Alle fotos er modelfotos.
|
|
- Sidsel Mølgaard
- 8 år siden
- Visninger:
Transkript
1 KANSARKA NAASAHA
2 Kolofon Brystkræft Udgiver: URL: Redaktion: Kræftens Bekæmpelse, Strandboulevarden 49, 2100 København Ø Sundhedsstyrelsen, Islands Brygge 67, 2300 København S cancer.dk og sst.dk Antropolog, mag.art. Ann-Britt Kvernrød, overlæge, dr.med. Iben Holten og overlæge, ph.d. Peter Meidahl Petersen (Kræftens Bekæmpelse) i samarbejde med akademisk medarbejder Niels Sandø og akademisk medarbejder Anne Rygaard Bennedsen (Sundhedsstyrelsen). cancer, patienter, behandling, rådgivning rådgivning somalisk Emneord: Kategori: Sprog: Version: 1.0, januar 2009 Layout og tryk: Trekroner Grafisk A/S Illustrationer: Henning Dalhoff Fotos: Mikael Rieck ISBN: ISBN: ISBN elektronisk version: Publikationen kan frit refereres med tydelig kildeangivelse. Alle fotos er modelfotos. Stor tak til lærere og elever på Høje Tåstrup Sprogcenter, sundhedsformidlere Meliha Saglanmak og Karim Aziz Hassan, samt læge Jon Trærup Andersen for at stille op til fotografering. 2
3 Buuggan yar waxaa loogu talagalay adiga, haddaad tahay qofka qaba kansarka naasaha, iyo qoyskaaga. Buuggan yari waxa uu ka hadlayaa cudurka iyo sida loo daweeyo. Waxaad ka heli kartaa warar aad la isticmaasho, kuwa ay kuu sheegaan dhakhtarrada iyo kalkaaliyayaasha caafimaadku. Denmark waxa uu kansarka naasuhu sannad walba ku dhacaa ilaa oo dumar ah. Kansarka naasuhu had iyo jeer waa ka ugu badan noocyada kansarka ee dumarka ku dhaca. Badi dumarku way argagaxaan, markay ogaadaan, inuu hayo kansarka naasuhu. Haseyeeshee dawaynta kansarka naasuhu marwalba way sii fiicnaataa, oo dumar badan ayaa hadda ka bogsada kansarka naasaha. Suuragalnimada in laga bogsado kansarka naasuhu waxay ku xidhan tahay arrimo ay ka mid yihiin, intay le eg tahay burada kansarku, iyo inuu cudurku fiday. Marba marka ka horreeya ee la ogaado kansarka naasaha, ayey fursadda lagaga bogsadaana ka badan tahay. Nofambar 2008 Iben Holten Dhakhtar sare, dr. med La dagaallanka kansarka (Kræftens Bekæmpelse) Else Smith Dhakhtar sare, gudd. ka hortegista cudurrada Sundhedsstyrelsen (agaasinka caafimaadka) 3
4 4
5 Tusmo Maxaa keena kansarka naasaha? 7 Waa maxay kansarka naasaha ee dhaxaltooyada ah? 7 Waa maxay astaamaha kansarka naasuhu? 7 Sidee loo daweeyaa? 8 Qalitaan aan naaska la jarin 8 Qalitaan la jaro naaska 8 Maxaa la sameeyaa, marka dawayntu kuu dhammaato? 15 Warar muhiim ah 18 Cusbataalka 18 Halkee ayaad ka heli karaa taageero iyo talabixin? 19 Ma u baahan tahay in guriga lagugu caawiyo? 22 Caymiska 22 Haddii aad debed u dhoofayso 23 5
6 Caanamareeno Muruqa naaska iyo feedha Xubnaha duxda Qanjidhada caanaha Naas caafimaad qaba oo dhinac laga sawiray. 6
7 MAXAA KEENA KANSARKA NAASAHA? Kansarka naasuhu wuxuu gaar ahaan ku dhacaa dumarka da doodu ka wayn tahay 50 jir. Waxyaabo kala duwan ayaa kordhiya halista lagu qaado kansarka naasaha: dhiigga caadada oo goor hore (da yar) la helo cisagoysnimada oo raagta ubad la aanta ilmaha curad (ugu horreeya) oo lagu dhalo da ka wayn 35 jir. cisagoysimada dabadeed oo hilib badani ku fuulo. cisagoysnimada dabadeed oo hormoonnada jidhku sii socdaan alkahoosha dumarka naas hore uu kaga dhacay, waxay xoog halis ugu yihiin inuu ka kalena ka haleelo. Waa maxay kansarka naasaha ee dhaxaltooyada ah? Haddii qaar badan oo dumarka qoyskiinna ah, dhinaca aabbaha ama dhinaca hooyada, uu ku dhacay kansarka naasuhu, waxaa la odhan karaa waa dhaxaltooyo, gaar ahaan hadduu cudurku ku dhacay, iyagoo da doodu aanay gaadhin 40 jir. WAA MAXAY ASTAAMAHA KANSARKA NAASUHU? buro ka soo baxda naaska canbaar ama nabar ka soo baxa ibta naaska naaska oo ku xanuuna dheecaan saafi ah ama hurgumo ka soo da a ibta naaska ibta naaska oo shiiqda. 7
8 SIDEE LOO DAWEEYAA? Dumarka uu ku dhaco kansarka naasuhu waa la qalaa. Qalitaanka waxaa lagu jaraa burada kansarka ama naaska oo dhan. Qalitaanka dabadii waxaa sida badan haddana lagu sii daweeyaa ilays (stråler), kimikal (kemoterapi) ama lidka hormoonnada (anti-hormoner). Dawayntan dheeraadka ahi waxay hoos u dhigtaa halista, in cudurku dib u soo laabto. Qalitaan aan naaska la jarin (lumpektomi) Qalitaanka noocan ah waxaa lagu jaraa burada kansarka lafteeda iyo cadaha ku xeeran qaarkood. Caadi ahaan waxaad cusbataalka ku jiraysaa 2 ilaa 7 maalmood. Qalitaanka dabadii waxaa suuragal ah, inuu isbeddelo qaabka naasku. Maalmaha ka danbeeya qalitaanka, waxaa naaska laga dareemaa adayg iyo barar. Waxaa sidoo kale dhici karta in dheecaan yari ka soo da o ibta naaska. Astaamahani dabadeed way tagaan. Qalitaanka aan naaska la jarin ka dib, waxaa haddana naaska laftiisa lagu daweeyaa ilays. Qalitaan la jaro naaska (mastektomi) Qalitaankan waxaa la jaraa naaska oo dhan. Caadi ahaan waxaad cusbataalka ku jiraysaa 2 ilaa 5 maalmood. Qalitaanka dabadii waxaa keliya ilayska lagugu daweeyaa, haddii uu cudurku ku fido kilinkillada. 8
9 9
10 Haddii uu kansarku ku fido kilinkillada Hadduu kansarka naasuhu ku fido jidhka, wuxuu judha gaadhaa kilinkillada. Waxaa ka soo baxa burooyin (lymfeknuder), unugyada kansarku qabsan karaan. Sidaas awgeed burooyinka ayaa la baadhaa. Dhakhtarradu waxay ugu horrayn jaraan nud qudh ah (sentinel node), si ay u eegaan in unugyo kansar ahi ku jiraan. Haddii unugyo kansar ahi ku jiraan, waa la wada jaraa burooyinka kilinkillada. Haddii aanay ku jirinna, buro danbe lama gooyo. Hawshan oo dhanna waxaa la qabtaa qalitaanka gudihiisa, iyada oo burooyinkana (lymfeknuder) ay dhakhtarradu jaraan qalitaanka dabadii, haddii naaska la jaro iyo haddaan la jarin labadaba. Dawaynta ilayska Hadduu cudurku ku fido burooyinka (lymfeknuder), waxaa lagugu daweeyaa ilays dili kara unugyada kansarka. Waxaa ilayska lagugu daweeyaa 5 maalmood muddo 5 ilaa 6 wiig ah. Markastana waxay qaadataa dhawr miridh, mana dareemaysid xanuun. Dhibaatooyinka ay keento dawaynta ilaysku Waxaa laga yaabaa in dawaynta ilaysku casayso maqaarka, nabarrana kuu yeesho. Waxaa kaloo ay keeni kartaa, in naaska laga dareemo adayg. Dumarka qaarkood ayaa yeesha qufac qallalan, waayo ilayska ayaa saameeya qayb ka mid ah sanbabka. Dawaynta ilayska iyo qalitaanku waxay sidoo kale waxyeeli karaan dhaqdhaqaaqa garabka. Gacan barar (lymfødem) Qalitaanka iyo dawaynta ilaysku waxay keeni karaan, inay ku bararto gacanta xigta dhinaca lagaa qalay. Bararkaas waxaa la yidhaahdaa (lymfødem), waana halis, hasayeeshee waxaa ridi kara waxyaabo duugisi ka mid tahay. 10
11 Dawo qaadasho Bukaanka kansarka naasaha waxaa loo qaybiyaa laba kooxood: Dumar aan halis wayn ugu jirin in cudurku ku soo laabto Dumar halis wayn ugu jira in cudurku ku soo laabto Qalitaanka dabadii, siyaabo kala duwan ayaa labada kooxood loo kala daweeyaa. Dumarka aan halis wayn ugu jirin in cudurku ku soo laabto, dawayntu u ma sii socoto. Dumarka halis wayn ugu jira in cudurku ku soo laabto, waxay qaataan dawaooyin kala duwan, kuwaasoo aynnu hoos ku xusi doonaa. Da da ayaa kaalin wayn ka qaadata dawaynta. Dumarka da doodu ka yar tahay 35 sano, markasta way qaataan dawaynta. Dumarka da doodu ka yar tahay 60 jir, waxaa loo daweeyaa si ka duwan sida loo daweeyo kuwa ka wayn 60 jir. Dhibaatooyin kala duwan ayey keentaa oo qofba si ayey u saamaysaa. Isku dhib kuma wada keento dadka. Dhibaatooyinkeeda qaarkoodna waxaa xakamayn kara dawooyin la qaato. 11
12 Dawaynta kimikalka Dawaynta kimikalka waxaa la qaataa dawo disha unugyada kansarka. Kimikalka waxaa loo qaataa dareere ahaan. Taas macnaheedu wuxuu yahay, dawada waxaa jidhka loo soo mariyaa xididada dhiigga. Dawaynta kimikalka waxaad qaadanayaa saddexdii wiigba mar, muddo ilaa sannad badhkii ah. Muddadaasna lagu dhigi maayo cusbataalka. Dhibaatooyinka ay keento dawaynta kimikalku Dawaynta kimikalku waxay saamaysaa unugyada kansarka qaba iyo qaar kaloo unugyada caadiga ah ee jidhka ah. Dawaynta kimikalku waxay maalinta hore keeni kartaa yalaalugo, matag iyo shuban. Indhaha gudahooda iyo dhanxanagga afka ayaa laga yaabaa, inay ku cuncunaan, oo qalitaanka dabadii ilaa 1 2 wiig ku sii xanuunaan. Dawaynta kimikalku waxaa laga yaabaa inay joojiso dhiigga caadada, oo dabadeed cisogoys kaa dhigto, haddii aanad horeba u ahayn. Dumar badan ayaa timuhu ka muldhaan inta la dawaynayo. Qaar badan ayey ku adkaataa, inay timuhu ka muldhaan. Haseyeeshee waxaad xaq u leedahay inaad hesho buruko (paryk) bilaash ah, timuhuna dib ayey kuugu soo baxayaan, marka dawayntu kuu dhammaato. Dawaynta lidka hormoonka Dumar badan ayuu hormoonka dumarnimada ee (østrogen) ku keenaa in burada kansarku waynaato. Sidaas awgeed waxaa la siiyaa dawaynta lidka-hormoonka, iyagoo caadi ahaan marka hore qaata tamoxin 2½ sano, dabadeedna Femar, Amiridex ama Aromasin 2½ sano. Kuwaasi waxay keenaan dhibaatooyin ay ka mid yihiin jidhka oo ku gubta, dawakhaad, cago cuncun, 12
13 13
14 dhanxanagga oo engega iyo timaha oo muldha. Dawaynta lidkahormoonka waxaa loo qaataa kiniin ahaan. Qaadashada dawo kale (Herceptin) Dumarka qaarkood ayaa burooyinka kansarkoodu gaar yihiin oo qaata Herceptin 12 bilood. Waxay hoos u dhigtaa halista, in cudurku dib u soo laabto. Herceptin waxaa loo qaataa dareere ahaan (drop). Hadduu cudurku fido Hadduu kansarka naasuhu ku fido meelo kale oo jidhka ah, cudurka waa la dawayn karaa, laakiin lama bogsiin karo. Dawaynta kimikalka ayaa loo isticmaalaa xakamaynta astaamaha cudurka iyo cimri dherer. Dawayn ka baxsan cusbataalka Dad badan oo qaba cudurka kansarka ayaa qaata dawayn ka baxsan, ta cusbataalka uga socota, tusaale ahaan fiitamiinno. Dawaynaha qaarkood ayaa carqaladeeya ta cusbataalka. Sidaas awgeed waa inaad dhakhtarkaaga kala hadasho, inaad qaadato dawayn kale oo barbar socota ama ka baxsan, ta dhakhtarradu ku siiyaan, ama haddaad ku tashaday inaad dalka debeddiisa isku soo dawayso. Cabidda sigaarka Haddaad sigaar cabto, waxaa fiican inaad joojiso. Cabitaanka sigaarku wuxuu u daran yahay, bogsashada nabarada qalitaanka dabadii. Dawaynta fallaadhaha ilaysku xoog u ma shaqayso, haddaad sigaar cabto. Waxba tari mayso, inaad dhinto tubaakada aad qaadato. Waxaa wanaagsan, inaad gebi ahaan joojiso cabitaanka sigaarka. 14
15 MAXAA LA SAMEEYAA, MARKA DAWAYNTU KUU DHAMMAATO? Haddaad qalitaanka dabadii dareento tamar la aan iyo daal, waa wax iska caadi ah. Dadka xanuunsanaya qaarkood ayuu jimicsigu ka kaxeeyaa daalka, kana bi iyaa ka fikirka cudurka. Waa muhiim inaad dhaqdhaqaaqdo oo xubnaha firfircooni geliso sida inaad dhawr jeer tamashle u baxdo. Dadka buka qaarkood ayuu cudurku gayeysiiyaa waxyaabo, ay noqoto inay qabatimaan oo bartaan siday u la noolaan lahaayeen. Qaar kale ayey wax wayn u tartaa, inay la sheekaystaan dumar kale oo qaba kansarka naasaha, waayo cudurka ayaa soo taabtay jidhkooda. Isbedelka jidhka Muddo ayey qaadan kartaa in lala qabsado isbedelka cusub ee jidhka iyo dhaawacyada soo gaadhay. Dumar badan ayaa qalitaanka naaska dabadii dareema, inaan cidi soo dayayn. Qaarkood ayaa miisaanku xoog uga dhacaa, qaarna wuu ku kordhaa. Qaarkood baa hammadu ka guurtaa, ama raggoodu hungurayn waayaan. Waxaa fiican markaas inay dareenkooda iyo baahidooda kala hadlaan raggooda. Naas sanaaci ah (brystprotese) Haddii naaska lagu jaro, waxaad xaq u leedahay inaad bilaash ku hesho naas sanaaci ah (protese). Naaska sanaaciga ah waxaa laga sameeyaa silikoon jilicsan, xoogna wuu ugu eg yahay naaska caadiga ah. Sidoo kale dumarka aan naaska laga jarin, ayaa la siiyaa naas sanaaci ah. Naasku wuu yaraadaa oo qaabkiisu beddelmaa, xataa haddii in yar uun laga jaray. Markaas waxaa lagugu caawin karaa naas sanaaci ah. Waxaad kommuunahaaga xaq ugu leedahay, inaad sannadkii hesho naas sanaaci ah. Waa inaad ka cod- 15
16 16
17 sato. Waxaana jira noocyo badan. Qaar baa jidhka qabsada. Qaarkoodna keeshaliga ayaa xejiya. Adiga ayey tahay inaad mid ka dalbato dukaamada iibiya. Naas cusub Dumarka qaarkood ayaa codsada in loo sameeyo naas cusub. Caadi ahaan waxay ugu horrayn suurageli kartaa marka sannad ka soo wareego qalitaanka. Dhakhtarradu waxay samayn karaan naas cusub, iyagoo maqaarka hoos gelinaya naas sanaaci ah ama adeegsanaya maqaar laga soo jaray qaybaha kale ee jidhka. Kantaroolkal Badi dumarku waxay kantarool u tagaan cusbataalka muddo ilaa 10 sano ku siman, haseyeeshee qaarkood ayuu kantaroolaa dhakhtarkoodu. Dhakhtarku wuxuu baadhaa halkii lagaa qalay, burooyinka (lymfeknuder) iyo naaska kale. Muddada u dhaxaysa ballamaha kantaroolka, waa inaad isha ku hayso astaamaha soo socda: burooyin, adayg ama isbedello oo ku soo kordha naaska, nabarka iyo kilinkillada xiiqitaan ama qufac xanuunno Astaamuhu ma tilmaamayaan, in cudurkii soo laabtay. Haseyeeshee waa in dhakhtar ku baadho. 17
18 WARAR MUHIIM AH CUSBATAALKA Waajibka xilqarinta Shaqaalaha cusbataalka oo dhan waxaa ku waajib ah xilqarin. Looma oggola inay cid kale uga warramaan naftaada iyo cudurkaaga xataa hadday yihiin ninkaaga, ubadkaaga iyo xubnaha kale ee qoyskaaga. Adiga ayaa go aankeeda leh cidda wax ka ogaanaysa cudurkaaga. Sidaas awgeed waa inaad oggolaansho bixiso, intaan war ku khuseeya cid kale loo gudbin. Waajibka xilqarinta waxaa looga dan leeyahay, inaad wararka naftaada iyo cudurkaaga khuseeya si kalsooni leh ugu sheegto dhakhtarkaaga iyo kalkaaliyayaasha caafimaadka. Turjubaanka Dhakhtarrada iyo kalkaaliyayaasha caafimaadku waa inay hubiyaan, inay ku fahmeen, adiguna aad fahantay. Haddaanad ku hadlin ama fahmin af dheenishka, shaqaalaha ayaa kuugu yeedhaya turjubaan. Turjubaanku waa inuu noqdo dhexdhexaad, waxaana ku waajib ah xilqarin. Ma habboona in xubnaha qoyska loo adeegsado turjubaan. Turjubaanada khibradda lihi waxay garanayaan eraybixinta caafimaadka, oo waxa dhakhtarku yidhi ayey si fiican u turjumaan. Sidaas awgeed waxaa habboon in turjubaan laguugu yeedho, xataa haddaad si fiican isugu debberto af dheenishka caadiga ah. Lataliyaha bukaanka Badi cusbataallada waawayn waxaa jooga lataliye bukaan (patientvejleder). Lataliyaha bukaanku wuxuu kuu sheegi karaa tu- 18
19 saale ahaan, fursadda lagugu dawayn karo cusbataal kale. Hadday jiraan wax aanad fahmin ama wax aad ka cabanaysaana, wuu kaa caawiyaa. Waxaana ku waajib ah xilqarin. Lataliyaha bukaanku wuxuu kugu la hadlaa keliya af dheenish. Tarjubaan kuma lihid, inkastoo cusbataallada qaarkood kuu keenaan. Joornaalka cusbataalka Cusbataalka gudihiisa, waxay dhakhtarradu qoraan joornaal ku saabsan cudurka, natiijooyinka baadhitaannada iyo dawaynta. Waxaad xaq u leedahay inaad ogaato, waxa ku qoran joornaalka. Had iyo goor waad dalban kartaa nuskhad joornaalkaaga ah iyo dhakhtar kuu sheega waxa ku qoran. HALKEE AYAAD KA HELI KARAA TAAGEERO IYO TALABIXIN? Waxaa fiican inaad qoyskaaga kala hadasho fikradaha iyo dareennadaada la xidhiidha cudurka iyo dawaynta. Haseyeeshee taasi way adkaan kartaa. Dadka buka qaarkood ayaa doorbida inay arrimahaas kala hadlaan cid ka baxsan qoyskooda. Shaqaalaha ayaa markaas kaa caawin kara helitaanka cid aad la hadli karto, sida gabadh ka tirsan ururka haweenka naaska laga qalay De brystopererede. Waxaad sidoo kale caawimo ka heli kartaa hayadda la dagaalanka kansarka (Kræftens Bekæmpelse) ama lataliye bulsheed oo kommuunahaaga ka socda. Haweenka naaska laga qalay Haweenka naaska laga qalay De brystopererede waa koox dumar ah, oo qudhooda uu ku dhacay kansarka naasuhu. Waxay taageeraan oo caawiyaan dumarka uu ku dhaco kansarka naasuhu, isla marka cudurka lagaa helo iyo inta ka danbaysa laba- 19
20 daba. Waxaad si shakhsi ah tilifoon ugu la hadli kartaa, intaad cusbataalka ku jirto iyo markaad guriga timaaddoba. Waxaad la xidhiidhi kartaa, adigoo u maraya kalkaalisada caafimaadka, ama xarunta talabixinta ee hayadda la dagaalanka kansarka (Kræftens Bekæmpelse rådgivningscenter), ama bogga internetka ee Hayadda la dagaalanka kansarka (Kræftens Bekæmpelse) Hayadda la dagaalanka kansarku waxay xafiisyo ku leedahay dalkoo dhan. Waxaa loo yaqaan lataliyayaasha kansarka. Waxaad ka heli kartaa talabixin shakhsi ah haddaad soo wacdo ama aad fool ka fool u la kulanto. Sida ugu fudud ee aad latalinta kansarka u heli kartaa, waa inaad soo wacdo tilifoonka hayadda la dagaalanka kansarka (Kræftens Bekæmpelse) ama booqato boggooda internetka Talabixinta tilifoonka ee khadka kansarka Waxaad talabixin iyo tusaalayn ka heli kartaa tilifoonka khadka kansarka Waa talabixin tilifooneed oo hayadda la dagaalanka kansarku (Kræftens Bekæmpelse) bilaash ku siiso dadka qaba kansarka iyo ehelkooda. Waxana ay ku hadlaan afdheenish uun. Waxaad soo wici kartaa maalmaha shaqada 9:00 21:00 saac, sabtida iyo axaddana 12:00 17:00 saac. Maalmaha fasaxa ahna (helligdage) wuu xidhan yahay tilifoonku. Wararka internetka ee ku saabsan kansarka (internet) Hayadda la dagaalanka kansarku (Kræftens Bekæmpelse) waxay bog af dheenish ku qoran ku leedahay internetka 20
21 21
22 kaasoo la xidhiidha dawaynta cudurka kansarka, iyo taageerada iyo talabixnta aad heli karto. Waxaa kaloo jira bogag debedda laga leeyahay oo laga helo warar fiican oo khuseeya cudurka kansarka iyo dawayntiisa sida, iyo Afka iyo turjumidda Ma jiraan tarjubaanno u shaqeeya hayadda la dagaalanka kansarka. Haddaad la hadalkooda ugu baahan tahay turjubaan, la xidhiidh kommuunahaaga. Haddaad rabto, in lagaa caawiyo sidaad kommuunaha uga codsan lahayd turjubaan, hayadda la dagaalanka kansarka ayaa kaa caawin doonta. MA U BAAHAN TAHAY IN GURIGA LAGUGU CAAWIYO? Dad badan oo bukaanka kansarka ah ayaa u baahan in laga caawiyo hawlaha guriga, sida nadaafadda. Kommuunaha ayaa go aamiya caawimada aad heli karto. Shaqaalaha cusbataalka ayaa laga yaabaa, inay kaa caawiyaan sidaad kommuunaha uga codsan lahayd kaalmada aad u baahan tahay, sida dib u carbin (genoptræning). Hadday tahay inaad xanuunka dartii ka maqnaato (sygemeldes) shaqada ama dhibaatooyin dhaqaale kula soo dersaan, waa inaad midkood la hadasho lataliyaasha bulsheed (socialrådgiver) ee kommuunahaaga. Lataliyaha bulsheed wuxuu sidoo kale kaala talin karaa xaaladaha kale ee ijtimaaciga ah. CAYMISKA Kansarku waa cudur halis ah (kritisk sygdom). Dad badan ayaa ku jira caymis, saameeya cudurrada halista ah - oo shaqadooda 22
23 ama ururkooda xirfadeed (fagforening) ka galay. Waxaa suuragal ah in caymisku ku siiyo deeq lacageed hal mar (engangsbeløb). Adiga ayey tahay inaad codsato deeqdaas. HADDII AAD DEBED U DHOOFAYSO Hadday noqoto inaad dhoofto, waa inaad dhakhtarkaaga kala hadasho, ka hor inta aanad dhoofin. Teeda kale waa inaad hubiso, in caymiskaagu daboolayo, haddaad safarka dhexdiisa ku xanuunsatid. Had iyo jeer ma dhacdo inuu daboolo. Waxaa 1dii janaweri ee 2008 soo baxay xeerar cusub oo khuseeya caymiska safarka. Hadduu socdaalkaagu Yurub dhexdeeda yahay, caymiskaaga safarku wuu shaqaynayaa. Haseyeeshee dabooli maayo qarashka dawaynta cudurrada halista ah (kroniske sygdomme), sida kansarka. Xafiiska caymiska ee kommuunahaaga ayaad ka heli kartaa buug yar oo ka hadlaya xeerarka cusub. La xidhiidh tilifoonka xafiiska caymiska safarka ee yurub (Europæiske Rejseforsikring), , ama booqo boggooda internetka inta aanad ambabixin, si aad uga bogato xeerarka cusub, iyo waxyaabaha ay daboolayaan. Haddaad u safrayso meel Yurub ka baxsan, adiga ayaa iska bixinaya dhakhtarkii ku daweeya. La sii hadal shirkadda caymiskaaga, inta aanad dhoofin, si aad u hubiso, waxyaabuha uu caymiskaagu daboolayo, haddaad xanuunsatid. 23
24 Pjecerne i serien er udgivet på følgende sprog: arabisk, dansk, engelsk, somalisk, tyrkisk, urdu. Somalisk Brystkræft
Alle fotos er modelfotos.
KANSARKA SANBABADA Kolofon Lungekræft Udgiver: URL: Redaktion: Kræftens Bekæmpelse, Strandboulevarden 49, 2100 København Ø Sundhedsstyrelsen, Islands Brygge 67, 2300 København S cancer.dk og sst.dk Antropolog,
Læs mereKANSARKA MINDHICIRKA MALAWADKA
KANSARKA MINDHICIRKA MALAWADKA Kolofon Kræft i tyk- og endetarmen Udgiver: URL: Redaktion: Kræftens Bekæmpelse, Strandboulevarden 49, 2100 København Ø Sundhedsstyrelsen, Islands Brygge 67, 2300 København
Læs mereKANSARKA QANJIDHKA KAADI MAREENKA RAGA
KANSARKA QANJIDHKA KAADI MAREENKA RAGA Kolofon Prostatakræft Udgiver: URL: Redaktion: Kræftens Bekæmpelse, Strandboulevarden 49, 2100 København Ø Sundhedsstyrelsen, Islands Brygge 67, 2300 København S
Læs mereSymptomer på kræft Kræftens Bekæmpelse. Astaamaha Kansarka. Somali
Symptomer på kræft Kræftens Bekæmpelse Astaamaha Kansarka Somali Waa muhiim in kansarka la ogaado goor hore. Marba marka ka horraysa ee la ogaado ayey ka badan tahay fursadda si fiican loogu dawayn karo
Læs mereNIDAAMKA CAAFIMAADKA EE DHEENISHKA Det danske sundhedsvæsen
NIDAAMKA CAAFIMAADKA EE DHEENISHKA Det danske sundhedsvæsen Somali Det danske sundhedsvæsen Denne pjece fortæller kort om det danske sundhedsvæsen, og om de forskellige steder, man kan blive undersøgt
Læs merecasharada lasoo siiyo
Sidaan oo kale ayaad cunugaaga uga kaalmayn kartaa casharada lasoo siiyo Talooyin fiican markii aad rabto, inaad cunugaaga ka kaalmayso casharada la soo siiyo»aniga xilka isaarani waa inaan cunuga siiyo
Læs mereUNDERSØGELSER AF DET UFØDTE BARN SOMALISK. Baadhitaanada cunugga aan dhalan
UNDERSØGELSER AF DET UFØDTE BARN SOMALISK Baadhitaanada cunugga aan dhalan Information Allerede nu kan du få information om undersøgelser af dit ufødte barn for visse medfødte sygdomme og handicap. Ja?
Læs mereU Isticmaalka Dawada Sida Saxda AH. Nin dhallinyaro ah 02:33 Waxan u socdaa dhakhtarka si laygaga talaalo cudurka beerka.
MEDICIN MED FORNUFT Dialogliste - Somali Intro U Isticmaalka Dawada Sida Saxda AH Familie i skov Vox pop med personer foran Apotek Speak 02:17 Markii horeba ama ilaa wakhtigii horeba waxad ka bini aadam
Læs mereQoyska, jinsiga iyo xuquuqaha ka jira Denmark
Qoyska, jinsiga iyo xuquuqaha ka jira Denmark Hordhac Qoyska, jinsiga iyo xuquuqaha ka jira Denmark Waxaa soo saaray Ligestillingsafdelingen (Qaybta Isu-dhignaanta) Denmark dhexdeeda dumarka iyo raggu
Læs mereSundhed og Sygdom Dialogliste Somalisk
Sundhed og Sygdom Dialogliste Somalisk Hordhac Cinwaan:Caafimaad iyo Cudur (2.02) Eremitageløbet i Dyrehaven Liv omkring søerne Gadeliv Dhakhtarka Hadal (2.10) Maanta waxaan diiradda saarayaa caafimaadka.
Læs mereLUUQADDA IYO WAX -AQRINTA WAA MASUULIYAD NAGA WADA DHEXAYSA WARGELIN KU JEEDA WAALIDIINTA ISKOOL BILAABIDA
LUUQADDA IYO WAX -AQRINTA WAA MASUULIYAD NAGA WADA DHEXAYSA WARGELIN KU JEEDA WAALIDIINTA ISKOOL BILAABIDA LUUQADA IYO HORUMARKA WAX AQRINTU WAA WAX AAN KALA HARIN LUUQADDA IYO WAX -AQRINTA WAA MASUULIYAD
Læs mereS f i n x F i l m / T V G o d a g D a n m a r k K u n f o r K v i n d e r D i a l o g l i s t e
KUN FOR KVINDER OM FRUGTBARHED OG PRÆVENTION Dialogliste - Somali Introduktion og historisk rids 02:05 Kaliya loogu talo galay Dumarka 02:11 Kuna saabsan bacrimin iyo iska difaacid Speak 02:19 Laga soo
Læs mereUBAD CAAFIMAAD QABA oo dal shisheeye deggen. Somalisk
UBAD CAAFIMAAD QABA oo dal shisheeye deggen Somalisk UBAD CAAFIMAAD QABA oo dal shisheeye deggen SUNDE BØRN i et nyt land 2. udgave, 1. oplag 2005 Sundhedsstyrelsen 2005 ISBN: 87-7676-020-0 Udgivet af
Læs mereAFKU WAA HADYAD CARBINTA AFKA EE GURIGA
AFKU WAA HADYAD CARBINTA AFKA EE GURIGA Waa kaataloog fikradeed iyo waxyaabo loogu talogalay waalidka dhalay carruur laba luqoodlayaal ah oo taga goobaha dharaartii CARBINTA AFKA EE GURIGA WAA KAATALOOG
Læs mereAlle fotos er modelfotos.
BRYSTKRÆFT Kolofon Brystkræft Udgiver: URL: Redaktion: Kræftens Bekæmpelse, Strandboulevarden 49, 2100 København Ø Sundhedsstyrelsen, Islands Brygge 67, 2300 København S cancer.dk og sst.dk Antropolog,
Læs mereWarbixinta Bukaanka DAAWEYNTA KANSARKA. Patientinformation MEDICINSK KRÆFTBEHANDLING. Dansk/Somali
Warbixinta Bukaanka DAAWEYNTA KANSARKA Patientinformation MEDICINSK KRÆFTBEHANDLING Dansk/Somali Warbixinta Bukaanka DAAWEYNTA KANSARKA Patientinformation MEDICINSK KRÆFTBEHANDLING Dansk/Somali 3 MEDICINSK
Læs mereAlle fotos er modelfotos.
LUNGEKRÆFT Kolofon Lungekræft Udgiver: URL: Redaktion: Kræftens Bekæmpelse, Strandboulevarden 49, 2100 København Ø Sundhedsstyrelsen, Islands Brygge 67, 2300 København S cancer.dk og sst.dk Antropolog,
Læs mereKRÆFT I TYK- OG ENDETARMEN
KRÆFT I TYK- OG ENDETARMEN Kolofon Kræft i tyk- og endetarmen Udgiver: URL: Redaktion: Kræftens Bekæmpelse, Strandboulevarden 49, 2100 København Ø Sundhedsstyrelsen, Islands Brygge 67, 2300 København S
Læs mereProstatakræft. Kolofon
PROSTATAKRÆFT Kolofon Prostatakræft Udgiver: URL: Redaktion: Kræftens Bekæmpelse, Strandboulevarden 49, 2100 København Ø Sundhedsstyrelsen, Islands Brygge 67, 2300 København S cancer.dk og sst.dk Antropolog,
Læs mereNidaamka daryeelka caafimaadka ee Deenishka. Det danske sundhedsvæsen
Nidaamka daryeelka caafimaadka ee Deenishka Det danske sundhedsvæsen 2016 Det danske sundhedsvæsen Denne pjece fortæller kort om det danske sundhedsvæsen, og om de forskellige steder, man kan blive undersøgt
Læs mereXAQIIQOOYIN IYO TALOOYIN KU SAABSAN. cabidda iyo joojinta sigaarka
S O A M A L I S O M A L I S K XAQIIQOOYIN IYO TALOOYIN KU SAABSAN cabidda iyo joojinta sigaarka Q I I Q K H ATA R A H Marka aad hal mar jiiddo sigaarkaaga ama beebkaaga, waxaad isla markaas qiiqa la nuugaysaa
Læs mereUNDERSØGELSER AF DET UFØDTE BARN SOMALISK. Baadhitaanada cunugga aan dhalan
UNDERSØGELSER AF DET UFØDTE BARN SOMALISK Baadhitaanada cunugga aan dhalan Allerede nu kan du få information om undersøgelser af dit ufødte barn for visse medfødte sygdomme og handicap. Hvis du gerne vil
Læs mereKU CUSUB WADDANKA. Talooyin wanaagsan oo ku saabsan caafimaadka dhalaanka
2015 Talooyin wanaagsan oo ku saabsan caafimaadka dhalaanka Talooyin wanaagsan oo ku saabsan caafimaadka dhalaanka Marka qofku uu ku cusub yahay waddan oo uu haysto ilmo yar yar, wuxuu la kulmayaa waxyaabo
Læs mereTalo-bixinta bilaashka ah ee hay adda Dansk Flygtningehjælp SOMALI
Talo-bixinta bilaashka ah ee hay adda Dansk Flygtningehjælp SOMALI Maxaa lagaa caawin karaa? Dansk Flygtningehjælp waxay talo bixin madaxbanaan oo lacag la aan ah kaa siinaysaa arimaha ay ka mid yihiin:
Læs mereHorumarinta Luqadda - Waa masuuliyad la wadaago. Wargelin ku wajahan waaliddinta leh carruurta da doodu u dhaxaysa 0 iyo 3 sano
Horumarinta Luqadda - Waa masuuliyad la wadaago Wargelin ku wajahan waaliddinta leh carruurta da doodu u dhaxaysa 0 iyo 3 sano Luqadda ugu horaysa ee cunugga waxay ku horumaraysaa fool ka fool Horumarinta
Læs mereQofka adigoo kale ah oo denbi-fal loo geystay
Qofka adigoo kale ah oo denbi-fal loo geystay 1 QOFKA ADIGOO KALE AH OO DENBI-FAL LOO GEYSTAY Hey adda Ammuuraha Dhibbaneyaasha [Brottsoffermyndigheten], 2015 Masawir-gacmeed: Maria Wall Soo-saare: Plakat
Læs mereDUGSIGA JORDAL. Warbixin loogu talogalay waalidiinta
DUGSIGA JORDAL Warbixin loogu talogalay waalidiinta 1 Gundhigga waxbarashada ee dugsiga Waxa aan aaminsan nahay in ay Dadka oo dhami ay wax baran karaan, horumarna samayn karaan Waxa aanu abuuri khibrado
Læs mereS f i n x F i l m / T V G o d a g D a n m a r k S u n d h e d og S y g d o m D i a l o g l i s t e
Liiska wadahadalka Caafimaad iyo Cudur Hordhac Cinwaan:Caafimaad iyo Cudur (2.02) Eremitageløbet i Dyrehaven Liv omkring søerne Gadeliv Dhakhtarka Hadal (2.10) Maanta waxaan diiradda saarayaa caafimaadka.
Læs merefordi du kan fordi der er brug for dig fordi du får en bedre fremtid Dit barns uddannelse er afgørende for dit barns fremtid.
Hvorfor uddanne sig? fordi du kan fordi der er brug for dig fordi du får en bedre fremtid Dit barns uddannelse er afgørende for dit barns fremtid. Canugaaga tacliintiisu waa asaaska mustaqbalkiisa. Unge-
Læs mereiyo I dhageyao Aniga!
0 5 Sanno Ila adal Aniga iyo I dhageyao Aniga! 12 Dhibcood ee Taageerida Carruurteena ee Waxbarashada Sida loo Hadlo Buug-yaraha Waaladiinta Somalische Ausgabe Calaameynta Milkiilaha, daabacaha iyo qeybiyaha:
Læs merebuug-yare warbixineed ku saabsan hab magangelyeedka deenishka da yarta aan la wehelin ee magangelyo doonka ah
jidkaaga [ magac:................................... ] buug-yare warbixineed ku saabsan hab magangelyeedka deenishka da yarta aan la wehelin ee magangelyo doonka ah DANISH REFUGEE COUNCIL GIVE REFUGEES
Læs mereFORÆLDRETILFREDSHED 2011 Svarprocent: 46,7%
Skanderborgvej Antal besvarelser: 156 FORÆLDRETILFREDSHED 2011 Svarprocent: 46,7% VIGTIG INFORMATION 01 Kære leder, Hermed får I de kommentarer, som jeres forældre har skrevet i forbindelse med forældretilfredshedsundersøgelsen.
Læs mereAalborg Øst. Iskaashi iyo wadanoolaansho. Ann-Dorte Christensen Sune Qvotrup Jensen
Aalborg Øst Iskaashi iyo wadanoolaansho Ann-Dorte Christensen Sune Qvotrup Jensen Si kastaba ha ahaatee waxaa jira farqi u dhexeeya Aalborg Øst iyo Aalborg Øst ( ) Nabad gelyo aad u wanaagsan ayaa ka jirta
Læs mereDhalinyarada soo socota. Warbixin ku saabsan waxbarashada oo loogu talagalay dhallinyarada iyo waalidkood
Dhalinyarada soo socota Warbixin ku saabsan waxbarashada oo loogu talagalay dhallinyarada iyo waalidkood Daabicista 5aad, cadadka 1aad, 2007 Xuquuqda buuggan waxaa iska leh: Wasaaradda waxbarashada, 2007
Læs mereDiyaarinta cuntada qaadada ee ugu horaysa. Den første skemad. Somalisk. Kamuunka Egedal
Diyaarinta cuntada qaadada ee ugu horaysa Den første skemad Somalisk Kamuunka Egedal Diyaarinta cuntada qaadada ee ugu horaysa Marka loo diyaarinayo ilmaha midhaha iyo khudrada karsan waxaa haboon: In
Læs mereWaxbarasho -Mustaqbalka caruurtaada
Waxbarasho -Mustaqbalka caruurtaada Waxbarasho Mustaqbalka caruurtaada Copyright: Wasaarada Waxbarashada, 2014 Wadashaqaynta wasaarada shaqaalaha Qoraa: Schultz Design: Falk iyo musen Sawiro: Jakob Dall:
Læs mereCAADAYSIYO CAAFIMAADQABA
Somali CAADAYSIYO CAAFIMAADQABA Uurka ka hor, xilliga uurka iyo uurka ka dib Diyaar ma u tahay uur caafimaadqaba? Dhe eraad ka akhri Š UURKA KA HOR Uur caafimad qaba waxad ku diyarin kartaa in aad cunto
Læs mereDu kan få indflydelse på dit barns skole
Du kan få indflydelse på dit barns skole SKOLEBESTYRELSESVALG 2014 1 2 Indhold Dansk 4 Engelsk 7 Tyrkisk 11 Somali 15 Polsk 19 Arabisk 26 Urdu 28 3 Forældre gør en forskel Skolebestyrelserne i København
Læs mereKVINFOs mentornetværk. Ku soo darmo
KVINFOs mentornetværk Ku soo darmo Maxaad kaaliye mentor u noqotay? "Markii aan sharikadayda billaabay waxaan ogaaday in wax waliba ay isku-xidhka ku xidhan yihiin, si uu qofku isugu fillaado. Hawlahayga
Læs mereWarbixin loogu talagalay waalidka
Warbixin loogu talagalay waalidka oo khusaysa waxbarashooyinka xirfadda Dhenmark mustaqbal wanaagsan Waxbarashada xirfaddu waa doorasho fiican Dhammaan waalidku waxay jacal yihiin, in ubadkoodu shaqo fiican
Læs mereAarhus-aftalen. Skolernes tillids- og arbejdsmiljørepræsentanter samt forældre og forvaltning tog hul på dialog
nr. 18 oktober 2013 BU nyt Skoleudveksling: Fremmede lærere i klassen Vidensbrønd: Giver læring og leg edoc på vej: Til skoler, dagtilbud og FU-området profilen: Der skal være både dynamit og dynamik side
Læs mereDet danske sundhedsvæsen. Urdu
Det danske sundhedsvæsen Urdu 2 Det danske sundhedsvæsen Denne pjece fortæller kort om det danske sundhedsvæsen, og om de forskellige steder, man kan blive undersøgt og behandlet, hvis man bliver syg.
Læs mereH.C. ANDERSEN. Sheekaxariir 2005 SOMALI
H.C. ANDERSEN Sheekaxariir 2005 SOMALI H.C. ANDERSEN Sheekaxariir 2005 RUGKUTUBEEDKA BOQORTOOYADA Buugga Sheekaxariir ee H.C. Andersen oo loogu talagalay qoysaska soo doolay waxaa soo saaray Rugkutubeedka
Læs mereDET ER DIT VALG. en guide til demokratisk deltagelse i Danmark RÅDET FOR ETNISKE MINORITETER
DET ER DIT VALG en guide til demokratisk deltagelse i Danmark RÅDET FOR ETNISKE MINORITETER 1 2 3 4 5 6 6 7 8 9 9 10 10 11 12 12 13 14-23 24 INDHOLD Det er dit valg Hvem kan stemme? Kommunal - og regionalvalg
Læs mereDu kan få indflydelse på dit barns skole 1
Du kan få indflydelse på dit barns skole 1 INDHOLD Dansk side 3 Engelsk side 7 Tyrkisk side 11 Somali side 15 Urdu side 23 Arabisk side 27 3 FORÆLDRE GØR EN FORSKEL Skolebestyrelserne har stor indflydelse.
Læs mereInvitation. Din mening er vigtig for os. Kære beboer i Gellerupparken og Toveshøj
Invitation Din mening er vigtig for os Kære beboer i Gellerupparken og Toveshøj Brabrand Boligforening laver mange sociale indsatser i Gellerup og Toveshøj. Du kender måske Foreningernes Hus, beboerbladet
Læs mereSPROG OG LÆSNING ET FÆLLES ANSVAR INFORMATION TIL FORÆLDRE - INDSKOLINGEN
SPROG OG LÆSNING ET FÆLLES ANSVAR INFORMATION TIL FORÆLDRE - INDSKOLINGEN SPROG- OG LÆSEUDVIKLING GÅR HÅND I HÅND SPROG OG LÆSNING - ET FÆLLES ANSVAR 3 Ved du, at et godt talesprog er fundamentet for,
Læs mereFebruar TEKST TIL BILLEDE
Beboerblad for Ellekonebakken, Guldstjernevej og Firkløvervej Februar 2015 TEKST TIL BILLEDE Morgensol over Ellekonebakken Side 2 HER PÅ BAKKEN februar 2015 Leder Så kom vi ind i 2015 og håber alle fik
Læs mereNu går vi i gang med vejene
Nu går vi i gang md vn Hadda ayaannu bilaabaynaa idadka Road work st to bgin Nu går vi i gang md vn Til ma går vi i gang md at lav ny v i Gllrupparkn. Vi startr på sv i dn nordlig dl. Vproktt vil var d
Læs mereSPROGLIG UDVIKLING - ET FÆLLES ANSVAR
SPROGLIG UDVIKLING - ET FÆLLES ANSVAR INFORMATION TIL FORÆLDRE MED BØRN MELLEM 0 OG 3 ÅR Århus Kommune Børn og Unge BARNETS TIDLIGE SPROG UDVIKLER SIG ANSIGT TIL ANSIGT SPROGLIG UDVIKLING - ET FÆLLES ANSVAR
Læs mereRygestop i almen praksis Kursus, internetbaseret program eller samtale
Rygestop i almen praksis Kursus, internetbaseret program eller samtale en medicinsk teknologivurdering Sammenfatning 2009 Medicinsk Teknologivurdering puljeprojekter 2009; 9(2) Rygestop i almen praksis
Læs mereSundhedsøkonomisk analyse af diagnostiske Strategier ved symptomer på ende- og tyktarmskræft en medicinsk teknologivurdering Sammenfatning
Sundhedsøkonomisk analyse af diagnostiske Strategier ved symptomer på ende- og tyktarmskræft en medicinsk teknologivurdering Sammenfatning 2009 Medicinsk Teknologivurdering 2009; 11(1) Sundhedsøkonomisk
Læs mereMONITORERING AF KRÆFTOMRÅDET:
878964649 8946 49841 64 684 645 6 4964 946 49 64 64 94 649 654 66546 649494 996 12 92 67 23 4987 987 87896 6 496 6494 878964649 8946 49841 64 684 6 4964 946 49 64 64 94 649 654 649494 996 12 92 67 23 4987
Læs mereSPROGVURDERING OG SPROGSCREENING AF 3-ÅRIGE BØRN
SPROGVURDERING OG SPROGSCREENING AF 3-ÅRIGE BØRN Århus Kommune Børn og Unge LINKS Denne pjece er oversat til somali, arabisk, tyrkisk, vietnamesisk, kurdisk, dari og pashto. Oversættelserne findes på følgende
Læs mereFra boligområde til bydel
Fra boligområde til bydel Helhedsplan for Gellerupparken og Toveshøj Århus Kommune Brabrand Boligforening Fra boligområde til bydel Helhedsplan for Gellerupparken og Toveshøj Århus Kommune og Brabrand
Læs mereMATERIALER MÅLRETTET ETNISKE MINORITETER I DANMARK
MATERIALER MÅLRETTET ETNISKE MINORITETER I DANMARK MATERIALER Det danske sundhedsvæsen Pjecen er udarbejdet på følgende sprog: bosnisk-kroatisk-serbisk/dansk somalisk/dansk tyrkisk/dansk urdu/dansk arabisk/dansk
Læs mereBeboerblad for. Ellekonebakken, Guldstjernevej og Firkløvervej April FORÅRET ER PÅ VEJ
Beboerblad for Ellekonebakken, Guldstjernevej og Firkløvervej April 2015 FORÅRET ER PÅ VEJ Side 2 HER PÅ BAKKEN februar 2015 Vedrørende jobannoncer i bladet: Vi har modtaget indlæg til bladet om privat
Læs mereDimensioneringsplan 2013-2017. Introduktions- og Hoveduddannelsesforløb i Speciallægeuddannelsen
Dimensioneringsplan 2013-2017 Introduktions- og Hoveduddannelsesforløb i Speciallægeuddannelsen Titel Dimensioneringsplan 2013-2017, introduktions- og hoveduddannelsesforløb i speciallægeuddannelsen Sundhedsstyrelsen,
Læs mereMATERIALER MÅLRETTET ETNISKE MINORITETER I DANMARK
MATERIALER MÅLRETTET ETNISKE MINORITETER I DANMARK Læs mere på Sundhedsstyrelsens hjemmeside - sst.dk - under emnet: Social ulighed i sundhed. I Nyhedscentret kan du få nyheder om sundhed hos etniske minoriteter
Læs mereFAKTA OM OG REHABILITERING VED BRYSTKRÆFT DIAGNOSESPECIFIK FORLØBSBESKRIVELSE
FAKTA OM OG REHABILITERING VED DIAGNOSESPECIFIK FORLØBSBESKRIVELSE Udarbejdet af Karin Birtø, Lone Back Christensen og Rikke Daugaard Sundhedscenter for Kræftramte, februar 2010 Rehabiliteringsenheden
Læs mereUndersøgelser og behandling ved begrundet mistanke om brystkræft
Undersøgelser og behandling ved begrundet mistanke om brystkræft PAKKEFORLØB Denne pjece indeholder en generel og kortfattet beskrivelse af, hvad et pakkeforløb for kræft er. Det er den sygehusafdeling,
Læs mereNUKLEARMEDICINSKE OPGØRELSER brug af radioaktive lægemidler ved nuklearmedicinske undersøgelser og behandlinger i Danmark
NUKLEARMEDICINSKE OPGØRELSER 2010 brug af radioaktive lægemidler ved nuklearmedicinske undersøgelser og behandlinger i Danmark 2011 Nuklearmedicinske opgørelser, 2010 Sundhedsstyrelsen, 2011. Publikationen
Læs mereDrikkemønstre og oplevede konsekvenser
Drikkemønstre og oplevede konsekvenser Drikkemønstre og oplevede konsekvenser Sundhedsstyrelsen Islands Brygge 6 23 København S URL: http://www.sst.dk Emneord: Forebyggelse, alkohol, alkoholvaner Kategori:
Læs mere2 Indledning 3 Hvad er symptomerne på hudkræft? 5 Hvilke undersøgelser skal der til? 7 Hvilken behandling findes der? 11 Hvad er bivirkningerne?
Hudkræft Indhold 2 Indledning 3 Hvad er symptomerne på hudkræft? 5 Hvilke undersøgelser skal der til? 7 Hvilken behandling findes der? 11 Hvad er bivirkningerne? 13 Er der andre behandlingsformer? 15 Hvad
Læs mereBilagsdel til rapport: Brug af khat blandt personer med somalisk baggrund i Danmark. en undersøgelse af omfang og holdning
Bilagsdel til rapport: Brug af khat blandt personer med somalisk baggrund i Danmark en undersøgelse af omfang og holdning 2009 Bilagsdel til rapport: Brug af khat blandt personer med somalisk baggrund
Læs mereMATERIALER MÅLRETTET ETNISKE MINORITETER I DANMARK
MATERIALER MÅLRETTET ETNISKE MINORITETER I DANMARK MATERIALER Det danske sundhedsvæsen Pjecen er udarbejdet på følgende sprog: bosnisk-kroatisk-serbisk/dansk somalisk/dansk tyrkisk/dansk urdu/dansk arabisk/dansk
Læs mereBeboerblad for. Ellekonebakken, Guldstjernevej og Firkløvervej Juni. Der hygges, inden pigerne skal spille fodbold. Alle ønskes en god sommer
Beboerblad for Ellekonebakken, Guldstjernevej og Firkløvervej Juni 2015 Der hygges, inden pigerne skal spille fodbold. Alle ønskes en god sommer Side 2 HER PÅ BAKKEN juni 2015 HER PÅ BAKKEN udgives af
Læs mereUdviklingen i forbruget af lægemidler mod depression og angst. Fra januar 2011 til december 2012. Notat
Udviklingen i forbruget af lægemidler mod depression og angst Fra januar 2011 til december 2012 Notat Udviklingen i forbruget af lægemidler mod depression og angst Fra januar 2011 til december 2012 Sundhedsstyrelsen,
Læs mereom rygning og rygestop
D A N S K FA K TA O G R Å D om rygning og rygestop FA R L I G R Ø G Når du tager et hiv på din cigaret eller pibe, suger du samtidig 200 skadelige stoffer ind sammen med røgen. Stofferne kommer fra munden
Læs mere2 Indledning 3 Hvad er symptomerne på brystkræft? 4 Hvilke undersøgelser skal der til? 7 Hvor syg er jeg? 9 Hvilken behandling findes der?
Brystkræft Indhold 2 Indledning 3 Hvad er symptomerne på brystkræft? 4 Hvilke undersøgelser skal der til? 7 Hvor syg er jeg? 9 Hvilken behandling findes der? 20 Er der andre behandlingsformer? 22 Hvad
Læs mere2 Indledning 3 Hvad er symptomerne på hudkræft? 5 Hvilke undersøgelser skal der til? 7 Hvilken behandling findes der? 11 Hvad er bivirkningerne?
Hudkræft Indhold 2 Indledning 3 Hvad er symptomerne på hudkræft? 5 Hvilke undersøgelser skal der til? 7 Hvilken behandling findes der? 11 Hvad er bivirkningerne? 13 Er der andre behandlingsformer? 15 Hvad
Læs mereUndersøgelser og behandling ved begrundet mistanke om modermærkekræft
Undersøgelser og behandling ved begrundet mistanke om modermærkekræft PAKKEFORLØB Denne pjece indeholder en generel og kortfattet beskrivelse af, hvad et pakkeforløb for kræft er. Det er den sygehusafdeling,
Læs mereRådgivning om eksperimentel behandling for mennesker med livstruende sygdom
2017 Rådgivning om eksperimentel behandling for mennesker med livstruende sygdom ÅRSRAPPORT 2017 Rådgivning om eksperimentel behandling for mennesker med livstruende sygdom Side 2/16 Rådgivning om eksperimentel
Læs mereEn guide til demokratisk deltagelse i Danmark!
"!!! R Å D E T F O R E T N I S K E M I N O R I T E T E R " DET ER ALLES VALG En guide til demokratisk deltagelse i Danmark!! The election is for everyone Waa doorashadii dadka oo idil Bu herkesin seçimidir
Læs merePostoperativ smertebehandling i hjemmet med en elastomerisk pumpe en medicinsk teknologivurdering Sammenfatning
Postoperativ smertebehandling i hjemmet med en elastomerisk pumpe en medicinsk teknologivurdering Sammenfatning 2008 Medicinsk Teknologivurdering puljeprojekter 2008; 8(2) Postoperativ smertebehandling
Læs mereHvad er symptomerne på kræft i struben?
Kræft i struben Indhold 2 Indledning 3 Hvad er symptomerne på strubekræft? 4 Hvilke undersøgelser skal der til? 6 Hvor syg er jeg? 8 Hvilken behandling findes der? 12 Hvordan lever jeg som strubeløs (total
Læs mereMin historie med senfølger
7/5--2011 Min historie med senfølger v. Jette Schmidt Boje Foreningen for Kræftoverlevere med Senfølger PRÆSENTATION AF EN HISTORIE OM BRYSTKRÆFT OG SENFØLGER Ved SKA TEMAEFTERMIDDAG OM SENFØLGER FOR KRÆFTSYGEPLEJERSKER
Læs mereRygematerialer til etniske UDBUDSMATERIALE PÅ UDARBEJDELSE AF MATERIALER OM RYGNING RETTET TIL BORGERE MED ANDEN ETNISK BAGGRUND END DANSK
UDBUDSMATERIALE Rygematerialer til etniske UDBUDSMATERIALE PÅ UDARBEJDELSE AF MATERIALER OM RYGNING RETTET TIL BORGERE MED ANDEN ETNISK BAGGRUND END DANSK Opgaven Der ønskes tilbud på udarbejdelse af materialer
Læs mere2 Indledning 3 Hvad er symptomerne på lungekræft? 4 Hvilke undersøgelser skal der til? 8 Hvor syg er jeg? 10 Hvilken behandling findes der?
Lungekræft Indhold 2 Indledning 3 Hvad er symptomerne på lungekræft? 4 Hvilke undersøgelser skal der til? 8 Hvor syg er jeg? 10 Hvilken behandling findes der? 11 Behandling af ikke-småcellet lungekræft
Læs mere2 Indledning 3 Hvad er symptomerne på brystkræft? 4 Hvilke undersøgelser skal der til? 7 Hvor syg er jeg? 9 Hvilken behandling findes der?
Brystkræft Indhold 2 Indledning 3 Hvad er symptomerne på brystkræft? 4 Hvilke undersøgelser skal der til? 7 Hvor syg er jeg? 9 Hvilken behandling findes der? 20 Er der andre behandlingsformer? 22 Hvad
Læs mereNUKLEARMEDICINSKE OPGØRELSER brug af radioaktive lægemidler ved nuklearmedicinske undersøgelser og behandlinger i Danmark
NUKLEARMEDICINSKE OPGØRELSER 2011 brug af radioaktive lægemidler ved nuklearmedicinske undersøgelser og behandlinger i Danmark 2012 Nuklearmedicinske opgørelser 2011 - brug af radioaktive lægemidler ved
Læs mere1 JENS PORSBORG Jela HENRIK DAHL
1 JENS PORSBORG Jela HENRIK DAHL Kære elev! Vi lærer at læse ved at læse. Og for at blive en god og sikker læser, skal vi læse meget rigtig meget. Når du skal læse ord, skal du bruge bogstavernes lyde
Læs mereUdviklingen i forbruget af lægemidler mod depression
Udviklingen i forbruget af lægemidler mod depression og angst Fra januar 2011 til juni 2014 Notat Udviklingen i forbruget af lægemidler mod depression og angst Fra januar 2011 til juni 2014 Sundhedsstyrelsen,
Læs mereFOREBYGGENDE HELBREDSUNDERSØGELSER OG HELBREDSSAMTALER I ALMEN PRAKSIS - en analyse af patientperspektivet Sammenfatning
FOREBYGGENDE HELBREDSUNDERSØGELSER OG HELBREDSSAMTALER I ALMEN PRAKSIS - en analyse af patientperspektivet Sammenfatning 2006 Medicinsk Teknologivurdering - puljeprojekter 2006; 6 (7) Center for Evaluering
Læs merePatientinformation. Operation. for brystkræft - mænd
Patientinformation Operation for brystkræft - mænd Kvalitet Døgnet Rundt Brystcentret Vi vil gerne samarbejde med dig og dine nærmeste pårørende om at gøre indlæggelsen til så positiv en oplevelse som
Læs mereScreening for tarmkræft
Screening for tarmkræft deltagelsesprocentens betydning En medicinsk teknologivurdering Sammenfatning 2008 Medicinsk Teknologivurdering 2008; 10(1) Medicinsk Teknologivurdering Screening for tarmkræft
Læs mereIndledning 2 KRÆFT I STRUBEN
Kræft i struben Indhold 2 Indledning 3 Hvad er symptomerne på kræft i struben? 4 Hvilke undersøgelser skal der til? 6 Hvor syg er jeg? 8 Hvilken behandling findes der? 12 Hvordan lever jeg som strubeløs
Læs mere2 Indledning 3 Hvad er symptomerne på kræft i livmoderen? 4 Hvilke undersøgelser skal der til? 6 Hvor syg er jeg? 8 Hvilken behandling findes der?
Kræft i livmoderen Indhold 2 Indledning 3 Hvad er symptomerne på kræft i livmoderen? 4 Hvilke undersøgelser skal der til? 6 Hvor syg er jeg? 8 Hvilken behandling findes der? 10 Hvad sker der, hvis sygdommen
Læs mereUndersøgelser og behandling ved begrundet mistanke om kræft i æggestokkene
Undersøgelser og behandling ved begrundet mistanke om kræft i æggestokkene PAKKEFORLØB Denne pjece indeholder en generel og kortfattet beskrivelse af, hvad et pakkeforløb for kræft er. Det er den sygehusafdeling,
Læs mere2 Indledning 3 Hvad er symptomerne på lungekræft? 4 Hvilke undersøgelser skal der til? 8 Hvor syg er jeg? 10 Hvilken behandling findes der?
Lungekræft Indhold 2 Indledning 3 Hvad er symptomerne på lungekræft? 4 Hvilke undersøgelser skal der til? 8 Hvor syg er jeg? 10 Hvilken behandling findes der? 11 Behandling af ikke-småcellet lungekræft
Læs mereHusorden. Husorden for Mjølnerparken يجب غلق اكياس النفايات جيدا قبل رميها بالمكان المخصص لها عدم رمي بقايا الطعام من النوافذ النها تجذب الفئران.
Husorden Mjølnerparken, januar 2014 Husorden for Mjølnerparken SHARCIYADA GURYAHAY EE MJØLNERPARKEN قواعد و قوانين المنزل في ميولنباركن Denne husorden angiver retningslinjer for, hvordan vi som beboere
Læs mereOperation for brystkræft
Til patienter og pårørende Operation for brystkræft Vælg farve Kvalitet Døgnet Rundt Enheden for Brystkirurgi Vi vil gerne samarbejde med dig og dine nærmeste pårørende om at gøre indlæggelsen til så positiv
Læs mereElektronisk patientjournal til osteoporose-ambulatorium - en medicinsk teknologivurdering
Elektronisk patientjournal til osteoporose-ambulatorium - en medicinsk teknologivurdering 2008 Medicinsk Teknologivurdering puljeprojekter 2008; 8(1). Medicinsk Teknologivurdering Elektronisk patientjournal
Læs mereRÅDGIVNING OM EKSPERIMENTEL BEHANDLING VED LIVSTRUENDE SYGDOM
JUNI 2015 RÅDGIVNING OM EKSPERIMENTEL BEHANDLING VED LIVSTRUENDE SYGDOM Sundhedsstyrelsens ordning om eksperimentel behandling RÅDGIVNING OM EKSPERIMENTEL BEHANDLING VED LIVSTRUENDE SYGDOM Sundhedsstyrelsens
Læs mereÅrsrapport 2012: second opinion ordningen og eksperimentel kræftbehandling
Årsrapport 2012: second opinion ordningen og eksperimentel kræftbehandling 2013 Årsrapport 2012: Second Opinion ordningen og eksperimentel kræftbehandling Sundhedsstyrelsen Axel Heides Gade 1 2300 København
Læs mereUndersøgelser og behandling ved begrundet mistanke om kræft i prostata, penis og testikel
Undersøgelser og behandling ved begrundet mistanke om kræft i prostata, penis og testikel PAKKEFORLØB Denne pjece indeholder en generel og kortfattet beskrivelse af, hvad et pakkeforløb for kræft er. Det
Læs mereRådgivning om eksperimentel behandling for mennesker med livstruende sygdom
Rådgivning om eksperimentel behandling for mennesker med livstruende sygdom ÅRSRAPPORT 2016 2017 Rådgivning om eksperimentel behandling for mennesker med livstruende sygdom Årsrapport 2016 Sundhedsstyrelsen,
Læs mereFællesskab i Vangkvarteret
Infobrev til alle beboerne i Vangkvarteret August 2016 If you need help to translate this newsletter, please contact the social team in fælleshuset. Almış olduğunuz Info mektubunu tercüme edilmesini istiyorsanız,
Læs mereFOREBYG VUGGEDØD og undgå skæv hovedfacon og fladt baghoved. Til forældre
FOREBYG VUGGEDØD og undgå skæv hovedfacon og fladt baghoved Til forældre 2011 Sundhedsstyrelsen Island Brygge 67 2300 København S Telefon 72 22 74 00 sst@sst.dk www.sst.dk Pjecen kan bestilles hos: Rosendahls
Læs mere