Qoyska, jinsiga iyo xuquuqaha ka jira Denmark
|
|
|
- Lise Carlsen
- 10 år siden
- Visninger:
Transkript
1 Qoyska, jinsiga iyo xuquuqaha ka jira Denmark
2 Hordhac Qoyska, jinsiga iyo xuquuqaha ka jira Denmark Waxaa soo saaray Ligestillingsafdelingen (Qaybta Isu-dhignaanta) Denmark dhexdeeda dumarka iyo raggu waa isku qiime, oo waa sharci darro in labadan jinsi la kala duwo. Qoraalka: Suxufiyadda Birgitte Avnesø, Stickelbergs Bureau Turjumaadda: Flygtningehjælpens Tolkeservice Qaabaynta/Jaangoynta: Ida Magdalene, Madbacadda: PrinfoKolding Nuqulka 1aad: 3500, janaayo 2006 ISBN: Buuggan yari waa bilaash oo waxaa laga dalban karaa: Ligestillingsafdelingen Holmens Kanal København K [email protected] Waxa xataa laga soo roggan karaa Dhammaan waxaa la leeyahay waajibaadyo (xillal) iyo xuquuqo isku mid ah. Xaq weeye in qofku naftiisa, noloshiisa iyo jidhkiisaba u taliyo, lacagtiisa shaqaysto oo uu qoyskiisa (faamligiisa) masruufo, mas uuliyadda carruurta qaado, canshuurta bixiyo oo uu bulshada ka qayb qaato. Waxaynu xataa leenahay in jinsiyaduhu isu dhigmaan, oo tan macnaheedu waxaa weeye, in dhammaan, iyada oo aan loo fiirin asalkooda, caqiidadooda iyo midabkooda toona ay bulshada deenishka dhexdeeda isu dhigmaan. Buuggan yari wuxuu ku wajahan yahay adiga doonaya inaad waxyaabo dheeraad ah oo ku saabsan isu-dhignaanta (ligestilling) iyo xuquuqaha Denmark ka jira ogaato. Buuggan yar waxyaabaha aad ka akhrin karto waxaa ka mid ah waxyaabaha ku saabsan dhaqaalaha, guurka, xuquuqaha galmada, furriinka iyo mas uuliyad haysashada waalidnimo. 3
3 Dhaqaalahaaga Waxaad xaq u leedahay inaad haysato dhaqaalahaaga waxaa looga jeedaa lacagtaada iyo koonto bangi, taasoo aad keligaa isticmaali karto. Shaqo aad haysataa waxay fursad kuu siinaysaa, inaad adiga naftaada iyo qoyskaaga masruufto. Waa inaad laftaadu dedaal firfircoon samaysaa si aad shaqo u hesho. Waxaad tusaale ahaan codsan kartaa shaqooyinka aad ku aragto wargeysyada (joornaallada) ama waxaad caawimo ka heli kartaa si aad shaqooyin u codsato xafiiska shaqada (Arbejdsformidlingen (AF)). Waxaad AFka kuugu dhow ka heli kartaa boggan Waxaad kale oo caawimo ka heli kartaa degmadaada (kamuunahaaga). Haddii aad shaqo hayso, wuxuu shaqo bixiyahaagu caadiyan mushaharkaaga ku soo shubayaa koontadaada. Shaqo bixiyahaagu waa inuu xataa ku dedaalaa inuu warqad mushahar ku siiyo. Markaad shaqayso waa inaad xataa canshuur bixiso. Sida caadiga ah canshuurta waxaa otumaatig looga jaraa mushaharkaaga, intaan mushaharka lagu siin. Haddii aad xaalad dhaqaalo xumo ah dhex gasho, sababta keentayna tahay furitaan, shaqadaadii oo aad lumisay iyo wixii u dhigma, waxaad caawimo ka heli kartaa kamuunahaaga. Nooca caawimo ee aad heli karto waxay ku xidhan tahay waxaa ka mid ah, inta aad Denmark deggenayd. Guurka Dumarka iyo ragga labaduba waxay xaq u leeyihiin inay iyagu doortaan qofka ay guursanayaan. Waa fal dembiyeed in cid guur lagu khasbaa. helo. Waxaad la xidhiidhi kartaa kamuunaha ama Ururka Dalka ee Xarumaha Dumarka Dhibban (Landsorganisationen af Kvindekrisecentre (LOKK)). LOKK waxay talo-bixin u hayaan dhallinyarada ka soo jeeda asal kale oo aan deenish ahayn. Waxaad waci kartaa telefoonka ah ama waxaad geli kartaa boggan Haddii dhibaato kedis ahi ku hesho oo aad caawimo markaasba ah u baahan tahay, waxaad waci kartaa Khadka Joogtada ah (Hotline) ee dumarka dhibaatadu ku habsatay telefoonka ah oo maalin iyo habeenba ah. Talo-bixiyaha ajnebiga (Indvandrerådgivningen) ayaa tusaale ahaan ku deeqaya dhexdhexaadin kiisaska ku saabsan guurka khasabka ah. Waxaad waci kartaa telefoonka ah ama ama waxaad geli kartaa boggan Waxaad kale oo kala xidhiidhi kartaa Talo-bixiyaha dumarka jinsiyadaha laga tirada badan yahay (Kvinderådgivningen for etniske minoriteter) telefoonka ah ama waxaad geli kartaa boggan Ugu dambayntiina waxaad la xidhiidhi kartaa Xarunta Baxnaanada Dumarka jinsiyadaha kale ah ee Denmark (Rehabiliteringscenter for Etniske Kvinder i Danmark (R.E.D.)). Xaajoodka (hadalka) ku saabsan degitaanka meesha degaanka waxaa loo mari karaa telefoonka ah ama ka ah, [email protected]. Haddii aad doonayso inaad meeshan degto, waxaad xataa kala hadli kartaa kamuunaha. R.E.D. waa deeq ku saabsan meel ay degaan dumarka dhallinyarada ah ee u dhexeeya 18 iyo 25 sano ee aan carruur (lahayn) wadan. Halkan waxaad ka heli kartaa meel aad illaa 2 sano degenaato, haddii aad ka soo baxsatay guur khasab ah. Degenaanshuhu waa bilaash. Haddana waa inaad laftaadu la bixi kartaa cuntada iyo cabitaanka, dhar dhaqa iyo baahiyaha kale ee shakhsi ahaaneed. Haddii guur lagugu khasbo, ama guur khasab ah laguu wado, waxaa jira dhawr meelood oo aad ka heli karto talo-bixin, taageero iyo caawimo ah in guri laguu Qoys isu keenitaanka Haddii aad guursatay ajnebi, kaasoo waddan debedda ah ku nool, wuxuu ama 4 5
4 waxay Denmark imaan karaa/kartaa, haddii shuruudo dhawr ahi buuxsamaan. Waxaa ka mid ah in guurkiinu xor yahay. In labadiinuba 24 sano ka weyn tihiin. Inaad guri idinku filan haysato. Iyo inaad shaqaysato lacag ku filan inaad ku masruufto xaaskaaga ajnebiga ah. Waxaad hay adda Hoggaanka-ajnebiga (Udlændingestyrelsen) ka waci kartaa telefoonka ah , haddii aad doonayso inaad waxyaabo dheraad ah oo ku saabsan qoys isu keenista ogaato. Waxaad kale oo geli kartaa bogga hay adda Hoggaanka-ajnebiga ee Ka hortaga uur qaaddida iyo uurka Waxa weeye adiga keligaa, ka jidhkaaga u taliyaa. Xataa adiga weeye ka go aaminaya, inaad doonayso inaad uur qaado iyo in kale, inaad ilmaha doonayso iyo in kale, ama nooca ka hortagga uur qaadidda ee aad isticmaalayso si aad uga hortagto inaad uur qaaddo. Dhakhtarkaaga ayaa kaala talin kara doorashada waxyaabaha loo adeegsado ka hortagga uur qaadidda, haddii aad rabto. caawimo u baahan tahay, waxaad la xidhiidhi kartaa Hooyooyin caawiyaha (Mødrehjælpen). Waxa weeye urur, kaasoo la taliya oo caawiya qoysaska carruurta leh iyo dumarka uurka leh. Hooyooyin caawiyuhu wuxuu talobixin ka bixiyaa Kobenheegen, Århus iyo Odense iyo qayb xaafadeedyo ku yaal magaalooyin dhawr ah. Waxaad Hooyooyin caawiyaha Kobenheegen ka waci kartaa telefoonka ah ama waxaad geli kartaa boggan Guurka fara-saarka (xad-gudub) leh Fara-saarku waa fal dembiyeed, oo waa mabnuuc in xaaska ama carruurta la dilaa. Sidaa daraadeed waxaa jira caawimooyin la heli karo, haddii ninkaagu adiga ama carruurtaada fara-saaro. Haddii xad-gudub laguu geysto, waxaad mar walba la xidhiidhi kartaa bileyska. Waxaad kale oo waci kartaa Ururka Dalka ee Xarumaha Dumarka Dhibban (LOKK). Maalin iyo habeenba waxaad waci kartaa telefoonka ah ama waxaad geli kartaa boggan Waxaad kale oo waci kartaa telefoonka Xarumaha Dumarka Dhibban xog-hayntiisa ee ah Haddii aad uur qaaddo oo aadan doonayn ilmaha, waxaad xaq u leedahay Waxaa Denmark ka jira dhawr xarun dhibbane, halkaasoo aad adiga iyo inaad iska soo riddo waxaa looga jeedaa inaad uur-jiifta soo tuuri karto carruurtaadu muddo badbaado ahaan u degi kartaan. Xarumaha Dumarka iyada oo dhakhtar fulinayo. Waana bilaash. Fulitaanka waa in lagu dhaqaaqaa Dhibban waa deeq habeen iyo maalinba loo fidiyo dumarka, kuwaasoo loo intaan toddobaadka 12aad ee uurka la gaadhin. Waa inaad la xidhiidhaa geystay fara-saar ama fara-saar loogu hanjabay. Xarumuhu waxay ku deeqaan dhakhtarkaaga, haddii aad doonayso inaad ilmaha soo riddo. caawin dhibaateed deg-deg ah, oo waxay kaa caawin karaan waxaa ka mid ah inay kuula xidhiidhaan bileyska, dhakhtarka, gargaarka deg-dega ah iyo Haddii aad doonayso inaad ogaato waxyaabo dheeraad ah oo ku saabsan qoys hay adaha bulshada. Adiga laftaada ayaa la xidhiidhi kara xarun dhibbane, ama qorsheynta, xuquuqahaaga galmada, waxyaabaha loo adeegsado ka hortagga kamuunahaaga, bileyska ama hay adaha bulshada ayaa kuu diri kara. Haddii uur qaadidda ama wixii kaleba, waxaad kala hadli kartaa dhakhtarkaaga aadan haysan lacag aad iskaga bixiso joogitaankaaga xarunta dhibbanaha, ama waxaad waci kartaa ururka Galmada iyo Bulshada (Sex og Samfund), kamuunaha ayaa kaa bixinaya. kaasoo leh telefoonka ah ama waxaad geli kartaa boggan Ka akhri waxyaabo dheeraad ah Ururka Dalka ee Xarumaha Dumarka Dhibban boggiisa Halkan waxaa kale oo ku yaal tilmaan talo-bixineed oo Haddii aad uur leedahay, ama haddiiba aad hore carruur u lahayd oo aad ku wajahan dumarka dhallinyarada ajnebiga ah. 6 7
5 Furriinka Waxaad xaq u leedahay furriin, ama ninkaaga ama xaaskaagu ha doonayo ama yaanu doonin. Sida caadiyan sharcigu yahay mid ka mid ah dadka is qabaa wuxuu xaq u leeyahay furriin marka ay 1 sano ka bacdi kala deggen (separation) yihiin, laakiin haddii dadka is qabaa ku heshiiyaan furriin, waxaa loo baahan yahay oo keliya inay 6 bilood kala deggen yihiin. Laakiin tani ma khusayso, haddii gogol dhaaf iyo/ama fara-saar dhaco. Halkan wuxuu midka la dulmiyey isla markiiba heli karaa furriin. Furriinku wuxuu u dhacayaa iyadoo codsi loo diro dowladda gobolka (Statsamtet) agagaarka aad deggen tahay. Waxaad ka akhrin kartaa waxyaabo dheeraad ah oo ku saabsan dowladda gobolada, iyo sida aad iyaga ula xidhiidhayso, adiga oo gala boggan Marka dowladda gobolku hesho codsiga, waxaa adiga iyo qofka aad is qabtaan la idiinku yeedhayaa wadahadal. Halkan waxyaabaha aad ku heshiinaysaan waxaa ka mid ah dhaqaalaha la siinayo xaaska, kala qaybsiga guriga, xaqa ah in carruurta la arko iyo masruufka carruurta. Waxaad waxyaabo dheeraad ah oo ku saabsan furriinka ka ogaan kartaa telefoonka Hoggaanka qoyska (Familiestyrelsen) oo ah ama boggan mid uun. Mas uuliyadda waalidka Haddii aad leedahay mid ama dhawr carruur ah, waxaad qaaday mas uuliyad oo waxaa la socda waajibaadyo dhawr ah. In mas uuliyad waalidnimo oo ilmo la haystaa waxay tahay, inay qofka waajib ku tahay in la daryeelo (masruufo) ilmaha oo ay xaq tahay in laga taliyo waxyaabaha ilmaha la xidhiidha. Tani waxay noqon kartaa, magaca ilmaha loo bixinayo, meesha uu ku noolaanayo, iyo dugsiga ilmuhu dhiganayo. Mas uuliyada waalidka waxaa kale oo la socota waajib ah in laga qayb galo kulamada waalidka ee rug-xannaaneedyada iyo maalmeedka ilmaha. Haddii aad is qabtaan, waxaad si otumatig ah u haysataan mas uuliyad waalidnimo idinka dhaxaysa oo waad wada maamulaysaan ilmaha. Waad sii wadan kartaan inaad lahaataan mas uuliyad waalidnimo idinka dhaxaysa, inkasta oo aad kala tagteen. Waxaad kale oo ku ballami kartaan inaad mas uuliyadda waalidnimo hal waalid ka wareejisaan oo ka kale ku wareejisaan. Idinka laftiina ayaa go aansanaya, laakiin heshiiska waxaa aqbalaya dowladda gobolka. Haddii aad ku heshiin weydaan, meesha ilmuhu ku noolaanayo, iyo/ ama cidda haysanaysa mas uuliyadda waalidnimo, waxaad caawimo ka heli kartaan dowladda gobolka. Haddii aad halkaana ku heshiin weydaan, kiiska waxaa go aan ka gaadhaya maxkamad. Garsooruhu wuxuu tixgelinayaa waxa ilmaha u wanaagsan. Dhawr arrin ayaa culeyska la saarayaa tusaale ahaan cidda daryeelka ugu badan ee ilmaha lahayd. La joogitaanka ilmaha Ilmuhu wuxuu xaq u leeyahay inuu labada waalidba la joogo, inkasta oo aanay waalidku wada noolayn. Ta ugu wanaagsani waxaa weeye, haddii aad idinka laftiinu ku ballantaan, sida la joogitaanku u shaqaynayo (soconayo). Xagee badanaa iyo intee in le eg ayuu ilmuhu la joogayaa qofkan waalidka ah, ee aan ilmaha la noolayn. Haddii aad ku heshiin kari weydaan, dowladda gobolka ayaa idin caawin karta. waxaad waxyaabo badan oo ku saabsan dowladda gobolka iyo sidaad iyaga ula xidhiidhi kartoba ka akhrisan kartaa adigoo gala boggan Ma jiraan sharciyo degsan oo ku saabsan inta la joogitaan ee qofku heli karo. Waxay ku xidhan tahay, waxa ilmaha u wanaagsan. Xaalado gaar ah waxay dowladda gobolku go aansan kartaa, in la joogitaanku noqdo mid gaadh laga hayo (dad kale ilaaliyaan markuu waalidku ilmaha la joogayo) ama gebi ahaanba la tirtiro. dugsiyada iyo nashaadyada (aktiifitiga) kale, kuwaasoo la xidhiidha nolol 8 9
6 Waxaad waxyaabo dheraad ah oo ku saabsan sharciyada furriinka, la joogitaanka iyo mas uuliyadda waalidnimo ka akhrisan kartaa bogaggan ama Waxaad kale oo Hoggaankaajnebiga ka waci kartaa telefoonka ah muhiim ah, inaad bilowdo barashada af-deenishka, carruurtaadu helaan rug-xannaaneed oo aad shaqo hesho. Waxaad warbixino dheeraad ah ka heli kartaa hay adda Hoggaanka-ajnebiga telefoonka ah ama boggan Sharci degenaansho (ciqaamad) Lacagta carruurta Sharciga degenaanshaha Denmark marka ugu horeysa waa ku meel gaadh. Waxtarka qoys carruur leh (jeegga carruurta): Laakiin qof xaas ah oo qoys ahaan lagu keenay wuxuu caadiyan heli karaa Waxtarka qoys carruur leh hadal maalmeedkana loogu yeedho lacagta sharciga degenaanshaha abadiga ah, haddii uu isagu ama iyadu: carruurta waxaa la siiyaa dhammaan qoysaska carruur iyo dhallinyaro 18 sano ka yar leh. Ilmihiiba waxaad ku helaysaa kaabitaan dhaqaale. deggenaa Denmark inta badan toddobadii sannadood ee u dambeeyey oo uu dhammaystay barnaamij hordhac ah (en introduktionsprogram) oo Lacagta waxaa otumatig loogu shubaa hooyada, iyadoo in qof kale loo shubo uu ku baasay (gudbay) imtixaan af-deenish khaas ah, oo la codsado mooyee. aan lagu xukumin xabsi 2 sano ka badan dembi weyn oo uu galay awgeed, oo Waxaad waxyaabo dheeraad ah oo aad ogaato ka heli kartaa adiga oo gala aan dowladdu deyn ku lahayn boggan ama wasaaradda canshuuraadka boggeedan haddii aadan lahayn sharciga deggenaanshaha abadiga ah, oo aad ka guurto qofkaad is qabtaan, waxaad halis ugu jirtaa inaad weydo xaqii aad u lahayd Masruufka carruurta: inaad Denmark joogto. Laakiin haddii wada noolaanshaha burburay ay keento, Waxaa qofka waalid ahaan waajib ku ah inuu carruurtiisa masruufo. Haddii in qofka aad is qabtaan yahay mid dagaal badan, waxay hay adda Hoggaankaajnebigu aanu qofku waalid ahaan buuxin waajibkiisa masruufeed ee ilmaha, waxay go aan ku gaadhi kartaa, inaad haysato sharcigaaga deggenaanshaha. dowladda gobolku go aaminaysaa in qofku bixiyo masruufka carruurta. Waxay haddana tani ku xidhan tahay, inaad caddayn karto, in laguu geystay fara-saar tusaale ahaan ashkato bileys ka warbixiyey ama fayl laga keenay Haddii aad doonayso inaad hesho masruuf cayiman ama aad xaddi dhakhtar ama cisbitaal. ahaan bedesho, waa inaad la xidhiidhaa dowladda gobolka. Haddii aad doonayso inaad ogaato waxyaabo dheeraad ah oo ku saabsan masruufka Hay adda Hoggaanka-ajnebigu waxa intaas dheer oo ay eegaysaa xidhiidhka carruurta, waxaad waci kartaa hay adda Hoggaanka-qoyska telefoonka ah aad Denmarka la leedahay (sidaad ugu xidhan tahay Denmark), waxaa looga ama waxaad geli kartaa boggoodan jeedaa, muddada aad halkan joogtay, sidaad af-deenishka ugu hadasho, xidhiidhka aad bulshada la leedahay. Haddii aad ka guurto qofkaad is Kaabid dhaqaale carruureed: qabtaan fara-saar awgeed, oo aad doonayso inaad waddankan joogto, waxaa Kaabid dhaqaale carruureed waxa weeye waxtar dheeraad ah, taasoo la siiyo 10 11
7 waalidka keli ahaan ku ah inuu masruufo carruurtiisa ama qoyska kharash badan isticmaala. Waxaa jira dhawr nooc oo kala duwan oo kaabid dhaqaale carruureed ah. Waxaad la xidhiidhi kartaa kamuunahaaga, haddii aad doonayso inaad dalbato kaabid dhaqaale carruureed. Haddii aad doonayso inaad ogaato waxyaabo dheeraad ah oo ku saabsan kaabid dhaqaale carruureed, waxaad waci kartaa hay adda Hoggaanka-qoyska telefoonka ah ama waxaad geli kartaa boggoodan Caawimo dowladda ka timaadda Haddii aadan naftaada iyo qoyskaaga masruufi karayn, oo aan wax dakhli ahi ku soo gelin ama aadan hanti ma guuraan ah lahayn, waxaad heli kartaa lacag caawimo (kontanthjælp), haddii aad weliba buuxiso shuruudaha halkaas hoos yimaadda. Si aad u hesho caawimo waa inaad aqbashaa deeq ku saabsan shaqo, carbin (aktivering) ama waxbarasho. ku bixiso deebaaji aad kireeyaha siiso. Kamuunuhu wuxuu kale oo kaa caawim karaa inuu guri kuu helo, haddii aad u baahan tahay meel aad degto. Haddii aad hayso su aalo ku saabsan guri, waxaad la xidhiidhi kartaa kamuunahaaga. Ururka Dalka ee Kireystayaashu (Lejernes Landsorganisation (LLO)) waxa weeye urur dalka ku baahsan, kaasoo ilaaliya danaha kireystayaasha. Waxaad LLO ka waci kartaa telefoonka ah ama waxaad geli kartaa boggan haddii aad caawimo u baahato. Cinwaano kale oo muhiim ah Hay adaha dowliga ah (Ministeriet for Flygtninge, Indvandrere og Integration) Halkan waxyaabaha aad ka akhrisan karto waxaa ka mid ah sharciyada isdhexgalka iyo deggenaanshaha Denmark. Haddii aad Denmark timi wixii ka dambeeyey 1da luulyo 2002, lacag caawimo xaq uma lihid. Beddelkeedii waxaad heli kartaa lacag bilow caawimo (starthjælp), haddii aadan naftaada iyo qoyskaaga masruufi karayn. Waa inaad aqbashaa deeq ku saabsan shaqo, carbin ama waxbarasho si aad u hesho lacag bilow caawimo. Lacag caawimo iyo lacag bilow caawimo labadaba waxaad ka dalban kartaa kamuunahaaga. Halkaas waxaad kale oo ka heli kartaa warbixino dheeraad ah oo ku saabsan xuquuqahaaga iyo waajibaadkaaga. Haddii aad hayso su aalo ku saabsan canshuur bixinta, waxaad la xidhiidhi kartaa maaraynta canshuuraha (skatteforvaltningen) kamuunahaaga. Warbixinaha ku saabsam ajnebiga fursadahooda ah inay joogaan Denmark. Telefoon Buug warbixineed bulshada deenishka ku saabsan oo ay soo saartay Wasaaradda Qaxootiga, Soo galaytiga iyo Is-dhexgalku (Ministeriet for Flygtninge, Indvandrere og Integration). Buugga waxaa lagu helayaa 17 luuqado kala duwan ah oo waxaa laga soo roggan (downloades) karaa ama laga dalban karaa cinwaanka internet-ka Buugan qiimihiisu waa 20 kr iyo kharashka lagu soo dirayo. Guri (dulmar guud oo hay adaha dowliga ah) waxay bixinaysaa dulmar guud oo deg-deg ah oo hay adaha dowliga Denmark Haddii aad deggen tahay guri ijaar (kiro) ah, waxaad haysataa fursad ah inaad ah oo waxay muujinaysaa hay adaha la doonayo iyo warbixinahooda. caawimo dhaqaale ka dalbato kamuunahaaga. Waxay tusaale ahaan noqon kartaa kaabid ijaar, taasoo kaa caawinaysa inaad ijaarka bixiso ama amaah aad 12 13
8 (Ligestillingsafdelingen) Xog haynta Wasaaradda Isu dhignaanta (Sekretariatet for Minster for Waa urur ka shaqeeya isu dhingaanta jinsiyada oo la dagaalama kala sooca. Ligestilling). Halkan waxaad ka akhrisan kartaa waxyaabo dheeraad ah oo ku saabsan isu dhignaanta (ligestilling) ragga iyo dumarka, xuquuqahooda iyo (Mellemfolkeligt Samvirke) waajibaadkooda. Boggan waxyaabaha aad ka heli karto waxaa ka mid ah qol ay ku sheekaystaan (chatrum) gabdhaha dhallinyarada ah ee asalkoodu yahay jinsiyad kale. (Ligestillingsnævnet) Waxay xallisaa cabashooyinka kala duwanaansho ula dhaqanka ay sababtay (KVINFO) jinsigu. Telefoon Xarun dalka ku baahsan oo warbixineed, caddayneed iyo dhaqameed ah. KVINFO waxay leedahay waxaa ka mid ah la taliyeyaal isku xidh oo baaxad (Ministeriet for familie- og forbrugeranliggender) leh, kuwaasoo dumarka jinsiyadaha laga tirada badan yahay ka caawiya oo ka taageera iskuulka, waxbarashada iyo shaqada. (Socialministeriet) Waxaa laga helaa warbixinaha ku saabsan dhaqaalaha, xaddiga iyo wixii u (Dansk Flygtningehjælp) dhigma. Hay adda Qaxootiga Deenishku (Dansk Flygtningehjælp) waxay leedahay dad ku xidhan oo aan lacag qaadan, kuwaasoo qaxootiga iyo soo galaytiga (Skat, Skatteministeriet) ka caawiya is-dhexgalka iyo carbinta luuqadeed dalka oo dhan. Hay adda Waxaa laga helaa warbixinaha ku saabsan canshuurta, xaddiga, foomka Qaxootiga Deenishku waxay kale oo magan-gelyo doonka kala talin karaan canshuurta dakhliga iyo wixii u dhigma. arrimaha magan-gelyada, sharciyada deenishka ee ajnebiga, sharciyada masaafuriska iyo diidmada iwm. La taliyeyaasha iyo ururada iwm. Warbixinaha ku wajahan ajnebiga ee ku saabsan waxyaabaha ay ka mid yihiin magan-gelyo, deggenaansho, shaqo, waxbarasho, siyaasad iyo dhaqan Boogga guurarka khasabka ah (Kvinderådgivning for etniske minoriteter) talo-bixinta waxaa taageera Wasaaradda Qaxootiga, Soo galaytiga iyo Isdhexgalka oo ka caawisaa su aalaha ku saabsan waxbarashada, shaqada, arrimaha qoyska, is-dhexgalka iyo kala sooca. Telefoon:
9 Somalisk Buuggan yari wuxuu ku wajahan yahay adiga doonaya inaad waxyaabo dheeraad ah oo ku saabsan isu dhignaanta iyo xuquuqaha Denmark ka jira ogaato. Buuggan yar waxyaabaha aad ka akhrin karto waxaa ka mid ah waxyaabaha ku saabsan dhaqaalaha, guurka, xuquuqaha galmada, furriinka iyo mas uuliyad haysashada waalidnimo.
casharada lasoo siiyo
Sidaan oo kale ayaad cunugaaga uga kaalmayn kartaa casharada lasoo siiyo Talooyin fiican markii aad rabto, inaad cunugaaga ka kaalmayso casharada la soo siiyo»aniga xilka isaarani waa inaan cunuga siiyo
UNDERSØGELSER AF DET UFØDTE BARN SOMALISK. Baadhitaanada cunugga aan dhalan
UNDERSØGELSER AF DET UFØDTE BARN SOMALISK Baadhitaanada cunugga aan dhalan Information Allerede nu kan du få information om undersøgelser af dit ufødte barn for visse medfødte sygdomme og handicap. Ja?
NIDAAMKA CAAFIMAADKA EE DHEENISHKA Det danske sundhedsvæsen
NIDAAMKA CAAFIMAADKA EE DHEENISHKA Det danske sundhedsvæsen Somali Det danske sundhedsvæsen Denne pjece fortæller kort om det danske sundhedsvæsen, og om de forskellige steder, man kan blive undersøgt
Symptomer på kræft Kræftens Bekæmpelse. Astaamaha Kansarka. Somali
Symptomer på kræft Kræftens Bekæmpelse Astaamaha Kansarka Somali Waa muhiim in kansarka la ogaado goor hore. Marba marka ka horraysa ee la ogaado ayey ka badan tahay fursadda si fiican loogu dawayn karo
Alle fotos er modelfotos.
KANSARKA SANBABADA Kolofon Lungekræft Udgiver: URL: Redaktion: Kræftens Bekæmpelse, Strandboulevarden 49, 2100 København Ø Sundhedsstyrelsen, Islands Brygge 67, 2300 København S cancer.dk og sst.dk Antropolog,
Sundhed og Sygdom Dialogliste Somalisk
Sundhed og Sygdom Dialogliste Somalisk Hordhac Cinwaan:Caafimaad iyo Cudur (2.02) Eremitageløbet i Dyrehaven Liv omkring søerne Gadeliv Dhakhtarka Hadal (2.10) Maanta waxaan diiradda saarayaa caafimaadka.
KANSARKA QANJIDHKA KAADI MAREENKA RAGA
KANSARKA QANJIDHKA KAADI MAREENKA RAGA Kolofon Prostatakræft Udgiver: URL: Redaktion: Kræftens Bekæmpelse, Strandboulevarden 49, 2100 København Ø Sundhedsstyrelsen, Islands Brygge 67, 2300 København S
KANSARKA MINDHICIRKA MALAWADKA
KANSARKA MINDHICIRKA MALAWADKA Kolofon Kræft i tyk- og endetarmen Udgiver: URL: Redaktion: Kræftens Bekæmpelse, Strandboulevarden 49, 2100 København Ø Sundhedsstyrelsen, Islands Brygge 67, 2300 København
Alle fotos er modelfotos.
KANSARKA NAASAHA Kolofon Brystkræft Udgiver: URL: Redaktion: Kræftens Bekæmpelse, Strandboulevarden 49, 2100 København Ø Sundhedsstyrelsen, Islands Brygge 67, 2300 København S cancer.dk og sst.dk Antropolog,
LUUQADDA IYO WAX -AQRINTA WAA MASUULIYAD NAGA WADA DHEXAYSA WARGELIN KU JEEDA WAALIDIINTA ISKOOL BILAABIDA
LUUQADDA IYO WAX -AQRINTA WAA MASUULIYAD NAGA WADA DHEXAYSA WARGELIN KU JEEDA WAALIDIINTA ISKOOL BILAABIDA LUUQADA IYO HORUMARKA WAX AQRINTU WAA WAX AAN KALA HARIN LUUQADDA IYO WAX -AQRINTA WAA MASUULIYAD
UBAD CAAFIMAAD QABA oo dal shisheeye deggen. Somalisk
UBAD CAAFIMAAD QABA oo dal shisheeye deggen Somalisk UBAD CAAFIMAAD QABA oo dal shisheeye deggen SUNDE BØRN i et nyt land 2. udgave, 1. oplag 2005 Sundhedsstyrelsen 2005 ISBN: 87-7676-020-0 Udgivet af
U Isticmaalka Dawada Sida Saxda AH. Nin dhallinyaro ah 02:33 Waxan u socdaa dhakhtarka si laygaga talaalo cudurka beerka.
MEDICIN MED FORNUFT Dialogliste - Somali Intro U Isticmaalka Dawada Sida Saxda AH Familie i skov Vox pop med personer foran Apotek Speak 02:17 Markii horeba ama ilaa wakhtigii horeba waxad ka bini aadam
S f i n x F i l m / T V G o d a g D a n m a r k K u n f o r K v i n d e r D i a l o g l i s t e
KUN FOR KVINDER OM FRUGTBARHED OG PRÆVENTION Dialogliste - Somali Introduktion og historisk rids 02:05 Kaliya loogu talo galay Dumarka 02:11 Kuna saabsan bacrimin iyo iska difaacid Speak 02:19 Laga soo
AFKU WAA HADYAD CARBINTA AFKA EE GURIGA
AFKU WAA HADYAD CARBINTA AFKA EE GURIGA Waa kaataloog fikradeed iyo waxyaabo loogu talogalay waalidka dhalay carruur laba luqoodlayaal ah oo taga goobaha dharaartii CARBINTA AFKA EE GURIGA WAA KAATALOOG
Warbixinta Bukaanka DAAWEYNTA KANSARKA. Patientinformation MEDICINSK KRÆFTBEHANDLING. Dansk/Somali
Warbixinta Bukaanka DAAWEYNTA KANSARKA Patientinformation MEDICINSK KRÆFTBEHANDLING Dansk/Somali Warbixinta Bukaanka DAAWEYNTA KANSARKA Patientinformation MEDICINSK KRÆFTBEHANDLING Dansk/Somali 3 MEDICINSK
buug-yare warbixineed ku saabsan hab magangelyeedka deenishka da yarta aan la wehelin ee magangelyo doonka ah
jidkaaga [ magac:................................... ] buug-yare warbixineed ku saabsan hab magangelyeedka deenishka da yarta aan la wehelin ee magangelyo doonka ah DANISH REFUGEE COUNCIL GIVE REFUGEES
Nidaamka daryeelka caafimaadka ee Deenishka. Det danske sundhedsvæsen
Nidaamka daryeelka caafimaadka ee Deenishka Det danske sundhedsvæsen 2016 Det danske sundhedsvæsen Denne pjece fortæller kort om det danske sundhedsvæsen, og om de forskellige steder, man kan blive undersøgt
XAQIIQOOYIN IYO TALOOYIN KU SAABSAN. cabidda iyo joojinta sigaarka
S O A M A L I S O M A L I S K XAQIIQOOYIN IYO TALOOYIN KU SAABSAN cabidda iyo joojinta sigaarka Q I I Q K H ATA R A H Marka aad hal mar jiiddo sigaarkaaga ama beebkaaga, waxaad isla markaas qiiqa la nuugaysaa
DUGSIGA JORDAL. Warbixin loogu talogalay waalidiinta
DUGSIGA JORDAL Warbixin loogu talogalay waalidiinta 1 Gundhigga waxbarashada ee dugsiga Waxa aan aaminsan nahay in ay Dadka oo dhami ay wax baran karaan, horumarna samayn karaan Waxa aanu abuuri khibrado
Horumarinta Luqadda - Waa masuuliyad la wadaago. Wargelin ku wajahan waaliddinta leh carruurta da doodu u dhaxaysa 0 iyo 3 sano
Horumarinta Luqadda - Waa masuuliyad la wadaago Wargelin ku wajahan waaliddinta leh carruurta da doodu u dhaxaysa 0 iyo 3 sano Luqadda ugu horaysa ee cunugga waxay ku horumaraysaa fool ka fool Horumarinta
Qofka adigoo kale ah oo denbi-fal loo geystay
Qofka adigoo kale ah oo denbi-fal loo geystay 1 QOFKA ADIGOO KALE AH OO DENBI-FAL LOO GEYSTAY Hey adda Ammuuraha Dhibbaneyaasha [Brottsoffermyndigheten], 2015 Masawir-gacmeed: Maria Wall Soo-saare: Plakat
S f i n x F i l m / T V G o d a g D a n m a r k S u n d h e d og S y g d o m D i a l o g l i s t e
Liiska wadahadalka Caafimaad iyo Cudur Hordhac Cinwaan:Caafimaad iyo Cudur (2.02) Eremitageløbet i Dyrehaven Liv omkring søerne Gadeliv Dhakhtarka Hadal (2.10) Maanta waxaan diiradda saarayaa caafimaadka.
iyo I dhageyao Aniga!
0 5 Sanno Ila adal Aniga iyo I dhageyao Aniga! 12 Dhibcood ee Taageerida Carruurteena ee Waxbarashada Sida loo Hadlo Buug-yaraha Waaladiinta Somalische Ausgabe Calaameynta Milkiilaha, daabacaha iyo qeybiyaha:
Dhalinyarada soo socota. Warbixin ku saabsan waxbarashada oo loogu talagalay dhallinyarada iyo waalidkood
Dhalinyarada soo socota Warbixin ku saabsan waxbarashada oo loogu talagalay dhallinyarada iyo waalidkood Daabicista 5aad, cadadka 1aad, 2007 Xuquuqda buuggan waxaa iska leh: Wasaaradda waxbarashada, 2007
KU CUSUB WADDANKA. Talooyin wanaagsan oo ku saabsan caafimaadka dhalaanka
2015 Talooyin wanaagsan oo ku saabsan caafimaadka dhalaanka Talooyin wanaagsan oo ku saabsan caafimaadka dhalaanka Marka qofku uu ku cusub yahay waddan oo uu haysto ilmo yar yar, wuxuu la kulmayaa waxyaabo
Aalborg Øst. Iskaashi iyo wadanoolaansho. Ann-Dorte Christensen Sune Qvotrup Jensen
Aalborg Øst Iskaashi iyo wadanoolaansho Ann-Dorte Christensen Sune Qvotrup Jensen Si kastaba ha ahaatee waxaa jira farqi u dhexeeya Aalborg Øst iyo Aalborg Øst ( ) Nabad gelyo aad u wanaagsan ayaa ka jirta
Waxbarasho -Mustaqbalka caruurtaada
Waxbarasho -Mustaqbalka caruurtaada Waxbarasho Mustaqbalka caruurtaada Copyright: Wasaarada Waxbarashada, 2014 Wadashaqaynta wasaarada shaqaalaha Qoraa: Schultz Design: Falk iyo musen Sawiro: Jakob Dall:
Du kan få indflydelse på dit barns skole
Du kan få indflydelse på dit barns skole SKOLEBESTYRELSESVALG 2014 1 2 Indhold Dansk 4 Engelsk 7 Tyrkisk 11 Somali 15 Polsk 19 Arabisk 26 Urdu 28 3 Forældre gør en forskel Skolebestyrelserne i København
Aarhus-aftalen. Skolernes tillids- og arbejdsmiljørepræsentanter samt forældre og forvaltning tog hul på dialog
nr. 18 oktober 2013 BU nyt Skoleudveksling: Fremmede lærere i klassen Vidensbrønd: Giver læring og leg edoc på vej: Til skoler, dagtilbud og FU-området profilen: Der skal være både dynamit og dynamik side
Diyaarinta cuntada qaadada ee ugu horaysa. Den første skemad. Somalisk. Kamuunka Egedal
Diyaarinta cuntada qaadada ee ugu horaysa Den første skemad Somalisk Kamuunka Egedal Diyaarinta cuntada qaadada ee ugu horaysa Marka loo diyaarinayo ilmaha midhaha iyo khudrada karsan waxaa haboon: In
Du kan få indflydelse på dit barns skole 1
Du kan få indflydelse på dit barns skole 1 INDHOLD Dansk side 3 Engelsk side 7 Tyrkisk side 11 Somali side 15 Urdu side 23 Arabisk side 27 3 FORÆLDRE GØR EN FORSKEL Skolebestyrelserne har stor indflydelse.
CAADAYSIYO CAAFIMAADQABA
Somali CAADAYSIYO CAAFIMAADQABA Uurka ka hor, xilliga uurka iyo uurka ka dib Diyaar ma u tahay uur caafimaadqaba? Dhe eraad ka akhri Š UURKA KA HOR Uur caafimad qaba waxad ku diyarin kartaa in aad cunto
Invitation. Din mening er vigtig for os. Kære beboer i Gellerupparken og Toveshøj
Invitation Din mening er vigtig for os Kære beboer i Gellerupparken og Toveshøj Brabrand Boligforening laver mange sociale indsatser i Gellerup og Toveshøj. Du kender måske Foreningernes Hus, beboerbladet
Warbixin loogu talagalay waalidka
Warbixin loogu talagalay waalidka oo khusaysa waxbarashooyinka xirfadda Dhenmark mustaqbal wanaagsan Waxbarashada xirfaddu waa doorasho fiican Dhammaan waalidku waxay jacal yihiin, in ubadkoodu shaqo fiican
DET ER DIT VALG. en guide til demokratisk deltagelse i Danmark RÅDET FOR ETNISKE MINORITETER
DET ER DIT VALG en guide til demokratisk deltagelse i Danmark RÅDET FOR ETNISKE MINORITETER 1 2 3 4 5 6 6 7 8 9 9 10 10 11 12 12 13 14-23 24 INDHOLD Det er dit valg Hvem kan stemme? Kommunal - og regionalvalg
Februar TEKST TIL BILLEDE
Beboerblad for Ellekonebakken, Guldstjernevej og Firkløvervej Februar 2015 TEKST TIL BILLEDE Morgensol over Ellekonebakken Side 2 HER PÅ BAKKEN februar 2015 Leder Så kom vi ind i 2015 og håber alle fik
H.C. ANDERSEN. Sheekaxariir 2005 SOMALI
H.C. ANDERSEN Sheekaxariir 2005 SOMALI H.C. ANDERSEN Sheekaxariir 2005 RUGKUTUBEEDKA BOQORTOOYADA Buugga Sheekaxariir ee H.C. Andersen oo loogu talagalay qoysaska soo doolay waxaa soo saaray Rugkutubeedka
Fra boligområde til bydel
Fra boligområde til bydel Helhedsplan for Gellerupparken og Toveshøj Århus Kommune Brabrand Boligforening Fra boligområde til bydel Helhedsplan for Gellerupparken og Toveshøj Århus Kommune og Brabrand
Beboerblad for. Ellekonebakken, Guldstjernevej og Firkløvervej April FORÅRET ER PÅ VEJ
Beboerblad for Ellekonebakken, Guldstjernevej og Firkløvervej April 2015 FORÅRET ER PÅ VEJ Side 2 HER PÅ BAKKEN februar 2015 Vedrørende jobannoncer i bladet: Vi har modtaget indlæg til bladet om privat
SPROGVURDERING OG SPROGSCREENING AF 3-ÅRIGE BØRN
SPROGVURDERING OG SPROGSCREENING AF 3-ÅRIGE BØRN Århus Kommune Børn og Unge LINKS Denne pjece er oversat til somali, arabisk, tyrkisk, vietnamesisk, kurdisk, dari og pashto. Oversættelserne findes på følgende
SPROGLIG UDVIKLING - ET FÆLLES ANSVAR
SPROGLIG UDVIKLING - ET FÆLLES ANSVAR INFORMATION TIL FORÆLDRE MED BØRN MELLEM 0 OG 3 ÅR Århus Kommune Børn og Unge BARNETS TIDLIGE SPROG UDVIKLER SIG ANSIGT TIL ANSIGT SPROGLIG UDVIKLING - ET FÆLLES ANSVAR
Brug din orlov! - der er nok til både far og mor!
Brug din orlov! - der er nok til både far og mor! 25 Brug din orlov - der er nok til både far og mor Udgivet af Minister for ligestilling Januar 2007 Distribution: Ligestillingsafdelingen Holmens Kanal
En guide til demokratisk deltagelse i Danmark!
"!!! R Å D E T F O R E T N I S K E M I N O R I T E T E R " DET ER ALLES VALG En guide til demokratisk deltagelse i Danmark!! The election is for everyone Waa doorashadii dadka oo idil Bu herkesin seçimidir
DEMOKRATISPEJDERNE FV15. Om at gøre demokrati ultranærværende for borgere i områder med lav valgdeltagelse.
DEMOKRATISPEJDERNE FV15 Om at gøre demokrati ultranærværende for borgere i områder med lav valgdeltagelse Evalueringsrapport 3 juli 2015 Københavns Kommune, Kultur- og Fritidsforvaltningen INDHOLD Forord
SPROG OG LÆSNING ET FÆLLES ANSVAR INFORMATION TIL FORÆLDRE - INDSKOLINGEN
SPROG OG LÆSNING ET FÆLLES ANSVAR INFORMATION TIL FORÆLDRE - INDSKOLINGEN SPROG- OG LÆSEUDVIKLING GÅR HÅND I HÅND SPROG OG LÆSNING - ET FÆLLES ANSVAR 3 Ved du, at et godt talesprog er fundamentet for,
Fagligt skole-hjemsamarbejde på flere sprog. Inspiration til lærere og flersprogede familier
Fagligt skole-hjemsamarbejde på flere sprog Inspiration til lærere og flersprogede familier INDHOLDSFORTEGNELSE INTRODUKTION HVORFOR DENNE VEJLEDNING... 2 1. SKOLE-HJEMSAMARBEJDE PÅ FLERE SPROG... 4 SAMARBEJDE
Husorden. Husorden for Mjølnerparken يجب غلق اكياس النفايات جيدا قبل رميها بالمكان المخصص لها عدم رمي بقايا الطعام من النوافذ النها تجذب الفئران.
Husorden Mjølnerparken, januar 2014 Husorden for Mjølnerparken SHARCIYADA GURYAHAY EE MJØLNERPARKEN قواعد و قوانين المنزل في ميولنباركن Denne husorden angiver retningslinjer for, hvordan vi som beboere
HVAD ER ÆRESRELATEREDE KONFLIKTER?
Når mine forældre taler om ære, er det altid i forhold til, hvad andre tænker om os som familie. Hvis vi piger i familien gør noget forkert, siger de, at hele familien kan miste æren. (Pige Vi vil også
Far på orlov? - en undersøgelse om mænd, orlov og kulturen på arbejdspladsen
Far på orlov? - en undersøgelse om mænd, orlov og kulturen på arbejdspladsen Far på orlov? - en undersøgelse om mænd, orlov og kulturen på arbejdspladsen Februar 2006 Ligestillingsafdelingen Holmens Kanal
Guds Søn har gjort mig fri. f. bœ
Allegretto 1 ( = a 100) Sor/Alt Tenor/Bass 5 5 1 Sa q Guds Guds Søn har gort mig ri (Hans Adolh Brorson) Søn tans Ty-ran - ni har gort mig ri ra ra Sa - tans har molto rit Oddvar S Kvam, o 1 har gort mig
Tal og fakta om social kontrol i Danmark. Ved Ditte Wenzel Sekretariatschef Landsorganisation af Kvindekrisecentre
Ligestillingsudvalget 2015-16 LIU Alm.del Bilag 57 Offentligt Tal og fakta om social kontrol i Danmark Ved Ditte Wenzel Sekretariatschef Landsorganisation af Kvindekrisecentre Kort om LOKK LOKKs formål:
B # n # # # #
1 3Somm i Tyrol Teor 1 Teor aritoe q 0 3 0 3 Л 0 som - m - sol ved "De hvi - de hest" ag al - e - ro - s-es som - m - sol ved "De hvi - de hest" ag al - e - ro - s-es ass som - m - sol ved "De hvi - de
3B s beboerblad. Hyggekroge i Danalund 12-13. Sundt venskab i Herlev. Foderværter i Egedalsvænge
3B s beboerblad 3B s beboerblad - til alle, der bor i Boligforeningen 3B - nr. 3 - juli 2009 3B s beboerblad til alle, der bor i Boligforeningen 3B nr. 8 november 2011 Hyggekroge i Danalund 12-13 Sundt
STATUS FOR GENNEMFORELSEN AF REGERINGENS HANDLINGSPLAN TIL BEKÆMPELSE AF VOLD MOD KVINDER
STATUS FOR GENNEMFORELSEN AF REGERINGENS HANDLINGSPLAN TIL BEKÆMPELSE AF VOLD MOD KVINDER NOVEMBER 2003 FORORD Med denne status har den tværministerielle arbejdsgruppe om vold mod kvinder og menneskehandel
Fællesskab i Vangkvarteret
Infobrev til alle beboerne i Vangkvarteret December 2016 If you need help to translate this newsletter, please contact the social team in fælleshuset. Almış olduğunuz Info mektubunu tercüme edilmesini
Konference ÆRE OG KONFLIKT - FORÆLDRE I FOKUS
Konference ÆRE OG KONFLIKT - Torsdag d. 15. november 2012 ÆRE OG KONFLIKT - Konference TORSDAG DEN 15. NOVEMBER 2012 I nogle familier med etnisk minoritetsbaggrund oplever børn og forældre stor afstand
SÅDAN FORLØBER DIN SAG. - Om de regler der gælder, når kommunen behandler sociale sager
SÅDAN FORLØBER DIN SAG - Om de regler der gælder, når kommunen behandler sociale sager SÅDAN FORLØBER DIN SAG - Om de regler der gælder, når kommunen behandler sociale sager Der er regler for, hvordan
Vejledning til ligestillingsvurdering af lovforslag
Vejledning til ligestillingsvurdering af lovforslag 1. Indledning Det fremgår af regeringens strategi for ligestillingsvurdering i det offentlige, februar 2013, at der skal ske en mere systematisk ligestillingsvurdering
Flere indvandrere og efterkommere med ikke-vestlig oprindelse skal i arbejde
Mål 1: Arbejde Flere indvandrere og efterkommere med ikke-vestlig oprindelse skal i arbejde I 2012 var der et gab på 27 procentpoint i beskæftigelse for de 25-64-årige indvandrere og efterkommere med ikke-vestlig
Lov om indfødsretsprøve
Høringsudkast af 09. marts 2006. Fremsat den af integrationsministeren (Rikke Hvilshøj) Forslag til Lov om indfødsretsprøve 1. Ministeren for flygtninge, indvandrere og integration bemyndiges til at etablere
Jobpakker. Sikker vej til nye medarbejdere. LO DA KL Ministeriet for Flygtninge, Indvandrere og Integration Arbejdsmarkedsstyrelsen
Jobpakker Sikker vej til nye medarbejdere LO DA KL Ministeriet for Flygtninge, Indvandrere og Integration Arbejdsmarkedsstyrelsen 2 Brug jobpakker når der er behov for nye medarbejdere Fremover kan det
Få tilskud til en mentor
Få tilskud til en mentor det ender med at blive en god investering Landsorganisationen i Danmark Dansk Arbejdsgiverforening KL Ministeriet for Flygtninge, Indvandrere og Integration Arbejdsmarkedsstyrelsen
