casharada lasoo siiyo



Relaterede dokumenter
LUUQADDA IYO WAX -AQRINTA WAA MASUULIYAD NAGA WADA DHEXAYSA WARGELIN KU JEEDA WAALIDIINTA ISKOOL BILAABIDA

Alle fotos er modelfotos.

KANSARKA MINDHICIRKA MALAWADKA

Symptomer på kræft Kræftens Bekæmpelse. Astaamaha Kansarka. Somali

KANSARKA QANJIDHKA KAADI MAREENKA RAGA

NIDAAMKA CAAFIMAADKA EE DHEENISHKA Det danske sundhedsvæsen

AFKU WAA HADYAD CARBINTA AFKA EE GURIGA

Alle fotos er modelfotos.

U Isticmaalka Dawada Sida Saxda AH. Nin dhallinyaro ah 02:33 Waxan u socdaa dhakhtarka si laygaga talaalo cudurka beerka.

UBAD CAAFIMAAD QABA oo dal shisheeye deggen. Somalisk

Qoyska, jinsiga iyo xuquuqaha ka jira Denmark

Sundhed og Sygdom Dialogliste Somalisk

S f i n x F i l m / T V G o d a g D a n m a r k K u n f o r K v i n d e r D i a l o g l i s t e

UNDERSØGELSER AF DET UFØDTE BARN SOMALISK. Baadhitaanada cunugga aan dhalan

Warbixinta Bukaanka DAAWEYNTA KANSARKA. Patientinformation MEDICINSK KRÆFTBEHANDLING. Dansk/Somali

Diyaarinta cuntada qaadada ee ugu horaysa. Den første skemad. Somalisk. Kamuunka Egedal

Sådan kan du. hjælpe dit barn med lektierne!

iyo I dhageyao Aniga!

Horumarinta Luqadda - Waa masuuliyad la wadaago. Wargelin ku wajahan waaliddinta leh carruurta da doodu u dhaxaysa 0 iyo 3 sano

KU CUSUB WADDANKA. Talooyin wanaagsan oo ku saabsan caafimaadka dhalaanka

DUGSIGA JORDAL. Warbixin loogu talogalay waalidiinta

Nidaamka daryeelka caafimaadka ee Deenishka. Det danske sundhedsvæsen

Aalborg Øst. Iskaashi iyo wadanoolaansho. Ann-Dorte Christensen Sune Qvotrup Jensen

buug-yare warbixineed ku saabsan hab magangelyeedka deenishka da yarta aan la wehelin ee magangelyo doonka ah

Du kan få indflydelse på dit barns skole

Qofka adigoo kale ah oo denbi-fal loo geystay

S f i n x F i l m / T V G o d a g D a n m a r k S u n d h e d og S y g d o m D i a l o g l i s t e

Waxbarasho -Mustaqbalka caruurtaada

Aarhus-aftalen. Skolernes tillids- og arbejdsmiljørepræsentanter samt forældre og forvaltning tog hul på dialog

XAQIIQOOYIN IYO TALOOYIN KU SAABSAN. cabidda iyo joojinta sigaarka

DET ER DIT VALG. en guide til demokratisk deltagelse i Danmark RÅDET FOR ETNISKE MINORITETER

Dhalinyarada soo socota. Warbixin ku saabsan waxbarashada oo loogu talagalay dhallinyarada iyo waalidkood

Warbixin loogu talagalay waalidka

University Colleges. Sådan kan du hjælpe dit barn med lektierne! Kristensen, Kitte Søndergaard. Publication date: 2011

CAADAYSIYO CAAFIMAADQABA

Du kan få indflydelse på dit barns skole 1

Invitation. Din mening er vigtig for os. Kære beboer i Gellerupparken og Toveshøj

H.C. ANDERSEN. Sheekaxariir 2005 SOMALI

SPROGLIG UDVIKLING - ET FÆLLES ANSVAR

Februar TEKST TIL BILLEDE

Fra boligområde til bydel

SPROG OG LÆSNING ET FÆLLES ANSVAR INFORMATION TIL FORÆLDRE - INDSKOLINGEN

En guide til demokratisk deltagelse i Danmark!

SPROGVURDERING OG SPROGSCREENING AF 3-ÅRIGE BØRN

Fællesskab i Vangkvarteret

Beboerblad for. Ellekonebakken, Guldstjernevej og Firkløvervej April FORÅRET ER PÅ VEJ

DEMOKRATISPEJDERNE FV15. Om at gøre demokrati ultranærværende for borgere i områder med lav valgdeltagelse.

Åbningstider på skoler og anlæg, pr

ATA. Gunnebo. pasløsning. t9uthat7. statuskoder beror B751. opus. myndighedskoder WUP. kontrolspørgsmål. Poces AL - AS - B - C - D - BE - CE - DE - TM

Husorden. Husorden for Mjølnerparken يجب غلق اكياس النفايات جيدا قبل رميها بالمكان المخصص لها عدم رمي بقايا الطعام من النوافذ النها تجذب الفئران.

Medier og samfund. Klaus Bruhn Jensen. en introduktion. Klaus Bruhn Jensen medier og samfund en introduktion.

ÅRHUS KOMMUNE - Magistratens 4. Afdeling Skoler og Kultur - Rådhuset Århus C Tlf Epost mag4@aarhus.dk

SÅDAN LAVER VI LEKTIER Et udviklingsprojekt på Viby Bibliotek

BIBLIOTEKERNES LITTERATURFORMIDLING. - et idékatalog. med udgangspunkt i Projekt Læseheste og hundehoveder. Borgerservice og Biblioteker i Århus

Bilag til Spildevandsplan Aarhus Kommune

Fagligt skole-hjemsamarbejde på flere sprog. Inspiration til lærere og flersprogede familier

Bilag 5: Puljeoversigt Type/kategori Målgruppe Navn på pulje Formål Baggrund Udmøntning

Det er ganske tidligt om morgenen. Palle rejser sig op i sengen. Nu vil han ikke sove længere. Det er vist meget tidligt, for der er så stille; men

Aarhus Kommune. Aarhus Kommune

Fra udsat boligområde til attraktiv bydel. Helhedsplan Gellerup/Toveshøj

Dedikeret til Gentofte og Jægersborg Kirkers Børne- og Pigekor. Phillip Faber. Halfdan-suite. For børnekor (2 lige stemmer) med klaverakkompagnement

KULTUR OG BORGERSERVICE AARHUS KOMMUNE

UU Århus Ungdommens Uddannelsesvejledning i Samsø og Århus Kommuner

- det er så myndigt af følges ad

CIF, Århus Udskrevet den Side 1 DatoInterval:

Transkript:

Sidaan oo kale ayaad cunugaaga uga kaalmayn kartaa casharada lasoo siiyo

Talooyin fiican markii aad rabto, inaad cunugaaga ka kaalmayso casharada la soo siiyo»aniga xilka isaarani waa inaan cunuga siiyo deganaanshihii uu ubaahnaa, si uu ugu xasilo wixii uu ka shaqaynaayo.«waalidka Wax aqrinta ka dhig mid joogtaa: weliba suurtagal inaad doorato goor ka mid ah maalinta, taasoo aad adiguba aad la fadhiisanayso ilmaha sida adigoo waydiiya: Ma itusi kartaa wixii maanta iskoolka laguugu soo dhigay? Cunugba cunuga kale ha kaalmeeyo Ilmaha kuwa waawayn wax badan ayay kuwa yaryar utari karaan. Waxaad usoo jeedin kartaa inay raadsadaan saaxiib casharada ku adag ka kaalmeeya. Saaxiibkaas wuxuu noqon karaa qof ay fasalka isla dhigtaan ama walaaladiis. Ma jiraan wax casharro ah oo berri lagaa rabo? Ma isla fiirinaa jadwalkaaga? U isticmaal cunug kasta qiyaastii inta udhexaysa 10 ilaa 15 daqiiqo.

»in casharada laga shaqeeyo waa muhiim, markaas waxaa noqonee cunug maadada yaqaan. Kadibna markaad waynaato waxaa noqonee nin wax yaqaan. Waxaan rabaa inaan noqdo bayloot.«wiil dhigta fasalka 2aad Cunugaaga waxaa lasoo siin karaa casharo kala duwan. Caadiyan macalimiintu waxay casharro laga soo shaqeeyo dhiibaan marka: Marka la rabo in cunugu si fiican uga adkaado cashar macalinku iskoolku ugu dhigay. Marka la rabo in cunugu ku sii fiicnaado wax cusub, sida inla aqriyo tariiq, taasoo la rabo in mararka soo socda iskoolka looga shaqeeyo. Marka cunuga loo dhiibaayo howl gooniya, sida inuu curis soo qoro ama la rabo inuu fasalka hortiisa ka jeediyo mowduuc oow asagu doortay.

Ku hadlidda afsomaligu wuxuu ufududeenaayaa barashada afdaanishka Ku hadlidda afsomaliga waa awood muhiim ah. Markasta oo cunugaagu ku fiican yahay afsomaliga, waxay usahlaysaa ku hadlidda iyo aqrinta afdanishka. Sidaas darteed waa talo fiican in: Aad cunugaaga ugu sheegto afkaaga wax kasta eed la kulantiin. Ilmaha waxa badan looga sheekeeyo, marka dambe ayaguna waxay ku fiicnaadaan wax ka sheekaynta xataa hadii afaf kale lagu sheegaayo. Sheeko xariir ama taariiqo ugu sheeg cunuga afkaaga hooyo, laakiin siyaabo kala duwan ayaa wax loogu aqrin karaa: Waxaad waydiin kartaa wixii ay fahmeen Waxaad ka jawaabi kartaa su aalaha cunugu ku weeydiiyo Waxaad ka wada hadli kartiin wixii aad masawirka ku aragtiin Waxaa kaloo laga yaabaa inaad ka wada hadashiin waxa afdanish lagu yiraa waxyaabaha kala duwan Qoysaska ilmahooda u aqriya buugaagta, ilmahoodu wuxuu ku fiicnaadaa afafka, waxaana usahlanaada barashada wax aqrinta.

»Hadii aanan cunugayga gacan ka siin casharada loo soo diro, markaas cunugaygu wuxuu kaligiis ku noqonaayaa casharada.«waalidka

Waxaad buugaag kala nooca ka daysan kartaa maktabadda, kuwaas ood cunugaaga u isticmaali karto: Buugaag ku qoran afsomali Buugaag loo tarjumay afsomali Sheeko xariir aad ku taqiin wadankaaga oo loo tarjumay afdanish Qaamuus masawireed Maktabadaha intooda Hadii cunugaagu iskoolka kala yimaado buugaag, lagana rabo inay soo aqriyaan, waxaad samayn kartaa: Baaritaan la sameeyay wuxuu na tusaayaa:»markii uu cunugu gaaro 7ba jir, waalidkiis waxay saamayn ku leeyihiin inka badan 6jeer inta iskoolku awoodo sidii ay wax ku baran lahaayeen.«waxaa yiri Professor Charles Deforges Exter university, 2009 Udaa cunuga in isagu kuu aqriyo Waydii bal inay fahmeen waxa ay aqrinaayaan. iyo wixii ay ku saabsan yihiinba? Waxaad hadal afsomaliya ama danishah ka abuuri kartaa masawirada aad aragto. Maxay yihiin waxa masawirka kaaga muuqda?

Intee kaleeto ood kaalmo ka raadsan kartaa Badan waxaa laga helaa cashar kaalmayn. Århus waxaa ku yaal maktabadahaan: Gellerup Bibliotek Hasle Bibliotek Hovedbiblioteket Risskov Bibliotek Tranbjerg Bibliotek Skødstrup Bibliotek Viby Bibliotek bogga aad ka geli karto Online-lektiehjælp på: www.lektier-online Guryaha shirkadaha qaarkood waxay isku duwaan cashar kaalmayn: waydii shirkada aad guryaha ka degan tahay. Iskoolo badan, SFOyaasha iyo kuluubadaba waxay ayaguna isku duwaan cashar kaalmayn arintaan ka warso cunugaaga iskoolkiisa. Waad fiirsan kartaa fiidiyoowga: Ku soo dhawoow iskoolada aasaasiga ah ee denmark. www.uvm.dk/velkommen»afingiriiskii yaraa een aqaanayna waa iga dhumay, erayo badan oo afdaanish ahna ma fahmaayo, waa igu adag tahay inaan kaalmeeyo cunugayga Cashar-kaalmaynta sanadkii hore lacagaan ku baxshay, sanadkaana meeshaanaan talaado iyo qamiis kasta imaadaa. Waxaan rabaa in cunugaygu wax barto.«waxaa yiri waalid imaada goobta cashar kaalmaynta Qoraalkaan waxaa isku soo duway oona wada-shaqayn dhexmartay Viby Bibliotek, Århus Kommune og VIAUniversity College.Mashruucaana waxaa gacan siiyay Lektiecafepuljen, Styrelsen for Biblioteker og Medier samt fra Århus Kommunes pulje: Rammen til mindre initiativer på integrationsområdet Somalisk oversættelse af pjecen: Sådan kan du hjælpe dit barn med lektierne