casharada lasoo siiyo

Størrelse: px
Starte visningen fra side:

Download "casharada lasoo siiyo"

Transkript

1 Sidaan oo kale ayaad cunugaaga uga kaalmayn kartaa casharada lasoo siiyo

2 Talooyin fiican markii aad rabto, inaad cunugaaga ka kaalmayso casharada la soo siiyo»aniga xilka isaarani waa inaan cunuga siiyo deganaanshihii uu ubaahnaa, si uu ugu xasilo wixii uu ka shaqaynaayo.«waalidka Wax aqrinta ka dhig mid joogtaa: weliba suurtagal inaad doorato goor ka mid ah maalinta, taasoo aad adiguba aad la fadhiisanayso ilmaha sida adigoo waydiiya: Ma itusi kartaa wixii maanta iskoolka laguugu soo dhigay? Cunugba cunuga kale ha kaalmeeyo Ilmaha kuwa waawayn wax badan ayay kuwa yaryar utari karaan. Waxaad usoo jeedin kartaa inay raadsadaan saaxiib casharada ku adag ka kaalmeeya. Saaxiibkaas wuxuu noqon karaa qof ay fasalka isla dhigtaan ama walaaladiis. Ma jiraan wax casharro ah oo berri lagaa rabo? Ma isla fiirinaa jadwalkaaga? U isticmaal cunug kasta qiyaastii inta udhexaysa 10 ilaa 15 daqiiqo.

3 »in casharada laga shaqeeyo waa muhiim, markaas waxaa noqonee cunug maadada yaqaan. Kadibna markaad waynaato waxaa noqonee nin wax yaqaan. Waxaan rabaa inaan noqdo bayloot.«wiil dhigta fasalka 2aad Cunugaaga waxaa lasoo siin karaa casharo kala duwan. Caadiyan macalimiintu waxay casharro laga soo shaqeeyo dhiibaan marka: Marka la rabo in cunugu si fiican uga adkaado cashar macalinku iskoolku ugu dhigay. Marka la rabo in cunugu ku sii fiicnaado wax cusub, sida inla aqriyo tariiq, taasoo la rabo in mararka soo socda iskoolka looga shaqeeyo. Marka cunuga loo dhiibaayo howl gooniya, sida inuu curis soo qoro ama la rabo inuu fasalka hortiisa ka jeediyo mowduuc oow asagu doortay.

4 Ku hadlidda afsomaligu wuxuu ufududeenaayaa barashada afdaanishka Ku hadlidda afsomaliga waa awood muhiim ah. Markasta oo cunugaagu ku fiican yahay afsomaliga, waxay usahlaysaa ku hadlidda iyo aqrinta afdanishka. Sidaas darteed waa talo fiican in: Aad cunugaaga ugu sheegto afkaaga wax kasta eed la kulantiin. Ilmaha waxa badan looga sheekeeyo, marka dambe ayaguna waxay ku fiicnaadaan wax ka sheekaynta xataa hadii afaf kale lagu sheegaayo. Sheeko xariir ama taariiqo ugu sheeg cunuga afkaaga hooyo, laakiin siyaabo kala duwan ayaa wax loogu aqrin karaa: Waxaad waydiin kartaa wixii ay fahmeen Waxaad ka jawaabi kartaa su aalaha cunugu ku weeydiiyo Waxaad ka wada hadli kartiin wixii aad masawirka ku aragtiin Waxaa kaloo laga yaabaa inaad ka wada hadashiin waxa afdanish lagu yiraa waxyaabaha kala duwan Qoysaska ilmahooda u aqriya buugaagta, ilmahoodu wuxuu ku fiicnaadaa afafka, waxaana usahlanaada barashada wax aqrinta.

5 »Hadii aanan cunugayga gacan ka siin casharada loo soo diro, markaas cunugaygu wuxuu kaligiis ku noqonaayaa casharada.«waalidka

6 Waxaad buugaag kala nooca ka daysan kartaa maktabadda, kuwaas ood cunugaaga u isticmaali karto: Buugaag ku qoran afsomali Buugaag loo tarjumay afsomali Sheeko xariir aad ku taqiin wadankaaga oo loo tarjumay afdanish Qaamuus masawireed Maktabadaha intooda Hadii cunugaagu iskoolka kala yimaado buugaag, lagana rabo inay soo aqriyaan, waxaad samayn kartaa: Baaritaan la sameeyay wuxuu na tusaayaa:»markii uu cunugu gaaro 7ba jir, waalidkiis waxay saamayn ku leeyihiin inka badan 6jeer inta iskoolku awoodo sidii ay wax ku baran lahaayeen.«waxaa yiri Professor Charles Deforges Exter university, 2009 Udaa cunuga in isagu kuu aqriyo Waydii bal inay fahmeen waxa ay aqrinaayaan. iyo wixii ay ku saabsan yihiinba? Waxaad hadal afsomaliya ama danishah ka abuuri kartaa masawirada aad aragto. Maxay yihiin waxa masawirka kaaga muuqda?

7

8 Intee kaleeto ood kaalmo ka raadsan kartaa Badan waxaa laga helaa cashar kaalmayn. Århus waxaa ku yaal maktabadahaan: Gellerup Bibliotek Hasle Bibliotek Hovedbiblioteket Risskov Bibliotek Tranbjerg Bibliotek Skødstrup Bibliotek Viby Bibliotek bogga aad ka geli karto Online-lektiehjælp på: Guryaha shirkadaha qaarkood waxay isku duwaan cashar kaalmayn: waydii shirkada aad guryaha ka degan tahay. Iskoolo badan, SFOyaasha iyo kuluubadaba waxay ayaguna isku duwaan cashar kaalmayn arintaan ka warso cunugaaga iskoolkiisa. Waad fiirsan kartaa fiidiyoowga: Ku soo dhawoow iskoolada aasaasiga ah ee denmark. yaraa een aqaanayna waa iga dhumay, erayo badan oo afdaanish ahna ma fahmaayo, waa igu adag tahay inaan kaalmeeyo cunugayga Cashar-kaalmaynta sanadkii hore lacagaan ku baxshay, sanadkaana meeshaanaan talaado iyo qamiis kasta imaadaa. Waxaan rabaa in cunugaygu wax barto.«waxaa yiri waalid imaada goobta cashar kaalmaynta Qoraalkaan waxaa isku soo duway oona wada-shaqayn dhexmartay Viby Bibliotek, Århus Kommune og VIAUniversity College.Mashruucaana waxaa gacan siiyay Lektiecafepuljen, Styrelsen for Biblioteker og Medier samt fra Århus Kommunes pulje: Rammen til mindre initiativer på integrationsområdet Somalisk oversættelse af pjecen: Sådan kan du hjælpe dit barn med lektierne

LUUQADDA IYO WAX -AQRINTA WAA MASUULIYAD NAGA WADA DHEXAYSA WARGELIN KU JEEDA WAALIDIINTA ISKOOL BILAABIDA

LUUQADDA IYO WAX -AQRINTA WAA MASUULIYAD NAGA WADA DHEXAYSA WARGELIN KU JEEDA WAALIDIINTA ISKOOL BILAABIDA LUUQADDA IYO WAX -AQRINTA WAA MASUULIYAD NAGA WADA DHEXAYSA WARGELIN KU JEEDA WAALIDIINTA ISKOOL BILAABIDA LUUQADA IYO HORUMARKA WAX AQRINTU WAA WAX AAN KALA HARIN LUUQADDA IYO WAX -AQRINTA WAA MASUULIYAD

Læs mere

Alle fotos er modelfotos.

Alle fotos er modelfotos. KANSARKA SANBABADA Kolofon Lungekræft Udgiver: URL: Redaktion: Kræftens Bekæmpelse, Strandboulevarden 49, 2100 København Ø Sundhedsstyrelsen, Islands Brygge 67, 2300 København S cancer.dk og sst.dk Antropolog,

Læs mere

KANSARKA MINDHICIRKA MALAWADKA

KANSARKA MINDHICIRKA MALAWADKA KANSARKA MINDHICIRKA MALAWADKA Kolofon Kræft i tyk- og endetarmen Udgiver: URL: Redaktion: Kræftens Bekæmpelse, Strandboulevarden 49, 2100 København Ø Sundhedsstyrelsen, Islands Brygge 67, 2300 København

Læs mere

Symptomer på kræft Kræftens Bekæmpelse. Astaamaha Kansarka. Somali

Symptomer på kræft Kræftens Bekæmpelse. Astaamaha Kansarka. Somali Symptomer på kræft Kræftens Bekæmpelse Astaamaha Kansarka Somali Waa muhiim in kansarka la ogaado goor hore. Marba marka ka horraysa ee la ogaado ayey ka badan tahay fursadda si fiican loogu dawayn karo

Læs mere

KANSARKA QANJIDHKA KAADI MAREENKA RAGA

KANSARKA QANJIDHKA KAADI MAREENKA RAGA KANSARKA QANJIDHKA KAADI MAREENKA RAGA Kolofon Prostatakræft Udgiver: URL: Redaktion: Kræftens Bekæmpelse, Strandboulevarden 49, 2100 København Ø Sundhedsstyrelsen, Islands Brygge 67, 2300 København S

Læs mere

NIDAAMKA CAAFIMAADKA EE DHEENISHKA Det danske sundhedsvæsen

NIDAAMKA CAAFIMAADKA EE DHEENISHKA Det danske sundhedsvæsen NIDAAMKA CAAFIMAADKA EE DHEENISHKA Det danske sundhedsvæsen Somali Det danske sundhedsvæsen Denne pjece fortæller kort om det danske sundhedsvæsen, og om de forskellige steder, man kan blive undersøgt

Læs mere

AFKU WAA HADYAD CARBINTA AFKA EE GURIGA

AFKU WAA HADYAD CARBINTA AFKA EE GURIGA AFKU WAA HADYAD CARBINTA AFKA EE GURIGA Waa kaataloog fikradeed iyo waxyaabo loogu talogalay waalidka dhalay carruur laba luqoodlayaal ah oo taga goobaha dharaartii CARBINTA AFKA EE GURIGA WAA KAATALOOG

Læs mere

Alle fotos er modelfotos.

Alle fotos er modelfotos. KANSARKA NAASAHA Kolofon Brystkræft Udgiver: URL: Redaktion: Kræftens Bekæmpelse, Strandboulevarden 49, 2100 København Ø Sundhedsstyrelsen, Islands Brygge 67, 2300 København S cancer.dk og sst.dk Antropolog,

Læs mere

U Isticmaalka Dawada Sida Saxda AH. Nin dhallinyaro ah 02:33 Waxan u socdaa dhakhtarka si laygaga talaalo cudurka beerka.

U Isticmaalka Dawada Sida Saxda AH. Nin dhallinyaro ah 02:33 Waxan u socdaa dhakhtarka si laygaga talaalo cudurka beerka. MEDICIN MED FORNUFT Dialogliste - Somali Intro U Isticmaalka Dawada Sida Saxda AH Familie i skov Vox pop med personer foran Apotek Speak 02:17 Markii horeba ama ilaa wakhtigii horeba waxad ka bini aadam

Læs mere

UBAD CAAFIMAAD QABA oo dal shisheeye deggen. Somalisk

UBAD CAAFIMAAD QABA oo dal shisheeye deggen. Somalisk UBAD CAAFIMAAD QABA oo dal shisheeye deggen Somalisk UBAD CAAFIMAAD QABA oo dal shisheeye deggen SUNDE BØRN i et nyt land 2. udgave, 1. oplag 2005 Sundhedsstyrelsen 2005 ISBN: 87-7676-020-0 Udgivet af

Læs mere

Qoyska, jinsiga iyo xuquuqaha ka jira Denmark

Qoyska, jinsiga iyo xuquuqaha ka jira Denmark Qoyska, jinsiga iyo xuquuqaha ka jira Denmark Hordhac Qoyska, jinsiga iyo xuquuqaha ka jira Denmark Waxaa soo saaray Ligestillingsafdelingen (Qaybta Isu-dhignaanta) Denmark dhexdeeda dumarka iyo raggu

Læs mere

Sundhed og Sygdom Dialogliste Somalisk

Sundhed og Sygdom Dialogliste Somalisk Sundhed og Sygdom Dialogliste Somalisk Hordhac Cinwaan:Caafimaad iyo Cudur (2.02) Eremitageløbet i Dyrehaven Liv omkring søerne Gadeliv Dhakhtarka Hadal (2.10) Maanta waxaan diiradda saarayaa caafimaadka.

Læs mere

S f i n x F i l m / T V G o d a g D a n m a r k K u n f o r K v i n d e r D i a l o g l i s t e

S f i n x F i l m / T V G o d a g D a n m a r k K u n f o r K v i n d e r D i a l o g l i s t e KUN FOR KVINDER OM FRUGTBARHED OG PRÆVENTION Dialogliste - Somali Introduktion og historisk rids 02:05 Kaliya loogu talo galay Dumarka 02:11 Kuna saabsan bacrimin iyo iska difaacid Speak 02:19 Laga soo

Læs mere

UNDERSØGELSER AF DET UFØDTE BARN SOMALISK. Baadhitaanada cunugga aan dhalan

UNDERSØGELSER AF DET UFØDTE BARN SOMALISK. Baadhitaanada cunugga aan dhalan UNDERSØGELSER AF DET UFØDTE BARN SOMALISK Baadhitaanada cunugga aan dhalan Information Allerede nu kan du få information om undersøgelser af dit ufødte barn for visse medfødte sygdomme og handicap. Ja?

Læs mere

Warbixinta Bukaanka DAAWEYNTA KANSARKA. Patientinformation MEDICINSK KRÆFTBEHANDLING. Dansk/Somali

Warbixinta Bukaanka DAAWEYNTA KANSARKA. Patientinformation MEDICINSK KRÆFTBEHANDLING. Dansk/Somali Warbixinta Bukaanka DAAWEYNTA KANSARKA Patientinformation MEDICINSK KRÆFTBEHANDLING Dansk/Somali Warbixinta Bukaanka DAAWEYNTA KANSARKA Patientinformation MEDICINSK KRÆFTBEHANDLING Dansk/Somali 3 MEDICINSK

Læs mere

Diyaarinta cuntada qaadada ee ugu horaysa. Den første skemad. Somalisk. Kamuunka Egedal

Diyaarinta cuntada qaadada ee ugu horaysa. Den første skemad. Somalisk. Kamuunka Egedal Diyaarinta cuntada qaadada ee ugu horaysa Den første skemad Somalisk Kamuunka Egedal Diyaarinta cuntada qaadada ee ugu horaysa Marka loo diyaarinayo ilmaha midhaha iyo khudrada karsan waxaa haboon: In

Læs mere

Sådan kan du. hjælpe dit barn med lektierne!

Sådan kan du. hjælpe dit barn med lektierne! Sådan kan du hjælpe dit barn med lektierne! Gode råd når du vil hjælpe dit barn med lektierne Lav en daglig rutine omkring lektielæsningen: det kan være et bestemt tidspunkt på dagen, hvor du sætter dig

Læs mere

iyo I dhageyao Aniga!

iyo I dhageyao Aniga! 0 5 Sanno Ila adal Aniga iyo I dhageyao Aniga! 12 Dhibcood ee Taageerida Carruurteena ee Waxbarashada Sida loo Hadlo Buug-yaraha Waaladiinta Somalische Ausgabe Calaameynta Milkiilaha, daabacaha iyo qeybiyaha:

Læs mere

Horumarinta Luqadda - Waa masuuliyad la wadaago. Wargelin ku wajahan waaliddinta leh carruurta da doodu u dhaxaysa 0 iyo 3 sano

Horumarinta Luqadda - Waa masuuliyad la wadaago. Wargelin ku wajahan waaliddinta leh carruurta da doodu u dhaxaysa 0 iyo 3 sano Horumarinta Luqadda - Waa masuuliyad la wadaago Wargelin ku wajahan waaliddinta leh carruurta da doodu u dhaxaysa 0 iyo 3 sano Luqadda ugu horaysa ee cunugga waxay ku horumaraysaa fool ka fool Horumarinta

Læs mere

KU CUSUB WADDANKA. Talooyin wanaagsan oo ku saabsan caafimaadka dhalaanka

KU CUSUB WADDANKA. Talooyin wanaagsan oo ku saabsan caafimaadka dhalaanka 2015 Talooyin wanaagsan oo ku saabsan caafimaadka dhalaanka Talooyin wanaagsan oo ku saabsan caafimaadka dhalaanka Marka qofku uu ku cusub yahay waddan oo uu haysto ilmo yar yar, wuxuu la kulmayaa waxyaabo

Læs mere

DUGSIGA JORDAL. Warbixin loogu talogalay waalidiinta

DUGSIGA JORDAL. Warbixin loogu talogalay waalidiinta DUGSIGA JORDAL Warbixin loogu talogalay waalidiinta 1 Gundhigga waxbarashada ee dugsiga Waxa aan aaminsan nahay in ay Dadka oo dhami ay wax baran karaan, horumarna samayn karaan Waxa aanu abuuri khibrado

Læs mere

Nidaamka daryeelka caafimaadka ee Deenishka. Det danske sundhedsvæsen

Nidaamka daryeelka caafimaadka ee Deenishka. Det danske sundhedsvæsen Nidaamka daryeelka caafimaadka ee Deenishka Det danske sundhedsvæsen 2016 Det danske sundhedsvæsen Denne pjece fortæller kort om det danske sundhedsvæsen, og om de forskellige steder, man kan blive undersøgt

Læs mere

Aalborg Øst. Iskaashi iyo wadanoolaansho. Ann-Dorte Christensen Sune Qvotrup Jensen

Aalborg Øst. Iskaashi iyo wadanoolaansho. Ann-Dorte Christensen Sune Qvotrup Jensen Aalborg Øst Iskaashi iyo wadanoolaansho Ann-Dorte Christensen Sune Qvotrup Jensen Si kastaba ha ahaatee waxaa jira farqi u dhexeeya Aalborg Øst iyo Aalborg Øst ( ) Nabad gelyo aad u wanaagsan ayaa ka jirta

Læs mere

buug-yare warbixineed ku saabsan hab magangelyeedka deenishka da yarta aan la wehelin ee magangelyo doonka ah

buug-yare warbixineed ku saabsan hab magangelyeedka deenishka da yarta aan la wehelin ee magangelyo doonka ah jidkaaga [ magac:................................... ] buug-yare warbixineed ku saabsan hab magangelyeedka deenishka da yarta aan la wehelin ee magangelyo doonka ah DANISH REFUGEE COUNCIL GIVE REFUGEES

Læs mere

Du kan få indflydelse på dit barns skole

Du kan få indflydelse på dit barns skole Du kan få indflydelse på dit barns skole SKOLEBESTYRELSESVALG 2014 1 2 Indhold Dansk 4 Engelsk 7 Tyrkisk 11 Somali 15 Polsk 19 Arabisk 26 Urdu 28 3 Forældre gør en forskel Skolebestyrelserne i København

Læs mere

Qofka adigoo kale ah oo denbi-fal loo geystay

Qofka adigoo kale ah oo denbi-fal loo geystay Qofka adigoo kale ah oo denbi-fal loo geystay 1 QOFKA ADIGOO KALE AH OO DENBI-FAL LOO GEYSTAY Hey adda Ammuuraha Dhibbaneyaasha [Brottsoffermyndigheten], 2015 Masawir-gacmeed: Maria Wall Soo-saare: Plakat

Læs mere

S f i n x F i l m / T V G o d a g D a n m a r k S u n d h e d og S y g d o m D i a l o g l i s t e

S f i n x F i l m / T V G o d a g D a n m a r k S u n d h e d og S y g d o m D i a l o g l i s t e Liiska wadahadalka Caafimaad iyo Cudur Hordhac Cinwaan:Caafimaad iyo Cudur (2.02) Eremitageløbet i Dyrehaven Liv omkring søerne Gadeliv Dhakhtarka Hadal (2.10) Maanta waxaan diiradda saarayaa caafimaadka.

Læs mere

Waxbarasho -Mustaqbalka caruurtaada

Waxbarasho -Mustaqbalka caruurtaada Waxbarasho -Mustaqbalka caruurtaada Waxbarasho Mustaqbalka caruurtaada Copyright: Wasaarada Waxbarashada, 2014 Wadashaqaynta wasaarada shaqaalaha Qoraa: Schultz Design: Falk iyo musen Sawiro: Jakob Dall:

Læs mere

Aarhus-aftalen. Skolernes tillids- og arbejdsmiljørepræsentanter samt forældre og forvaltning tog hul på dialog

Aarhus-aftalen. Skolernes tillids- og arbejdsmiljørepræsentanter samt forældre og forvaltning tog hul på dialog nr. 18 oktober 2013 BU nyt Skoleudveksling: Fremmede lærere i klassen Vidensbrønd: Giver læring og leg edoc på vej: Til skoler, dagtilbud og FU-området profilen: Der skal være både dynamit og dynamik side

Læs mere

XAQIIQOOYIN IYO TALOOYIN KU SAABSAN. cabidda iyo joojinta sigaarka

XAQIIQOOYIN IYO TALOOYIN KU SAABSAN. cabidda iyo joojinta sigaarka S O A M A L I S O M A L I S K XAQIIQOOYIN IYO TALOOYIN KU SAABSAN cabidda iyo joojinta sigaarka Q I I Q K H ATA R A H Marka aad hal mar jiiddo sigaarkaaga ama beebkaaga, waxaad isla markaas qiiqa la nuugaysaa

Læs mere

DET ER DIT VALG. en guide til demokratisk deltagelse i Danmark RÅDET FOR ETNISKE MINORITETER

DET ER DIT VALG. en guide til demokratisk deltagelse i Danmark RÅDET FOR ETNISKE MINORITETER DET ER DIT VALG en guide til demokratisk deltagelse i Danmark RÅDET FOR ETNISKE MINORITETER 1 2 3 4 5 6 6 7 8 9 9 10 10 11 12 12 13 14-23 24 INDHOLD Det er dit valg Hvem kan stemme? Kommunal - og regionalvalg

Læs mere

Dhalinyarada soo socota. Warbixin ku saabsan waxbarashada oo loogu talagalay dhallinyarada iyo waalidkood

Dhalinyarada soo socota. Warbixin ku saabsan waxbarashada oo loogu talagalay dhallinyarada iyo waalidkood Dhalinyarada soo socota Warbixin ku saabsan waxbarashada oo loogu talagalay dhallinyarada iyo waalidkood Daabicista 5aad, cadadka 1aad, 2007 Xuquuqda buuggan waxaa iska leh: Wasaaradda waxbarashada, 2007

Læs mere

Warbixin loogu talagalay waalidka

Warbixin loogu talagalay waalidka Warbixin loogu talagalay waalidka oo khusaysa waxbarashooyinka xirfadda Dhenmark mustaqbal wanaagsan Waxbarashada xirfaddu waa doorasho fiican Dhammaan waalidku waxay jacal yihiin, in ubadkoodu shaqo fiican

Læs mere

University Colleges. Sådan kan du hjælpe dit barn med lektierne! Kristensen, Kitte Søndergaard. Publication date: 2011

University Colleges. Sådan kan du hjælpe dit barn med lektierne! Kristensen, Kitte Søndergaard. Publication date: 2011 University Colleges Sådan kan du hjælpe dit barn med lektierne! Kristensen, Kitte Søndergaard Publication date: 2011 Document Version Tidlig version også kaldet pre-print Link to publication Citation for

Læs mere

CAADAYSIYO CAAFIMAADQABA

CAADAYSIYO CAAFIMAADQABA Somali CAADAYSIYO CAAFIMAADQABA Uurka ka hor, xilliga uurka iyo uurka ka dib Diyaar ma u tahay uur caafimaadqaba? Dhe eraad ka akhri Š UURKA KA HOR Uur caafimad qaba waxad ku diyarin kartaa in aad cunto

Læs mere

Du kan få indflydelse på dit barns skole 1

Du kan få indflydelse på dit barns skole 1 Du kan få indflydelse på dit barns skole 1 INDHOLD Dansk side 3 Engelsk side 7 Tyrkisk side 11 Somali side 15 Urdu side 23 Arabisk side 27 3 FORÆLDRE GØR EN FORSKEL Skolebestyrelserne har stor indflydelse.

Læs mere

Invitation. Din mening er vigtig for os. Kære beboer i Gellerupparken og Toveshøj

Invitation. Din mening er vigtig for os. Kære beboer i Gellerupparken og Toveshøj Invitation Din mening er vigtig for os Kære beboer i Gellerupparken og Toveshøj Brabrand Boligforening laver mange sociale indsatser i Gellerup og Toveshøj. Du kender måske Foreningernes Hus, beboerbladet

Læs mere

H.C. ANDERSEN. Sheekaxariir 2005 SOMALI

H.C. ANDERSEN. Sheekaxariir 2005 SOMALI H.C. ANDERSEN Sheekaxariir 2005 SOMALI H.C. ANDERSEN Sheekaxariir 2005 RUGKUTUBEEDKA BOQORTOOYADA Buugga Sheekaxariir ee H.C. Andersen oo loogu talagalay qoysaska soo doolay waxaa soo saaray Rugkutubeedka

Læs mere

SPROGLIG UDVIKLING - ET FÆLLES ANSVAR

SPROGLIG UDVIKLING - ET FÆLLES ANSVAR SPROGLIG UDVIKLING - ET FÆLLES ANSVAR INFORMATION TIL FORÆLDRE MED BØRN MELLEM 0 OG 3 ÅR Århus Kommune Børn og Unge BARNETS TIDLIGE SPROG UDVIKLER SIG ANSIGT TIL ANSIGT SPROGLIG UDVIKLING - ET FÆLLES ANSVAR

Læs mere

Februar TEKST TIL BILLEDE

Februar TEKST TIL BILLEDE Beboerblad for Ellekonebakken, Guldstjernevej og Firkløvervej Februar 2015 TEKST TIL BILLEDE Morgensol over Ellekonebakken Side 2 HER PÅ BAKKEN februar 2015 Leder Så kom vi ind i 2015 og håber alle fik

Læs mere

Fra boligområde til bydel

Fra boligområde til bydel Fra boligområde til bydel Helhedsplan for Gellerupparken og Toveshøj Århus Kommune Brabrand Boligforening Fra boligområde til bydel Helhedsplan for Gellerupparken og Toveshøj Århus Kommune og Brabrand

Læs mere

SPROG OG LÆSNING ET FÆLLES ANSVAR INFORMATION TIL FORÆLDRE - INDSKOLINGEN

SPROG OG LÆSNING ET FÆLLES ANSVAR INFORMATION TIL FORÆLDRE - INDSKOLINGEN SPROG OG LÆSNING ET FÆLLES ANSVAR INFORMATION TIL FORÆLDRE - INDSKOLINGEN SPROG- OG LÆSEUDVIKLING GÅR HÅND I HÅND SPROG OG LÆSNING - ET FÆLLES ANSVAR 3 Ved du, at et godt talesprog er fundamentet for,

Læs mere

En guide til demokratisk deltagelse i Danmark!

En guide til demokratisk deltagelse i Danmark! "!!! R Å D E T F O R E T N I S K E M I N O R I T E T E R " DET ER ALLES VALG En guide til demokratisk deltagelse i Danmark!! The election is for everyone Waa doorashadii dadka oo idil Bu herkesin seçimidir

Læs mere

SPROGVURDERING OG SPROGSCREENING AF 3-ÅRIGE BØRN

SPROGVURDERING OG SPROGSCREENING AF 3-ÅRIGE BØRN SPROGVURDERING OG SPROGSCREENING AF 3-ÅRIGE BØRN Århus Kommune Børn og Unge LINKS Denne pjece er oversat til somali, arabisk, tyrkisk, vietnamesisk, kurdisk, dari og pashto. Oversættelserne findes på følgende

Læs mere

Fællesskab i Vangkvarteret

Fællesskab i Vangkvarteret Infobrev til alle beboerne i Vangkvarteret December 2016 If you need help to translate this newsletter, please contact the social team in fælleshuset. Almış olduğunuz Info mektubunu tercüme edilmesini

Læs mere

Beboerblad for. Ellekonebakken, Guldstjernevej og Firkløvervej April FORÅRET ER PÅ VEJ

Beboerblad for. Ellekonebakken, Guldstjernevej og Firkløvervej April FORÅRET ER PÅ VEJ Beboerblad for Ellekonebakken, Guldstjernevej og Firkløvervej April 2015 FORÅRET ER PÅ VEJ Side 2 HER PÅ BAKKEN februar 2015 Vedrørende jobannoncer i bladet: Vi har modtaget indlæg til bladet om privat

Læs mere

DEMOKRATISPEJDERNE FV15. Om at gøre demokrati ultranærværende for borgere i områder med lav valgdeltagelse.

DEMOKRATISPEJDERNE FV15. Om at gøre demokrati ultranærværende for borgere i områder med lav valgdeltagelse. DEMOKRATISPEJDERNE FV15 Om at gøre demokrati ultranærværende for borgere i områder med lav valgdeltagelse Evalueringsrapport 3 juli 2015 Københavns Kommune, Kultur- og Fritidsforvaltningen INDHOLD Forord

Læs mere

Åbningstider på skoler og anlæg, pr

Åbningstider på skoler og anlæg, pr Åbningstider på skoler og anlæg, pr. 31.05.18 Mandage torsdage fra 15 22, hele skoleåret Ellekærskolen, klasse- og faglokaler Katrinebjergskolen, klasse- og faglokaler Elsted Skole, klasse- og faglokaler

Læs mere

ATA. Gunnebo. pasløsning. t9uthat7. statuskoder beror B751. opus. myndighedskoder WUP. kontrolspørgsmål. Poces AL - AS - B - C - D - BE - CE - DE - TM

ATA. Gunnebo. pasløsning. t9uthat7. statuskoder beror B751. opus. myndighedskoder WUP. kontrolspørgsmål. Poces AL - AS - B - C - D - BE - CE - DE - TM AL - AS - B - C - D - BE - CE - DE - TM statuskoder beror t9uthat7 pasløsning opus B751 ATA myndighedskoder 120 X 5003=120 kr. WUP kontrolspørgsmål Tælleuger Poces Gunnebo AL - AS - B - C - D - BE - CE

Læs mere

Husorden. Husorden for Mjølnerparken يجب غلق اكياس النفايات جيدا قبل رميها بالمكان المخصص لها عدم رمي بقايا الطعام من النوافذ النها تجذب الفئران.

Husorden. Husorden for Mjølnerparken يجب غلق اكياس النفايات جيدا قبل رميها بالمكان المخصص لها عدم رمي بقايا الطعام من النوافذ النها تجذب الفئران. Husorden Mjølnerparken, januar 2014 Husorden for Mjølnerparken SHARCIYADA GURYAHAY EE MJØLNERPARKEN قواعد و قوانين المنزل في ميولنباركن Denne husorden angiver retningslinjer for, hvordan vi som beboere

Læs mere

Medier og samfund. Klaus Bruhn Jensen. en introduktion. Klaus Bruhn Jensen medier og samfund en introduktion. www.forlagetsl.dk

Medier og samfund. Klaus Bruhn Jensen. en introduktion. Klaus Bruhn Jensen medier og samfund en introduktion. www.forlagetsl.dk opfattes medierne som en direkte årsag til, at et udvikler sig på det gensidige afhængighedsforhold mellem og medier. er professor ved Københavns Universitet og forfatter forlaget slitteratur opfattes

Læs mere

ÅRHUS KOMMUNE - Magistratens 4. Afdeling Skoler og Kultur - Rådhuset - 8100 Århus C Tlf. 8940 2384 - Epost [email protected]

ÅRHUS KOMMUNE - Magistratens 4. Afdeling Skoler og Kultur - Rådhuset - 8100 Århus C Tlf. 8940 2384 - Epost mag4@aarhus.dk ÅRHUS KOMMUNE - Magistratens 4. Afdeling Skoler og Kultur - Rådhuset - 8100 Århus C Tlf. 8940 2384 - Epost [email protected] INDSTILLING Til Århus Byråd Den 30. april 2004 via Magistraten Tlf. nr.: Jour.

Læs mere

SÅDAN LAVER VI LEKTIER Et udviklingsprojekt på Viby Bibliotek

SÅDAN LAVER VI LEKTIER Et udviklingsprojekt på Viby Bibliotek Evalueringsrapport på projekt: SÅDAN LAVER VI LEKTIER Et udviklingsprojekt på Viby Bibliotek Mange har vist interesse for vores lille udviklingsprojekt undervejs, flere har skrevet sig på for at få tilsendt

Læs mere

Bilag til Spildevandsplan Aarhus Kommune

Bilag til Spildevandsplan Aarhus Kommune Bilag til Spildevandsplan 2017-2020 BILAG BILAG 1 PRIVATE FÆLLES SPILDEVANDSANLÆG 1 Optagelse af private fælles spildevandsanlæg i Spildevandsplanen 2 Aarhus Vand A/S s overtagelse af private fælles spildevandsanlæg

Læs mere

Fagligt skole-hjemsamarbejde på flere sprog. Inspiration til lærere og flersprogede familier

Fagligt skole-hjemsamarbejde på flere sprog. Inspiration til lærere og flersprogede familier Fagligt skole-hjemsamarbejde på flere sprog Inspiration til lærere og flersprogede familier INDHOLDSFORTEGNELSE INTRODUKTION HVORFOR DENNE VEJLEDNING... 2 1. SKOLE-HJEMSAMARBEJDE PÅ FLERE SPROG... 4 SAMARBEJDE

Læs mere

Bilag 5: Puljeoversigt Type/kategori Målgruppe Navn på pulje Formål Baggrund Udmøntning

Bilag 5: Puljeoversigt Type/kategori Målgruppe Navn på pulje Formål Baggrund Udmøntning Bilag 5: Puljeoversigt Type/kategori Målgruppe Navn på pulje Formål Baggrund Udmøntning Type af pulje Navn på pulje Hvad anvendes puljen til Hvorfor hvornår er puljen afsat mv. Hvem hvordan og hvorledes

Læs mere

Det er ganske tidligt om morgenen. Palle rejser sig op i sengen. Nu vil han ikke sove længere. Det er vist meget tidligt, for der er så stille; men

Det er ganske tidligt om morgenen. Palle rejser sig op i sengen. Nu vil han ikke sove længere. Det er vist meget tidligt, for der er så stille; men 1 2 3 4 5 1 1 2 3 4 5 6 7 8 9 10 Detergansketidligtommorgenen. Pallerejsersigopisengen.Nuvilhanikkesovelængere. Detervistmegettidligt,forderersåstille;mensolenskinnerindadvinduet, ogpalleersletikkesøvnig.

Læs mere

Aarhus Kommune. Aarhus Kommune

Aarhus Kommune. Aarhus Kommune Aarhus Kommune Garantidistrikt Ændring Ændring Grenåvej Øst 1.16 1.87 1.92 1.11 1.136 1.172 156 1.28 1.36 1.431 1.473 1.58 1.52 24 Grenåvej Vest 817 847 85 848 843 842 24 1.49 1.25 1.54 1.75 1.17 1.117

Læs mere

Fra udsat boligområde til attraktiv bydel. Helhedsplan Gellerup/Toveshøj

Fra udsat boligområde til attraktiv bydel. Helhedsplan Gellerup/Toveshøj Nr. 3 Oktober 2009 Redaktion: Per Jensen (ansvarshavende) Anne Marie Larsen Borgmesterens Afdeling Århus Kommune Rådhuset 8100 Århus C Tlf. : 8940 2147 Indhold: Side 2 Fra udsat boligområde til attraktiv

Læs mere

Dedikeret til Gentofte og Jægersborg Kirkers Børne- og Pigekor. Phillip Faber. Halfdan-suite. For børnekor (2 lige stemmer) med klaverakkompagnement

Dedikeret til Gentofte og Jægersborg Kirkers Børne- og Pigekor. Phillip Faber. Halfdan-suite. For børnekor (2 lige stemmer) med klaverakkompagnement edikeret til entofte Jægersborg Kirkers Børne Pigekor Philli aber Halfdansuite or børnekor (2 lige stemmer) med klaverakkoagnement til tekster af Halfdan Rasmussen Teksten er benyttet med tilladelse af

Læs mere

KULTUR OG BORGERSERVICE AARHUS KOMMUNE

KULTUR OG BORGERSERVICE AARHUS KOMMUNE KULTUR OG BORGERSERVICE AARHUS KOMMUNE FORÅRET 2015 INDHOLD Lær mere om it foråret 2015 Aarhus Kommune ITK Design Møllegade 1 8000 Aarhus C Layout: Jan Thomassen Tryk: Bording A/S Oplag: 3.000 ISBN: 978-87-89860-09-1

Læs mere

UU Århus Ungdommens Uddannelsesvejledning i Samsø og Århus Kommuner

UU Århus Ungdommens Uddannelsesvejledning i Samsø og Århus Kommuner UU Århus Ungdommens Uddannelsesvejledning i Samsø og Århus Kommuner Uddannelsesvalget pr. 15. marts 2007 Marts 2007 Side 1 af 12 Uddannelsesvalget pr. 15. marts 2007 er en opgørelse over de unges tilmeldinger

Læs mere

- det er så myndigt af følges ad

- det er så myndigt af følges ad Borgerservicesamarbejdet - det er så myndigt af følges ad Mandag d. 7. april Skanderborg Mikkel Hartvig Haaning - Områdeleder - Lokalbiblioteker Historik - når vi flytter sammen 2006 > Borgerservice og

Læs mere

150140 CIF, Århus Udskrevet den 02.11.2007 - Side 1 DatoInterval: 01.09.2007-01.05.2008

150140 CIF, Århus Udskrevet den 02.11.2007 - Side 1 DatoInterval: 01.09.2007-01.05.2008 150140 CIF, Århus Udskrevet den 02.11.2007 - Side 1 Lør. 08.09.07 494871 11:20 Pige Elite 1. runde, Pulje 657 Hornslet IF - CIF, Århus HEI-hallen 16-15 494867 14:40 Pige Elite 1. runde, Pulje 657 CIF,

Læs mere