KVINFOs mentornetværk. Ku soo darmo

Størrelse: px
Starte visningen fra side:

Download "KVINFOs mentornetværk. Ku soo darmo"

Transkript

1 KVINFOs mentornetværk Ku soo darmo

2 Maxaad kaaliye mentor u noqotay? "Markii aan sharikadayda billaabay waxaan ogaaday in wax waliba ay isku-xidhka ku xidhan yihiin, si uu qofku isugu fillaado. Hawlahayga oo dhan waxay ilaa iyo hadda ka soo dhex baxayaan isku-xidhka iyo xidhiidhada gaarka ah ee aan leeyahay" Grete, 44 jir, injineer "Waxaan qabaa inay tahay awood la luminayo marka dad aqoon fiican leh oo dalka yimid la dayaco oo aan laga faa iidaysan. Wax wayn baan qaban karaa anigoo isticmaalaya isku-xidhkayga iyo xidhiidhada aan leeyahay, liistada saaxiibadayna wali ma xidhmin" Pernille, 30 jir, mashruuc madexed "Waxaan qabaa inuu shakhsi ahaan waajib iga s aaran yahay inaan qoxootoga iyo doolka wax ka caawiyo. Waxaa ka mid ah waxyaalaha aan ku deeqi karo aqoon badan oo ku saabsan suuqa shaqada iyo sirihiisa faraha badan" Laila, 50 jir, u shaqaysa dhaqdhaqaaqa shaqaalaha

3 Maxaad la-taageere mentee u noqotay "Waxaan qabaa inuu shakhsi ahaan waajib iga saaran yahay inaan qoxootoga iyo doolka wax ka caawiyo. Waxaa ka mid ah waxyaalaha aan ku deeqi karo aqoon badan oo ku saabsan suuqa shaqada iyo sirihiisa faraha badan" Harpreet, 29 jir, soo baratay tiknolojiyada orgaanikada "Markii labaadee aan kaaliyahayga la kulmay waxaan dareemay nafis. Hadda keli kuma aana ahayn dhibaatooyinkayga ku saabsan shaqo raadinta iyo sidii loo ogaan lahaa meesha aan shaqo ahaan ku habboonahay marka aqoontayada la eego. Dalkaygii aad ayaan ugu fiicnaa, waxaanan rumaysnahay inaan halkana sidii oo kale noqon karo" Heidi, 43 jir, ubaxa ka ganacsan jirtay "Waxaan dhawaan helay fasax kooban oo aan sidii kalkaaliye caafimaad Danmark ugaga shaqaysan karo. Sidaas darteed waxaan rabaa inaan yeesho kalkaaliye (mentor) iga caawin kara inaan luqadayda dheenishka ah tareerin ku sameeyo, oo iiga warrama dhaqanka isbitaallada Danmark, ka hor intaanan shaqo u tegin qayb isbitaalka ka mid ah" Mahsa, 28 jir, kalkaaliye caafimaad

4 Warbixinta la-taageeraha mentees Yaa noqon kara la-taageere mentee? Dumar, ah qoxooti, dool ama dheenish uu asalkoodu ka soo jeedo shisheeye oo da kasta leh, watana nooc kasta oo waxbarasho iyo mihnad ah. La-taageeruhu mentee waa inuu: Waydiiyo, dhagaysto oo u furfurnaado talada iyo tusaalaynta wanaagsan Si fiican u qeexo yoolalkiisa ku saabsan waxbarashada iyo shaqada. Noqdo mid firinfircoon oo ga aanka ku dhiirrada marka uu kaaliyihiisa la kulmayo. Noqdo qof wadahadalka qayb ka ah oo daacad ah, dulqaad leh oo la aamini karo. Qaabka ay hawluhu u dhacaan Waxaad kaaliyahaaga mentor la kulmaysaa qiyaastii bishiiba hal mar. Waxaad wada buuxinaysaan heshiis leh yoolal xaddidan oo marxaladdaas ah, kaasoo socon kara lix bilood ilaa iyo sannad buuxa. Waa adiga la-taageeraha ah qofka dejinaya ajandaha, halka uu kaaliyahaaguna ka noqonayo dhagayste, ku tababaraya oo la imanayo hindisayaasha loo baahan yahay, talooyinka iyo xidhiidhada

5 Macluumaad ku saabsan Xidhiidhka Kaaliyayaasha ee Xogbixinta Dumarka KVINFOs mentornetværk Muxuu yahay Xidhiidhka Kaaliyayaasha ee Dumarku? Muxuu yahay Xidhiidhka Kaaliyayaasha ee Dumarku? Xidhiidhka Kaaliyayaasha ee Dumarku wuxuu dumarka qoxootiga/- doolka ah barbar dhigaa dumarka dheenishka ah ee ku sugan suuqa shaqada. Waxaan ugu yeedhnaa wax-wadaagayaasha la-taageerayaal iyo kaaliyayaal, waxaanan is-barbar dhigga ku salaynaa waxbarashada, xirfada ama doonista arrimahaas ku saabsan. Fikirkayaga guud Kulan ku salaysan isku qiimo ka dhigan hal - wuxuu u dhigmaa - hal, bay kaaliyayaashu daaha kaga rogaan xidhiidhmihnadeedkooda, waxay ka tala-bixiyaan codsiyada shaqo, waraysiyada shaqo, dhaqanka goobaha shaqo, fikradaha cusub ee ku saabsan fursadaha shaqo iwm. In ka badan 50% ka mid ah shaqooyinka Danmark waxaa la qiyaasayaa in lagu helo xidhiidh shakhsi ah, kaasoo halbowle u ah in albaabada Danmark ay kuu furmaan. Caawin iyo khibrad is-waydaarsi Xidhiidhka Kaaliyayaasha ee Dumarku wuxuu si joogta ah u qabtaa kulanno isku xidh ah iyo siminaaro ay ka qayb galayaasha oo dhami khibradohooda ku kala faa iidaysan karaan oo dhiirri gelin kaga heli karaan qoraallada iyo qudbadaha. Qayb ka noqo isku xidh firinfircoon Markii aad qayb ka noqoto Xidhiidhka Kaaliyayaasha ee Dumarka waxaad marin u helaysaa isku xidh ballaadhan oo firinfircoon oo ka kooban dumar ka kala yimid wadamo kala duwan, lehna waxbarasho iyo xirfado kala duwan..

6 Soo dhawaaw Buyurun Yaa Buyurun isku xidhka ku jira? Hvem er med i netværket? Soo dhawaaw Kaaliyayaashu waxay ka kala yimaadeen goobo shaqo oo kala ah: Dadka la-taageerayaasha ah waxay leeyihiin waxbarasho ama waxay raadinayaan shaqooyinka a Novo Nordisk IBM Lundbeck COWI Københavns Kommune LO Rigshospitalet KAD Danmarks Blindebibliotek Novozymes Københavns Universitet Handelshøjskolen DR Dansk Røde Kors Danmarks Biblioteksskole DSB Danmarks Farmaceutiske Universitet Dansk Industri Ingeniørforeningen Danmarks Erhvervspædagogiske Læreruddannelse Nykredit Combifragt Group Københavns Energi Kalkaaliye caafimaad Turjubaan Farsamo yaqaan ilkaha ah Arday Umulisooyin Dhaqaalyahano Xoghayno Sawir qaadayaal Dukaan ka shaqeeyayaal Farmashiile Dhakhaatiir Injineerro Buug iibiyayaal Aqoonyahanada bay olajiga Jilayaal Shay-baadhe Aqoonyahanada fiisigiska Dhakhaatiirta sida dabiiciga ah wax u daweeya Dhakhtaro ilko Macalimiin dugsi Aqoon u leh kombiyuutarka Dad bartay kiimikada orgaanikada Qorayaal Sharci yaqaano Naqshadayste Hanti dhawrayaal Xoghayn dhakhtareed Dad bartay luqadaha, taariikhda iyo falsafada Joornaalaystayaal Dad dhaqanada bartay

7 Warbixin ku saabsan kaaliyayaasha mentorer h Yaa kaaliye mentor noqon kara? Dumar da kasta ah oo leh khibrad ballaadhan, xidhiidh iyo xirfad ka soo jeeda laga billaabo waxbarashada xafiiska ilaa iyo kalkaaliye caafimaad, dadka kombiyuutarka yaqaana, dad bay olojiga yaqaana iwm. Kalkaaliyuhu waa inuu:. Dhagaysto, waydiiyo, hago oo noqdo tababare fiican oo wadahadalka qayb ka ah Diyaar u ahaado inuu daboolka ka qaado xidhiidhada uu leeyahay Noqdo hal-abuure, garwaaqsan kara khibradaha la-taageeraha mentee. Noqdo daacad, dulqaad leh, yahayna qof wadahadalka qayb ka ah oo la aamini karo Qaabka ay hawluhu u dhacaan Waxaad la-taageeraha (mentee) la kulmaysaa qiyaastii bishiiba hal mar. Waxaad wada buuxinaysaan heshiis leh yoolal xaddidan oo marxaladdaas ah, kaasoo socon kara sannad badhkii ama ka badan. Qofka la-taageeraha ah ayaa dejinaya ajandaha, halka adiguna aad ka dhagaysanayso, ka tababarayso oo kala imanayso hindisayaasha loo baahan yahay, talooyinka iyo xidhiidhada. Waxa uu la-taageeruhu u baahan yahay, qof walba gaar ahaantiisa ayay ugu xidhan tahay

8 Nagala soo xidhiidh haddii aad is-qorayso ama warbixin kale u baahan tahay KVINFOs mentornetværk KVINFO Chr. Brygge København K mentor@kvinfo.dk KVINFOs mentornetværk Kvindemuseet Domkirkepladsen Århus C mentor@womensmuseum.dk Warbixinta KVINFO KVINFO waa hay ad gaar ah oo hoos timaada wasaarada dhaqanka, waxayna soo gudbisaa aqoon ku saabsan dumarka iyo cilmi baadhista labka iyo dheddiga. Waxaan leenahay maktabad cilmi baadhis ah, waxaan soo daabacnaa joornaal internetka ah, buugaag bilaash ah oo internetka lagu soo daabaco, kayd khibradeed lagu uruuriyo dumarka xeeldheerayaasha ah iyo bogga internetka ee oo ay sannadkii soo booqdaan dad ka badan oo qof. Xidhiidhka Kaaliyayaasha ee Xogbixinta Dumarka (KVINFOs mentornetværk) waxaa maalgelinaysa wasaarada Qoxootiga, Doolka iyo Qalabixinta muddo 4 sano ah oo u dhaxaysa Xidhiidhka Kaaliyayaashu wuxuu ku siman yahay Kobanhegan iyo nawaaxigeeda, wuxuuna isu diyaarinayaa inuu qaybo maxalli ah ka furto dalka oo dhan laga billaabo 2004.

casharada lasoo siiyo

casharada lasoo siiyo Sidaan oo kale ayaad cunugaaga uga kaalmayn kartaa casharada lasoo siiyo Talooyin fiican markii aad rabto, inaad cunugaaga ka kaalmayso casharada la soo siiyo»aniga xilka isaarani waa inaan cunuga siiyo

Læs mere

Symptomer på kræft Kræftens Bekæmpelse. Astaamaha Kansarka. Somali

Symptomer på kræft Kræftens Bekæmpelse. Astaamaha Kansarka. Somali Symptomer på kræft Kræftens Bekæmpelse Astaamaha Kansarka Somali Waa muhiim in kansarka la ogaado goor hore. Marba marka ka horraysa ee la ogaado ayey ka badan tahay fursadda si fiican loogu dawayn karo

Læs mere

Alle fotos er modelfotos.

Alle fotos er modelfotos. KANSARKA SANBABADA Kolofon Lungekræft Udgiver: URL: Redaktion: Kræftens Bekæmpelse, Strandboulevarden 49, 2100 København Ø Sundhedsstyrelsen, Islands Brygge 67, 2300 København S cancer.dk og sst.dk Antropolog,

Læs mere

NIDAAMKA CAAFIMAADKA EE DHEENISHKA Det danske sundhedsvæsen

NIDAAMKA CAAFIMAADKA EE DHEENISHKA Det danske sundhedsvæsen NIDAAMKA CAAFIMAADKA EE DHEENISHKA Det danske sundhedsvæsen Somali Det danske sundhedsvæsen Denne pjece fortæller kort om det danske sundhedsvæsen, og om de forskellige steder, man kan blive undersøgt

Læs mere

Qoyska, jinsiga iyo xuquuqaha ka jira Denmark

Qoyska, jinsiga iyo xuquuqaha ka jira Denmark Qoyska, jinsiga iyo xuquuqaha ka jira Denmark Hordhac Qoyska, jinsiga iyo xuquuqaha ka jira Denmark Waxaa soo saaray Ligestillingsafdelingen (Qaybta Isu-dhignaanta) Denmark dhexdeeda dumarka iyo raggu

Læs mere

Alle fotos er modelfotos.

Alle fotos er modelfotos. KANSARKA NAASAHA Kolofon Brystkræft Udgiver: URL: Redaktion: Kræftens Bekæmpelse, Strandboulevarden 49, 2100 København Ø Sundhedsstyrelsen, Islands Brygge 67, 2300 København S cancer.dk og sst.dk Antropolog,

Læs mere

KANSARKA MINDHICIRKA MALAWADKA

KANSARKA MINDHICIRKA MALAWADKA KANSARKA MINDHICIRKA MALAWADKA Kolofon Kræft i tyk- og endetarmen Udgiver: URL: Redaktion: Kræftens Bekæmpelse, Strandboulevarden 49, 2100 København Ø Sundhedsstyrelsen, Islands Brygge 67, 2300 København

Læs mere

KANSARKA QANJIDHKA KAADI MAREENKA RAGA

KANSARKA QANJIDHKA KAADI MAREENKA RAGA KANSARKA QANJIDHKA KAADI MAREENKA RAGA Kolofon Prostatakræft Udgiver: URL: Redaktion: Kræftens Bekæmpelse, Strandboulevarden 49, 2100 København Ø Sundhedsstyrelsen, Islands Brygge 67, 2300 København S

Læs mere

UNDERSØGELSER AF DET UFØDTE BARN SOMALISK. Baadhitaanada cunugga aan dhalan

UNDERSØGELSER AF DET UFØDTE BARN SOMALISK. Baadhitaanada cunugga aan dhalan UNDERSØGELSER AF DET UFØDTE BARN SOMALISK Baadhitaanada cunugga aan dhalan Information Allerede nu kan du få information om undersøgelser af dit ufødte barn for visse medfødte sygdomme og handicap. Ja?

Læs mere

AFKU WAA HADYAD CARBINTA AFKA EE GURIGA

AFKU WAA HADYAD CARBINTA AFKA EE GURIGA AFKU WAA HADYAD CARBINTA AFKA EE GURIGA Waa kaataloog fikradeed iyo waxyaabo loogu talogalay waalidka dhalay carruur laba luqoodlayaal ah oo taga goobaha dharaartii CARBINTA AFKA EE GURIGA WAA KAATALOOG

Læs mere

U Isticmaalka Dawada Sida Saxda AH. Nin dhallinyaro ah 02:33 Waxan u socdaa dhakhtarka si laygaga talaalo cudurka beerka.

U Isticmaalka Dawada Sida Saxda AH. Nin dhallinyaro ah 02:33 Waxan u socdaa dhakhtarka si laygaga talaalo cudurka beerka. MEDICIN MED FORNUFT Dialogliste - Somali Intro U Isticmaalka Dawada Sida Saxda AH Familie i skov Vox pop med personer foran Apotek Speak 02:17 Markii horeba ama ilaa wakhtigii horeba waxad ka bini aadam

Læs mere

LUUQADDA IYO WAX -AQRINTA WAA MASUULIYAD NAGA WADA DHEXAYSA WARGELIN KU JEEDA WAALIDIINTA ISKOOL BILAABIDA

LUUQADDA IYO WAX -AQRINTA WAA MASUULIYAD NAGA WADA DHEXAYSA WARGELIN KU JEEDA WAALIDIINTA ISKOOL BILAABIDA LUUQADDA IYO WAX -AQRINTA WAA MASUULIYAD NAGA WADA DHEXAYSA WARGELIN KU JEEDA WAALIDIINTA ISKOOL BILAABIDA LUUQADA IYO HORUMARKA WAX AQRINTU WAA WAX AAN KALA HARIN LUUQADDA IYO WAX -AQRINTA WAA MASUULIYAD

Læs mere

Talo-bixinta bilaashka ah ee hay adda Dansk Flygtningehjælp SOMALI

Talo-bixinta bilaashka ah ee hay adda Dansk Flygtningehjælp SOMALI Talo-bixinta bilaashka ah ee hay adda Dansk Flygtningehjælp SOMALI Maxaa lagaa caawin karaa? Dansk Flygtningehjælp waxay talo bixin madaxbanaan oo lacag la aan ah kaa siinaysaa arimaha ay ka mid yihiin:

Læs mere

Sundhed og Sygdom Dialogliste Somalisk

Sundhed og Sygdom Dialogliste Somalisk Sundhed og Sygdom Dialogliste Somalisk Hordhac Cinwaan:Caafimaad iyo Cudur (2.02) Eremitageløbet i Dyrehaven Liv omkring søerne Gadeliv Dhakhtarka Hadal (2.10) Maanta waxaan diiradda saarayaa caafimaadka.

Læs mere

S f i n x F i l m / T V G o d a g D a n m a r k K u n f o r K v i n d e r D i a l o g l i s t e

S f i n x F i l m / T V G o d a g D a n m a r k K u n f o r K v i n d e r D i a l o g l i s t e KUN FOR KVINDER OM FRUGTBARHED OG PRÆVENTION Dialogliste - Somali Introduktion og historisk rids 02:05 Kaliya loogu talo galay Dumarka 02:11 Kuna saabsan bacrimin iyo iska difaacid Speak 02:19 Laga soo

Læs mere

KVINFOs mentornetværk. Kom indenfor

KVINFOs mentornetværk. Kom indenfor KVINFOs mentornetværk Kom indenfor Hvorfor blive mentor? Da jeg startede eget firma, måtte jeg selv sande, at netværk er alfa og omega for at klare sig i Danmark. Alle mine opgaver er hidtil opstået ud

Læs mere

Warbixinta Bukaanka DAAWEYNTA KANSARKA. Patientinformation MEDICINSK KRÆFTBEHANDLING. Dansk/Somali

Warbixinta Bukaanka DAAWEYNTA KANSARKA. Patientinformation MEDICINSK KRÆFTBEHANDLING. Dansk/Somali Warbixinta Bukaanka DAAWEYNTA KANSARKA Patientinformation MEDICINSK KRÆFTBEHANDLING Dansk/Somali Warbixinta Bukaanka DAAWEYNTA KANSARKA Patientinformation MEDICINSK KRÆFTBEHANDLING Dansk/Somali 3 MEDICINSK

Læs mere

UBAD CAAFIMAAD QABA oo dal shisheeye deggen. Somalisk

UBAD CAAFIMAAD QABA oo dal shisheeye deggen. Somalisk UBAD CAAFIMAAD QABA oo dal shisheeye deggen Somalisk UBAD CAAFIMAAD QABA oo dal shisheeye deggen SUNDE BØRN i et nyt land 2. udgave, 1. oplag 2005 Sundhedsstyrelsen 2005 ISBN: 87-7676-020-0 Udgivet af

Læs mere

DUGSIGA JORDAL. Warbixin loogu talogalay waalidiinta

DUGSIGA JORDAL. Warbixin loogu talogalay waalidiinta DUGSIGA JORDAL Warbixin loogu talogalay waalidiinta 1 Gundhigga waxbarashada ee dugsiga Waxa aan aaminsan nahay in ay Dadka oo dhami ay wax baran karaan, horumarna samayn karaan Waxa aanu abuuri khibrado

Læs mere

Nidaamka daryeelka caafimaadka ee Deenishka. Det danske sundhedsvæsen

Nidaamka daryeelka caafimaadka ee Deenishka. Det danske sundhedsvæsen Nidaamka daryeelka caafimaadka ee Deenishka Det danske sundhedsvæsen 2016 Det danske sundhedsvæsen Denne pjece fortæller kort om det danske sundhedsvæsen, og om de forskellige steder, man kan blive undersøgt

Læs mere

Horumarinta Luqadda - Waa masuuliyad la wadaago. Wargelin ku wajahan waaliddinta leh carruurta da doodu u dhaxaysa 0 iyo 3 sano

Horumarinta Luqadda - Waa masuuliyad la wadaago. Wargelin ku wajahan waaliddinta leh carruurta da doodu u dhaxaysa 0 iyo 3 sano Horumarinta Luqadda - Waa masuuliyad la wadaago Wargelin ku wajahan waaliddinta leh carruurta da doodu u dhaxaysa 0 iyo 3 sano Luqadda ugu horaysa ee cunugga waxay ku horumaraysaa fool ka fool Horumarinta

Læs mere

fordi du kan fordi der er brug for dig fordi du får en bedre fremtid Dit barns uddannelse er afgørende for dit barns fremtid.

fordi du kan fordi der er brug for dig fordi du får en bedre fremtid Dit barns uddannelse er afgørende for dit barns fremtid. Hvorfor uddanne sig? fordi du kan fordi der er brug for dig fordi du får en bedre fremtid Dit barns uddannelse er afgørende for dit barns fremtid. Canugaaga tacliintiisu waa asaaska mustaqbalkiisa. Unge-

Læs mere

Dhalinyarada soo socota. Warbixin ku saabsan waxbarashada oo loogu talagalay dhallinyarada iyo waalidkood

Dhalinyarada soo socota. Warbixin ku saabsan waxbarashada oo loogu talagalay dhallinyarada iyo waalidkood Dhalinyarada soo socota Warbixin ku saabsan waxbarashada oo loogu talagalay dhallinyarada iyo waalidkood Daabicista 5aad, cadadka 1aad, 2007 Xuquuqda buuggan waxaa iska leh: Wasaaradda waxbarashada, 2007

Læs mere

UNDERSØGELSER AF DET UFØDTE BARN SOMALISK. Baadhitaanada cunugga aan dhalan

UNDERSØGELSER AF DET UFØDTE BARN SOMALISK. Baadhitaanada cunugga aan dhalan UNDERSØGELSER AF DET UFØDTE BARN SOMALISK Baadhitaanada cunugga aan dhalan Allerede nu kan du få information om undersøgelser af dit ufødte barn for visse medfødte sygdomme og handicap. Hvis du gerne vil

Læs mere

Waxbarasho -Mustaqbalka caruurtaada

Waxbarasho -Mustaqbalka caruurtaada Waxbarasho -Mustaqbalka caruurtaada Waxbarasho Mustaqbalka caruurtaada Copyright: Wasaarada Waxbarashada, 2014 Wadashaqaynta wasaarada shaqaalaha Qoraa: Schultz Design: Falk iyo musen Sawiro: Jakob Dall:

Læs mere

KU CUSUB WADDANKA. Talooyin wanaagsan oo ku saabsan caafimaadka dhalaanka

KU CUSUB WADDANKA. Talooyin wanaagsan oo ku saabsan caafimaadka dhalaanka 2015 Talooyin wanaagsan oo ku saabsan caafimaadka dhalaanka Talooyin wanaagsan oo ku saabsan caafimaadka dhalaanka Marka qofku uu ku cusub yahay waddan oo uu haysto ilmo yar yar, wuxuu la kulmayaa waxyaabo

Læs mere

Aalborg Øst. Iskaashi iyo wadanoolaansho. Ann-Dorte Christensen Sune Qvotrup Jensen

Aalborg Øst. Iskaashi iyo wadanoolaansho. Ann-Dorte Christensen Sune Qvotrup Jensen Aalborg Øst Iskaashi iyo wadanoolaansho Ann-Dorte Christensen Sune Qvotrup Jensen Si kastaba ha ahaatee waxaa jira farqi u dhexeeya Aalborg Øst iyo Aalborg Øst ( ) Nabad gelyo aad u wanaagsan ayaa ka jirta

Læs mere

Qofka adigoo kale ah oo denbi-fal loo geystay

Qofka adigoo kale ah oo denbi-fal loo geystay Qofka adigoo kale ah oo denbi-fal loo geystay 1 QOFKA ADIGOO KALE AH OO DENBI-FAL LOO GEYSTAY Hey adda Ammuuraha Dhibbaneyaasha [Brottsoffermyndigheten], 2015 Masawir-gacmeed: Maria Wall Soo-saare: Plakat

Læs mere

S f i n x F i l m / T V G o d a g D a n m a r k S u n d h e d og S y g d o m D i a l o g l i s t e

S f i n x F i l m / T V G o d a g D a n m a r k S u n d h e d og S y g d o m D i a l o g l i s t e Liiska wadahadalka Caafimaad iyo Cudur Hordhac Cinwaan:Caafimaad iyo Cudur (2.02) Eremitageløbet i Dyrehaven Liv omkring søerne Gadeliv Dhakhtarka Hadal (2.10) Maanta waxaan diiradda saarayaa caafimaadka.

Læs mere

iyo I dhageyao Aniga!

iyo I dhageyao Aniga! 0 5 Sanno Ila adal Aniga iyo I dhageyao Aniga! 12 Dhibcood ee Taageerida Carruurteena ee Waxbarashada Sida loo Hadlo Buug-yaraha Waaladiinta Somalische Ausgabe Calaameynta Milkiilaha, daabacaha iyo qeybiyaha:

Læs mere

XAQIIQOOYIN IYO TALOOYIN KU SAABSAN. cabidda iyo joojinta sigaarka

XAQIIQOOYIN IYO TALOOYIN KU SAABSAN. cabidda iyo joojinta sigaarka S O A M A L I S O M A L I S K XAQIIQOOYIN IYO TALOOYIN KU SAABSAN cabidda iyo joojinta sigaarka Q I I Q K H ATA R A H Marka aad hal mar jiiddo sigaarkaaga ama beebkaaga, waxaad isla markaas qiiqa la nuugaysaa

Læs mere

FORÆLDRETILFREDSHED 2011 Svarprocent: 46,7%

FORÆLDRETILFREDSHED 2011 Svarprocent: 46,7% Skanderborgvej Antal besvarelser: 156 FORÆLDRETILFREDSHED 2011 Svarprocent: 46,7% VIGTIG INFORMATION 01 Kære leder, Hermed får I de kommentarer, som jeres forældre har skrevet i forbindelse med forældretilfredshedsundersøgelsen.

Læs mere

buug-yare warbixineed ku saabsan hab magangelyeedka deenishka da yarta aan la wehelin ee magangelyo doonka ah

buug-yare warbixineed ku saabsan hab magangelyeedka deenishka da yarta aan la wehelin ee magangelyo doonka ah jidkaaga [ magac:................................... ] buug-yare warbixineed ku saabsan hab magangelyeedka deenishka da yarta aan la wehelin ee magangelyo doonka ah DANISH REFUGEE COUNCIL GIVE REFUGEES

Læs mere

Warbixin loogu talagalay waalidka

Warbixin loogu talagalay waalidka Warbixin loogu talagalay waalidka oo khusaysa waxbarashooyinka xirfadda Dhenmark mustaqbal wanaagsan Waxbarashada xirfaddu waa doorasho fiican Dhammaan waalidku waxay jacal yihiin, in ubadkoodu shaqo fiican

Læs mere

Du kan få indflydelse på dit barns skole

Du kan få indflydelse på dit barns skole Du kan få indflydelse på dit barns skole SKOLEBESTYRELSESVALG 2014 1 2 Indhold Dansk 4 Engelsk 7 Tyrkisk 11 Somali 15 Polsk 19 Arabisk 26 Urdu 28 3 Forældre gør en forskel Skolebestyrelserne i København

Læs mere

Du kan få indflydelse på dit barns skole 1

Du kan få indflydelse på dit barns skole 1 Du kan få indflydelse på dit barns skole 1 INDHOLD Dansk side 3 Engelsk side 7 Tyrkisk side 11 Somali side 15 Urdu side 23 Arabisk side 27 3 FORÆLDRE GØR EN FORSKEL Skolebestyrelserne har stor indflydelse.

Læs mere

Diyaarinta cuntada qaadada ee ugu horaysa. Den første skemad. Somalisk. Kamuunka Egedal

Diyaarinta cuntada qaadada ee ugu horaysa. Den første skemad. Somalisk. Kamuunka Egedal Diyaarinta cuntada qaadada ee ugu horaysa Den første skemad Somalisk Kamuunka Egedal Diyaarinta cuntada qaadada ee ugu horaysa Marka loo diyaarinayo ilmaha midhaha iyo khudrada karsan waxaa haboon: In

Læs mere

Invitation. Din mening er vigtig for os. Kære beboer i Gellerupparken og Toveshøj

Invitation. Din mening er vigtig for os. Kære beboer i Gellerupparken og Toveshøj Invitation Din mening er vigtig for os Kære beboer i Gellerupparken og Toveshøj Brabrand Boligforening laver mange sociale indsatser i Gellerup og Toveshøj. Du kender måske Foreningernes Hus, beboerbladet

Læs mere

CAADAYSIYO CAAFIMAADQABA

CAADAYSIYO CAAFIMAADQABA Somali CAADAYSIYO CAAFIMAADQABA Uurka ka hor, xilliga uurka iyo uurka ka dib Diyaar ma u tahay uur caafimaadqaba? Dhe eraad ka akhri Š UURKA KA HOR Uur caafimad qaba waxad ku diyarin kartaa in aad cunto

Læs mere

H.C. ANDERSEN. Sheekaxariir 2005 SOMALI

H.C. ANDERSEN. Sheekaxariir 2005 SOMALI H.C. ANDERSEN Sheekaxariir 2005 SOMALI H.C. ANDERSEN Sheekaxariir 2005 RUGKUTUBEEDKA BOQORTOOYADA Buugga Sheekaxariir ee H.C. Andersen oo loogu talagalay qoysaska soo doolay waxaa soo saaray Rugkutubeedka

Læs mere

Aarhus-aftalen. Skolernes tillids- og arbejdsmiljørepræsentanter samt forældre og forvaltning tog hul på dialog

Aarhus-aftalen. Skolernes tillids- og arbejdsmiljørepræsentanter samt forældre og forvaltning tog hul på dialog nr. 18 oktober 2013 BU nyt Skoleudveksling: Fremmede lærere i klassen Vidensbrønd: Giver læring og leg edoc på vej: Til skoler, dagtilbud og FU-området profilen: Der skal være både dynamit og dynamik side

Læs mere

Nu går vi i gang med vejene

Nu går vi i gang med vejene Nu går vi i gang md vn Hadda ayaannu bilaabaynaa idadka Road work st to bgin Nu går vi i gang md vn Til ma går vi i gang md at lav ny v i Gllrupparkn. Vi startr på sv i dn nordlig dl. Vproktt vil var d

Læs mere

Fra boligområde til bydel

Fra boligområde til bydel Fra boligområde til bydel Helhedsplan for Gellerupparken og Toveshøj Århus Kommune Brabrand Boligforening Fra boligområde til bydel Helhedsplan for Gellerupparken og Toveshøj Århus Kommune og Brabrand

Læs mere

Februar TEKST TIL BILLEDE

Februar TEKST TIL BILLEDE Beboerblad for Ellekonebakken, Guldstjernevej og Firkløvervej Februar 2015 TEKST TIL BILLEDE Morgensol over Ellekonebakken Side 2 HER PÅ BAKKEN februar 2015 Leder Så kom vi ind i 2015 og håber alle fik

Læs mere

DET ER DIT VALG. en guide til demokratisk deltagelse i Danmark RÅDET FOR ETNISKE MINORITETER

DET ER DIT VALG. en guide til demokratisk deltagelse i Danmark RÅDET FOR ETNISKE MINORITETER DET ER DIT VALG en guide til demokratisk deltagelse i Danmark RÅDET FOR ETNISKE MINORITETER 1 2 3 4 5 6 6 7 8 9 9 10 10 11 12 12 13 14-23 24 INDHOLD Det er dit valg Hvem kan stemme? Kommunal - og regionalvalg

Læs mere

Beboerblad for. Ellekonebakken, Guldstjernevej og Firkløvervej April FORÅRET ER PÅ VEJ

Beboerblad for. Ellekonebakken, Guldstjernevej og Firkløvervej April FORÅRET ER PÅ VEJ Beboerblad for Ellekonebakken, Guldstjernevej og Firkløvervej April 2015 FORÅRET ER PÅ VEJ Side 2 HER PÅ BAKKEN februar 2015 Vedrørende jobannoncer i bladet: Vi har modtaget indlæg til bladet om privat

Læs mere

mentor netværk min egen vej En mentorordning for unge mænd og kvinder med anden etnisk baggrund mellem 16 og 24 år

mentor netværk min egen vej En mentorordning for unge mænd og kvinder med anden etnisk baggrund mellem 16 og 24 år mentor netværk min egen vej En mentorordning for unge mænd og kvinder med anden etnisk baggrund mellem 16 og 24 år Min Egen Vej er et mentornetværk for unge kvinder og mænd med anden etnisk baggrund end

Læs mere

Business/Commerce Rank Employer

Business/Commerce Rank Employer Business/Commerce 1 Lego 2 Novo Nordisk 3 A.P. Møller - Mærsk 4 Carlsberg 5 Google 6 Arla Foods 7 Novozymes 8 Vestas 9 Bestseller 10 McKinsey & Company 11 Nordea 12 Danske Bank-koncernen 12 Siemens 14

Læs mere

Beboerblad for. Ellekonebakken, Guldstjernevej og Firkløvervej Juni. Der hygges, inden pigerne skal spille fodbold. Alle ønskes en god sommer

Beboerblad for. Ellekonebakken, Guldstjernevej og Firkløvervej Juni. Der hygges, inden pigerne skal spille fodbold. Alle ønskes en god sommer Beboerblad for Ellekonebakken, Guldstjernevej og Firkløvervej Juni 2015 Der hygges, inden pigerne skal spille fodbold. Alle ønskes en god sommer Side 2 HER PÅ BAKKEN juni 2015 HER PÅ BAKKEN udgives af

Læs mere

Everyone Needs a Mentor

Everyone Needs a Mentor Invitation Everyone Needs a Mentor En konference om mentorskabets muligheder set i forhold til køn, kultur og karriere Hovedtaler Professor David Clutterbuck (UK) - en af Europas mest fremtrædende og innovative

Læs mere

KVINFOs MENTOR NETVÆRK. KVINFOs MENTOR NETVÆRK. åbner døre

KVINFOs MENTOR NETVÆRK. KVINFOs MENTOR NETVÆRK. åbner døre KVINFOs MENTOR NETVÆRK KVINFOs MENTOR NETVÆRK åbner døre mentee Alle burde have en mentor! Sådan lyder rådet fra mentee Scholastique Nyiragwanesa. Scholastique har været i et mentorforløb med Britta i

Læs mere

B # n # # # #

B # n # # # # 1 3Somm i Tyrol Teor 1 Teor aritoe q 0 3 0 3 Л 0 som - m - sol ved "De hvi - de hest" ag al - e - ro - s-es som - m - sol ved "De hvi - de hest" ag al - e - ro - s-es ass som - m - sol ved "De hvi - de

Læs mere

INDSTILLING Til Århus Byråd

INDSTILLING Til Århus Byråd ÅRHUS KOMMUNE - Magistratens 1. Afdeling INDSTILLING Til Århus Byråd Den via Magistraten Tlf. nr.:8940 3110 Jour. nr.: Ref.: amfr Indstilling om bevilling af midler til Mentornetværk ved Kvindemuseet 1.

Læs mere

Husorden. Husorden for Mjølnerparken يجب غلق اكياس النفايات جيدا قبل رميها بالمكان المخصص لها عدم رمي بقايا الطعام من النوافذ النها تجذب الفئران.

Husorden. Husorden for Mjølnerparken يجب غلق اكياس النفايات جيدا قبل رميها بالمكان المخصص لها عدم رمي بقايا الطعام من النوافذ النها تجذب الفئران. Husorden Mjølnerparken, januar 2014 Husorden for Mjølnerparken SHARCIYADA GURYAHAY EE MJØLNERPARKEN قواعد و قوانين المنزل في ميولنباركن Denne husorden angiver retningslinjer for, hvordan vi som beboere

Læs mere

En guide til demokratisk deltagelse i Danmark!

En guide til demokratisk deltagelse i Danmark! "!!! R Å D E T F O R E T N I S K E M I N O R I T E T E R " DET ER ALLES VALG En guide til demokratisk deltagelse i Danmark!! The election is for everyone Waa doorashadii dadka oo idil Bu herkesin seçimidir

Læs mere

SPROGLIG UDVIKLING - ET FÆLLES ANSVAR

SPROGLIG UDVIKLING - ET FÆLLES ANSVAR SPROGLIG UDVIKLING - ET FÆLLES ANSVAR INFORMATION TIL FORÆLDRE MED BØRN MELLEM 0 OG 3 ÅR Århus Kommune Børn og Unge BARNETS TIDLIGE SPROG UDVIKLER SIG ANSIGT TIL ANSIGT SPROGLIG UDVIKLING - ET FÆLLES ANSVAR

Læs mere

SPROGVURDERING OG SPROGSCREENING AF 3-ÅRIGE BØRN

SPROGVURDERING OG SPROGSCREENING AF 3-ÅRIGE BØRN SPROGVURDERING OG SPROGSCREENING AF 3-ÅRIGE BØRN Århus Kommune Børn og Unge LINKS Denne pjece er oversat til somali, arabisk, tyrkisk, vietnamesisk, kurdisk, dari og pashto. Oversættelserne findes på følgende

Læs mere

PR Barometret Samfund Officielt pressemateriale

PR Barometret Samfund Officielt pressemateriale PR Barometret Samfund 2011 Officielt pressemateriale Resultater fra PR Barometret Samfund Danmark 2011 PR Barometret Samfund er en undersøgelse af danske indlandsjournalisters tilfredshed med og forhold

Læs mere

WorkRep Denmark Resultater til Handelshøjskolen, Aarhus Universitet (ASB) August 2008 Analysen er udarbejdet i et samarbejde mellem Reputation

WorkRep Denmark Resultater til Handelshøjskolen, Aarhus Universitet (ASB) August 2008 Analysen er udarbejdet i et samarbejde mellem Reputation WorkRep Denmark Resultater til Handelshøjskolen, Aarhus Universitet (ASB) August Analysen er udarbejdet i et samarbejde mellem Reputation Institute og Moment. 1 Indholdsfortegnelse Side 1: WorkRep Resultater

Læs mere

Corporate Club. Sætter scenen for værdiskabende sparring

Corporate Club. Sætter scenen for værdiskabende sparring Corporate Club Sætter scenen for værdiskabende sparring Velkommen til Corporate Club Der kommer konstant nye og smartere måder at gøre tingene på inden for dit felt og det går stærkt. Derfor får det større

Læs mere

SPROG OG LÆSNING ET FÆLLES ANSVAR INFORMATION TIL FORÆLDRE - INDSKOLINGEN

SPROG OG LÆSNING ET FÆLLES ANSVAR INFORMATION TIL FORÆLDRE - INDSKOLINGEN SPROG OG LÆSNING ET FÆLLES ANSVAR INFORMATION TIL FORÆLDRE - INDSKOLINGEN SPROG- OG LÆSEUDVIKLING GÅR HÅND I HÅND SPROG OG LÆSNING - ET FÆLLES ANSVAR 3 Ved du, at et godt talesprog er fundamentet for,

Læs mere

BILAG 1 - SAMARBEJDSPARTNERE IFØLGE SPØRGESKEMAUNDERSØGELSEN

BILAG 1 - SAMARBEJDSPARTNERE IFØLGE SPØRGESKEMAUNDERSØGELSEN BILAG 1 SAMARBEJDSPARTNERE IFØLGE SPØRGESKEMAUNDERSØGELSEN Spørgeskemaundersøgelsen foretaget blandt projektledere i helhedsplaner, som arbejder med beskæftigelsesmentor, viser, at der samarbejdes med

Læs mere

Fællesskab i Vangkvarteret

Fællesskab i Vangkvarteret Infobrev til alle beboerne i Vangkvarteret Nr. 9 31. august 2015 Kom talstærkt! Vi indkalder beboerne i Vangkvarteret til formøde i forbindelse med mødet den 12. september angående multibanen (se invitation

Læs mere

Samarbejdsaftale mellem KVINFO, BiblioteksCenter for Integration og Styrelsen for Bibliotek og Medier

Samarbejdsaftale mellem KVINFO, BiblioteksCenter for Integration og Styrelsen for Bibliotek og Medier Samarbejdsaftale mellem KVINFO, BiblioteksCenter for Integration og Styrelsen for Bibliotek og Medier Denne samarbejdsaftale mellem KVINFO, BiblioteksCenter for Integration (SBCI) og Styrelsen for Bibliotek

Læs mere

Inspiration til biblioteker

Inspiration til biblioteker po inventar as Vermundsgade 40 B 3. 2100 København Ø Telefon 39 27 08 41 Fax 39 27 08 84 po@poinventar.dk www.poinventar.dk Inspiration til biblioteker Bibliotekernes stærkere placering i samfundet som

Læs mere

Fagligt skole-hjemsamarbejde på flere sprog. Inspiration til lærere og flersprogede familier

Fagligt skole-hjemsamarbejde på flere sprog. Inspiration til lærere og flersprogede familier Fagligt skole-hjemsamarbejde på flere sprog Inspiration til lærere og flersprogede familier INDHOLDSFORTEGNELSE INTRODUKTION HVORFOR DENNE VEJLEDNING... 2 1. SKOLE-HJEMSAMARBEJDE PÅ FLERE SPROG... 4 SAMARBEJDE

Læs mere

Statistik - antal ansøgere til praktikstillinger pr. 1/ runde -

Statistik - antal ansøgere til praktikstillinger pr. 1/ runde - DMJ RUC SDU / journalister samt DMJ / tv- og medietilrettelæggere (tvm er) Statistik - antal ansøgere til praktikstillinger pr. 1/8-2012 - 1. runde - *** = fællesopslag for journalister og tvm er Praktiksted:

Læs mere

Beholdningsoversigt - Ultimo 4. kvartal 2015

Beholdningsoversigt - Ultimo 4. kvartal 2015 Beholdningsoversigt - Ultimo 4. kvartal 2015 Kursværdi i DKK %- af kursværdi Korte obligationer Obligationer 10,00 Krf. Danmark 23 A 2022 3,274,504 0.1% 2,00 DLR kredit 2017 S 112,183,500 1.8% 2,00 DLR

Læs mere

Statistik - antal ansøgere til praktikstillinger pr. 1/ runde -

Statistik - antal ansøgere til praktikstillinger pr. 1/ runde - JH RUC SDU / journalister samt MH / tv- og medietelrettelæggere Statistik - antal ansøgere til praktikstillinger pr. 1/8-2010 - 1. runde - Praktiksted: Opslåede stillinger: JH RUC SDU MH Ansøgere i alt

Læs mere

Gladsaxe Kommune REVIDERET BILAG 4, KUNDELISTE TIL PROJEKTFORSLAG FOR FJERN- VARMEFORSYNING AF OMRÅDER I BAGSVÆRD

Gladsaxe Kommune REVIDERET BILAG 4, KUNDELISTE TIL PROJEKTFORSLAG FOR FJERN- VARMEFORSYNING AF OMRÅDER I BAGSVÆRD Gladsaxe Kommune REVIDERET BILAG 4, KUNDELISTE TIL PROJEKTFORSLAG FOR FJERN- VARMEFORSYNING AF OMRÅDER I BAGSVÆRD Nedenfor gengives en revideret kundeliste, der imødekommer bemærkningerne fra Gladsaxe

Læs mere

Beholdningsoversigt - Ultimo 1. kvartal 2016

Beholdningsoversigt - Ultimo 1. kvartal 2016 Beholdningsoversigt - Ultimo 1. kvartal 2016 Kursværdi i DKK %- af kursværdi Korte obligationer Obligationer 10,00 Krf. Danmark 23 A 2022 3.117.641 0,1% 2,00 DLR kredit 2017 S 111.680.800 2,1% 2,00 DLR

Læs mere

Den rette beskyttelse. til. Sikkerhedsteknik

Den rette beskyttelse. til. Sikkerhedsteknik Den rette beskyttelse til Sikkerhedsteknik Tlf. 70108888 LYN- OG OVERSPÆNDINGSBESKYTTELSE TIL ELEKTRONISK SIKKERHEDSTEKNIK Som den britiske forfatter Samuel Butler engang sagde: Det er mere sikkert at

Læs mere

Statistik - antal ansøgere til praktikstillinger pr. 1/ runde -

Statistik - antal ansøgere til praktikstillinger pr. 1/ runde - JH RUC SDU / journalister samt MH / tv- og medietilrettelæggere Statistik - antal ansøgere til praktikstillinger pr. 1/8-2011 - 1. runde - *** = fællesopslag for journalister og tvm er Praktiksted: Opslåede

Læs mere

WEEKENDINFO uge 18, 2017 SEHESTED & RAAHEDE

WEEKENDINFO uge 18, 2017 SEHESTED & RAAHEDE WEEKENDINFO gennemgår 6 markeder Bedste nordiske marked? 10 industri- indeks Bedste nordiske industri- indeks? 200 aktier Bedste nordiske aktier? Tilsammen et godt overblik og beslutningsgrundlag i samarbejdet

Læs mere

DEMOKRATISPEJDERNE FV15. Om at gøre demokrati ultranærværende for borgere i områder med lav valgdeltagelse.

DEMOKRATISPEJDERNE FV15. Om at gøre demokrati ultranærværende for borgere i områder med lav valgdeltagelse. DEMOKRATISPEJDERNE FV15 Om at gøre demokrati ultranærværende for borgere i områder med lav valgdeltagelse Evalueringsrapport 3 juli 2015 Københavns Kommune, Kultur- og Fritidsforvaltningen INDHOLD Forord

Læs mere

Beholdningsoversigt - Ultimo 3. kvartal 2016

Beholdningsoversigt - Ultimo 3. kvartal 2016 Beholdningsoversigt - Ultimo 3. kvartal 2016 Kursværdi i DKK %- af kursværdi Korte obligationer Obligationer 10,00 Krf. Danmark 23 A 2022 2.917.791 0,0% 2,00 DLR kredit 2017-Apr S 10.118.800 0,1% 2,00

Læs mere

DM dit naturlige valg som cand.scient. www.dm.dk/naturvidenskab

DM dit naturlige valg som cand.scient. www.dm.dk/naturvidenskab DM dit naturlige valg som cand.scient. www.dm.dk/naturvidenskab DM dit naturlige valg som cand.scient. DM er en fagforening for højtuddannede og mødestedet for 36.000 kandidater og studerende inden for

Læs mere

Beholdningsoversigt - Ultimo 2. kvartal 2016

Beholdningsoversigt - Ultimo 2. kvartal 2016 Beholdningsoversigt - Ultimo 2. kvartal 2016 Kursværdi i DKK %- af kursværdi Korte obligationer Obligationer 10,00 Krf. Danmark 23 A 2022 3.022.472 0,0% 2,00 DLR kredit 2017-Apr S 25.435.250 0,4% 2,00

Læs mere

Overordnede ranglister. Analytikere

Overordnede ranglister. Analytikere Overordnede ranglister Analytikere Samlet oversigt Analytikere Virksomhed Dansk virksomhed Dansk virksomhed om 5 år Social ansvarlig Consumer value Shareholder value Retskaffen og troværdig Branche A.P.Møller

Læs mere

Forskere i dobbeltroller

Forskere i dobbeltroller Forskere i dobbeltroller Forskeres økonomiske interesser Dobbeltroller eller udfylder vi blot vores rolle som forsker? Sven Frøkjær Dekan, professor Det Farmaceutiske Fakultet Københavns Universitet Destination

Læs mere

Får du D-vitamin nok? For dig der har mørk hud eller går tildækket

Får du D-vitamin nok? For dig der har mørk hud eller går tildækket ن Fødevarestyrelsen Får du D-vitamin nok? For dig der har mørk hud eller går tildækket Are you getting enough vitamin D? ک ا آپکو ن کا وڻامن ڈی مل ر ا Da li dobivate dovoljno vitamina D? eterince D vitamini

Læs mere

FLIK generalforsamling

FLIK generalforsamling FLIK generalforsamling Foreningsselskabet for levnedsmiddelingeniører og -kandidater 24. marts 2011 Dagsorden 1. Valg af dirigent 2. Årsberetning 3. Forelæggelse af årsregnskab til godkendelse 4. Fremtidigt

Læs mere

Turneringskalender 2019 / 2020 De Danske Danseskoler - April 2019

Turneringskalender 2019 / 2020 De Danske Danseskoler - April 2019 AUGUST 2019 Turneringskalender 2019 / 2020 De Danske Danseskoler - April 2019 17 3. Rangliste 18 3. Rangliste 24 Danseskolernes dag Alle TIVOLI København 24 Danseskolernes dag Alle Tivoli Friheden Århus

Læs mere

Årsregnskaber 2014 og 2015

Årsregnskaber 2014 og 2015 Årsregnskaber 2014 og 2015 Indholdsfortegnelse: Årsregnskab 2014 (side 1 12 fra originalregnskab) Årsregnskab 2015 (side 1 12 fra originalregnskab) Kortfristet afdelings obligationsbeholdning Almen afdelings

Læs mere

Beholdningsoversigt - Ultimo 2. kvartal 2019

Beholdningsoversigt - Ultimo 2. kvartal 2019 Beholdningsoversigt - Ultimo 2. kvartal 2019 Korte obligationer Obligationer Kursværdi i DKK %- af kursværdi Nordea Kredit 5% 04-01-2035 RO 1 64.346 0,0% Nordea Kredit 5% 10-01-2024 RO 1 135.371 0,0% Nordea

Læs mere

Beholdningsoversigt - Ultimo 1. kvartal 2015

Beholdningsoversigt - Ultimo 1. kvartal 2015 Beholdningsoversigt - Ultimo 1. kvartal 2015 Kursværdi % - af kursværdi Korte obligationer Obligationer 10,00 Jyllands Kreditf. 33 2015 58.876 0,0% 10,00 Krf. Danmark 23 A 2022 3.624.025 0,0% 2,00 DLR

Læs mere

Tabelsamling. Ph.d.er i tal Forskeruddannelsesstatistik

Tabelsamling. Ph.d.er i tal Forskeruddannelsesstatistik Ph.d.er i tal Forskeruddannelsesstatistik 2005-2006 Tabelsamling Udgivet af: Dansk Center for Forskningsanalyse Aarhus Universitet Finlandsgade 4 8200 Århus N Tlf. 8942 2394 Fax 8942 2399 www.forskningsanalyse.dk

Læs mere

Beholdningsoversigt - Ultimo 2. kvartal 2018

Beholdningsoversigt - Ultimo 2. kvartal 2018 Beholdningsoversigt - Ultimo 2. kvartal 2018 Korte obligationer Obligationer Nordea Kredit 5% 04-01-2035 RO 1 81.704 0,0% Nordea Kredit 5% 10-01-2024 RO 1 211.033 0,0% Nordea Kredit 4% 10-01-2035 RO 1

Læs mere

Udfordringer

Udfordringer SKAB PROGRESSION I DIN SAMTALE FÅ FYLDT VÆRKTØJSKASSEN 1 Udfordringer Hvordan kommer jeg videre med kvinden der udelukkende vil tale om sine smerter og ikke viser interesse for at blive en del af arbejdsmarkedet

Læs mere

Beholdningsoversigt - Ultimo 4. kvartal 2014

Beholdningsoversigt - Ultimo 4. kvartal 2014 Beholdningsoversigt - Ultimo 4. kvartal 2014 Kursværdi % - af kursværdi Korte obligationer Obligationer 10,00 Jyllands Kreditf. 33 2015 230.992 0,0% 10,00 Krf. Danmark 23 A 2022 3.724.405 0,0% 2,00 DLR

Læs mere

Beholdningsoversigt - Ultimo 3. kvartal 2018

Beholdningsoversigt - Ultimo 3. kvartal 2018 Beholdningsoversigt - Ultimo 3. kvartal 2018 Korte obligationer Obligationer Kursværdi i DKK %- af kursværdi Nordea Kredit 5% 04-01-2035 RO 1 78,437 0.0% Nordea Kredit 5% 10-01-2024 RO 1 189,605 0.0% Nordea

Læs mere

Beholdningsoversigt - Ultimo 1. kvartal 2018

Beholdningsoversigt - Ultimo 1. kvartal 2018 Beholdningsoversigt - Ultimo 1. kvartal 2018 Korte obligationer Obligationer Nordea Kredit 5% 04-01-2035 RO 1 86.498 0,0% Nordea Kredit 5% 10-01-2024 RO 1 230.914 0,0% Nordea Kredit 4% 10-01-2035 RO 1

Læs mere

Beholdningsoversigt - Ultimo 1. kvartal 2019

Beholdningsoversigt - Ultimo 1. kvartal 2019 Beholdningsoversigt - Ultimo 1. kvartal 2019 Korte obligationer Obligationer Kursværdi i DKK %- af kursværdi Nordea Kredit 5% 04-01-2035 RO 1 68,839 0.0% Nordea Kredit 5% 10-01-2024 RO 1 148,961 0.0% Nordea

Læs mere

Bilag A: Vederlag til bestyrelsen, OMXC20

Bilag A: Vederlag til bestyrelsen, OMXC20 Bilag A: Vederlag til bestyrelsen, OMXC20 næst Deltager bestyrelsen i (instrumenter som fx optioner) A.P. Møller-Mærsk A/S 12,00 1,667 Nej I (R,V) Inkl. (I)/ Ekskl. (E) komitéarbejde Carlsberg A/S 14,00

Læs mere

Unge hjælper unge mentorordning på erhvervsskoler Afrapportering dækkende projektåret 2008

Unge hjælper unge mentorordning på erhvervsskoler Afrapportering dækkende projektåret 2008 Unge hjælper unge mentorordning på erhvervsskoler Afrapportering dækkende projektåret 2008 Afrapporteringen skal være DEL i hænde senest 1.12.2008 Sendes eller mailes til Jane.Olesen@delud.dk 1 Pædagogisk

Læs mere

Beholdningsoversigt - Ultimo 3. kvartal 2014

Beholdningsoversigt - Ultimo 3. kvartal 2014 Beholdningsoversigt - Ultimo 3. kvartal 2014 Kursværdi % - af kursværdi Korte obligationer Obligationer 02,00 DLR KREDIT A/S 2016 305.802.172 3,8% 10,00 Jyllands Kreditf. 33 2015 234.479 0,0% 10,00 Krf.

Læs mere

Beholdningsoversigt - Ultimo 3. kvartal 2017

Beholdningsoversigt - Ultimo 3. kvartal 2017 Beholdningsoversigt - Ultimo 3. kvartal 2017 Korte obligationer Obligationer Unikredit 6% 07-01-2019 RO 1 88.732 0,0% Unikredit 6% 07-01-2029 RO 1 11.355.912 0,2% Unikredit 5% 07-01-2029 RO 1 72.534 0,0%

Læs mere

Beholdningsoversigt - Ultimo 1. kvartal 2014

Beholdningsoversigt - Ultimo 1. kvartal 2014 Beholdningsoversigt - Ultimo 1. kvartal 2014 Kursværdi % - af kursværdi Korte obligationer Obligationer 02,00 DLR KREDIT A/S 2016 307.401.806 3,59% 10,00 Jyllands Kreditf. 33 2015 583.382 0,01% 10,00 Krf.

Læs mere

Bilag om bevillinger til offentlig forskning 1

Bilag om bevillinger til offentlig forskning 1 DANMARK I DEN GLOBALE ØKONOMI BILAG 2 SEKRETARIATET FOR MINISTERUDVALGET Prins Jørgens Gård 11, 1218 København K Telefon 33 92 33 00 Fax 33 11 16 65 Bilag om bevillinger til offentlig forskning 1 30. november

Læs mere

Beholdningsoversigt - Ultimo 3. kvartal 2013

Beholdningsoversigt - Ultimo 3. kvartal 2013 Beholdningsoversigt - Ultimo 3. kvartal 2013 Kursværdi % - af kursværdi Korte obligationer Obligationer 02,00 DLR KREDIT A/S 2016 309.006.000 3,34% 1,00 DLR kredit 2014 S 12.025.440 0,13% 10,00 Jyllands

Læs mere