastii 1 qaado sokor ah 1. Kari istroobariga iyo biyaha. 2. Dabool oo kari 5-10 daqiiqo, ilaa uu istarooberigu uu ka jilco 3. Shiid beeyaha si caadi ah ama isticmaal makiinada khudrada. 4. Ku dar sikor, walaaq oo dhadhami ka hor inta aadan siin Khudrada shiidan ee karsan waxaa laga diyaarin karaa labadaba khudaar fareesh ah iyo mid la qaboojiyayba, tusaale ahaan waxaa laga samayn karaa midhana canuuniga noocyadiis kala duwan. Khudrada shiidan waxaa lagu kaydin karaa qaboojiyaha laba maalmood. khudrada shiidan ee karsan, marka la kaydiyo, way ku jiriyaan fitimiinada, oo qaboojinta ma badalayso. Khudrada fareeshka ee la shiido, waa in la cuno islamarkiiba.

Habka cuntada loo diyaariyo marka ilmuhu uu karo Marka ilmaha uu bilaabo cuntada qaadada, waxaa la isticmaa habka hoose, ee cuntada loo diyaariyo. Boorashka 1 dl oo boorash ah, qiyaastii 30 g 2 dl oo biyo qabow ah 1 qaado oo dufan ah ½ dl caanaha caruurta 1. Isku dar biyaha iyo boorashka, oo kari adiga oo walaaqaya. 2. Ha karo boorashka wax yar qiyaastii 2-3 daqiiqo. Walwalaaq 3. Ka qaad dabka, oo waxaad ku dartaa dufan iyo caano. Boorashka waa lagu dari karaa istroobari, kaasoo la sii diyaariyay. Boorasku waa diyaar, marka istroobariga lagu jajabin karo fargeetada. Istroobariga fareeshka dhakhsi wuu shiidmaa,ka hor inta aan lagu darin boorashka.

Diyaarinta hilibka Noocee hilib ah? Marka hore waxaa sahlan in lagu bilaabo, hilibka shiidan, waayo way fudud dahay in fargeetada lagu burburiyo. Noocyada hilibka shiidan ee la isticmaali karo, waa badan yahay. Waxaa la heli karaa tusaale ahaan, hilibka lo ada, hilibka idaha iyo hilibka digaaga. Hilibka kiisa adag(cadaka kuuskuusan) waxaa lagu dhaex qasi karaa hilibka karsan ama waa la sii shiidi karaa. Marka uu ilmuhu si fiican u ruugo hilibka, hilibka waxa uu ukala jajabayaa qaybo yaryar oo la cuni karo. Uur ku jirta sida beerka iyo wadnaha digaaga, lo ada, waxaa loo siin karaa sida buulsada oo kale, ama wa la karin karaa kadibna waa la yaryaryn. Hilibka shiidan ee karsan Waxaad ku samaysaa qaadada shaaha, oo kuuskuus ka dhig hilibka shiidan. Ku dar baradho iyo khudaar oo kari qiyaastii 5-7 daqiiqo, ama waxaa la karin khudaar la aan Waxaa isticmaashaa biyo bayl ah, biyaha kor soo mara waxaad ka dhigtaa maraq. Shiid baradhada, khudaarta iyo hilibka. Waa la isla cuni karaa kuligeed, sidoo kale mid gooni ahaan waa loo cuni karaa. Xasuusnow inaad ku darto dufan iyo caano. Haddi uu ku adkaado ilmaha, waxaad ku dari kartaa xogaa biyo bayl ah.

Diyaarinta kaluunka Kaluunka Way fudud tahay in la diyaariyo kaluunka, oo la kriyo, ama lagu sameeyo foornada ama maaykarooweefka. Waxaa lagu shiidi kaluunka fargeetada. Way fiican tahay in la isku badbedalo kaluunka dufanka leh, kaluunka salmoonka, makraalka, isliidka iyo toorskaha. Marka uu ilmahu uruugo si fiican, waxa uu kaluunka u kala gogo ayaa cadad yaryar oo la cuni karo. Diyaarinta Noocyada kaluunka ee kal duwan oo dhan, way u fiican yihiin ilmaha. Kaluunka waxaa lagu diyaarin karaa, digsi, foorno ama maykrooweef. Markastana waa inaad si fiican ooga taxdartaa, ood ka saartaa lafaha kaluunka ee ku jiri kara. Kaluunka la kariyay Cad kaluun ah oo u dhigan qaadada cuntada oo buuxda, noocuu doono ha ahaado kaluunka, sida salamoonka, toorskaha, ayaa waxaa lagu daraa baradhada iyo khudaar waana la kariyaa daqiiqado digsiga oo daboolan. Ka shub biyaha digsiga aad ku karisay, biyaha u isticmaal maraq ahaan hadhow. Kaluunka shiidan, baradhada iyo khudaarta waa la isla cuni karaa, ama mid walbaa gooni ayaa loo cuni karaa, ku dar dufan iyo caano. Kaluunka lagu diyaariyo foornada Cadadka kaluunka ee salamoonka, toorskaha iyo kuwo kaleba, waxaa lagu diyaarin karaa foornada, marka aad saarta birta aad ku gelinayso foornada, waxaad korka kaga wareejin kartaa tamaandho. Waxaad gaynaysaa foornada 200 oo digrii qiyaastii 10-20 daqiiqo(waxay ku xidhan tahay inta uu la eg yahay cadka aad diyaarinayso), wuu adkaadanyaa kaluunka waxaana is bedelaya midibkiisa. Kaluunka waxaa lagu jajabin karaa fargeeto. Maraqa loogu talagalay kaluunka Tamaandhada korka lagaga wareejiyay, waa la shiidi karaa waxaa lala cuni karaa kaluunka sida maraq oo kale. Biyaha laga shubaya kaluunka iyo khudaarta sidoo kale waxaa lo isticmaali sida maraq oo kale. Maraqa waxaa lagu dari karaa wax yar oo dufan ah, liin dhanaan, iyo hadii loo baahdo sokor yar, si maraqa uusan noqon mid aad u dhanaan. Khudrad shiidan ayaa lagu dari karaa maraqa, sidoo kale waa lagu dari karaa marka la diyaarinayo. Kaluunka waa la cuni karaa isga oo la kaydiyay ama isaga oo fareesh ah. Waxaa laga yaabaa marka oo kaydsan yahay, inuu ka fiican yahay, waayo waxa uu u diyaarsan cad cad.,

Kamuunka Egedal sundhedstjensten Dronning Dagmars Vej 200 3650 Ølstykke Tlf.: 7259 6720 www.sundhedstjenesten-egedal.dk