CAADAYSIYO CAAFIMAADQABA
|
|
|
- Gabriel Ipsen
- 9 år siden
- Visninger:
Transkript
1 Somali CAADAYSIYO CAAFIMAADQABA Uurka ka hor, xilliga uurka iyo uurka ka dib
2 Diyaar ma u tahay uur caafimaadqaba? Dhe eraad ka akhri Š UURKA KA HOR Uur caafimad qaba waxad ku diyarin kartaa in aad cunto cuntokabayaasha la dhaho foolig aysiidh iyo in aad iska ilaaliso cabista sigaarka iyo alkoosha Š XILLIGA UURKA Cuntada Waad taqaannaa talooyinka offishalka ah oo waadna garanaysaa, in ay tahay in aad u cuntayso sida habka Y. Cuntokaabayaasha Waxa aad qaadataa foolig aysiidh oo waxa aad ogtahay, waxa kale ee aad ugu baahantahay cuntokaabe ahaan. waxqabadka jidhka Waxa aad dhaqdhaqaaq samaysaa ugu yaraan ½ saac maalintii oo waad taqaannaa laylisyada sida gaarka ah ugu habboon uurka. Alkoosha, cabista sigaarka, dawada Ka fogow alkoosha iyo sigaarka dhaawici kara horumarka ilmaha. Oo qaado uun dawada uu dhakhtarku kuu asteeyo. Goobta shaqada Waxa aad raadisaa, in ay goobta shaqadu leedahay waxyaabo lid ku ah ilmaha oo dhaawac gaadhsiin kara xilliga uurka. Guriga xannaano qofeedka Waad ogtahay in aadan is marinin labeenta jidhka, cadarka iyo waxyaabha la isku qurxiyo Fayodhowrka madbakha (kijada) Waad ogtahay sida looga fogaado, in cuntada laga qaado cudur. Š UURKA KA DIB Waxa aad ogtahay, in waxa ugu caafimaadka badan ilmuhu yahay, in la nuujiyo naaska oo aad ku sugnaato meelaha aan lagu cabin sigaar
3 Uurka ka hor ŠŠWaxaad u tabaabushaysan kartaa uur caafimaadqaba, ka horba inta aanad uur yeelan. Bilow in aad qaadato cuntokaabaha foolig aysiidh. Oo ka fogow alkoosha iyo cabista sigaarka. Foolig aysiidh cuntokaabaha Qaado maalintii 400 oo mikrogram, laga bilaabo maalinta aad is tidhaa waad uuraysatay. Foolig aysiidh waxay ka tirsan tahay kooxda fiitamiin-b. foolig aysidh waxay hoos u dhigtaa halista, in uu ilmuhu ku dhasho maskaxda lafdhabarka oo qaab guracan (neuralrørsdefekt). Alkool maya Alkooshu waxay dhaawacdaa ilmaha, laga bilaabo caloolgalka iyo wixii ka dambeeya. Mar hadii ay adagtahay in la garto xilliga dhabta ah ee uurqaadidda, waa in aad joojisaa in aad cabto alkoosha, hadii aad qorshaysay uurka. Haddii uurku yahay mid aan la qorshayn, oo aad cabto alkoosha, waa wax dhif ah waxa laga werweraa. Booqashada ugu horraysa ee ku saabsan uurka bal kala hadal arinta dhakhtarkaaga/umulisada. Sigaar cabis maya Sigaarcabistu waxay saamaysaa soodaynta beedka, oo waxa jira wax tilmaamaya, in ay sidoo kale nuugista buurigu xumeyso tayada xawada ninka. Sigaar cabistu waxay dhaawac ku tahay korriinka ilmaha. Sidaa darteed waxa habboon in aad joojiso sigaar cabista, isla marka aad qorshayso uurka. Hubi dawada Hadii ay dawo kuu socoto xilliga aad qorshaysay uurka, waa in aad dhakhtarkaaga kala hadashaa in la sii wadayo, la bedelayo ama la joojinayo dawada. Links: B B tlf (rygestop) 3
4 Xilliga uurka ŠŠWaxa aad cunto ee aad cabtaa, wuxuu muhiim u yahay horumarka ilmaha ee ilmogaleenka. Waxaad ilmaha siisaa nafaqo Ilmuhu wuxuu u baahan yahay hawo, tamar, fiitamiinno iyo macdano. Nafaqada aad quudataa, waxay isla markiiba u tegaysaa ilmaha. Hadii aanad ka cunin walxahaas nafaqolayda ah inta looga baahan yahay, wuxu jidhku qadanayaa kuwa kaydka ah ee uu jidhku dhigtay. Si aad u daryeesho jidhkaaga oo aad ilmahana sida ugu habboon wax u siiso, waxa muhiim ah in aad cunto wax caafimaad leh oo kala duwan oo aad qaadato cuntokaabayaasha ku magacaaban 8. Ilmaha waxa saameeya waxa aad quudato Ilmuhu wuxuu ku koraa oo uu ku noolaadaa ilmagaleenkaaga laga bilaabo caloolgalka ilaa umulidda. Walxaha nafaqada iyo hawada iyo walxo kasta oo dhibaatada u lihi waxay ilmaha uga yimaaddaan dhiigga hooyada oo soo dhex mara madheerta (moderkagen) oo u sii gudba xadhigga xundhurta. Dhiigga ilmuhu wuxuu maraa xadhigga xundhurta oo wuxuu u gudbaa madheerta. Dhiig-gaaga iyo kan ilmuhu waxay is waydaarsadaan nafaqada iyo qashinka oo sii maraya xuubka khafiifka ah ee madheerta, hase yeeshee ma wadaagtaan dhiigga. Ilmuhu wuxuu kaa helaa nafaqo cusub oo wuxuu kugu soo celiyaa walxo qashin. Aad bay u baaxad weyntahay madheertu oo iswaydaarinta walxuhu waxa u dhacaan si fudud oo meelmar ah. Waxa taas looga jeedaa, in ilmaha wax kasta si dhakhso ah loogu saameeyo, tusaale ahaan hadii aad cabto alkool, sigaar ama aad walxo maandooriye ah quudato. Xuubabka uurjiifyare Madheerta Dhiigga hooyada Xadhigga Marinka xundhurta Dhiigga ilmaha } Dhuunta ilmogaleenka Xabka uurjiifyaraha Xadhigga xudunta madheerta Qaybta madheerta 4
5 Cuntada ŠŠDumarka uurka leh qaar ayaa cuntada nafsad weyn u yeesha oo ay ku dhici kartaa yalaalugo, marka ay gaajoodaan. Hadii aad taas la kulanto, waxa fiican in aad wax kale cunto, hase yeeshee goorcunteeddo kooban. Oo waxa aad cunaysaa ha ahaato cunto caafimaad leh. Raac talooyinka cuntada oo ofishalka ah CUN cunto kala duwan, ha isku badinin cuntada jirkana caajis bax badan sii Qudaar cun iyo wax badan ka cun qudaarta cagaarka ah Kalluun badan cun Dooro Qamadiga Dooro hilibka bilaa baruurta ah iyo hilibka jeexan oo la dhex dhigto rootiga Dooro wax yaabaha la suubiyo caanaha oo bilaa baruur ah Wax yar ka cun baruurta aan saaid u cusleen Cun cuntada ay cusbada ku yar tahay Sonkor yar cun Biyo ca Faahfaahin dheeri ka sii aqriso meshaan www. altomkost.dk 5
6 kale oo ku saabsan cuntada WAX U CUN SIDA HABKA Y 1/5 waa hilib, baallay, beed, kalluun, faar (ost) iyo maraq (sovs) 2/5 waa roodhida baradhada, bariis ama baasto 2/5 waa cagaarro noocyo kala duduwan Kalluunka cun marar badan isbuucii Kalluunka waa caafimad sababtoo ah waxaa laga helaa duuxda( dufaanka) oo caafimadka uroon waxaa kaloo laga helaa D-fitamin, iodine iyo sayliniyam. Isbuucii wa in aad cuntaa 350g oo kalluun ah. 200g ka mid ah uu noqdaa kalluunka buuran waana kuwa la dhaho rødspætte ( qudisbedhe waa kalluun yar oo balaan oo xeebta qarkeeda laga helo), kaliya liin, iskeroobe (rugiddu), tooska, kulla, kulmulla, say, fiskeroown iyo makaqalka buuran, cunna iyo lakska dhaqda. Iska ilaali kallunka la dhaho roowfisk Iska xadid tuunka gasaca cunitaankisa iyo kalluunka la dhaho ostasolaks (østersølaks) Dumarka uurka leh iyo kuwa naaska nuujiyo aysan cunin wax yaabaha laga soo jaray rovfisk oo waa weyn waayo waxaa ka buuxa meerkuri. Kalluun dugaaga tusaale ahaan rooka, heelefulune, kalluunka saliidda, kalluunka isfeewa, poorbiagle, gide(kallumaysi), pej (agabkeeda), walleye iyo tuunka, tusaale ahaan sida tuun bisteeki. Waa lagu talinayaa in ugu badnaan la cuno 1 gasacad oo kallunka tuunka ah oo uu san noqonin tuunka cad ama tuunka albacore. Bishii cun ugu badnaan 125g ostasolaks sababtoo ah waxaa ku dhex jira dioksin badan. Ha cunin beerka Beerka iyo saliidda beerka waxa ku jira fiitamiin-a badan, oo halis gelin karta ilmaha. Beerka duqadaysan (Leverpostej) iyo duqadda iyo cagaarka isku dhafan (pateer) waxa ku jira wax yar oo fiitamiin-a ah, oo sidaa darteed halisi kuma jirto. Kaafiga, shaaha iyo koolaha Maalintii wax ka badan 3 koob oo kaafi ah ha cabin, oo xadee mugga 6
7 cabitaanada kale, kuwa wata koffein ta sida shaaha iyo koolaha. Laba qof wax ha u cunin Baahida ilmaha ee nafaqada si fudud baa loo daboolaa, hadii aad quudato cuntada caafimaadka leh ee qaybaha caadiga ah. Dumarka uurka leh qarkood gaajo dheeri ayaa qabato caadi ahaan lakin baahidaas waxay u dhigmataa qiyaas ahaan 100 kalooriyo oo kaliya maalintii uurka biloowgisa. Uurka dhamaadkiisa baahidaas waxay garaysaa qiyaas ahaan 500 kalooriyo. Qiyaas ahaan 100 kalooriyo waxay u dhigmataa: Labo qudaar(tufaax, pear(peea), liin bambeelo) ama 1 qudaar/karooto iyo galas caano oo minimelk ah ama 1 jab oo skive qamadiga qaxwada uu ku badan yahay sida quboqudka ama Ukun yar ama Ku dhawaad 20 timir Qiyaas ahaan 500 kalooriyo waxay u dhigmataa: 1 jab oo rootiga qamadiga qaxwada uu ku badan yahay oo farmajo raacsan tahay iyo 1 jab oo rootiga qamadiga qaxwada uu ku badan yahay oo raacsan tahay livapustay/ cunna/iskinge iyo 1 galaas minimelk/1 qudaar/1 karooto Miisaankaaga Hadii aad cunto wax ka badan inta aad u baahan tahay, waxay u dhawdahay in ay ku fuusho baruuri. Dumar badan ayuu miisaan fuulaa xilliga uurka oo ka dhaca umulidda ka dib. Halkan hoose ka eeg inta uu miisaankaagu noqonayo badhtamaha uurka oo idil. Miisaankicista ugu weyni waxay dhacdaa qaybta ugu dambaysa uurka, halkaas oo uu toddobaakii ku fuulayo ½ kg. In yar ka hor dhalashada ilmaha, waxay kicista miisaanku isu kala saaraa sidan: Ilmaha qiyaasihii 3,5 kg Ilmogaleenka, madheerta, xabka uurjiifyaraha iyo naasaha waaweyn qiyaasihii 3,5 kg Mugga dhiigga oo kor u kaca iyo dareeraha jidhka qiyaasihii 2-4 kg Kayd baruur dheeraad ah qiyaasihii 1-4 kg Size uygun olan kilo artışı hamilelik öncesi kilolarınıza bağlıdır. Gerekiyorsa doktorunuz yada ebeniz ile konuşun. Miisaan hoose (BMI Ka yar 18,5) kg Miisaan caadi ah (BMI 18,5-24,9) kg Miisaandhaaf (BMI 25-29,9) 8-10 kg Miisaandhaaf sare (BMI 30 ama wixii ka sarreeya) 6-9 kg Links: B B B 7
8 Cuntokaabayaasha ŠŠFiitamiinnada iyo macdanaha qaarkood waa in aad wax badan ka qaadataa. Qaarna waa in aanad wax badan qaadan waxa ka mid ah fiitamiin-a. waydii dhakhtarkaaga ama farmasiiga, hadii uu madmadow kaaga jiro arintan. Foolig aysiidh (Folsyre) 400 mikrogram foolig aysiidh ah maalin kasta laga bilaabo marka la qorsheeyo uurka iyo 12 toddobaad ee uurka ugu horreeya. Foolig aysiidh waxay yaraysaa halista uu ilmuhu ku dhasho qaabguraca maskaxda lafdhabarta (neuralrørsdefekt). Kaasu waa xanuun dhif ah oo qaabdarraan ku abuura dhuuxa maskaxda, dhakada (lafta) iyo maskaxda lafdhabarta. Fiitamiin-D 10 mikrogram fiitamiin-d ah maalin kasto xilliga uurka. Jidhku wuxuu u baahan yahay in uu qabsado fiitamiin-d oo uu bedelo nuurad (kalk). Waxay muhiim u tahay korriinka ilmaha iyo horumarka lafaha iyo ilkahaaga iyo lafahaaga. Hadii ay hooyadu la dahay fiitamiin-d badhtamaha uurka, wuxuu dhalanayaa ilmuhu isaga oo aan lahayn fiitamiin-d. Bir (Jern) mg oo bir ah maalintii laga bilaabo toddobaadka 10. ee uurka. Birkaabaha waxa sida ugu fiican loo qabsadaa, hadii la qaato cuntogooreedyada dhexdooda oo lagu cabo koob khudrad ah ama mid cagaar oo juus ah. Waxyaabaha birta loo adegsado waxa ka mid ah samaynta unugyada dhiigga ee cascas. Nuurad (Kalk) ½ liter oo ah waxyaabaha laga sameeyo caanaha maalintii ama kaabe nuurad ah (kalk). Nuuradda waxa si fudud looga helaa caanaha ama waxa laga sameeyo caanaha. Hadii aanad quudan waxyaabaha laga sameeyo caanaha, markaa waa in aad qaadataa kaabe 500 mg oo nuurad ah maalin kasta inta lagu jiro uurka. Nuuraddu waxay muhiim u tahay lafaha ilmaha iyo lafahaaga. Links: B B Fiitamiinka dumarka uurka leh Fitamiinka isku dhafan-kiniinada macdanta ee dumarka uurka leh waxay daboolayaan baahidaada waxyaabaha ay ka midka yihiin foolig aysiidh iyo fiitamiin-d ee gebi aanba xilliga uurka. Intaa ka dib waa in aad qaadataa bir (jern) iyo suurtogal ahaan nuurad (kalk). Waydii farmasiig Ha qaadan cuntokaabayaal ka badan inta lagugula taliyay. 8
9 Cun cagaarka, dufanyarayaasha iyo walxaha cuntada adag. Lagu ladhay cuntokaabayaal, hase yeeshee ha qaadan in ka badan inta lagugula taliyay. Uurku wuu soo baxaa 10 toddobaad 12 toddobaad Fool Xilli Foolig aysidh Fiitamiin-d ½ liter oo ah walxaha ka soo baxa caanaha ama nuurad (kalk) Bir 9
10 Waxqabadka jidhka ŠŠXaalad wacan iyo muruqyo, lafo iyo laabatooyin xoogani waxay rajo fiican u yihiin uur caafimaad qaba. 30 daqiiqo maalintii Hubi in aad maalintii hesho 30 daqiiqadood dhaqdhaqaaq jidh oo dhexdhaxaad ah. 30 ka daqiiqadood waxay ka koobnaan karaan layliska xaaladda iyo layliska xoogga. Hadii ay uurka kuu soo hoos qaadaan xanuunno xilliga uurka, kala hadal umulisada ama dhakhtarkaaga nooca jimicsiga ama dhaqdhaqaaqa kugu habboon. Sii wad ama bilow Hadii aad uurka ka hor ku jirtay hawlaha jimicsiga jidhka, waad sii wadan kartaa isla jimisiyadaa iyaga oo ka heer hooseeya intii hore. Hadii aanad jimicsiyo ku jirin uurka ka hor, waxa habboon, in aad bilowdo jimicsiyo heer dhexdhaxaad ah. Dhaqdhaqaayada xilliga uurka oo idil Waad baasgeelayn karta, dabaalan kartaa oo waxaad fali kartaa jimicsiga biyaha xilliga uurka oo idil. Dhaqdhaqaaqyadaasu waxa kale oo ay ku habboon yihiin soo dhammaadka uurka iyo dumarka qaba dhibaaatada dhabarka iyo dhibaatada muruqyada ilmoga-leenka iyo kaadihaysta. Iska jir Iska jir in aad qaaddo wax culus, oo culaysiya muruqyada ilmogaleenka iyo dhabarka. Waxa kale oo aad ka feejignaataa dhaqdhaqaaqyada, halis gelin kara in ay cadaadis xoogan ku keenaan caloosha ama keeni kar kufitaan xoog ah. Ka fogow quusidda biyaha, mar hadii uu isbedelka cadaadiska ee biyaha hoostoodu dhaawici karo ilmaha. Links: B B Dhaqdhaqaaqa jidh ee dhexdhaxaadka ah Waxa loo jeedaa, in aad u dhaqdhaqaaqdo heer aad si dhibyar u neefsatid. Hase yeeshee waa inaanu culayku ka sarrayn awooddaada.! Dhaqdhaqaaqa dhexdhaxaadka ahi wuxuu tusaale ahaan noqon karaa: Temeshlaha ama socodka Baasgeel ku temeshlaynta Shaqada beerta Dabaasha Laylinta xoogga. 10
11 Laylinta xaaladda Waa laylin wanaajisa oo dayactirta wareegga dhiigga iyo jiritaanka jidhka. Laylinta xaaladdu waa laylisyo iyo dhaqdhaqaaqyo ku keena wadnaha in uu dhakhso isu garaaco oo uu cadaadiska dhiiggaa ku socodsiiyo. Dhididka wejiga, dhabanada cascas iyo wadne garaaca hooseeyaa waa astaanta caafimaadqabka xilliga uurkuna waa sidaas oo kale. Laylinta xoogga Waa laylin wadata culays, oo xoojiya muruqyada, lafaha iyo laabatooyinka. Iyada oo aan tixgelin habka uu qofku isu xoog laylinayo, waa in uu qofku iska jiraa in uu adeegsado wax ku culus. Laylinta xoogga ee mishiinadu oo wata tilmaame waxay keenaan halista ugu yar in uu dhaco culaysdhaaf. Laylinta muruqyada haya ilmogaleenka iyo kaadihaysta Muruqyada ilmogaleenka iyo kuwa kaadihaysta oo xoogani waxay ka hortagaan iskukaadiga xilliga uurka iyo uurka ka dib. Marka ay gabadhu xaamilada tahay, waa in ay muruqyadaasu (bækkenbunden) qaadaan culays ka weyn intii uu caadaystay qofku. Si loo dayactiro oo loo xoojiyo muruqyada ilmogaleenka iyo kaadihaysta, waxa haboon in la sameeyo laylisyada qaarka dambe. 11
12 Alkoosha, sigaarcabista iyo dawada ŠŠKa fogow alkoosha iyo cabista sigaar, iyo sidoo kale sigaarcabista dadban (passiv rygning), inta aad uurka leedahay. Sidaas oo kale uga fogow dawada, dhakhtarka oo kuu qorsheeya mooyee. Alkoosha maya Hadii uu qof uur lihi cabo alkool, waxa uu ilmuhu helayaa mugga alkoosha ku jirta dhiigga hooyada in leeg. Alkoosha waxa qabsanaya dhiigga hooyada oo wuxuu sii dhex maraa madheerta hooyada, halkaas oo uu ilmaha uga sii gudbo. Alkooshu waxay dhaawac gaadhsiiyaa horumarka ilmaha xilliga uurka oo idil. Lama yaqaan inta ugu yar ee ay hooyadu cabi karto oo lama caddayn karo in inta ugu yar ee aan ilmaha dhaawacayn. Sidaa darteed waxa lagu talinayaa in laga fogaado dhammaanba alkoosha. Dhaawacyada alkooshu waa waarayaal la socda nolosha ilmaha, oo baaxadda dhaawacu waxay ku xidhan tahay, inta ay hooyadu cabto. Dhaawacyada ugu halisaysani waxay noqon karaan dhaawaca maskaxda iyo khaladka wadnaha. Sigaarcabis maya Korriinka ilmaha waa la saameeyaa, hadii aad sigaarka nuugto ama lagu gaadhsiiy sigaarcabis dadban. Walxaha dhaawac geysteyaashu ee ku jira qiiqa buurigu waxay halis ku yihiin soo dedejinta umulidda xilliga caadiga ah ka hor iyo miisaan ka hooseeya ka caadiga ah xaalado dhif ah ayuu ilmuhu ku dhiman karaa. Halistu waxay ugu weyn tahay, hadii aad sigaarka cabto ama nuugto. Sigaarnuugista dadbani waxay sidoo kale kordhisaa halista. Hadii aad sigaaryacab tahay Maamulka caafimaadku wuxuu ku talinayaa, in aad joojiso cabista sigaarka. Ilmaha ayay u caafimaad badan tahay, hadii aad joojiso sigaarcabista, adiga oo aan adeegsan xanjada nikotiinta amabalastar (plaster). Hase yeeshee hadii ay adagtahay la aantooda walxahaasi, waa in aad kala hadashaa dhakhtarkaaga ama umulisada. Sigaarcabis dadban Marka uu qof uur leh ku dhaco sigaarcabis dadbani, waxa kordha halista umulid ka horraysa xilliga caadiga ah, miisaan ka hooseeya inta caadiga ah iyo dhicis. Halistu waxa sii waynaysa, inta ay leegtahay inta qiiq ee ay hooyadu qaadatay. Maamulka caafimaadku wuxuu ku talinayaa in aanay dumarku cabin alkoosha inta ay uurka leeyihiin oo dhan.tavsiye eder.! 12
13 Maamulka caafimaadku wuxuu ku talinayaa, in aanay dumarka uurka lihi guriga, iyo goobta shaqada midna ku qaadan sigaarcabista dadban. Iska jir dawada Sida ugu suurtagalka ah u yarayso dawada. Dawada lagaaga iibiyo tooska (håndkøbsmedicin) iyo dawada dhakhtarka ee dabiiciga ah (naturlægemidler) waa ka mid. Hadii ay dawo kuu socoto, waa in aad kala tashataa dhakhtarkaaga in aad sii wadato badhtamaha uurka. Dawooyinka qaarkood waa in laga fogaadaa xilliga badhtamaha uurka qaar kale waa muhiim in la sii wataa. Susuzluğunuzu su ile giderin. Links: B B B 13
14 Fayodhawrka deegaanka ŠŠWalxaha kimikada ah iyo wakhtiyada shaqada ee qalqallooca ayaa ka mid ah waxyaabaha cusleeya uurka. Goobta shaqada Goobta shaqada waxa jira xeerar gaar, kuwaas oo xaamilada ka difaacaya in lagu fuliyo waxyaabo raadeeya oo culays ku noqda uurka iyo horumarka ilmaha. Kala hadal shaqobixiyahaaga, hadii uu tuhun kaaga jiro xaaladda goobtaada shaqada oo culays ku haya uurkaaga. Waxay noqon karaan: Qaababka shaqada tusaale ahaan culays qaadid, taagnida wakhti dheer iyo shaqo la socdo Walxo kimiko ah tusaale ahaan walxaha wax mila, sunta cayayaanka, naqasyada suuxinta iyo dawooyinka Kuwa u dhow in la qaado tusaale ahaan beerxanuunka la kala qaado Wakhtiga shaqada tusaale ahaan shaqada habeenkii, waardiye ama ilaaliye wakhti dheer. Guriga xannaano qofeedda Guriga waxa oolli kara waxyaabo saamayn leh, tusaale ahaan in la haysto waxyaabaha qofku isku dayactiro iyo kuwa guriga lagu nadiifiyo. Waxyaabahaas qaar ka mid ah wuu u nugul yahay ilmuhu. Hadii aad bisad leedahay, waa in aad qaar kale ku wareejisaa hawsha bedelida sinxiga bisaddu ku fadhiisato ( kattebakken) ama u adeegso gacmosaabyo (handsker). Fayodhawrka kijada Waxyaabaha cuntada laga qaadaa waxay keenaan cuduro halis ah. Sidaa darteed waxaad cuntaa oo keliya hilibka la shiilay ama la kariyay. Ha dhadhamin faas qaydhin (rå fars) waa hilib duqad ah, beed, daqiiq iyo caano la isku daray. Iska ilaali caanaha aan laga dilin bagteeriyada cudurka dhalisa. Ilaali wakhtiga ay dhacayaan iyo heerkulka lagu kaydinayo. Ku cun cuntada maalmo kooban gudahood, ka dib marka la furo ama laga saaro galka. Ilaali sidoo kale fayodhawrka madbakha. Links: B B B B Maamulka fayodhawrka deegaanka ayaa waxyaabahan kula talinaya xaamilooyinka Intii suurtagal ah wax yar ka adeegso walxaha la isku qurxiyo, labeenta (creme) iyo cadarka. Iska jir in aad timaha midabbayso(sababta oo ah kimiko ayaa ku jira timomidabbeeyaha). Iska ilaali waxyaabaha ka soo baxa qasacadda wax lagu buufiyo. Iska ilaali in aad qabato shaqada rinjiga.! 14
15 Umulista ka dib ŠŠSidaas oo kale caadaysiyadaadu waxay saamayn ku leeyihiin caafimaadqabka ilmaha. Jaqsiinta Caanaha hooyadu waa nafaqada ugu caafimaadqabka badan mujada. Xilliga jaqsiinta waa in aad ka fogaataa cabista buuriga oo hadana jooji alkoosha. Jaqsiinta iyo alkoosh Waxay alkooshu ku darsantaa caanaha hooyada, oo inta alkool ee caanaha hooyada ku jirtaa waxay leegtahay inta ku jirta dhiigga hooyada. Cabis kasta oo aad cabtaa waxay qaadanaysaa 2-3 saacadood, inta ay kaga baxayso caanaha naaska. Kuma dedejin kartid, in aad alkoosha ka saartid caanaha hooyada, tusaale ahaan, in aad listo naasaha. Ilmahaas yari wuxuu u nugul yahay alkoosha. Alkooshu waxay hoos u dhigtaa soosaarka caanaha oo waxay saamaysaa, in ay ilmaha hurtadu ka xumaato. Ka joog alkoosha xilliga aad ilmaha jaqsiinayso. Jaqsiinta iyo sigaar cabista Walxaha badan ee dhaawaca leh ee ka yimaadda cabista sigaarku waxa ilmaha looga tebiyaa caanaha hooyada. Jaqsiintu waxay si fudud u socotaa, hadii aanad sigaarka cabin. Ka fogow sigaarnuugista xilliga uu ilmuhu naaska jaqayo. Hadii aanay suurtagal kuu ahayn in aad faraha ka qaaddo sigaarcabista, adiga oo aan adeegsan wax kuu gala kaalinta nigootiinta (nikotinerstatningsprodukter), waa in aad arinta kala hadashaa dhakhtarkaaga. Deegaan ka baxsan sigaarka Carruurta waa in lagu hayaa meel ka baxsan qiiqa buuriga, mar hadii ay walxaha dhaawac keenayaasha qiiqu cusleeyaan neefmareenada ilmaha iyo xaaladdiisa caadiga ah. Ha ku cabin sigaarka gudaha aqalka ama agagaarka ilmaha. Ilmaha mujada ah ee lagu qiijiyo buuriga, waxa sare u kaca in uu ku dhinto xilliga abaydinka (vuggedød). Carruurta lagu qiiyiyo buurigu, inta badan way bukoodaan oo inta badan waxay cudurada neefmareenka u yaallaan cusbitaalada Caafimaadqab leh, cunto kala duduwan Carruurta intooda badani waxay 6 da bilood ee ugu horreeya si caafimaad leh ugu koraan caanaha hooyada. Waxaad caafimaadkaaga ku habayn kartaa in aad quudato cunto caafimaadqab leh oo kala duduwan oo raac 8 talo ee cuntada. Hadii aanad quudan waxyaabaha caanaha laga sameeyo, waxaad qaadataa nuuradkaabe (kalktilskud) 500 mg ah maalintii. Links: B B B B 15
16 Sunde vaner før, under og efter graviditet. Somali. Sundhedsstyrelsen og Komiteen for Sundhedsoplysning. 2. udgave, 1. oplag ISBN (trykt): ISBN (elektronisk): Grafisk tilrettelæggelse: Peter Dyrvig Grafisk Design. Foto: Shutterstock & Fotolia. Tryk: Rosendahl-Schultz Grafisk. Kan bestilles hos: Komiteen for Sundhedsoplysning. Tlf.: Fax: Hjemmeside: Uurka ka hor cuntokaabaha foolig aysiidh ka fogow alkoosha inta suurtogalka ah sigaarcabis maya iska hubi dawad Xilliga uurka cunto caafi maadqab leh oo kala duduwan cuntokaabaha fool aysidh cuntokaabaha fi itamiin-d cuntokaabe bir ah hadii ay lagamamaarmaan tahay cuntokaabe nuurad ah (kalk) 30 daqiiqo dhaqdhaqaaqa jidhka maalintii alkool maya sigaarcabis maya iska hubi dawada ka fogow walxaha halista u ah deegaanka Uurka ka dib nuujin 6 bilood ee ugu horreeya jooji hadana alkoosha xilliga nuujinta sigaaarcabis maya
Symptomer på kræft Kræftens Bekæmpelse. Astaamaha Kansarka. Somali
Symptomer på kræft Kræftens Bekæmpelse Astaamaha Kansarka Somali Waa muhiim in kansarka la ogaado goor hore. Marba marka ka horraysa ee la ogaado ayey ka badan tahay fursadda si fiican loogu dawayn karo
casharada lasoo siiyo
Sidaan oo kale ayaad cunugaaga uga kaalmayn kartaa casharada lasoo siiyo Talooyin fiican markii aad rabto, inaad cunugaaga ka kaalmayso casharada la soo siiyo»aniga xilka isaarani waa inaan cunuga siiyo
Alle fotos er modelfotos.
KANSARKA SANBABADA Kolofon Lungekræft Udgiver: URL: Redaktion: Kræftens Bekæmpelse, Strandboulevarden 49, 2100 København Ø Sundhedsstyrelsen, Islands Brygge 67, 2300 København S cancer.dk og sst.dk Antropolog,
KANSARKA QANJIDHKA KAADI MAREENKA RAGA
KANSARKA QANJIDHKA KAADI MAREENKA RAGA Kolofon Prostatakræft Udgiver: URL: Redaktion: Kræftens Bekæmpelse, Strandboulevarden 49, 2100 København Ø Sundhedsstyrelsen, Islands Brygge 67, 2300 København S
Alle fotos er modelfotos.
KANSARKA NAASAHA Kolofon Brystkræft Udgiver: URL: Redaktion: Kræftens Bekæmpelse, Strandboulevarden 49, 2100 København Ø Sundhedsstyrelsen, Islands Brygge 67, 2300 København S cancer.dk og sst.dk Antropolog,
KANSARKA MINDHICIRKA MALAWADKA
KANSARKA MINDHICIRKA MALAWADKA Kolofon Kræft i tyk- og endetarmen Udgiver: URL: Redaktion: Kræftens Bekæmpelse, Strandboulevarden 49, 2100 København Ø Sundhedsstyrelsen, Islands Brygge 67, 2300 København
NIDAAMKA CAAFIMAADKA EE DHEENISHKA Det danske sundhedsvæsen
NIDAAMKA CAAFIMAADKA EE DHEENISHKA Det danske sundhedsvæsen Somali Det danske sundhedsvæsen Denne pjece fortæller kort om det danske sundhedsvæsen, og om de forskellige steder, man kan blive undersøgt
U Isticmaalka Dawada Sida Saxda AH. Nin dhallinyaro ah 02:33 Waxan u socdaa dhakhtarka si laygaga talaalo cudurka beerka.
MEDICIN MED FORNUFT Dialogliste - Somali Intro U Isticmaalka Dawada Sida Saxda AH Familie i skov Vox pop med personer foran Apotek Speak 02:17 Markii horeba ama ilaa wakhtigii horeba waxad ka bini aadam
S f i n x F i l m / T V G o d a g D a n m a r k K u n f o r K v i n d e r D i a l o g l i s t e
KUN FOR KVINDER OM FRUGTBARHED OG PRÆVENTION Dialogliste - Somali Introduktion og historisk rids 02:05 Kaliya loogu talo galay Dumarka 02:11 Kuna saabsan bacrimin iyo iska difaacid Speak 02:19 Laga soo
UNDERSØGELSER AF DET UFØDTE BARN SOMALISK. Baadhitaanada cunugga aan dhalan
UNDERSØGELSER AF DET UFØDTE BARN SOMALISK Baadhitaanada cunugga aan dhalan Information Allerede nu kan du få information om undersøgelser af dit ufødte barn for visse medfødte sygdomme og handicap. Ja?
UBAD CAAFIMAAD QABA oo dal shisheeye deggen. Somalisk
UBAD CAAFIMAAD QABA oo dal shisheeye deggen Somalisk UBAD CAAFIMAAD QABA oo dal shisheeye deggen SUNDE BØRN i et nyt land 2. udgave, 1. oplag 2005 Sundhedsstyrelsen 2005 ISBN: 87-7676-020-0 Udgivet af
Sundhed og Sygdom Dialogliste Somalisk
Sundhed og Sygdom Dialogliste Somalisk Hordhac Cinwaan:Caafimaad iyo Cudur (2.02) Eremitageløbet i Dyrehaven Liv omkring søerne Gadeliv Dhakhtarka Hadal (2.10) Maanta waxaan diiradda saarayaa caafimaadka.
Qoyska, jinsiga iyo xuquuqaha ka jira Denmark
Qoyska, jinsiga iyo xuquuqaha ka jira Denmark Hordhac Qoyska, jinsiga iyo xuquuqaha ka jira Denmark Waxaa soo saaray Ligestillingsafdelingen (Qaybta Isu-dhignaanta) Denmark dhexdeeda dumarka iyo raggu
LUUQADDA IYO WAX -AQRINTA WAA MASUULIYAD NAGA WADA DHEXAYSA WARGELIN KU JEEDA WAALIDIINTA ISKOOL BILAABIDA
LUUQADDA IYO WAX -AQRINTA WAA MASUULIYAD NAGA WADA DHEXAYSA WARGELIN KU JEEDA WAALIDIINTA ISKOOL BILAABIDA LUUQADA IYO HORUMARKA WAX AQRINTU WAA WAX AAN KALA HARIN LUUQADDA IYO WAX -AQRINTA WAA MASUULIYAD
Warbixinta Bukaanka DAAWEYNTA KANSARKA. Patientinformation MEDICINSK KRÆFTBEHANDLING. Dansk/Somali
Warbixinta Bukaanka DAAWEYNTA KANSARKA Patientinformation MEDICINSK KRÆFTBEHANDLING Dansk/Somali Warbixinta Bukaanka DAAWEYNTA KANSARKA Patientinformation MEDICINSK KRÆFTBEHANDLING Dansk/Somali 3 MEDICINSK
KU CUSUB WADDANKA. Talooyin wanaagsan oo ku saabsan caafimaadka dhalaanka
2015 Talooyin wanaagsan oo ku saabsan caafimaadka dhalaanka Talooyin wanaagsan oo ku saabsan caafimaadka dhalaanka Marka qofku uu ku cusub yahay waddan oo uu haysto ilmo yar yar, wuxuu la kulmayaa waxyaabo
Diyaarinta cuntada qaadada ee ugu horaysa. Den første skemad. Somalisk. Kamuunka Egedal
Diyaarinta cuntada qaadada ee ugu horaysa Den første skemad Somalisk Kamuunka Egedal Diyaarinta cuntada qaadada ee ugu horaysa Marka loo diyaarinayo ilmaha midhaha iyo khudrada karsan waxaa haboon: In
AFKU WAA HADYAD CARBINTA AFKA EE GURIGA
AFKU WAA HADYAD CARBINTA AFKA EE GURIGA Waa kaataloog fikradeed iyo waxyaabo loogu talogalay waalidka dhalay carruur laba luqoodlayaal ah oo taga goobaha dharaartii CARBINTA AFKA EE GURIGA WAA KAATALOOG
XAQIIQOOYIN IYO TALOOYIN KU SAABSAN. cabidda iyo joojinta sigaarka
S O A M A L I S O M A L I S K XAQIIQOOYIN IYO TALOOYIN KU SAABSAN cabidda iyo joojinta sigaarka Q I I Q K H ATA R A H Marka aad hal mar jiiddo sigaarkaaga ama beebkaaga, waxaad isla markaas qiiqa la nuugaysaa
S f i n x F i l m / T V G o d a g D a n m a r k S u n d h e d og S y g d o m D i a l o g l i s t e
Liiska wadahadalka Caafimaad iyo Cudur Hordhac Cinwaan:Caafimaad iyo Cudur (2.02) Eremitageløbet i Dyrehaven Liv omkring søerne Gadeliv Dhakhtarka Hadal (2.10) Maanta waxaan diiradda saarayaa caafimaadka.
Nidaamka daryeelka caafimaadka ee Deenishka. Det danske sundhedsvæsen
Nidaamka daryeelka caafimaadka ee Deenishka Det danske sundhedsvæsen 2016 Det danske sundhedsvæsen Denne pjece fortæller kort om det danske sundhedsvæsen, og om de forskellige steder, man kan blive undersøgt
Horumarinta Luqadda - Waa masuuliyad la wadaago. Wargelin ku wajahan waaliddinta leh carruurta da doodu u dhaxaysa 0 iyo 3 sano
Horumarinta Luqadda - Waa masuuliyad la wadaago Wargelin ku wajahan waaliddinta leh carruurta da doodu u dhaxaysa 0 iyo 3 sano Luqadda ugu horaysa ee cunugga waxay ku horumaraysaa fool ka fool Horumarinta
iyo I dhageyao Aniga!
0 5 Sanno Ila adal Aniga iyo I dhageyao Aniga! 12 Dhibcood ee Taageerida Carruurteena ee Waxbarashada Sida loo Hadlo Buug-yaraha Waaladiinta Somalische Ausgabe Calaameynta Milkiilaha, daabacaha iyo qeybiyaha:
Qofka adigoo kale ah oo denbi-fal loo geystay
Qofka adigoo kale ah oo denbi-fal loo geystay 1 QOFKA ADIGOO KALE AH OO DENBI-FAL LOO GEYSTAY Hey adda Ammuuraha Dhibbaneyaasha [Brottsoffermyndigheten], 2015 Masawir-gacmeed: Maria Wall Soo-saare: Plakat
buug-yare warbixineed ku saabsan hab magangelyeedka deenishka da yarta aan la wehelin ee magangelyo doonka ah
jidkaaga [ magac:................................... ] buug-yare warbixineed ku saabsan hab magangelyeedka deenishka da yarta aan la wehelin ee magangelyo doonka ah DANISH REFUGEE COUNCIL GIVE REFUGEES
Aalborg Øst. Iskaashi iyo wadanoolaansho. Ann-Dorte Christensen Sune Qvotrup Jensen
Aalborg Øst Iskaashi iyo wadanoolaansho Ann-Dorte Christensen Sune Qvotrup Jensen Si kastaba ha ahaatee waxaa jira farqi u dhexeeya Aalborg Øst iyo Aalborg Øst ( ) Nabad gelyo aad u wanaagsan ayaa ka jirta
Sunde vaner. før, under og efter graviditet
Sunde vaner før, under og efter graviditet Er du klar til en sund graviditet? Læs mere Š Før Du forbereder en sund graviditet ved at tage et tilskud af folsyre og ved at undgå rygning og alkohol. Š Under
DUGSIGA JORDAL. Warbixin loogu talogalay waalidiinta
DUGSIGA JORDAL Warbixin loogu talogalay waalidiinta 1 Gundhigga waxbarashada ee dugsiga Waxa aan aaminsan nahay in ay Dadka oo dhami ay wax baran karaan, horumarna samayn karaan Waxa aanu abuuri khibrado
Waxbarasho -Mustaqbalka caruurtaada
Waxbarasho -Mustaqbalka caruurtaada Waxbarasho Mustaqbalka caruurtaada Copyright: Wasaarada Waxbarashada, 2014 Wadashaqaynta wasaarada shaqaalaha Qoraa: Schultz Design: Falk iyo musen Sawiro: Jakob Dall:
Dhalinyarada soo socota. Warbixin ku saabsan waxbarashada oo loogu talagalay dhallinyarada iyo waalidkood
Dhalinyarada soo socota Warbixin ku saabsan waxbarashada oo loogu talagalay dhallinyarada iyo waalidkood Daabicista 5aad, cadadka 1aad, 2007 Xuquuqda buuggan waxaa iska leh: Wasaaradda waxbarashada, 2007
SUNDE VANER. før, under og efter GRAVIDITET
SUNDE VANER før, under og efter GRAVIDITET Er du klar til en sund graviditet? Š FØR Du forbereder en sund graviditet ved at tage et tilskud af folsyre og ved at undgå rygning og alkohol. Š UNDER Mad Du
Du kan få indflydelse på dit barns skole
Du kan få indflydelse på dit barns skole SKOLEBESTYRELSESVALG 2014 1 2 Indhold Dansk 4 Engelsk 7 Tyrkisk 11 Somali 15 Polsk 19 Arabisk 26 Urdu 28 3 Forældre gør en forskel Skolebestyrelserne i København
Aarhus-aftalen. Skolernes tillids- og arbejdsmiljørepræsentanter samt forældre og forvaltning tog hul på dialog
nr. 18 oktober 2013 BU nyt Skoleudveksling: Fremmede lærere i klassen Vidensbrønd: Giver læring og leg edoc på vej: Til skoler, dagtilbud og FU-området profilen: Der skal være både dynamit og dynamik side
DET ER DIT VALG. en guide til demokratisk deltagelse i Danmark RÅDET FOR ETNISKE MINORITETER
DET ER DIT VALG en guide til demokratisk deltagelse i Danmark RÅDET FOR ETNISKE MINORITETER 1 2 3 4 5 6 6 7 8 9 9 10 10 11 12 12 13 14-23 24 INDHOLD Det er dit valg Hvem kan stemme? Kommunal - og regionalvalg
H.C. ANDERSEN. Sheekaxariir 2005 SOMALI
H.C. ANDERSEN Sheekaxariir 2005 SOMALI H.C. ANDERSEN Sheekaxariir 2005 RUGKUTUBEEDKA BOQORTOOYADA Buugga Sheekaxariir ee H.C. Andersen oo loogu talagalay qoysaska soo doolay waxaa soo saaray Rugkutubeedka
Invitation. Din mening er vigtig for os. Kære beboer i Gellerupparken og Toveshøj
Invitation Din mening er vigtig for os Kære beboer i Gellerupparken og Toveshøj Brabrand Boligforening laver mange sociale indsatser i Gellerup og Toveshøj. Du kender måske Foreningernes Hus, beboerbladet
Du kan få indflydelse på dit barns skole 1
Du kan få indflydelse på dit barns skole 1 INDHOLD Dansk side 3 Engelsk side 7 Tyrkisk side 11 Somali side 15 Urdu side 23 Arabisk side 27 3 FORÆLDRE GØR EN FORSKEL Skolebestyrelserne har stor indflydelse.
Warbixin loogu talagalay waalidka
Warbixin loogu talagalay waalidka oo khusaysa waxbarashooyinka xirfadda Dhenmark mustaqbal wanaagsan Waxbarashada xirfaddu waa doorasho fiican Dhammaan waalidku waxay jacal yihiin, in ubadkoodu shaqo fiican
Råd om mad og motion. Når du er gravid
Råd om mad og motion Når du er gravid 2 Når du er gravid s. 3 Spis sundt og varieret s. 4-5 Hvor meget skal du spise? s. 6-7 Hvad skal du undgå? s. 8-9 Hvilke vitaminer og mineraler har du brug for? s.
Fra boligområde til bydel
Fra boligområde til bydel Helhedsplan for Gellerupparken og Toveshøj Århus Kommune Brabrand Boligforening Fra boligområde til bydel Helhedsplan for Gellerupparken og Toveshøj Århus Kommune og Brabrand
SPROG OG LÆSNING ET FÆLLES ANSVAR INFORMATION TIL FORÆLDRE - INDSKOLINGEN
SPROG OG LÆSNING ET FÆLLES ANSVAR INFORMATION TIL FORÆLDRE - INDSKOLINGEN SPROG- OG LÆSEUDVIKLING GÅR HÅND I HÅND SPROG OG LÆSNING - ET FÆLLES ANSVAR 3 Ved du, at et godt talesprog er fundamentet for,
Februar TEKST TIL BILLEDE
Beboerblad for Ellekonebakken, Guldstjernevej og Firkløvervej Februar 2015 TEKST TIL BILLEDE Morgensol over Ellekonebakken Side 2 HER PÅ BAKKEN februar 2015 Leder Så kom vi ind i 2015 og håber alle fik
Husorden. Husorden for Mjølnerparken يجب غلق اكياس النفايات جيدا قبل رميها بالمكان المخصص لها عدم رمي بقايا الطعام من النوافذ النها تجذب الفئران.
Husorden Mjølnerparken, januar 2014 Husorden for Mjølnerparken SHARCIYADA GURYAHAY EE MJØLNERPARKEN قواعد و قوانين المنزل في ميولنباركن Denne husorden angiver retningslinjer for, hvordan vi som beboere
Klar, parat, gravid. om graviditet, fødsel og amning. Komiteen for Sundhedsoplysning
Klar, parat, gravid om graviditet, fødsel og amning Komiteen for Sundhedsoplysning Klar, parat, gravid om graviditet, fødsel og amning Komiteen for Sundhedsoplysning 1. udgave, 1. oplag, 2006 Manuskript:
En guide til demokratisk deltagelse i Danmark!
"!!! R Å D E T F O R E T N I S K E M I N O R I T E T E R " DET ER ALLES VALG En guide til demokratisk deltagelse i Danmark!! The election is for everyone Waa doorashadii dadka oo idil Bu herkesin seçimidir
MATERIALER MÅLRETTET ETNISKE MINORITETER I DANMARK
MATERIALER MÅLRETTET ETNISKE MINORITETER I DANMARK MATERIALER Det danske sundhedsvæsen Pjecen er udarbejdet på følgende sprog: bosnisk-kroatisk-serbisk/dansk somalisk/dansk tyrkisk/dansk urdu/dansk arabisk/dansk
FOREBYG VUGGEDØD og undgå skæv hovedfacon og fladt baghoved. Til forældre
FOREBYG VUGGEDØD og undgå skæv hovedfacon og fladt baghoved Til forældre 2011 Sundhedsstyrelsen Island Brygge 67 2300 København S Telefon 72 22 74 00 [email protected] www.sst.dk Pjecen kan bestilles hos: Rosendahls
SPROGLIG UDVIKLING - ET FÆLLES ANSVAR
SPROGLIG UDVIKLING - ET FÆLLES ANSVAR INFORMATION TIL FORÆLDRE MED BØRN MELLEM 0 OG 3 ÅR Århus Kommune Børn og Unge BARNETS TIDLIGE SPROG UDVIKLER SIG ANSIGT TIL ANSIGT SPROGLIG UDVIKLING - ET FÆLLES ANSVAR
Madens historier. Ruth og Rasmus fanger fisk
Madens historier Ruth og Rasmus fanger fisk Fisken i frikadellen I dag spiser børnene fiskefrikadeller. Mmmm, det her er bare det bedste, siger Ruth og tager en stor mundfuld. Enig, siger Rasmus. Men hvordan
UNDERSØGELSER AF DET UFØDTE BARN URDU
UNDERSØGELSER AF DET UFØDTE BARN URDU Allerede nu kan du få information om undersøgelser af dit ufødte barn for visse medfødte sygdomme og handicap. Hvis du gerne vil vide mere om dette, er det en god
SUNDE BØRN. Vejledning til forældre med børn i alderen 0-3 år
SUNDE BØRN Vejledning til forældre med børn i alderen 0-3 år 2 SUNDE BØRN Vejledning til forældre med børn i alderen 0-3 år. 6. udgave 2003. Redaktionen afsluttet den 5. februar 2003. Sundhedsstyrelsen
SPROGVURDERING OG SPROGSCREENING AF 3-ÅRIGE BØRN
SPROGVURDERING OG SPROGSCREENING AF 3-ÅRIGE BØRN Århus Kommune Børn og Unge LINKS Denne pjece er oversat til somali, arabisk, tyrkisk, vietnamesisk, kurdisk, dari og pashto. Oversættelserne findes på følgende
Beboerblad for. Ellekonebakken, Guldstjernevej og Firkløvervej April FORÅRET ER PÅ VEJ
Beboerblad for Ellekonebakken, Guldstjernevej og Firkløvervej April 2015 FORÅRET ER PÅ VEJ Side 2 HER PÅ BAKKEN februar 2015 Vedrørende jobannoncer i bladet: Vi har modtaget indlæg til bladet om privat
MATERIALER MÅLRETTET ETNISKE MINORITETER I DANMARK
MATERIALER MÅLRETTET ETNISKE MINORITETER I DANMARK MATERIALER Det danske sundhedsvæsen Pjecen er udarbejdet på følgende sprog: bosnisk-kroatisk-serbisk/dansk somalisk/dansk tyrkisk/dansk urdu/dansk arabisk/dansk
Får du D-vitamin nok? For dig der har mørk hud eller går tildækket
ن Fødevarestyrelsen Får du D-vitamin nok? For dig der har mørk hud eller går tildækket Are you getting enough vitamin D? ک ا آپکو ن کا وڻامن ڈی مل ر ا Da li dobivate dovoljno vitamina D? eterince D vitamini
Ruth og Rasmus hitter rede i æg og kyllinger
Madens historier Ruth og Rasmus hitter rede i æg og kyllinger Æg og kylling De skal have smør-selv-madder i børnehaven. Ruth og Rasmus hjælper med at gøre pålæg klar. Rasmus piller skallen af de hårdkogte
Madens historier. Ruth og Rasmus løser mysteriet om MÆLK OG OST
Madens historier Ruth og Rasmus løser mysteriet om MÆLK OG OST Mælk og ost Mmmmm, jeg ELSKER mælk, siger Rasmus. Derhjemme får jeg kærnemælk. Ved du så, at mælk kommer fra koen? Og at man kan lave mælk
Tjek bleen. den viser, hvordan jeres barn har det
Tjek bleen den viser, hvordan jeres barn har det Har jeres barn det godt? Får det nok at spise? I de første dage efter fødslen kommer man let i tvivl. I kan på en meget enkel måde tjekke, at jeres barn
Madens historier. Ruth og Rasmus på sporet af KØD
Madens historier Ruth og Rasmus på sporet af KØD Frikadeller Ummm, frikadeller! Det er det bedste, jeg ved, siger Rasmus. I dag får de frikadeller i børnehaven. Frikadeller på rugbrød. Det kan børnene
Madens historier. Ruth og Rasmus går ØKOLOGISK
Madens historier Ruth og Rasmus går ØKOLOGISK Økologi Ruth og Rasmus er i byen med deres pædagog, der hedder Hanne. De skal købe mad til frokosten i børnehaven. I dag skal børnene nemlig smøre deres egne
Fællesskab i Vangkvarteret
Infobrev til alle beboerne i Vangkvarteret December 2016 If you need help to translate this newsletter, please contact the social team in fælleshuset. Almış olduğunuz Info mektubunu tercüme edilmesini
Livsstil og frugtbarhed
Merck Serono is a Livsstil og frugtbarhed Hvad kan jeg selv gøre for at øge min graviditetschance? division of Merck Fertilitet og livsstil A5 0113 FINAL.indd 1 18/01/13 13.14 Er der noget vi selv kan
VITAMINER OG MINERALER
Vitaminer og mineraler er nødvendige for at holde alle kroppens funktioner i gang. Mangel på blot et enkelt vitamin eller mineral kan bringe kroppen ud af balance. Langt de fleste danskere får tilstrækkeligt
MATERIALER MÅLRETTET ETNISKE MINORITETER I DANMARK
MATERIALER MÅLRETTET ETNISKE MINORITETER I DANMARK Læs mere på Sundhedsstyrelsens hjemmeside - sst.dk - under emnet: Social ulighed i sundhed. I Nyhedscentret kan du få nyheder om sundhed hos etniske minoriteter
Rygning, graviditet og fødsel
Rygning, graviditet og fødsel 1 Rygning, graviditet og fødsel Sundhedsstyrelsen, 2009 2. udgave, 1. oplag, 2009 Manuskript: Projektleder Ulla Skovgaard Danielsen, Sundhedsstyrelsen Sparring: Jordemoder
Et godt tilbud fra Fredericia, Middelfart og Kolding Kommuner. Madservice Den gode mad til hver dag...
Et godt tilbud fra Fredericia, Middelfart og Kolding Kommuner Madservice Den gode mad til hver dag... Madservice... den gode mad til hver dag... Færdige retter til din daglige brug Vores færdigretter kalder
Anbefalinger til gravide om kost, kosttilskud, medicin, tobak og alkohol
Anbefalinger om kost mm Juli 2011 Gynækologisk-Obstetrisk Afdeling Hillerød Hospital Hillerød Hospital Gynækologisk-Obstetrisk Afdeling Anbefalinger til gravide om kost, kosttilskud, medicin, tobak og
Amning og rygning. - til dig der ryger og ønsker at amme dit barn eller har en partner, som ryger. Børneafdelingafdeling C1 Hospitalsenheden Vest
Information til patienten Amning og rygning - til dig der ryger og ønsker at amme dit barn eller har en partner, som ryger. Børneafdelingafdeling C1 Hospitalsenheden Vest Amning og Rygning Amning er godt
Om detailsalg af kosttilskud. Enkle råd om, hvad du må fortælle dine kunder om produkterne
Enkle råd om, hvad du må fortælle dine kunder om produkterne Fem råd om detailsalg af kosttilskud side 2 >> 1. Oplys gerne om produktets indhold side 3 >> 2. Oplys gerne om produktets virkning, hvis virkningen
Fra 9. og 10. klasse til ungdomsuddannelse hvordan? Fra 9. og 10. klasse til ungdomsuddannelse hvordan? 1
Fra 9. og 10. klasse til ungdomsuddannelse hvordan? 1 Redaktion: Forlaget Studie og Erhverv a.s for Undervisningsministeriet Grafisk tilrettelægger: Falk og musen Grafik: Falk og musen Fotos: Colourbox
Vitaminer og mineraler
Vitaminer og mineraler VITAMINER OG MINERALER Vitaminer og mineraler er nødvendige for at holde alle kroppens funktioner i gang. Mangel på blot et enkelt vitamin eller mineral kan bringe kroppen ud af
Patientvejledning. Graviditet efter gastric bypass
Patientvejledning Graviditet efter gastric bypass Overvægtsoperation er ingen hindring for, at du kan blive gravid. Tværtimod vil muligheden for at opnå graviditet bedres efter et stort vægttab. Det er
Fra 9. og 10. klasse til ungdomsuddannelse hvordan? Fra 9. og 10. klasse til ungdomsuddannelse hvordan? 1
Fra 9. og 10. klasse til ungdomsuddannelse hvordan? Fra 9. og 10. klasse til ungdomsuddannelse hvordan? 1 Fra 9. og 10. klasse til ungdomsudannelse hvordan? Redaktion: Forlaget Studie og Erhverv a.s for
Ren luft til ungerne. Beskyt børn mod passiv rygning
Ren luft til ungerne Beskyt børn mod passiv rygning Børn og passiv rygning Man ryger passivt, når man indånder røgen fra andres rygning. I tobaksrøg er der over 4000 kemiske stoffer i form af gasser og
3B s beboerblad. Hyggekroge i Danalund 12-13. Sundt venskab i Herlev. Foderværter i Egedalsvænge
3B s beboerblad 3B s beboerblad - til alle, der bor i Boligforeningen 3B - nr. 3 - juli 2009 3B s beboerblad til alle, der bor i Boligforeningen 3B nr. 8 november 2011 Hyggekroge i Danalund 12-13 Sundt
DEMOKRATISPEJDERNE FV15. Om at gøre demokrati ultranærværende for borgere i områder med lav valgdeltagelse.
DEMOKRATISPEJDERNE FV15 Om at gøre demokrati ultranærværende for borgere i områder med lav valgdeltagelse Evalueringsrapport 3 juli 2015 Københavns Kommune, Kultur- og Fritidsforvaltningen INDHOLD Forord
Graviditet, fødsel og barsel
Pjece til gravide i Region Syddanmark Graviditet, fødsel og barsel Tillykke med graviditeten Graviditeten Tillykke med graviditeten Region Syddanmark ønsker med denne pjece at beskrive de tilbud, regionen
Styrke og energi som 55+ er. Kost og bevægelse
er Kost og bevægelse Det er aldrig for sent.. Det er aldrig for sent at begynde at spise sundere og motionere uanset alder. Kropssammensætning Sundt og varieret mad Sundt og varieret mad Tænk på proteinerne!
Sundhed i børnehøjde. www.ikast-brande.dk
Sundhed i børnehøjde Kendte ordsprog om vaner En vane har lange rødder. Det man i barndommen nemmer man ej i alderdommen glemmer Ordsprog fra 1300 tallet. "Vaner begynder som edderkoppespind og ender som
om rygning og rygestop
D A N S K FA K TA O G R Å D om rygning og rygestop FA R L I G R Ø G Når du tager et hiv på din cigaret eller pibe, suger du samtidig 200 skadelige stoffer ind sammen med røgen. Stofferne kommer fra munden
Pensionstabeller 1. april 2016 31. marts 2017
Pensionstabeller 1. april 2016 31. marts 2017 Marts 2016 Pensionstabeller 1. april 2016 31. marts 2017 Marts 2016 Denne publika ion er udarbejdet af Moderniseringsstyrelsen Landgreven 4 Postboks 2193
Hvad påvirker din sundhed?
Fire faktorer der påvirker sundheden Livsstil Levevilkår Hvad påvirker din sundhed? Sundhedsvæsen Arv Forandringscirklen 2. OVERVEJELSE 3. FORBEREDELSE 1. FØROVERVEJELSE 6. TILBAGEFALD 4. HANDLING 5. VEDLIGE-
[Område] RISIKO FOR FALD - OG HVAD SÅ? For dig, der har været faldet og er over 65 år. For dig, der har været faldet og er over 65 år
[Område] RISIKO FOR FALD - OG HVAD SÅ? For dig, der har været faldet og er over 65 år For dig, der har været faldet og er over 65 år FAKTA OM FALD HVERT ÅR: falder 300.000 mennesker over 65 år i Danmark
Fagligt skole-hjemsamarbejde på flere sprog. Inspiration til lærere og flersprogede familier
Fagligt skole-hjemsamarbejde på flere sprog Inspiration til lærere og flersprogede familier INDHOLDSFORTEGNELSE INTRODUKTION HVORFOR DENNE VEJLEDNING... 2 1. SKOLE-HJEMSAMARBEJDE PÅ FLERE SPROG... 4 SAMARBEJDE
